WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA RUSSIA | UKRAINE | NATO QUUS

  Рет қаралды 26,662

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 7 сағат бұрын
IKHYAARTA 600K WAX YAR AYAA NOOGA HARSAN BUUNDADA DHINACEEDA KALE AAN ISKU ARAGNO DOWRKIINA SHARIIFKA AH KA QAATA WAA MAHADSANTIHIIN
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h Сағат бұрын
Thanks for your details
@huda9105
@huda9105 6 сағат бұрын
. Mahadsanid
@AbdiAgood
@AbdiAgood 4 сағат бұрын
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ❤😂🎉😢😮❤❤
@mahamedabdullahiahmed8384
@mahamedabdullahiahmed8384 3 сағат бұрын
Asc, Suaal C/xaafidh. Enjineerkau muxuu ugu gaabsaday arimaha siyaasada wadanka,waayo waqtigii Farmaajo maalinwaliba wuu falaqeynjiray hada midaas mit ka daran ayaa taagan mise dhinac ayuu ka raranyahay? Mahadsanid
@xaryanxarago3587
@xaryanxarago3587 19 минут бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii 7 сағат бұрын
🥺🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho 🥺
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 6 сағат бұрын
Asc BRIT somali TV cabdixafid iyo Eng Ahmed guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa Allaha u Naxaristo shacabka Qaazaa iyo falastin Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 4 сағат бұрын
Zamzibaari halista
@OlfadBaashi
@OlfadBaashi 2 сағат бұрын
Ilaahoow na astur xaalda mafeecna maxaa yurub ikeenay😳😭
@Engadenmaxamedaden44
@Engadenmaxamedaden44 4 сағат бұрын
Eng ku waa siyaasi dhamays tiran🎉
@Khadijo60
@Khadijo60 4 сағат бұрын
wcs iqyaarta waa dhownahay ruushka waa laga galdaranyahay
@hashiugas1603
@hashiugas1603 4 сағат бұрын
Nabada Aduunka Waxay ku Jirtaa Rushia oo Weerar ku Qaado Nato & Polen Hadii kale Waxaa Halis Galaya Siyaasada Vladamir Putin Waa Inuu Weerara Polen & Nato
@AliMohamed-p4i6v
@AliMohamed-p4i6v 4 сағат бұрын
wsc
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 5 сағат бұрын
Xalada dalka kaso warbixiya
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 5 сағат бұрын
JOHN BIDEN MA FIYOOBA SIDA FALASTIIN UU U XASUUQAY AYUU RABAA INUU ADUUNKA KALENA U XASUUQO ??
@kaahinmuxumed2904
@kaahinmuxumed2904 7 сағат бұрын
Asc waad mahad san tiin
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 6 сағат бұрын
Allow hiili xaqa u dirir reer qaza Allow garabsii awoodada gaalo jabiyo cadowga islamka iyo kuwa tageersan Allow masiibo guuldaro ku rido yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 6 сағат бұрын
Anagay rabaan inay nawareeriyaan yurub weli gaaska ayeey kaqaataan ruushka waxuu awoodaa inuu korostaa kademiyo
@AsadAhmed-p9p
@AsadAhmed-p9p 6 сағат бұрын
Engineerka hadeer Ayuu runta fahmay hada kahor reer galbedka media yahoda ayuu dhageysan jiray warka soo daa engineere
@HassanMaxamedyare
@HassanMaxamedyare 5 сағат бұрын
ASC. SHEKEYE. UKRIN. NUGLER. LA. SIINAA. MIYAA. KENTAY. IKA. FIIRI. RUUSH. IYO. MARAKAN. WAA. IS. OGYIHIIN. MAHA. YURUB. IYO. AFRIKAN
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 7 сағат бұрын
Somali wexey Tiraahdaa. Ha is deyso diidayee ha israamsatee daaa. Alle ha isku diro 2 gaalo cadow Ku ah caalamul islaami. Anna rabbigen baa Nala Jira ustaadii. Marka wxaaan leeyaha war waad raagteene soo dhaqsada.
@samataraabdullahi623
@samataraabdullahi623 7 сағат бұрын
Waryaa jooji beenta
@Khadijo60
@Khadijo60 4 сағат бұрын
ka soo taga yurub somaliyey intey goori goor tahay ilahey heynaga xafido waa ku dhex noolnahaye gaaladaan
@sser4622
@sser4622 6 сағат бұрын
Reer holand hadaanahay ma ɓaqaynoh rush cidamadah cagtah ukreyn ayuu rixi wayay waanah laga awood badNyahay bakhbakh ayuu hayah hubkuu haystanah kabadan ayaa la haystah midawga sofiyetih hadah may ahan marhorey kala jajaben
@osmandahir2789
@osmandahir2789 3 сағат бұрын
Sxb sideed ufakartay hadii dagaal dhoco waa nukleer uun ma wax klaa jiraya aduunkuna wuu usla hoogayaa ilaahaan ka magan galaynaa
@mohamedfarah1522
@mohamedfarah1522 6 сағат бұрын
Ukraine maba isticmaali karto nukliyeerka sababtoo ah wuxuu u baahan yahay tiim farsamo iyo in la borogaraamiyo sidoo kale satellite iyo GPS
@foziaelmi-gk2sc
@foziaelmi-gk2sc 7 сағат бұрын
asc
@hashiugas1603
@hashiugas1603 4 сағат бұрын
Donald Trump Raali Wuxuu ka Yahay Ukraine in La Xasuuqo Sababtoo Ah Trump Wuu Ogyahay Hadii Rushia Isticmaasho Nuclear Waa Dagaalki 3 Aad
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 6 сағат бұрын
Kkkkkk kkkkkk kkkkkkkkk
@SuldaanFaaarah
@SuldaanFaaarah Сағат бұрын
Kusoco injineer
@Nuurcabdii
@Nuurcabdii 4 сағат бұрын
🥺🥺🥺 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisjo.🥺
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 5 МЛН
How Many Balloons To Make A Store Fly?
00:22
MrBeast
Рет қаралды 149 МЛН
⚡️NEWS | RUBLE COLLAPSE | STRIKE ON CRIMEA | PUTIN IN KAZAKHSTAN
10:34
Ходорковский LIVE
Рет қаралды 158 М.
XIL FIRINBI: SOO QABASHADA A- MADOOBE 90-KII BAA DIB LOOGU NOQON
21:30
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,6 М.
Новости дня | 27 ноября - дневной выпуск
11:34
Euronews по-русски
Рет қаралды 52 М.
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 5 МЛН