WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA HAMAS | ISRAEL | US | TURKEY

  Рет қаралды 110,967

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

7 ай бұрын

#subscribe
DEG DEG; DIYAARAD MILATARI OO MARAYKANKA LAGA LEEYAHAY AYAA CAGA DHIGATAY XIRO MILATARI OO ISRAEL KU TAALA IYO HAMAS OO GANTAALO KU WEERARAY ISRAEL
Israel prepares ground offensive; Biden pledges support after Hamas attacks
Israel vowed to escalate its response to an attack by the Palestinian militant group Hamas with a ground offensive, while U.S. President Joe Biden pledged support for Israel and issued a warning to anyone who might seek to take advantage of the situation.
Israeli air strikes razed entire districts and filled morgues with dead Palestinians on Tuesday, while across the barrier wall enclosing the coastal enclave, Israeli soldiers collected the last of Israel's dead.
On Saturday, Hamas gunmen from the Gaza Strip rampaged through parts of southern Israel, killing hundreds of people in the deadliest Palestinian militant attack in Israel's history.
Israel's embassy in Washington said the death toll from the weekend Hamas attacks had surpassed 1,000. The victims were overwhelmingly civilians, gunned down in homes, on streets or at an outdoor dance party. Scores of Israelis and others from abroad were captured and taken to Gaza as hostages, some shown on social media being paraded through the streets. (Reuters) .
Netanyahu says Israel's response to Gaza attack will "change the Middle East"
Israel's response to the unprecedented multi-pronged attack by Palestinian gunmen from the Gaza Strip will "change the Middle East," Prime Minister Benjamin Netanyahu said on Monday.
He was speaking to mayors of southern border towns hit by the surprise assault that began on Saturday, a statement from his office said. It did not elaborate on his prediction. (Reuters)
www.reuters.com/world/middle-...
Israel pounded the Palestinian enclave of Gaza on Sunday, killing hundreds of people in retaliation for one of the bloodiest attacks in its history when Islamist group Hamas killed 700 Israelis and abducted dozens more.
Hamas fighters' rampage through Israel towns on Saturday was the deadliest such incursion since Egypt and Syria's attacks in the Yom Kippur war 50 years ago and has threatened to ignite another conflagration in the never-ending conflict.
In response, Israeli air strikes hit housing blocks, tunnels, a mosque and homes of Hamas officials in Gaza, killing more than 400 people, including 20 children, in keeping with Prime Minister Benjamin Netanyahu's vow of "mighty vengeance". (Reuters)
Israel pounds Gaza after deadly Hamas raid as conflict threatens to spiral
Israel battered Gaza on Sunday, a day after suffering its bloodiest attack in decades when Hamas fighters rampaged through Israeli towns, killing hundreds and abducting an unknown number of others, threatening a major new war in the Middle East.
In a sign the conflict could spread beyond Gaza, Israel and Lebanon's Iran-backed Hezbollah militia exchanged artillery and rocket fire, while in Alexandria, two Israeli tourists were shot dead along with their Egyptian guide. Oct 8 (Reuters)
Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu vowed "mighty vengeance" against Hamas after the Palestinian militant movement launched a surprise attack on Saturday, killing more than 150 Israelis and taking numerous captives.
www.reuters.com/world/middle-...
.
In a brief video address, he said Hamas would be held responsible for the well-being of the captives and said Israel would settle the score with anyone who harmed them.
Israel-Palestine escalation live: Gaza under bombardment after Hamas attack
Medical sources in Gaza say at least 198 Palestinians have been killed in Israeli air attacks launched after a Hamas offensive against Israel that killed at least 100.
The group running the besieged enclave said its surprise, large-scale operation was in response to the desecration of Al-Aqsa Mosque and increased settler violence.
www.aljazeera.com/news/livebl...
Israel 'at war' as Hamas unleashes surprise attack from Gaza
Narges Mohammadi: Iranian woman jailed for rights work wins Nobel Peace prize
Imprisoned Iranian human rights activist Narges Mohammadi has won the 2023 Nobel Peace Prize.
Announcing the decision, the Norwegian Nobel Committee said Ms Mohammadi, 51, was honoured for her fight against the oppression of women in Iran.
Her struggle has come at a "tremendous personal cost", committee chairwoman Berit Reiss-Andersen said.
Ms Mohammadi is currently serving a 10-year jail term in Iran's notorious Evin prison in the capital, Tehran. www.bbc.co.uk/news/world-midd... .

