No video

WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA OO MARXALAD CUSUB GALAY

  Рет қаралды 102,309

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

#SUBSCRIBE
DEG-DEG: MADAXWEYNAHA ISRAA'IILIYIINTA AYAA GAARAY MAGAALADA ANKARA, ISAGOO LA KULMAY MADAXWEYNAHA DALKA TURKIGA, ERDOGAN.
JOE BIDEN ''OO WACAD KU MARAY INUU GUUL-DARAYSAN DOONO #UKRAINE''
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine
Brit somali TV
IFIYE22
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
Invasion of Ukraine
We are here as Russia began its full-scale attack on Ukraine ?
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
Isolated by the international community, Russia sends more troops to Ukraine .
Russia Ukraine conflict: Putin orders nuclear forces to high alert
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa

Пікірлер: 203
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
ASXAABTA 300K WAX YAR AYAA NOOGA DHIMAN EE CHANNELKA SUBSCRIBE SAARA GANBALEELKANA FURTA, GUUL IYO GOBANIMO.
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 жыл бұрын
Insha Allah ka badan baad gareysaa waad istahishaa walaal
@fartuunqasim9609
@fartuunqasim9609 2 жыл бұрын
Wllhi hadan awoodilahaa aniga kaligey ku garsiin lahaa 😣 hal qof ayan ahay cidna kama tuugi lahey adiga iyo engka wad salaamanthn ❤️🇸🇴
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Ukrain waxaa Ku dhacdey Nin aan kuu rari doonin yuusan kuu furin waxaa qatalay Hogaamiye aan khibrad siyaasadeed lahayn. Ruushku Miig 29 Waa Ka guurey jiilka shanaad iyo dagaalka xidigta (Star war) ayey sheekadu maraysa.
@mruun2509
@mruun2509 2 жыл бұрын
Insha Allah
@xaruntajaceylka4318
@xaruntajaceylka4318 2 жыл бұрын
Sxb Aniga Labo Talefan Ayan leyahay Labadan Waan kaga Saray Guuleysat Birt somali TV
@MariaHassan-uf4lb
@MariaHassan-uf4lb 2 жыл бұрын
Maasha Allah walal jira Allah haku xafido insha Allah
@rukiahussein8710
@rukiahussein8710 2 жыл бұрын
From Minnesota
@awilhussein9289
@awilhussein9289 2 жыл бұрын
Watching from Australia
@aazizmohamed2616
@aazizmohamed2616 2 жыл бұрын
From Qabridshar idinkaga taxanahay sidii bunka madaxa idiinku dejiya C.Xaafidiw🥰🥰🥰🥰🥰
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
Eng. Abtidoon waa khabiir siyaasadda adduunka la socda oo wax badan ka akhriya, ee aan sida dad badan bowdsi ku khasban. Masha allah.
@mohamedabdi7114
@mohamedabdi7114 2 жыл бұрын
Maashaa Allah wariye abdihafid Jama iyo Eng Ahmed waan idin salaamey dhamaantiin ilaahay haydin xifdiyo dhamaantiin howl culus baad bulshada uheysaan wll guul iyo gobanimo
@bollywoodsongs5385
@bollywoodsongs5385 2 жыл бұрын
Asc mashallah ILAAHEY ha idin BARAKEYO ABDIXAFID ILAAHEY KHEYR AN DHAMAN HAKU SIYO
@abdiqani198
@abdiqani198 2 жыл бұрын
cabdi xafiid waxan idinkala socda tuulada madhaambey duleedka magalada kismayo one love all somali weyn
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤💞
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 2 жыл бұрын
Masha.allah Abdi xaafid Engineerka aad xulatey he is the Best somali,
@idil_onlion6088
@idil_onlion6088 2 жыл бұрын
Aniga somalia 🇸🇴 mogdisho jooga waxan u walwal sanahay dadkeeyga somaliyeed ee yurub ku nool
@mohamudmohamedoladolad5188
@mohamudmohamedoladolad5188 2 жыл бұрын
Somalia mogadisho
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 2 жыл бұрын
Brit somali tv wuu tisqaaday mansha allah eng si weyn bn uslmya
@mahamedomer8325
@mahamedomer8325 2 жыл бұрын
Xukuumada ugrein madaxdeeda waa yuhuud uguyaraan 1000000 gaarayana weykunoolyihiin ganacsiga ugu badan waxäa ku heyisto waa yuhuud
@cabdiqanish.maxamad31
@cabdiqanish.maxamad31 2 жыл бұрын
Asc waan idiin salaamay waxaan joogaa muqdisho soomaaliya. Waan ku faraxsanahay sida aad wax u wadaan alle ha idiin xifdiyo.
