Engineer Ahmed Abtidoon aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay kheer Allah ku siiyo. Waa yaab! Aad iyo aad ayaan ugu xumahay sida ay wax u dhacaayaan. Sida Illahay ka dhigo ayey noqon doonta!
Asc cabdi xafiid waxaan la qiireysanahay dhibka ku dhacay cxds waxaana eeda leh madaxweyne xasan sh mxmud oo iska indha tiray xaalka wadankena uu ku jiro wadanka uma baahna anigaa iri ee wuxuu u baahan yahay sideen wax yeelnaa oo la isku imaado mucaarad iyo muxaafid ba kana tashano maxaa xal inoo ah
@abdulahihussein5354Күн бұрын
Idaacsdaan uu wado xafiid waa jeclaa Lkn war aan sal iyo raadlaheyn soo tabiyey Sida ciidankii soomaaliya baa u cararey Kenya Waxaan idaacadaan waa idaacad dhinac uraran
@mrniceguy8663Күн бұрын
Jaraa.idka kinya baaqoraya in ciidamo Somali ah isku soodhiibeen Kanax ama kufarax waaxaqiiq Hassan munaafaqa usheeg
@abdulahihussein535412 сағат бұрын
@@mrniceguy8663 Laangaraha miyaa miyaa saliima? Nin ushaqeynayo shisheeye Yuusan Kula fcnaan ee ha noqon mid wax Ku taageero qabiil ee taageer waxa wanaagsan eemustaqbal kuu ah dadka soomaaliyeedna u ah Ogowna mid Soomaali reer uma talin Karo qabiil jeclina Horumar kuma gaareysaane gumeysiga Ka dhiidhiya wax dhintaad tihiin
Runata Haga sheego Xassan Culusow meeshan waddanaka uu kuwado waa nin qabayalad madax maratay waan kaxumahay in laba wiila somaliyeed is dilaan sabab kasata haku timado
@Abdulahi2222211 сағат бұрын
𝐡𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱𝐭𝐨𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮𝐯𝐠𝐚𝐥𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐭𝐮𝐮𝐠
@ragemu-c6qКүн бұрын
Waa Qorxoon yahay!!! Dagaalka ha barto Ogaadeen: hadduu rabo in ogaadeeniya xabashi ka xorowdo: Maanta ugu dhowyihiin ethiopia waa kale tagtay:
@abdigaiye71523 сағат бұрын
Ciidamo in dalkooda lagu daabulo miyaa khalad ah ? Markii uu kinyatiga joogay waa caadi lkn ciidamada federal ka dhulka miyaynan wax ku laheen ? Qabyaalad ayaa dhakada idinka gashay wlhi, Ma jecli siyasadaha xasan lkn inta aan asaga necbahay policy giisa kabadan ayaan jeclahay ciidamada qaranka soomalia kuligood 😢😢😢😢
@SaluglaКүн бұрын
Engineer ku maanta waa xanaaqsan yahay aniga waxaa aad ii dhibay Askarteenii oo Kenya isu dhiibaysa oo gacmaha taagaya Xasan iyo Xamse ayaa u sababa
@bazeera5520Күн бұрын
Somali ceeb BA u sugnaatay Iyo in la ogaado awoododa Oo cadowgu kuso Deg dego Allaylehe manta Somali ay I dhamaayay
@AhmedmahadcaruusКүн бұрын
Enginerka ninka 15 sano kuhabsaday jubland maka hadashid
@abdisharif8315Күн бұрын
WAA MARKII UGU HOREYSAY EE TAARIIKHDA CIIDAN SOOMAALIYEED AY QAXOOTI ISUGU DHIIBAAN DAL DERIS AH.WAXAANA SABABAY DAWLAD XUMIDA KA JIRTA MUQDISHO EE XASAN DHIIQO HOGAANSHO
@degaghedi1738Күн бұрын
Abdi sharif hadii xaasidnimo xanuun qabyaalad iyo doqon nimoo dhan wadani xumo dad ayiskugu timid mahal nin oo mdxwyne ayaa kacelin kara ithopia maxay tahay waxa ithopia oo cadaw noo ah loogu wada cararayo tankale kuwa gobolada mdxda u ah oo waxkasta oo dalka ufiican xassan ayaa hawiye ah udiidaya ayagu ma dad jiran oo laxanaaneeyaa smliyeey pls xishooda xaqana kahadla