Пікірлер: 251
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 7 ай бұрын
Fadlan like | share | subscribe thanka 👍😀😍
@reemali6728
@reemali6728 7 ай бұрын
Laa xowlah Walaaquwah ilaabilaah caliyul cadiim subxaana laah islaamka sifadiisii iyo awoodii aylahaayeen waa dhuntay ee xaqa alaha waafajiyo karaamadii islaamka alaha sooceliyi alaahuma aamiin yaarabal caalmiin
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 7 ай бұрын
Wax kasto Bina adnaka ay isku deyan ilahey awodisa aya ka weyn wa inan u so doceyna in u ilahey u hiliyo falastin 🤲🤲
@ravrahrah
@ravrahrah 7 ай бұрын
Aamin
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 7 ай бұрын
اللهـــــــــــم انــــصـــــر اخـــــوانـــــنـــا فـــي فــــلــسطــــيـــــن يــــا رب الــــعــــالــــمــــيــــن
@maryanabdi629
@maryanabdi629 7 ай бұрын
Amiin Amiin
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 7 ай бұрын
Asc Abdi Xafid wan ku Salamay From 🇺🇬 Uganda 🇺🇬 Sxb Mareykanku Inu San Uhadlo Waxa U ka Arkay Wadamada Islmamka Onan Wax Garab istaga umujin Rer Falastiin Allow Cadawga Ka Guule Amiin 🤲 Yarabi 🤲
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr 7 ай бұрын
Asaasaq weeye xamaas ilaaahay beey leeyihiin in shaa allaah cadowkoodu wuu jabayaa in shaa allaah 😮😮😮😮😮
@swq6247
@swq6247 7 ай бұрын
Ilaahayoow saacid walaalehena reer falastiin gantooda korkadhiig aamiin aamiin yarabi calamiin ❤❤❤❤❤❤❤guul guuleyso guuleyso guul gobonimo
@Xamsemaxamed131
@Xamsemaxamed131 7 ай бұрын
Ilaahayaw reer falatiin caawi
@sahrahajifarah5509
@sahrahajifarah5509 7 ай бұрын
Gaalo waa is garab taagtay yahuude Illaahay ha garab istaago falastiin Aamiin
@qaayiboibraahim6672
@qaayiboibraahim6672 7 ай бұрын
Af laga hadlo uma baahna jihaadka falastiine ficil bay u baahan yihiin qabyaalada ba wata aynu af iyo adin iyo maalba ku bixino ree hebel ba inagu so duule gala dagaalka aynu iska caabine. Kkkk
@AminaminF
@AminaminF 7 ай бұрын
We are praying our sister and brother in Pal,
@FatahAbdiW
@FatahAbdiW 7 ай бұрын
Allaha ku xafido abdixafiid waanad ku mahadsan tahay wararkagan qurux da badan oo aad nala wadaagtid waxan kala socda bariga London 🫶👍👋👏
@aliabdi8347
@aliabdi8347 7 ай бұрын
Falastin garabkii ama xisbigii Yaser Arafat ee Fataax reer galbeed ayaa si dadban u burburiyay waayo xagjir ma aheyn, waxay doonayeen waddan falestin oo xor ah oo deris la ah israa'iil Reergalbeed ma doonayaan cod waddan falestin la dhaho dooneysa. Hamaas maxay doonayaan? Hamaas madoonayaan waddan israa'iil la dhaho Dagaalkan wuxuu ku dhamaan doona rabitaanka xamaas ama rabitaanka reer galbeedka mid unbaa soo .hari doona. Wax la yirahdo laba waddan Yasir Arafaat ayaa naftiisa kuwaayay Reer galbeedku waxaay jecel yihiin kuwa xagjirka ah sida shabaab iyo xamaas oo aan la hayn wax u jeeddo ah. Xamaas maanta waxay fulisay rabitaanka reer galbeedka
@user-bk9oe9fy7g
@user-bk9oe9fy7g 7 ай бұрын
الله أكبر ❤☝🏻
@fawsiyaabdirahman9647
@fawsiyaabdirahman9647 7 ай бұрын
Ilaahay ayayleeyihin falastin islaamna majiro
@farxiya267
@farxiya267 7 ай бұрын
waa cadawga islaamka ugu weyn lakiin waxaan alle kabaryaa inoo markaan kujabiyo hadafkooda falastiina guuleeysato insha allah
@user-bk9oe9fy7g
@user-bk9oe9fy7g 7 ай бұрын
BARNAAMIJYO XIISO LEH HAMPALYO WALIPA KUWA ISLAM MUHIIMKA U AH THANK YOU SHXUFI ABDIRASHIID❤🎉
@MamaQali-dt2fd
@MamaQali-dt2fd 7 ай бұрын
Guul falastiin bi idmilaah
@abzdreamboss3286
@abzdreamboss3286 7 ай бұрын
Abdihafid Aabahay 89 jir Ah Ayaa La socdo Barnamijkiina waa uu idin Salamayah Aad buu u jeclah yahay Tabinta Adiga iyo Eng Salàan Qaas ah
@sacdiyasiyaad7241
@sacdiyasiyaad7241 7 ай бұрын
Walalo aabo cimri cibado caafimad alaah ku siiyo waqtiga ducada ayuu jooga yaysan idin gefin alaan kula qaado Ameen
@mohamedmuuse7907
@mohamedmuuse7907 7 ай бұрын
Runti waa hadalo aad isaga soo horjeeda lkn Reer falastiin allaha badbaadiiyo
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 7 ай бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar.
