Waaa habar aakhiro lugta ugu jirta bal intaaseey la egtahay oo ay dooneeysaa ummad dhan ineey kala jarto yap war orodoo cibaadeeyso SOOMAALI waa mid🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@awaaladjaceylawaaladjaceyl25945 жыл бұрын
sax
@nimoawemuse47845 жыл бұрын
Qabiil qaran manoqdo qabiilka allaha ka tirtiro dadkeena amiiin ♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖
@shaaficisky31635 жыл бұрын
Farmajo u sheeg
@invisible68085 жыл бұрын
Qabiil?? Calanka aad meesha keenayso jooji marka hore ileen jabuuti kula calan maahee
@nuurnaasir64045 жыл бұрын
Asc Somalia 🇸🇴 sonaliland waamid waana walaalo laakiin rag caado qaatayaal ah oo eey kuyartahay alle ka cabsiga waxayna doonayaan in eey iska horkeenaan umada ilaahey quluubta soomaaliyeed haisku soo dubo aamiin Asc 🇸🇴👍✅👍👍👍.
@tooahiinegimer81965 жыл бұрын
Mahadsanid zhp nin wacgarada ayaa tahay waan kugu raacsanahay
Muuse biixina wa qaldanyahay farmaajana wa ay ay dhalay xasan sheekh dameer ba dhashe faysal cali warabana wa waalanyhy war afartan somalida ka qabta calanka buluugana inogu badala midab kale
@sahrayusuf95395 жыл бұрын
asc mahadsanidiin horufadhi media sida wanaagsan ee aad umada uGu soo tabineysaan runtii waxan ka yaabaa sida dadka waaweyn ee da.da ah ee soomaaliyeed sidey dadka u kala irdheynayaan oo ay u iloobeen aaqiradoodii
Soomaaliya soomaaliya ba leh Somali wa mid kale ah 1
@hodanqurux33235 жыл бұрын
Warka shalay man jeclaysan lkni manta waa war ifarxad gashay mashalalh guuul guuul somalia
@darwiishyaresomalidhaba54775 жыл бұрын
Somaliyey bal inayna Somalidu dulqaad iyo qadiyad toona lahayn #Haashi iyo HM waxay lahaayeen dhawrkii bilood ee u dambeeyey waxaanu ka shaqaynaynaa isku dumida ummada Somaliyed waxayna sheegayeen in midnimadu ka fcn tahay tafaraaruqa Lkn Haashi shalay wuxuu afkiisa ka yiri Somaliland waxay u baahan tahay inay ka tabaabushaysato intayna Somalia hagaagin Marka wlhi anigu hadaan dhanwalba fiiriyey waxaan kusoo uruuriyey fadlan lacag ki shubo uunbuu ku biyo shubtay. Marwalba waxaan tageersanahay midimada umada Somaliyed cidkastoo Somali ah oo horumar gaadhana waa ku faraxsanahay.