@degaghedi1738Күн бұрын
Ninkaan lawaraysanayo awal dadkaan oo dhan I way cayn jireen maantase maadaama nin hawiye ah oo wax kasheegayo dadku way amaanayaan macnaha wariyahan daarood bes miyaa firsada war xiishooda xishoodka veeleer oo smli maanta waxay ubahan tahat dad caafimaad qaba hal qabiil smliya maalin kuma noolaan karto isla jir ayay cadawgooda iskaga celin karaan maantana walawada og yahay qabiilka ugu qabyaalada badan shisheeyahana markasta wadanka gacanta ugasha inkastoo dad wanagsan kujiro hadana saan unacay smli news keeda mafiirsado lkn maalin tan fiirsado nacayb ayaan kaqaadaa iyo niyad jab illaahow inta rabta hal qabiil inay wax gumaysto kuligood hadayna hanuun lahayn nadhaafi xataa haduu iladhashay inta wanaagsan noo reeb xataa hadayna igu qabiil ahayn waan nacay smli caqli maleh qadin iyaan mahan sida loonoolaado mayaqaanan inyar oo illahay kabaqda mahee imisan qaxooti kujiraynaa qabyaalad darteed uf
@abdisharif8315Күн бұрын
@degaghedi1738 WAAD XANUUNSANAYSAA EE ALLAAH HAKU CAAFIYO DAL, WADANIYAD IYO DAD MIDNA WAXBA UMA TARAYSID EE ETHIOPIA MA RAASKAMBONI AYEY JOOGTAA?
@abdisharif8315Күн бұрын
@degaghedi1738 bilaa caleyk xishood oo cuqdada iska saar ma garanayo nin iyo haween mid aad tahay, dawlad baa laga hadlayaa ee ka gudub qabyaalada ku dishay fadlan.
@jasminaden4772Күн бұрын
Anigar dadkaan qaar oo aad u badan maba fahmo waxay rabaan because xasan waa kii shalay iyagoo og ay so celisay Somalia no calacal marka
Farmaajo danbigiisa Allaah ha dhaafo Somali ninka uroon mayaqaan 😢😢😢
@abdulwahidmohamud-s1nКүн бұрын
Faqash faqash faqash
@HaniAadan-k1oКүн бұрын
Xasan sh ma uqamalma madaxweyna lagu magacaaba wakhalad
@ShamisAli-r3uКүн бұрын
Dalka Somalia ilaa cidamada dariska laga saaro faragalin madha maneso imarad kenya iyo Ethiopia ha laga saro xududah hala xiro mamumalda sharci celinayo hala helo tankale oo ordugan. Ordugan wuu nabecinaaya sido Syria 🇸🇾 uga beciyay srael
@AhmedmahadcaruusКүн бұрын
Cidan somaliyeed cararay majiro wariyow war sugan keen
@QEU9Күн бұрын
Xassan tuug soo kiilahaa Ethiopia badeena ma qaadan karto waan ka difaaceeynaa! Khaain tuuga hala soo qabto Xassan tuug
@abdigaiye71523 сағат бұрын
Sida Ethiopia cml in States ka ciidan lahaadan ayaaba khalad ah sababtoo ah dalka laba qof kama wada talini karto.
@cabdallealiorshe3334Күн бұрын
Waa siday tahay
@GaabAli-up6yfКүн бұрын
Malatariga somaliya soomaaloodhan kakoobanyihiin
@batulasmail8261Күн бұрын
Guriga hooyooyinka hadii Hooyooyinkii laga qaatay waa inay soo ceshadaan ree Maxamed Siyaad Bare oo Aabahood uu siiyey Hooyooyinka Soomaaliyeed
@ceelocadhays5593Күн бұрын
Xasan sheekh iyo itoobiya maxay kawada hadlayaan ee kafhexeeya
@ahmedIbrahim-g2nКүн бұрын
Xafid odaygan waa taagere xasan nagadaa
@mmohamud6977Күн бұрын
Hassan sheik dagaalka uu Jubalaand uu ka wado waa ka jeedinta wadahadaka yaab ka leh ee ethiopia uu yiri lama hor fadhiisanaayo iyagoon ka noqon MOU!!!