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 7 ай бұрын
اللهم فانصرنا على الكافرين اللهم دمر اعدائنا وأعداء المسلمين
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 7 ай бұрын
Alloow u gargaar palastin
@walaalck
@walaalck 7 ай бұрын
Illaaahow yuhuud ka dhig mid orda mid baqtiya iyo mid la qabto insha allaah weyna dhecee gaaloo dhan qalbiga ka jabaan waana jihaad xaq ah
@maryanabdi629
@maryanabdi629 7 ай бұрын
Amiin Amiin
@user-vs3gz6dd2k
@user-vs3gz6dd2k 7 ай бұрын
لنا الله
@ashaafrah5289
@ashaafrah5289 7 ай бұрын
Mahadsanid Cabdixafiid
@user-ke5mc5kv1t
@user-ke5mc5kv1t 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ Waa iraan waxaa iyo wixii udamqada ee kale waxa uu lahadllaayo.❤❤❤❤❤❤
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 7 ай бұрын
Haa xitaa hadey ka gostaan Illahay ma qadinayo Illahay waa raxmaan waan raxiim Illahay u gar gaar falastiin iyo islam ka noo dhan aamin aamin aamin yaa Allah
@FarxiyaMuse-eb9ju
@FarxiyaMuse-eb9ju 7 ай бұрын
Guul Iyo gobonimo illaahayoo guusha sii wllhayo falastiin yaa rabbi yaa rabbi yaa rabbi allaahu Akbar,allaahu Akbar, israa il waa xaasidka nolosha aadaniga noocuu yahayba,
@halimohassan4428
@halimohassan4428 7 ай бұрын
waxaan leenahay hadii inaba caalamul islaam ay ku hadheen wax dhudhun kooda qori lageshaa dee hais geeyaan macnahu waa yaa laba xiniin yood iyo galkoodii sita oo usoo hiisha reer falastiin lkn kolba anigu ma ogisaaka ee illahay xagiisa hauga hiisho aamiin yaarabi✌
@abukids2176
@abukids2176 7 ай бұрын
الله اكبر
@mohamednur2163
@mohamednur2163 7 ай бұрын
Ani waxan aamishay yahuuda iyo islaamka ayaa adgaani dono inshaa allaah
@abdiqadiraliyusuf527
@abdiqadiraliyusuf527 7 ай бұрын
Form somilye free Palestinian
@nasteexibrahim5571
@nasteexibrahim5571 7 ай бұрын
Ahmed Ibrahim from USA
@user-ke5mc5kv1t
@user-ke5mc5kv1t 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid Tabintaada Wararka mihiimka ah.❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shamsomuhumed7317
@shamsomuhumed7317 7 ай бұрын
🇺🇸
@umubilalaadan8272
@umubilalaadan8272 7 ай бұрын
From London
@Hikmah01
@Hikmah01 7 ай бұрын
Muqdisha ❤❤
@ismahaanm5192
@ismahaanm5192 7 ай бұрын
Asc cabdixaafid salan sare ina adeer illaahay subxanahuu watacalaa hau gargaaro walaalahen fasaltiin from cairo
@lulabdi7732
@lulabdi7732 7 ай бұрын
Falastiin ma qabto islam saacida laakiin ilaahey ayaa la jira weyna guuleysayaan insha aalh
@ajanmohamed8524
@ajanmohamed8524 7 ай бұрын
DUCADA HALOO BADIYO HASBIYA ALLAAH WANICMAL WAKIIL....waa duco aad u qiimo dan .ku digriya .in sha Allaah wey guuleysanaya walaheen.....dulimiga ciribtiisa danbe waa dhawdahay THE NERDELAND
@mohamudhassan958
@mohamudhassan958 7 ай бұрын
Lacnatulaahi bidon iyo israailsha uu sheegayaba
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 7 ай бұрын
Inshaa allah mahadsanid.warbixintaada . Anagana guul