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 2 жыл бұрын
" لا تحزن ان الله معنا" الاطمئنان ❤️ الثقة بالله نجاح❤️ ادعولي انو ينفرج همي ولكم بالثل❤️‍🩹❤️
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 2 жыл бұрын
Ilaahey faraj hakuu furo
@ibrahimosman5219
@ibrahimosman5219 2 жыл бұрын
Cabdixafid wariye Professional ah Masha allah
@aminafarid3521
@aminafarid3521 2 жыл бұрын
Maanshaa Allah haydin barakeeyo adiga engineer kaba, habeen walba waan daawaday, meel kaleba war uma raadsado, anigoo awalba kugu xirnaa Abdi Hafidow
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 жыл бұрын
👍🏼 Eng iyo Cabdixaafid guuleysta
@maxamedabdi6377
@maxamedabdi6377 2 жыл бұрын
Wllky da daal dala wu gaara insha allah hadan somali nahay Wan kugarab tagan nahay like sher iyo subreysba
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h 2 жыл бұрын
Allaha kala qaboojiyo dadkeenaan qurbaha joigo in la heshiiyaa dantu noogu jirtaa meelaan uqaxno ma naqaano
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WCS SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAH TACALLAA. B S.TV.👍
@abuyaasir8006
@abuyaasir8006 2 жыл бұрын
From south Africa
@fitaaxrooti5722
@fitaaxrooti5722 2 жыл бұрын
Asc A hafiid iyo in jineerka hoyadeey aa waxeey ku duceesan jirtay cadawgeena cadaw ilaahay ha'u bixiyo nugliyeeradaan c/ xafiid waxaan aamin sanahay in islaamka loo sameestay hanjabaad xitaa haba noqotee iyo islaamka ha baqo marka #watuu ilaahay dhahay waxyigaan anagaa soo dajinay anagaana xafidaneeno# malees dhihi karaa ilaaheey s'w'inuu ilaashanaayo
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h 2 жыл бұрын
Nsacam aduunyadaan illahey baa maamulkeeda iskaleh bini adan waxbo ma awoodo koomkana rabigii uuntaa illashanayo isaga aysana og wuxuu ka damacsanyahey
@mukhtaarcali9784
@mukhtaarcali9784 2 жыл бұрын
Walaal cabdixaafid ilaahay haku xafido adiga iyo inta damiirka soomaaliyeed leh in shaa alaah waxaan ubaahanahay inay saxafiyiinta iyo nin kasta oo dadka wax tari karo ay umada soomaaliyeed baraarujiyaan iskuna xiraan markay xaalad sidani ay jirto in shaa alaah
@mukhtaarcali9784
@mukhtaarcali9784 2 жыл бұрын
Waad mahad santahay walaal abdixaafid in badan ayaan kulasocday laakiin wax coment ah masooqorijirin soomaalinimo iyo islaanimo hab dhaqankaaga saxaafada kaliya ayaan kugu jeclahay dad badan markaan falanqaynayno wariyayaasha oo hada mediyuhu lugooyay iyo kuwii hore la kala garan waayo ayaan idhaahdaa abdixafid waa no 1 markaasaan udaaraa dhacdadii adiga iyo sanbaloolshe ee qalbidhagax ee taariikhda gashay adigoo damiir soomaaliyeed u hadlaayay
@mukhtaarcali9784
@mukhtaarcali9784 2 жыл бұрын
Asc
@maryamcumar6674
@maryamcumar6674 2 жыл бұрын
Finland 🇫🇮✋🏾✋🏾
@shaaficisheekh6525
@shaaficisheekh6525 2 жыл бұрын
Cabdi xaafid ilaahay ha ku xafido soomaali dhab ah waxaan joogaa jigjiga
@sahrafarah4674
@sahrafarah4674 2 жыл бұрын
WCS wariye Abdihafid ciyaalnimadii ayabo so xasuustay markaan arka diyaarada miiga oo waxaan muudayey aabidey ay ciyaal ku ciyaarayan. Salaan sare from New Zealand
@sahraabdulahi4285
@sahraabdulahi4285 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baan u jecelahay war bixin tiina iyo sidaad u deeqsiisaan warkiin.