@danabahmed34975 жыл бұрын
geesi garab waayay
@khalidabdirashidahmed595 жыл бұрын
hhhh qadaad wayntu haa wadhlayso
@abdirizakzaacid33115 жыл бұрын
Dee wllo mid ogow somali qabyaalad ka caafimad qabta majidho
@Khayre735 жыл бұрын
waa runtaaa
@shaaficisky31635 жыл бұрын
Wariyaha aflagadada ka daa waa ninka u gu dhexdhexad san Umada somalida ah 5 AAdi cudur qadadweyn baa ku hay
@johnterryaamiin42455 жыл бұрын
We are somali people but we are somaliland but we need frea dom from somalia and we need all the world recognises our moms country to be away from somalia to go forward and get changes
@nailsissak32075 жыл бұрын
Horufadhimedai mashallah hogaamiye ayaad ku fiicnaan lahayd hadalkaaga xigmadiisa ayaan jeclahay,i wish dad badan in ay ku fahmi lahaa yeen qabyaalad iyo qurunka ayaay ka xishoon lahaayeen! Mahadsanid walaal
@apdiazuzaltah72195 жыл бұрын
Horufadhi media Ha noolaato
@craxmaansh.siciid16215 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin bahda horufadhi media tv Suaal ayaan qabaa Oo aan hore idi weydiiyey Taas oo ah ''Horta diimo ma is dhexgali karaan''
@lablejr58625 жыл бұрын
Inta anan fahmin waxaa ka badan inta fahantay marka inta anan qadiyada somalia waxba ka garaneyn ha iska amusan inta qadiyada somalia wax ka taqaan halasiyo janis si eey dalka udifacaan wax magarata inaga amusa waxaan heystaa dalka qabilka aminsan ee qaska wada oo halkaan kasoo hadla horfadhi media waan idin salamay waana idin tagersanahy guul wacan somalia hes raacdo
@omarnuh5 жыл бұрын
Somalia & Somaliland waa 2daydii Gacmood. Isfahankuna waa Qaali. Allaw aan laynaga dhex toosin inta aynu isu Muuqano. Wanaaga halaga Shaqeeyo & Isu soo Hilawga Umaddeena. [Who knows Most says Least.] Deel qaaf Reeban. sun.16:20pm.7july.2019.holland.
@warsuganmediaproduction44155 жыл бұрын
Kuwaa ada shegayso wadaa kamida
@sahrayusuf95395 жыл бұрын
ajar iyo xasanaad alaha kaa siiyo aaamiiin
@rushdikalif36365 жыл бұрын
Sidee aqlikal ku tahay quraan allaah iktiisa ka yimiid iyo diimo gaalo ah ee inkiray allaah.. See u wada socon karaan xaqa iyo baadil. Waayab.. Kuwaan sheegtay boqorata ee la soo baxay fasahaad cad.. Allow. Umada kaqabo amiin amiin amiin
Horufadhi med nin wax badan og iyo aqoonyahan waaciya mahadsanid sxb
@zamiirstadium81365 жыл бұрын
masha allh alle ha kuxafido xaashi
@maryanm63395 жыл бұрын
asc masha allaah allaah haidin xafiido Hor fardhi midiya
@abdulrisakmohamed86895 жыл бұрын
Somaliland First☝️ kadib soomalinimo🤷♂️ simple as that
@omaryislam19075 жыл бұрын
We are Somalia all we can't get problems
@ilyaasjilcane75005 жыл бұрын
A.S.C waxan salaan hawada u marinaya dhamaan umadda muslimka ah mel walbo oo eey caalamka ka joogan waxan lehay allah ha quweeyo islaamka guud ahaan inta dhiban allah haka faydo dhibataada Waxaan maqalnaa in badan 1: Soomaalidu waa isku diin 2: Soomaalidu waa dad xikmad badan 3: Soomaalidu waa isku dhaqan 4: Soomaalidu waa hal qowmiyad 5: Soomaalidu waa dad gumeysiga neceb Qodobadaaa shanta ah dabcan in badan dhageheyna way kusoo laa laabtan waa su'aalee xaggee nagala heestaa qodobadaas ma wax ay nafteyna noogu shekeysaya mise wa dhab hadii ay dhab yihiinse miyaanan aheyn soomaalidii sifadaas laheed su'alahaas iyo kasii badanba waxan filaya in ay qalbiyadayna ka guuxan