@adannur4755
@adannur4755 7 ай бұрын
Gaal waa gaal subxanallah
@maaragraywaxarta6889
@maaragraywaxarta6889 7 ай бұрын
South africa especially cape town
@user-vs3gz6dd2k
@user-vs3gz6dd2k 7 ай бұрын
لنا الله فلن يطيعنا عز وجل
@fartunali6857
@fartunali6857 7 ай бұрын
Ilahay ha u hiiliyo from USA
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 7 ай бұрын
Wll cabdi xafid waxa kalasocoda mugdishow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ فلسطين 🇵🇸
@haachannel8793
@haachannel8793 7 ай бұрын
Lacnatulahi caleyh
@MaxamadCabdulaahiCabdi
@MaxamadCabdulaahiCabdi 7 ай бұрын
Guuleeysto reer falastiin
@MaxamedCabdirasaaq-cl6di
@MaxamedCabdirasaaq-cl6di 7 ай бұрын
Cabdi xafiidow markii uu werarka bilow day illaahada taako taako Ayan kulasocdaa warka aadnoo soogudbineyso ajar iyo xasanaad allehakaasiiyo iyo dagaakana wuxuu hordhac uyahay ama San Santiisaleeyahay dagaalkii 3xaad in uu isubedelidoono waxansa leeyahay jamaahiirta falastiin guuul guuuleysta insha allah Muslimiintana kaca Ayan leeyahay magacayga waa xusen maxad cabdi jooga caasimada putland
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 7 ай бұрын
Muqdisho❤
@user-lc8ci1wd8x
@user-lc8ci1wd8x 7 ай бұрын
inshaa Allah anigu walaalahayga mislimka ah duco unbaan u awoodaa iyo inay guulaystaan Gaalo waa isku mowqif muslimiintana in alle quluubtooda mideeyo aan kuducaysano
@khadijamohamed4237
@khadijamohamed4237 7 ай бұрын
Abdihafid ilaahayi haa idin xafidiyo insha Allah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi Aamiin Aamiin
@motivatingandrelaxingchann4044
@motivatingandrelaxingchann4044 7 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸 May ALLAH protect you 🙏
@NaharisismailAbdilahi-pt6ir
@NaharisismailAbdilahi-pt6ir 7 ай бұрын
Mahadsanid wariye abdihafid
@hawayassin7172
@hawayassin7172 7 ай бұрын
Allah awood leh allah weyn Guul falastin insha allah wbt.
@saidaali412
@saidaali412 7 ай бұрын
Allow adaa joogo
@raxmaibrahim4744
@raxmaibrahim4744 7 ай бұрын
Borama horey ku dawan jiray
@umuraxma7268
@umuraxma7268 7 ай бұрын
Insha allaahu laclac alle kaadhig jobaydhan madhimato manoolayso alla kugu rid sii aalyashaaroon war soohabaara gaalku wuukibray
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 7 ай бұрын
Adigaa mudan abdi xaafid thank you update cajiib ah ayaa na siisay
@AlmaasUmualmaas
@AlmaasUmualmaas 7 ай бұрын
Allah u gargaaro umada reer falastiin
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 7 ай бұрын
الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 7 ай бұрын
Wcsalam waamahadsantahay Walal 🎉❤🇸🇴from 🇺🇸
@wllpreem7051
@wllpreem7051 7 ай бұрын
Mahadsanid sxb
@saidabole3703
@saidabole3703 7 ай бұрын
Uk
@ashaomar6719
@ashaomar6719 7 ай бұрын
Israel only Allah ayaa ka weyn inta hadda aduunka ku nool ayaga aa u taliyo. 😢😢😭
@Khayra933
@Khayra933 7 ай бұрын
Allaah. Swt. Haw. Gargaro. Walaha. Reer. Plsn.