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 2 жыл бұрын
Masha Allah
@xaruntajaceylka4318
@xaruntajaceylka4318 2 жыл бұрын
ASC Abdi xafid Wan idiin salaamay Adi iyo Engineer Abti Doon From UGANDA Gaar Ahaan MBARARA City Waan idiin Kaga Mahad Celinaya Waqtigiin Qaaliga
@ayaansalah9282
@ayaansalah9282 2 жыл бұрын
Sc. Abdihaafiid. Iyo engiineer. Kaa. Waad ku mahadsantihiin. Sidaa wacan. Ee warkaa. Nogu. Sodaya saan. From. Addis Ababa. Ethopia
@ahmedhassen4074
@ahmedhassen4074 2 жыл бұрын
Ahmed abib from jigjiga ethiopia
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h 2 жыл бұрын
Wan idin salamaya c.xafid adiga iyo eng ka waxan idinkala socdaa Talyaaniga
@mnaraani
@mnaraani 2 жыл бұрын
Asc soomaaliyeey qurbaha joogno naga wada waddankeena dhulka nabadda let's go back home
@Boodhari189
@Boodhari189 2 жыл бұрын
Ilaah shartooda ha inaga qabto
@maxamedciise3038
@maxamedciise3038 2 жыл бұрын
Abdi hafid ku soco
@faizalifeahmed5660
@faizalifeahmed5660 2 жыл бұрын
Iran wa shiiico
@akfamily7916
@akfamily7916 2 жыл бұрын
ASC cabdi xaafid iyo ENG axmed abtidoon WAXAAN idinka daawanayaa Italia
@qadanabdi9665
@qadanabdi9665 2 жыл бұрын
From burco
@Aadane1
@Aadane1 Жыл бұрын
General dudiyev
@ShaafiSirad
@ShaafiSirad 8 ай бұрын
Way ilayaryaryihin
@suadmoalinhusen4796
@suadmoalinhusen4796 2 жыл бұрын
Wac wa mahadsantihiin waxa ka dawanayaa swedhan
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 3 ай бұрын
Waad ku mahadsan taheen sidaa aad noo soo gaarin warka dunida ka dhacaayo ana koo joogto soomaali caasimada muqdisho
@cabdicali2573
@cabdicali2573 Жыл бұрын
Asc C/xaafid Adiga iyo Inginerka Waan idin Salaamey
@queennasriinofficiall7403
@queennasriinofficiall7403 2 жыл бұрын
Nimcaandardar from america minespols
@abdirashidmohamed4217
@abdirashidmohamed4217 2 жыл бұрын
Mahadsanid abdihafid iyo EnG Abtidooon
@anasahmed2753
@anasahmed2753 2 жыл бұрын
Aad ayaan u la socdaa barnamujkaga thanks 👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌
@CabdiqaadiraadanCabdiqaadiraad
@CabdiqaadiraadanCabdiqaadiraad 3 ай бұрын
Kuligood gaalo ayay kabaqayan lkn illaahay kabiqimayan ininkii alle kaliya aamina oo tala saarsada waa guulaysan
@abdirisaksharif7558
@abdirisaksharif7558 2 жыл бұрын
Swedhan
@ummsuhayb4081
@ummsuhayb4081 2 жыл бұрын
asc waabay sarajoogaan ilaahow naga badbaadi
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
GUUL Russia west weey fashilmen dhiiqo beey dhex fadhiyan BOOM!!!