Haddaba maxa xal ah sidesa ku noqon karna umad cizi iyo sharaf ku nool dunida aakhirana ku liibaani karnaa Waxaan ku guuleysan karna hormarne ku gaari karna Shanti qodob an soo shegnay oo ficil aan u badalno 1: inagoo u noqono dastuurkeyna oo ah kan xaqa ah ee alle uu noo soo dajiyay wana kitaabka furqankah sunada nabiga guud ahaanta aan uu noqono diinta 2: inagoo ficil u badalno hadalkeyna halki aan ku koobnaa laheyn hadal iyo rajo hal saac oo hadal xikmada aad k hadasho waxa ka haboon 5 daqiiqo oo aad isku daydo inad sameyso shay uun xita hadad sameyn weydo wad guuleysatay wayo khibrad ayad ka heeysa 3: inago dib usoo celino dhaqankeyni wanagsanaa waan ogahay wax jiro dad aad u ilaaliyo dhaqanka blse sida aan arkay badana wan luminay dhaqanki nagula yaqinay oo aha marti jaceylka is caawinta iyo wax qeebsiga inta badan marki la rabo in la ogado koox wada socito in ay soomaali ku jirto galas raashin ama biyo aya loo tagi jiray waxa huban ruxa somaliga ah in uu u gudbinayo ruxa ku xigo 4 inagoo is ogaalano kana fogaano reer hebel iyo faquuqa nala dagay waayo ma jiro ruux ruux kale ka lafo badan ka dhiig nadiifsan kana sharaf badan waxa nahay dhamantenba ilma aadam waxan kasii nahay soomali manjiro magac kale iyo dhalasho kale waxa naga dhaxeyo wax kasto 5 inagoo marka hore barano waa kuma cadawgeyna wayo maba naqano kan cadawgeyna ah iyo kan sxbkeeyn ah ruuxa na dilayo iyo kan noo daneeynayo kadibna saf qura uga soo jesano cidi aan u aragno cadaw xoog iyo xiiladna u edeegsano wayo anago intan ka tiro yar anago intan ka awood yar anago intaan ka aqoon yar anago intaan dhaqaalo yar ayaan iska kicanay cadaw hub xoog leh hesto misane dhowr dal ka kooban waxa na dhalay gesiyadi shalay darteen u galay god maxa diidayo inaan anagane aan ubadkeyna barito ad baadino inta magaceyna calamka laga tirin (Qoraalki iy fikiradii ilyaas sh maxamuud)
Dawlada soomaliyeed waxay gudatay kaliya waajibkii kasaarnaa midnimada iyo madax banaanida soomaaliyeed balse waaan kaxumahay in wallhy somaliland oo aan kasoo jeedo inay ku eertaan qabyaalad
@sahracadeey58495 жыл бұрын
Xaanshi Cunsuri ma ahan ee waxaa cunsuri ah dadka diidan runta
@istahilyusuf3215 жыл бұрын
Runtaa wll
@abshirissa98655 жыл бұрын
Hhh.. Oo runtu maxay tahay
@alinoor23575 жыл бұрын
Haaa
@ardojablibaax82795 жыл бұрын
Dadkan la go'doominaya miyaan la cunsuriyaynayn mise koonfur unbaa marwalba saxsan ????
@xamseboorama50685 жыл бұрын
Adeer xanuunka adaba ugu horeeya waayo adba dhanba u xagli naysaa ee Maxaa dadka udiiday inan dhulkooga U hiiliyaan somaliland somaliland guuul South down
Horfadhi media ma ahan warbahin shaqsiyeed ama siyasadeed..... waxeey u shaqeysaa danaha guud ee somalida
@saedabdirisak59525 жыл бұрын
Horufadhi Media Hore U socda. More Respect. Lkn weli dhex ma tihidin Khudbadii Dr's Adna Adan Keliyaata intaas kasoo qaadatay bas. wax kale kamaaad sheegin sidaasna dhex kuma tihidin. Sidoo kale wararka soomaalida waa in aad dhex u noqotaa tusaale ahaan Madaxweynaha Somaliland Ee Kusoo Noqday Dhulkiisa Hooyo. Thanks
@mimediskender17865 жыл бұрын
Salam Islam walalayaal . Taas kadib waxaan idin ĺeeyahay xabartani aad ku leedihiin "adna" ee qabyaladu disheey ayeey meteleeysa ??? Somaliland ma nihiin anagu !! Afkeeda xuun hanaga xiido!