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 7 ай бұрын
Wxba yu isdalin odaygn mdaxa cad marwlpo gusha wxa leh reer palestine 🇵🇸 hso daahdo ama hso dagdagto ✊
@maryanabdi629
@maryanabdi629 7 ай бұрын
Amiin inshaallah
@Haaramaara
@Haaramaara 7 ай бұрын
عن أبي هريرة: أن رسول الله صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قال: " لا تزال عصابة من أمتي يقاتلون على أبواب دمشق وما حولها، وعلى أبواب بيت المقدس وما حولها، لا يضرهم خذلان من خذلهم، ظاهرين على الحق، إلى يوم القيامة "
@Haaramaara
@Haaramaara 7 ай бұрын
Alle ayaan weyn oo gargaarkiisa dhowyahay
@marianali6233
@marianali6233 7 ай бұрын
Illhow ugargaar falastiin 😢😢guul insha allah
@dekoaxmet6615
@dekoaxmet6615 7 ай бұрын
Asc waxaa joogaa muqdisho marekan wuu walanyahay waxaa argakiso ah kuwa guryaha iyo misaajidada weeraray masakin ta falastin
@idleabdirahman7408
@idleabdirahman7408 7 ай бұрын
Stockholm Sweden
@abdirasakaden5858
@abdirasakaden5858 7 ай бұрын
Muqdisho
@user-bd6do8tp7w
@user-bd6do8tp7w 7 ай бұрын
Yaa Allah vient au secours du peuple Palestiniens 😢
@user-mi5yw3xr1m
@user-mi5yw3xr1m 7 ай бұрын
Asc Abdi hafid wadku mahadsan tahay aqbartada mar walba mala socod siisid fadlan horay usoo soco
@abdulkadirmohamed4776
@abdulkadirmohamed4776 7 ай бұрын
Asc aniga rayigeyga hadalka baydhan wuxuu udhigmaa wiilka yaraa ee lagu xukumay dilka ee la yiri maxaad codsaneysaa ee la hadlay hooyadii Hooyo ma xasuusantahay maalintii aan Bushkuletiga soo xaaday ee aad adigu ka qarisay aabe iyo maaimihii badnaa ee aad igu dhiiri galin jirtay Dambiyada aan sameeyo Aabana aad ku dhihi jidhay Wiilkeyga waxaba ma sameen Hooyo hadii aad iga celin laheed Dambiyada aan sameenj jiray maanta dil la iguma xukumeen Hooyo shukran hadaan khalad iyo sax aan Mareykanku la safneen waxa maanta dhacay ma dhaceen.Cabdulqaadir Cagamadow.
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 7 ай бұрын
Asalaamu caleykum warahmatullaah wabarakatuhu,Abdihafid iyo bahda British somali tv.
@nabiika
@nabiika 7 ай бұрын
Waligeedba maraykanku wuxuu ahaa naag israaiil ay haysato taasi ma ahan wax cusub waa xaas israaiil warkiisa iska daaya nacalad haku dhacdo inta taageerta israaiil iyo israaiil
@maryanl804
@maryanl804 7 ай бұрын
Illaahow yuhuud iyo gaalo qurmuun is baheyste dowladihii islaamkana waad aragnaa allow adigaan ku talo saaranaye u gargaar falastiin mareynkan af aan argagaxiso aheyn ma yaqan odaygan kuf kufaaya waa la soo afjari I nsha allah
@muhumedadulle6059
@muhumedadulle6059 7 ай бұрын
Adiga mudan from USA
@MaxamadCabdulaahiCabdi
@MaxamadCabdulaahiCabdi 7 ай бұрын
Palestinian Free
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 7 ай бұрын
Usa
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💔💔💔💔 SubhAnallah SubhAnallah 🙏🏻😢💔
@degamagan4448
@degamagan4448 7 ай бұрын
Odagaxun ee lalacaa insha alaa wax kamaqadayaan falasdiin
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 7 ай бұрын
Asc,BRIT Somalia TV so Tabinta barnamijyda Muximka u ah Muslimiinta Addunka ku Nool. Illaahayow Raxmaanow Raxiimow Masaakiintaan u so Dadeji Raxmad Waarto Yaa Rabi.
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 7 ай бұрын
Basis
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 7 ай бұрын
MADAXDII ISLAAMKU MAANTA MAWAXAY KACABSADEE 9O JIRKAAS AAN XAARKA CESHANKARIN OO KUFAAYO SORY WAA BAHDIL KUDHACAY ISLAAMKA AHEEY AH AHEEY AH
@user-rf9un1mz9l
@user-rf9un1mz9l 7 ай бұрын
Falastiin Illaah bay leedahay ee yuhuudiina u gurmada dheh.