@jiijocabdiraxmaancade6148
@jiijocabdiraxmaancade6148 2 жыл бұрын
Guuuuul
@waliamohamed9782
@waliamohamed9782 2 жыл бұрын
Masha allaah kheer ilaahay ha idiin siiyo
@ashamusse392
@ashamusse392 2 жыл бұрын
Masha aallaah BRIT SOMALI TV 300k
@nuurtohassan1689
@nuurtohassan1689 2 жыл бұрын
Norwen
@abdirahmankhadar1762
@abdirahmankhadar1762 2 жыл бұрын
Janaraal duudayee
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 жыл бұрын
Great job walaal Abdihafid baarakallah
@maxamudibrahin3573
@maxamudibrahin3573 2 жыл бұрын
mahadsanid wllo cabdi xafid
@nimconfg
@nimconfg 2 жыл бұрын
Asc wllkey Abdixafit iyo abtidon .
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 2 жыл бұрын
Asc Abdilxaafid iyo Eng Ahmed Salaan Sare mahadsanidin Sida heerka Sara ah U S.A Alaska.
@sahamafgooye929
@sahamafgooye929 2 жыл бұрын
Salam from London
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 2 жыл бұрын
Cunug Umul ah oo Hooyadiis Dhagax ku Dishay kzbin.info/www/bejne/m53SiK2ngtlri6c
@fartuunqasim9609
@fartuunqasim9609 2 жыл бұрын
Subxaanallaah
@abdirahmankhadar1762
@abdirahmankhadar1762 2 жыл бұрын
Nibad ilaahay ha inaaiiyo
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 жыл бұрын
Cunug umul ah" maxaa kawadaaa Hhhhhhhh
@abdikhadirhassan3867
@abdikhadirhassan3867 2 жыл бұрын
Abdi xafiid wan ku salamey adga iyo injineerka
@abdijuluq725
@abdijuluq725 2 жыл бұрын
Somalia muqdisho cabdi xafid iyo eng waad mahadsantihiin
@doodaay5822
@doodaay5822 2 жыл бұрын
Finland Helsinki waan ku xitanahay runtii program kaan quruxda badan mahadi ha,idinka gaarto
@ummushaakir5930
@ummushaakir5930 2 жыл бұрын
From Canada
@hassanahmed5038
@hassanahmed5038 2 жыл бұрын
Masha alah c.xafiid iyo injinerka sxb yaal gaalo way jabtay haday sucuudi imaaraad ay diidayaan maraykanka walaahi waa layab sxb
@cabdirasaaqcismaanmuxumed4829
@cabdirasaaqcismaanmuxumed4829 2 жыл бұрын
Gr dudayeef
@janagallejirde3599
@janagallejirde3599 2 жыл бұрын
Mashallah shaqo wacan baa I noo heeysaa akhii
@haawahussein622
@haawahussein622 2 жыл бұрын
Masha allaah
@khuledomer9883
@khuledomer9883 2 жыл бұрын
Asc waan idin salaamey from Holland
@MahdiMoussa-yw2lo
@MahdiMoussa-yw2lo 4 ай бұрын
A s k wararka nobiriya
@fadumamuqtar6252
@fadumamuqtar6252 2 жыл бұрын
Subxanallah ilahow nabadbaadi
@nuuryare2227
@nuuryare2227 2 жыл бұрын
wn idin salamay cabdi xafidi iyo ugaaska salamaad waa nuur yare jogo juba Southern sudan
@adanwalibaris3389
@adanwalibaris3389 2 жыл бұрын
Keep going abdihafid never give up brother
@SA-xp1tw
@SA-xp1tw 2 жыл бұрын
Asc see layahay wariyashena qaliga
@batulamahad449
@batulamahad449 2 жыл бұрын
American aan jooga gar ahaan Minnesota Rochester
@mohamudali4416
@mohamudali4416 2 жыл бұрын
Xaruuntii darwishta laska abdihafit iyo Eng ahmed
@cusmaniyinta
@cusmaniyinta 2 жыл бұрын
cusman ibrahin cumar waxan joga itoobiya magalada dire dhaba aad iyo aad iyan ula socda barnamish dhamayistiran waye
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Shugran wll
@mohamedismail4357
@mohamedismail4357 2 жыл бұрын
