No video

Wararkii ugu Danbeeyey isbedelka Aduunka iyo Sida uu uga Faa ideestay Maxamed Bin Salmaan

  Рет қаралды 13,195

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 29
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 Ай бұрын
Mansha Alaah waa ninka ugu caqliga badan oo fahmay waxyalo badan
@Aragsan192
@Aragsan192 Ай бұрын
Walal noosoo badi xaqiiqooyinka aduunka siiba islamka iyo xaladiisa
@Aragsan192
@Aragsan192 Ай бұрын
Walal maxad sheegtey hada o aqli ah wax anka fahmey maleh carabkaad ruugeysa hadalkaaga waxad mooda inuu muruq kujiro qof walba ha iska hadlo subxaaanalllaaah yarabi😢
@osmangure6040
@osmangure6040 Ай бұрын
Blood oil and MAXAMED BIN SALMAAN.
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Ай бұрын
Digteetar marwalba culumada wuu xiraa ama wuu dilaa sida soomaliya ka dhacdey dilkiii culumada 1975 USA
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax Ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😂 Xasan iyo kooxdiisa u sheeg hadii ay wax maqlaayaan👍😅
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 Ай бұрын
WAA RUUN.SUCCUUDIGU WAA QIBLADA SALAADA
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Ай бұрын
Xa QiiQ
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Ай бұрын
So Muslim So Somali
@user-cx6qw3tm4w
@user-cx6qw3tm4w Ай бұрын
Kkk kk xashi wuu jiraa mw qorsho iyo qaayo la aan ah kkk kkk waa xasan faage
@shuaibmahdy1633
@shuaibmahdy1633 Ай бұрын
War kuormo Saudi Arabia maalki ahayd
@user-hz5el8zm4d
@user-hz5el8zm4d Ай бұрын
Master hassn madhbka sucudiga waa حنبلي حنبيلي حنبلي حنبلي
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim Ай бұрын
Whaabiyado kheyrmalahan awalna ingriska ayaa sameeyay hadana ayagee ushaqeeyan
@abdirashid3322
@abdirashid3322 Ай бұрын
Ikhwaanul muslimiin iyo suufi maxaa isagagalay
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic Ай бұрын
Sucuudiga siyaasada ayuu fahamy
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Ай бұрын
Sucuudugu Waa xanbali
@MohamedSheikh-ki6wd
@MohamedSheikh-ki6wd Ай бұрын
Maalinta maha qaadanaabilo
@nasriina6617
@nasriina6617 Ай бұрын
Aduuu waxna ahayg baad laydahe waxaad ka hadlaysidna mafahamsanid waxaad ku warerte mw xasan sharkh iyo qabaayaldaad wareyena ma tihidba waxaanad isga dhigtaa wareye aamus qaldaysate
@mohamedwadani7539
@mohamedwadani7539 Ай бұрын
Diinta ma sacuudi arabia iska leh? Ilaah maxoo dhulkiisa kukala jeclaaday oo Sacudiga bas ku doortay? Wariyaha hadalka so ku bilaaway maka helin.
@Aragsan192
@Aragsan192 Ай бұрын
Wax la taaban Karo kamaad hadlin ba ba ba ba ba saad ugu haysey bu wakhigi kudhamaadey
@boqorkaduurka7804
@boqorkaduurka7804 Ай бұрын
Tanka kale dhulkan wa dhulki xabiibka scw ma ahan dhulki re aalu sacuud maxa yeelay nabi mumaxamed scww aya islaamka salka u dhigay kana burburiyay asnamti carab ayey ku cabudeesay see ugu magacaabi kartan aaway damiirkiina
@osmangure6040
@osmangure6040 Ай бұрын
Dunidu l Kala tagtay carabina hartay. Waayo boqorada ayaa shacabada gumeysta milateriguna waa lamid sida masar. Lakala teg.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
Dhiiqada Gurguurte waa bilaa qorshe',from Dameer to Diyaarad.
@boqorkaduurka7804
@boqorkaduurka7804 Ай бұрын
Wariye wa ku qaldantahay sacuudiga ma matalo islaam iyo muslimiin qoyskan malcuumiinta ilaahy umada ha dhaafiyo dhamaan kooxaha wax qarxiya iyaga aas aasay dollarka wadamo badan muslimiin ah lagu burburiyay sacuudiga shidaalkoda aya heeskas gaarsiyay marka ma iska hadlesa niyahow
@MaxamadAxmadqaasim
@MaxamadAxmadqaasim Ай бұрын
Maxaa tiri sacudika waa tusaala islaamka 😂😂😂😂😂
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Ай бұрын
Digteetar marwalba culumada wuu xiraa ama wuu dilaa sida soomaliya ka dhacdey dilkiii culumada 1975 USA
Taiwan 🇹🇼 | Sheekada Guusha mucjisada leh ee dalkan....
9:14
Waaberi Media
Рет қаралды 65 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 63 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 17 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
Wararkii ugu Danbeeyey Ruushka Dagaalka 3aad ee Aduunka & Dalalka Safka Hore
8:55
Wararkii ugu Danbeeyey Basaasiinta Laqabtay & Dagaalada Socda
8:47
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 14 М.
Dagaalka Ruushka & Shiinaha oo Kubiiray Xogihii ugu Danbeeyey
10:34
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 27 М.
Wararkii ugu Danbeeyey Go'aanka ay Kudhawaaqeen Shiinaha & iiraan Xogaha Hoose
8:15
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 63 МЛН