@QEU9Күн бұрын
RW Hamze ayaa jambal u tuuray hasan gurguurte, Hada kursiga si tooosa ayuu uga dhacayaa ceeb iyo fool xumaa ka raacday..Badiina wuxuu siiyey Ethiopia
@Abdisamad_dirirКүн бұрын
Hasan sheikh Somali maxabiis u ah Somali qabiil maxabiis u ah qabiil 2024 waa tabaale aduun
@ahmedissack4875Күн бұрын
Ingeneer qof wadahalba an ogoleen miya wadanku u logonaanayaa
Subxaanalaah xasan sh waa khalad inuu sii kala fogeeyo intii ogolayd somaliweyn, inuu nin walba halka uu haysto inuu ku ixtiramo ayay ahayd somali way kala tagtay cid qasab lagu mamulayaa ma jirto aad baan uga xumahay caqli xumada xasan sh iyo somalida isku dhamatay amxarkana loo soo kaxaystay
@MohamedHassan-fq3rsКүн бұрын
WAATAA TALADII XASAN SHEEKH 😂😂
@aliabdi8347Күн бұрын
Raaskaanbooni waxaa ku yaala ceel shidaal u Hassan sheekh u saxiixay turkiga lacagtiina wu cunay
Wiilasha Raas kaambooni Xassan u diray waxay dhaamaan kuwii uu ku halaagay Hirshabeele iyo Bariga Galmudug Sababtuna wuxuu ka horgeeyey kuwa hadii ay noolal iyo dhaawac ku qabtaan aan dhidib tiraynin
"Tonight, my heart aches and my stomach churns. The exploitation of young military men in humanitarian crises is a tragedy that defies comprehension. Instead of safeguarding their lives and ensuring peace for their futures, these youths are thrust into the chaos of war, ordered to commit unspeakable acts that tear at their very souls. Insha Allah, Hassan and Hamza will fall and will fall hard forever."
@ahmedadanmahamed5105Күн бұрын
Maxaa ku kalifay Xassan Culusow isaga codasado inuu lakulamo R. Abii axmed
@abdigaiye71522 сағат бұрын
Ilaa goorma somali waa nugushahay logu garsiinaa war lard wadan kale u shaqeeyo ?
Wajigaa gubay waadigii farmaajo caynayeee ka xaaxaabi wakaa ninkii hawiye dameer noqday awalba dameer buu ahaaye…soo baso weyneede
@MohamedHagimuminКүн бұрын
Meeqo sano ayaa ahmed madoobe la dhahay dowlada la soco 15yrs marka see wax u rabtaa bs somali
@PilotibraYare21 сағат бұрын
Adi wa lagu fahmay 😂😂😂 madaama xasan shiikh naceeb kugu ween yahay mahan inaa dowlada warar been abuur ah ka sameesid maalin walbo taasi waxee ku horsedee cimri dag dag
@ Faadumo ma wax been ah baan sheegey. Waakaa injineerku sheegayee
@faadumofiicaneyКүн бұрын
@ Injineerku qabiil waxba kama sheegin labada nin oo maanta dhallinyaradeenna iska hor keenaayana waxay u kala dhasheen qabiilkaad caayayso iyo ku kaloo aan waxba dhaamin. Ilaahey soomaali ha mideeyo oo ha walaaleeyo. Dadk xanuunsan oo adigoo kale ahna shartooda ilaahey ha naga qabto.
@SaladMohamed-n5hКүн бұрын
@@faadumofiicaney kkkkkkk. Walaashy waad maqashaa mar walbo dhul boobka. Baada nadaam darida ka jirto muqdisho iyo nawaaxigeeda. Iyagiibaa dhib isku qabo loomana talin karo iskumana talin karaan. Xaqa allaha fahansiiyo baan leeyahay
@mmohamud6977Күн бұрын
"Tonight, my heart aches and my stomach churns. The exploitation of young military men in humanitarian crises is a tragedy that defies comprehension. Instead of safeguarding their lives and ensuring peace for their futures, these youths are thrust into the chaos of war, ordered to commit unspeakable acts that tear at their very souls. Insha Allah, Hassan and Hamza will fall and will fall hard forever."
@mmohamud6977Күн бұрын
Hassan sheik dagaalka uu Jubalaand uu ka wado waa ka jeedinta wadahadaka yaab ka leh ee ethiopia uu yiri lama hor fadhiisanaayo iyagoon ka noqon MOU!!!