@khalidahmedshide3433
@khalidahmedshide3433 7 ай бұрын
Waan so dhawaynayna hadalikiisa
@skillschanel
@skillschanel 7 ай бұрын
Rajab dayib ordogan cml ma u hadli waayen sacuudigaa allaha mesha umad nooma joogto lkin xaqiiq nafteena wan huridonnaa
@maxamuudabdiraxman1488
@maxamuudabdiraxman1488 7 ай бұрын
Wadamada muslimka ah waxa ay u garab istagi la yihiin falastiin ayaan garan la ahay America wataas cadaysatay ee
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 7 ай бұрын
PUNTLAND MARNA MA HELIN DOOWLAD DAACAD AH. ILAAH HA SIIYO DOOWLAD AAN AHAYN. TUUG. DHIBTA ALLOOW KA SAAR PUNTLAND .......
@nimoabdi2262
@nimoabdi2262 7 ай бұрын
Dhuqan madaxa yar usaasiqee . Allow Palestine uhiili
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 7 ай бұрын
Waa war cad iyo garab istaag wayn lkn waxa larabaa siday u jawaabaan dawladaha carabta iyo wali a kuwa biliaadan nimadu ku soo danbayso
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 7 ай бұрын
Salan sare from usa
@aminaahmed8028
@aminaahmed8028 7 ай бұрын
Walaahi waxaan wax la dhagesan karaa maaha eeyna xukaamul carab yaa rabi nasri deg deg
@cadnaanshugrimaxamad-fe7ul
@cadnaanshugrimaxamad-fe7ul 7 ай бұрын
ale hajabiyo maraykanka &wixiilasocdaba
@abdiaden6459
@abdiaden6459 7 ай бұрын
Andihafiid waxaan ku xasuusinayaa madaxweynaha turkiga magaciisa oo saxda ah waa rajib dayib urduqaan.
@saynab2031
@saynab2031 7 ай бұрын
Swedan
@farhiyaibrahim4886
@farhiyaibrahim4886 7 ай бұрын
Rayi Muxuutari Cabdixaafidow Maad Dhah Did Waryaa Islaaam Aheeey🙆🙆🙆🙆
@hodanhersi5069
@hodanhersi5069 7 ай бұрын
Asalaamacalaykum ta Alleh bay tegi
@Ayanbint
@Ayanbint 7 ай бұрын
Taaso runa fiicnan lahayd lkn cid si adag uhadasho waxba kama jiran falastiin illahay umaqan
🔴 Al Jazeera English | Live
Al Jazeera English
Рет қаралды 7 М.
Caawa iyo Dunida
59:35
VOA Somali
Рет қаралды 240 М.
Super sport🤯
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 20 МЛН
HALIS WAYN | BIDEN | ISRAEL | ICC |  HAMAS  | QATAR | GAZA
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,7 М.
MA KHIYAANA MISE WAA XAL? | BIDEN | HAMAS | NETANYAHU | GAZA
19:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 66 М.
HAMAS - ISRAEL  WAR #DAY 7 | SIR YAAB LEY | NETANYAHU | GAZA
21:46
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 71 М.
SOOMAALIYA 'GOD MADOOW OO HALIS AH AYAY KU SOCOTAA' XOG CULUS
27:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
WAR CUSUB DAGAALKA HAMAS | ISRAEL WAR #GAZA DAY 79
24:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 54 М.
UN Secretary-General's Message for International Peace Day 2023
1:15
United Nations Office to the African Union
Рет қаралды 9 М.
DUMARKA AJNABIGA GUURSADA RAGGA SOOMAALIYEEDNA AF-LAGAADEEYA
29:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Неожиданно 😁😁😁
0:14
Башкирская Домохозяйка
Рет қаралды 1,2 МЛН
БАСПАНАҒА ТАЛАСҚАН БАУЫРЛАР/ KOREMIZ
46:53
Көреміз / «KÖREMIZ»
Рет қаралды 237 М.
Мұса жобамен қоштасты😳 Бір Болайық! 30.05.24
26:21
Бір болайық / Бир Болайык / Bir Bolayiq
Рет қаралды 213 М.
狼来了的故事你们听过吗?#天使 #小丑 #超人不会飞
0:42
超人不会飞
Рет қаралды 57 МЛН
Can they repeat the watermelon experiment?
0:36
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 6 МЛН