Wararkii ugu Danbeeyey Dalka Muslimka ah ee Qaawiyey Beentii Reer Galbeedka & Xaqiiqada Dagaalka

  Рет қаралды 5,445

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 21
@sahroali1196
@sahroali1196 5 сағат бұрын
MashaAlaaha.nin.nool.ayaa.muslimka.kujira
@SiciidAbdi-x4o
@SiciidAbdi-x4o 6 сағат бұрын
Allaahu akbar
@jeedalmedia3893
@jeedalmedia3893 6 сағат бұрын
Dunidan lays Qalanayo kii xassan sheekh ma sidii buu. Boos uu xado u raadinayaa weli Aduun
@mahaddeis6011
@mahaddeis6011 5 сағат бұрын
Xassan wuu khaldanyahay 100℅
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 6 сағат бұрын
Salallahu alayhi wasalam
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 6 сағат бұрын
Kenya 🇰🇪 waxaay isa sisay oo engriisku hoos uu siyaay jubaland,,, Uganda 🇺🇬 yaduuna waxay ku xisaabtamaysa gobalka banaadir,,, niyaw konfurta Somalia 🇸🇴 hore ayaa loo kala goostay
@sahroali1196
@sahroali1196 5 сағат бұрын
Masar.hadey.dad.waxtaree.falastiin.ayey.gasjad.&xasuuqa.caruuurta.ka.hadlilahaayeen
@erdogan2030
@erdogan2030 6 сағат бұрын
Wa duulinimo in xasan sh uu uganda ka la hadlo inay keento maasar dalkeda Wa yaab Ceeb weyna
@abdifahabdi2758
@abdifahabdi2758 7 сағат бұрын
Xassen mugyare wale soomaali wad lahadhay😢😢😢😢😢
@sahroali1196
@sahroali1196 5 сағат бұрын
Ninkaas.oo.halmaalin.kama.tacsiyeen.dhimashada.&dhawac
@aminaadan4545
@aminaadan4545 6 сағат бұрын
Walal haashi nagadaa kufaarta warkooda maxaa warka taraam iyo csdawuga nugu wiirasanya dilka yahye please hanoo soo qaadan warka kufaarta faraxasan
@sahroali1196
@sahroali1196 5 сағат бұрын
Trop.magacaa.ba..kufaar
@abdifatahahmad8338
@abdifatahahmad8338 6 сағат бұрын
International law ma qabto reergalbeedka wuxuu qabtaa umadaha kale ee tabarta daran
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 5 сағат бұрын
Wadanka may nala leeyihiin maxaa ka galay wadankii Somalia ciidan keenaya Somalia waa wadan xura
@ashasalah2835
@ashasalah2835 6 сағат бұрын
MD. XASSAN SHEKH WA LABA WAJIILE, WA ODEY BUKAAN AH, MUXU AFRIKANKAN JAREETA AH KA BARYAYA U WALIBA UGU TAGAYA, BAXA MU YIRAAHDO.
@MohamedDahir-t2s
@MohamedDahir-t2s 6 сағат бұрын
Xafiiska golaha amanka waxa uu u dhisan yahay 1.dagaalada qorshaysan ee hadba wadan lagu weeraro markii uu isu taago inuu mustaqbalkiisa ka shaqeeyo. 2.shuruucda la sheegayo waa kuwo lagu meelmariyo danaha reer galbeedka. 3.waa shuruuc dalka rabo in jilbaha dhulka loo dhigo loogu dawgalo 4.waa shuruuc lagu boobo wadamada khayraadka leh. 5.waa shuruuc lagu ilaaliyo inaan inaan cidina aysan awood yeelan 6.waa shuruuc ay sidii ay rabaan u adeegsadaan
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 6 сағат бұрын
War xaaahi saxib miyad ogayn waxan isku shegaya dawlada somaliya in lotaliyo dad la adegsado bas ah yihin wamaxay qadaf kad shegaysid ?hadad dhahdo qof shaqala ah sas hayelin makhaladba waba shaqalahagee?
@UbaxCali-h6u
@UbaxCali-h6u 6 сағат бұрын
Horta Ciidmada Masaarid maxay Soomaliya kusokordhinyaan Iyaagab dhulkodii yahuudii kaqaadata o waxa saamenwaayey dhanka kala Itobiyaa ayaa kaqaadata biyehii iyaago sotagtan tise daryeele ayaa tukala udaran Masaariida Dowalada ahan eber iyo siiyaasada ahan
@Kedismedia
@Kedismedia 6 сағат бұрын
CIDII,AAN RABNO AAN KENSANEYNAA WHY LOGALA TASHANAA DAD KALE CIDII DIIDO HESKA BAXDO SAAXIB NIMO EY INAGA RABIN KAMA RABNO PLEASE MAR HADII DALKAAGA,AAD KALA TASHANEE DAL KALE SAADKA YEELI LAHEED maxaad madaxweyne uga tahay
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ruushka oo Dagaalka Soo Galay Islamarkaana iiraan Garab Siinaya Xogaha Cusub
8:36
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
کایلاسا، عجایب هشتم دنیا
12:09
OnTen
Рет қаралды 81 М.