اللهم استرنا فوق الأرض وتحت الارض ويوم العرض عليك اللهم احسن عاقبتنا في الأمور كلها واجرنا من خزي ...
@osmanbare9071Ай бұрын
Asc subxaanalaah riyo ale hakadhigo wuu qaldan yahay sheekhu
@hawolulgafow3806Ай бұрын
Subxaana laah wax qof cafimad qabo ku hadlo maaha
@luulmohamudАй бұрын
Asc subax wanaagsan my bro dhamaan bahda brit S tv inla feejignaada muhiim aad ah waaye aduun maalin walba wax yaab leh ka dhacayaan joogna suurta gal werye wax walba subxaanallah
@garyaqanaadan4433Ай бұрын
Asc subax wanaagsan cabdi xaafid iyo barfasuura
@abdisharif8315Ай бұрын
Subax wanaagsan A.hafid iyo Abdirahman
@AdamhaglerАй бұрын
إذا جاءكم فاسق بنبأ فتبينوا أن تصيبوا قوما بجهالة فتصبحوا على ما فعلتم نادمون
@samiyaahmed5736Ай бұрын
war sheekh maaha waa mooryaan cadeyn ha keeno ma’sha’allah waad saxdey waa danbeele tuug kasta waxaa la leeyahey waa wadaan hada wuxuu yiri naag ninkeeda jecel weeye oo raaliyo ah caruur la dayacey baa raaliyo lagu noqdaa
Zxp baritan ku same please haka Harin arinkan intad xaqiiqda so tabanayzo insha Allah. Thanks zxp
@MussaFarah-t3fАй бұрын
Asc cabdul xafiid walal Kanni imaaam
@Amilah1234MilaАй бұрын
Wa arinta gabdhaha yar wallah qalbi kuhayaya wa arin fican sida uga so hadashay abdihafid 😢😢
@charkoshanghaiАй бұрын
Imaam Axmed arinkan sidaa uu wax uu dhigay wa khaldamay . Lakin aad ban ugu kalsoonahay marar badan wacdigisa iyo xaqa ayu ka hadla . Ustaadka ha ku dagdagina judgement sheekha . La hadla oo huubiya wallahu aclam
@rahmaahmed6041Ай бұрын
Ilahayow wexixuun naga baad badi. Sharta dadka xunxun please hooyo kastay ilmahaga ilash 😢😢😢 malinka qiyabe wa laydin way dinaya masuliyad ba allah Idinsaray😢
@zainabg979Ай бұрын
Wll sheekh hahaha hard illaahaý ka baqa culimada hala xushmeeyo
Inkaartii Gaza ayaa kudhacay democratic illaahow hasoo celin republicans kana qayrkooda soo Xeji Muslim ka Aamiin Aamiin
@Caliya7Ай бұрын
Aamiin Yaa Allaah
@teemwashamsi1704Ай бұрын
FATHIYA ABSIA xataa mayna caawin gabadhaas. 😢😢😢😢😢
@xaliimoxaliimo1782Ай бұрын
abdihafid maxaa dhacay nin wayn oo sharaf leeh baad ahade waxay ilmahan ad waraysany sid iyo shiikha sida ula dhaqmaysaan plz sidan wax ka badal
@zakmukhtar8672Ай бұрын
Dhibaatada ugu weyn ee Soomaalida haysata waa dadka jaahiliinta ee adoo kale ah.
@hallad598Ай бұрын
Sheekha haddaad taqaan la hadal oo u sheeg in uu laamaga ammaanja la xiriiro si loo badbaadiyo caruurtaas masaakiinta ah.
@fardowsamohamud9701Ай бұрын
Qofkasta oo gar iyo khamis xirta sheekh ma ahan, dheh macalin
@maryamabdallah3904Ай бұрын
Subxaana laahi war soomaaliya yeey shiikh axmed xaaji xuseen aadbaan ugu xirnaa jiray see wax u jiraan maqaldama waa ilaah bal yaan lagu deg degin arintaas waxaa laga a yaabaa in wax la cabsiiyay shiikh subxaana laahi sombitin cabdixaafid maxamuud jaamacoow waxaas shiikh bal u kaadsha oo wax kalo haloo fiirsha alaah caafiyo umadaan soomaali ee jiran aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi
@sheegouАй бұрын
Ninkaas waa attack deen inoow poliska la xiriiray waa macquul lkn ninkaas kula fadhiyo ninka wuku fogaaday
Ayada xitaa waxay ahayd in ay report garayso, ayadana way ka aamustay
@ashasalah2835Ай бұрын
SHEEKHAN CODKIISA POLICE_KA HA LOO GEEYO.
@ashasalah2835Ай бұрын
WAA HOOYO NACAS AH, SABABTO AH, NOLOSHA LAMA SHEEGIN GIN IYO WAX LA MID AH, OO SHAHWADOODA BANAANKA TAAL, MEY DHARKA KU QAADO SHAHWADAAS OO PILICE_ KA UGU GEYN WEYDAY.
@alisulub4412Ай бұрын
Thanks
@maskiintiialleinaahmed733Ай бұрын
Abdirahman Hollywood asagoo California degan 2009 kii oo onlf team ah aan arki jiray 😂 waxaan u qabay nin ciyaal say wlahi ah waaba nin afsomali iga badiya maanshalah
@rahmaahmed6041Ай бұрын
Subxana allah
@hamdamaxamed3727Ай бұрын
Allaha udiro.dadka ubadkaa oo hala badbaadiyo somaliyeey
@sadiyoigal7534Ай бұрын
Waa reer Minnesota
@AliALI-fi4rhАй бұрын
Hayaaaay ma IMAAMKII
@bima9383Ай бұрын
Subxanalah war ninkan warkisa hala radiyo waa carur
ildhihiisa ayay ka muuqataa inuu habaar qabe yahay
@roobocadeey688Ай бұрын
Iimaan ku social media ayuu keenaye see u qariyey
@abdiqanioomaar7285Ай бұрын
Subxanalaah. Ilaahow.na.astur
@xaliimoxaliimo1782Ай бұрын
war shiikha ka dhamaada
@adenamiiroali303Ай бұрын
Sida ay ila tahay ninkaan Shiikhnimo uma qalmo maadaama uu soo bandhigo waxyaabo lagu yaqyaqsiido badanaa😊.
@SafiaJama-s4cАй бұрын
Waa Caruur yar yar wax 10 Sano ka yar ee haday Run tahay Ilmahaas halaga bad baadsho Cawaankaas Y
@abdimali5445Ай бұрын
War maha wadaad asaga iyo hoyada wa qade iyo qariye wa danbilayaal
@mohamedfarahbarako4178Ай бұрын
asc waa arin khalad ah in la keno baraha bulshada , wadadadu waa in ay arimaha caynkan ah dadka aanay ku dhex faafin
@abdurahmanyusuf7704Ай бұрын
Majoogo yurub iyo America lakin jamhuriga ayan u deeyn lahaa hogaaminta maraykanka
@roobiyorays8398Ай бұрын
Argagax buu nagu ridee, ninkaa hala dhaadhiciyo😢. Wadaad maahee balaayada
@sacdiyomursal156Ай бұрын
Subxanalah
@saidamahmoodali709Ай бұрын
Culumada ha laga xishoodo
@sihamcora5463Ай бұрын
Belo waxaasu waa khalad iyo danbi. Dad baa jira rabo in la daawado 😢
@abdisharif8315Ай бұрын
IMAAMKAN WUXUU SHEEGAYO MAAHA ARIN KUWA FIICAN IN NIN CULIMO SHEEGANAYA UU KU HADLO WELIBA WAXAAN ARKAY QORAALO LAGU SHEEGAYO INUU HOREY BEEN UGA SHEEGAY DAD AY MAGAALO WADA DEGANAAYEEN
@hayaathabiib9608Ай бұрын
Culimo. Sheeq iyo wadaad waa darajo la gaaro oo qiimo badan. Laakiin ninkii gar yar leh kasto title kaas ma qaadan karo ixtiriaam ayet Culimada lee yiihiin. Laakiin ninkan wax dhaga na wasaqeeyey iyo qalbiga na gilgilay ayuu noo soo gudbiyey asigoo QOSLAAYO wax muraga ahne ka muuqaan. Haday run tahay waa inuu suda sharciga la tiigsado hafay been tahayna danbigeeda dusha Allaha u saaro 😢😢😢😢😢😢😢
@adenhusse3866Ай бұрын
Sh Dirir ayaa hadda kagor sheegay isla arrintan, waxaa kale oon ka maqlay sh Kishk oo masri ah.
@SakariyaDeeqАй бұрын
Bismillah dhaqan xuma kaasi haday jiryo
@fataha1Ай бұрын
Sheeko kalana waa sheegay shiiqa oo Ayadana Cabsi leh Ma Iloowdeen Family ku Saabsan
@kiinhusenАй бұрын
Arintan oo kale gabadh KZbin ah ayaaba arinta sheegaysee maxaad sheekhan ka rabtaan
@DeqaabdiqaniMohamedАй бұрын
Sheqa ha aflagaadeynina hubsado isagaa xalindoono ee suga kama aamusaayo oo wuusoo bandhigidoonaa hadagdagina
Halasooxiro Ninkaasi Faafiyay Ceebta Iyo Dambiga Uusan Cadaynayn Islaanbaa Igutidhi Maaha Dhaqan Islaam Waagan Gariiray Naxdin Darteed Ilaahay Waa Xarimay Hadalada Been Abuurka Ee Loo Geysanaayo Hablaha Muslimadka Waana Karbaash
@zakmukhtar8672Ай бұрын
Dadkaan iska soo qoraya culimada ka xishooda iyo yaan la aflaagaadeyn. Culimo lama aflagaadeyn ee ninkaan waxa uu sheegayo waa in laga daba tagaa meelna la saaraa. Qofkasta oo gadheeyn Sheekh ma'aha. Ninkan khalad weyn ayuu sameeyey, isagaa dhiiqo lugaha kula jira. Maqrkiiba inuu report gareeyo ayey lahayd.
@sahrakoow288Ай бұрын
Asc walal wuxuu usheegay hooyada in ay laxariirto qolada caruurta oo la baaro sidaas waa xiray aabihii kadib ayuu sheegay sheikha saas ayay ahayd sheekada.
@zakmukhtar8672Ай бұрын
Asaga ayaa la rabay inuu police ka markiiba waco. Waa case weyn wlhi.
@bey351Ай бұрын
Viva Donald J Trump
@MarshalHongrieАй бұрын
labadan beelow ma dad ba wax ka rumaysta walaahi wan qosla sida ay beenta iskugu camiraan yaabka adunka😂🤣😅
@roblehassan3069Ай бұрын
Shekadan wahabiyada waye marka sheko abur waye
@abdiganidagane3567Ай бұрын
😂😂😂😂😂somalida ilmo dan kama lahaan ee ceeyrta iyo section 8 ka ayaa udaran
@hasanmuse4007Ай бұрын
Sheekhu a saga is tooktey
@kiinhusenАй бұрын
IDINKA XATAA ASAGA AYAAD KU XADGUDBAYSAAN WAXAAN OO KALE WAY DHACAAN. ANIGU MA SHEEGI KARO IN AABE UU ILMIHIIS KUFSANAAYO LKN WAAN ARAGNAY WALAAL KUFSANAY WALAASHIIS SOOMAALIDA WAX WALBA UU KA DHICI KARAA
@nouhabdillahiguedi6986Ай бұрын
iisaga ina imikaada laamaha amaanka loo cheego
@AbdiYu-s7iАй бұрын
Majerteenia taking over everything Shaciro stand up abdihakin bk Somali rapper: Sharma boy Abdixafid: somali britten tv. Film. Rage abdi, mohamed pracetemol , R & b: iskalaji Madax timo; ilhan omar
@zakariyasharaf4043Ай бұрын
Carruurta haday afrika joogan police marekan jogo maxay ka galan laga yaabe inay imamka isku wadan join allaahu aclam
@mrsocotraisland1939Ай бұрын
zakariye caruurtu america ayeey joogaan waxaan maqlayey naagtii waa waalatey caruurtiina isagaa lagu qoray oo qaatey ilaaheey baase og wixii jira waa soo bixi doonaan.sheekha waa la waydiiyey naagtii kula soo hadashey number keeda keen waxaan maqlay inuu yiri number kama hayo
@zakariyasharaf4043Ай бұрын
@mrsocotraisland1939 yaa lagu qoray ninka naagta hada qaba
@mrsocotraisland1939Ай бұрын
@@zakariyasharaf4043 ninkiiay nagtu ka dacwoon jirtay oo ilmaha aabahood ahaa
@doone9873Ай бұрын
Ale aya og waxa jira lakin aniga ben aya u qaba hadalka mida kale manta somali gabdhaha social media especially Tik Tok dhib wen Aya kala haysta meshuu waxa fican shegi laha ayuu sheekha ben shegay
@benin9773Ай бұрын
sheekha wuxuu aha nin sharaf leh .Ma aqaan waxa ku dhacay .Ta kale manada ma xoolo baa ? iyadu ba ninka may dacwayso ? waa tan leh waxaan arkay ninkaygan arkay isagoo sii gaysanayaa ! Allah mustacaan.Runta ilaahay ayaa og
@sumadqaranАй бұрын
Ninkaan dadka la joogo magaaladiisa ha wacaan police ka hana cadeeyo arintaan. Hadeey wax jira tahay ilmahaas badbaado ayay u tahay hadii kalana beentiisa ayay umadu ogaan
reer ku america ayeey joogaan hooyadii caruurta dhashay ineey waalataa la sheegayey ninkii caruurta dhalay baa ilmihii lagu qoray oo haya.laakiin ogaada mar walba akhbaaraha u horeeya 75% waa been iyo wax lagu dar daro markii hooyada ama sheekha la wareystaan ogaan doonaa runta
@bulohus8548Ай бұрын
Wadaadkaan Minneapolis Ayaan - Wada joognaa ! Waxa uu kahadlay Ma’aamini karo ! Si buu u buu u ?
@shukriahmed352Ай бұрын
Qofkasta wuxuu kuu sheego ma ogid sax ahaan teeda wuxuu ku yiri hooyada marka hore la wadaag laamaha amaanka
Wuu Qoslayaa marku sheegayo malintan arkay ban idhi hala xidho isaga
@Qadraqadraa792-pv6koАй бұрын
Laakiin waa shiiq dad ka quraansaaro lacag badan quraanka ilaah ku gato in kastoo aan quraanka lagadan karin
@abdullaahicumarhusein5556Ай бұрын
Markaad tahay Qof Qisooyinka Sameeyo Saan cml Ayaa kugu dhaceyso Walaalkey waa runtiisa wax laqariyo ma ahan.
@samiyaahmed5736Ай бұрын
war sheekh maaha waa mooryaan cadeyn ha keeno ma’sha’allah waad saxdey waa danbeele tuug kasta waxaa la leeyahey waa wadaan hada wuxuu yiri naag ninkeeda jecel weeye oo raaliyo ah caruur la dayacey baa raaliyo lagu noqdaa
@abdulmoaw7304Ай бұрын
Sh shibli hada ka hor ayuu yiri 700 oo gabdho Somali ah oo qaba HIV oo lagu haayo hospital kuyaala UK waxeyna noqotay been cabdi xaafid ayaa ka daba tagay please ninkaan hala baaro
@amedfarah299Ай бұрын
Asc ninkaan waa in la iska qabtaa sheekooyinkale oo sheegayna waa jiraa Mida kale ninkaan waa suudaani af ka bartay waxa uu guri la aan ahaan jiray oo uu banaanada seexan jiray