asc wr abdihafid iyo eng wan idinsalaamey,waxan jooga nairobi barnaamijkiina aad ayu noo xiisa galiya kusocda alle haidin xifdiya,eng alle hainoo daaya waxan kacodsan lahaa markuu shaha mise biyaha cabaaya in uu istiicmaala midigta jazaakumullahu kheiran
@abukaradenyarrow1099
@abukaradenyarrow1099 2 жыл бұрын
Wan idin salamay Brit tv iyo shaqalaheeda
@queenofsmile6732
@queenofsmile6732 2 жыл бұрын
Waxn jooga Hargysa Samliland🥰🥰
@user-dv5wy9mr3v
@user-dv5wy9mr3v 4 ай бұрын
Hargeisa
@mohamudissa4698
@mohamudissa4698 2 жыл бұрын
Kuwoodi hore ee MIG 29 meeye sowktii Russia ku burburiyay malintii ugu horaysayba sow kuwana burburin mayo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Miig 29 Ruushka asagaa sameeyey waana ka guurey. Hadana wuxuu maraya jiilka shanaad iyo Ganataalada dagaalka Xidigaha (Star war). Boolo xoofleyti iyo been Ku maalki waa la isugu yimid.
@abdulrahimmacle498
@abdulrahimmacle498 2 жыл бұрын
Nio aduunka ilaahey jarmalka ayaan ka jooga wax dhalay wassaha
@rediyeerediyee7581
@rediyeerediyee7581 2 жыл бұрын
WCS joogaa jigjiga
@halimacumar6683
@halimacumar6683 2 жыл бұрын
Asc waan idin salaamay 🇰🇪🇰🇪
@abdikulane5345
@abdikulane5345 2 жыл бұрын
Keep going
@xasanloolodow7017
@xasanloolodow7017 2 жыл бұрын
asc mudanayaal waad ku maha,san,tihiin sidda war,ka aad noo soo gaar,siisiin
@fadumamuqtar6252
@fadumamuqtar6252 2 жыл бұрын
Subxanallah ilahow naga qabo
@shiikheygacashakha1611
@shiikheygacashakha1611 2 жыл бұрын
Masha allh keep going bro waa gareynaa Insha allh
@MohamedHassan-oi1yi
@MohamedHassan-oi1yi 2 жыл бұрын
Aniga waxaan jeclaan lahaa ruushka in la burburiyo
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h 2 жыл бұрын
Muslimiinta turub joogta allaha noo gargaaro cabsi waa jirtaa
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 2 жыл бұрын
Somaliyey gormaanu diyaradahan samaysanaynaa oo, horumar gadhay aa gaajo iyo cudur baa na dilay iyo muran qabil ninjeclaysi nacayb hurdada ha laga tooso
@user-qr2zr3wg9l
@user-qr2zr3wg9l 6 ай бұрын
.asc.abbi.xafid.wan.nisalamay.away.gadalga.qasa
@rose2421
@rose2421 2 жыл бұрын
Waan idin salamay waaxan idinka daawanayaa Finland
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
WASIIR XUKUUMADA ISRA KA TIRSAN IYO FADEEXAD AAN LA FILAYN
11:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA RUUSHKA | UKRAINE | CAALAMKA
41:01
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
Caawa iyo Dunida
59:31
VOA Somali
Рет қаралды 22 М.
QORSHAHA FOG EE ITOOBIYA | 'XOOG | XEELAD WAA INAY BAD HESHAA'
27:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA RUUSHKA | UKRAINE | CAALAMKA
34:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 59 М.
'SIR LAGA HELAY ISRAEL | SHIRQOOL HALIS AH' | FADEEXAD | ICC
24:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
XARIGA MAXAMED ABIIB | FAHAD | FARMAAJO XOG MUHIIM AH
15:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
NIN QOYAN BIYO ISKAMA DHAWRO, DAGAALKA RUUSHKA & UKRAINE DAY 62
27:54
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 32 М.
''NINKII AMXAARADA DALKA KEENAY OO BILADDA LA GODOONSIIYAY''
30:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН