Wararkii ugu Danbeeyey Xasan Sheikh oo Soomaaliya Mar Kale caalamka ku bahdilay iyo Fadeexada Weyn

  Рет қаралды 16,602

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 ай бұрын
ilahay baa jira jirina dona
@loloat4374
@loloat4374 2 ай бұрын
From Minnesota 👍
@MaryanAbdi-n8d
@MaryanAbdi-n8d 2 ай бұрын
Lamaanu bixn somaliland waanu nahay guuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulrahmanmohammed32
@abdulrahmanmohammed32 2 ай бұрын
Sharafta allah ka qade dheh madaxweyaha Somalia halka aad adeegsaneyso xasan sheikh wan ognahay inaad mucarad tahay lkn ha ilawin inaad tahay saxafi umad badana ay ku xiran yihin
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 ай бұрын
Xasan Sheikh naf Badan ma lahan waana u jeeddaan.
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 2 ай бұрын
xasan shiek wa doqon waa mid waalan
@mohamediidowmoge8443
@mohamediidowmoge8443 2 ай бұрын
Adiga qabil iyo xiqdi aya kabuuxo
@mahaddeis6011
@mahaddeis6011 2 ай бұрын
Fadlan xassan madaxweyne ma,aha,mana uqalmo inuu matalo 2gabdhood ee carurura ukadhalay,sababto,ah mamiyirqabo sidaasdarteed inagadaaya shegsheega waxuu sameeyo ,Hana,lagatashado,fadlan xassan waa lagu xanuunsan hadalkisa ,dhibmoyee fa,idana lagama sugaayo
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 ай бұрын
Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@drbukhaariabdirizakfaarahh1345
@drbukhaariabdirizakfaarahh1345 2 ай бұрын
Xassan waa nin shaqo tag ah soomali inuu ushaqeeyo kursiga uguma fariisan ee inuu naftiisa ushaqeeyo buu kursiga ugu fadhiyaa , nin amxaar dhuuqaya nin qadiyad leh ma ahan.👌
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
XASSAN SHEKH, MA SIDAASU SIYASI LIITA U YAHAY, WAR ITOBIYA HADEYSAN SOMALIA AQOONSANEYN, XASSAN MU YIRAAHDO SOMALIA MA AQOONSANO ITOOBIYA.
@crisaaq3877
@crisaaq3877 2 ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sahroali1196
@sahroali1196 2 ай бұрын
Waa.nin.aan.siyaasada Wax.aqoon.ah.uusan.laheen
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 ай бұрын
Haa lkn ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo ayaa siyaasada ugubadiso sax najas darood
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 2 ай бұрын
Qadaadweyn
@burhanabdulahihasan
@burhanabdulahihasan 2 ай бұрын
Ken wlhi wa qabyadi ooh qofaha waye xunun hasan sheekh ayu qaba
@AxmedmaxamedNuur-x8h
@AxmedmaxamedNuur-x8h 2 ай бұрын
Xasan shiikh ma waxaa loo xil saaray burburinta dalka
@indhos1001
@indhos1001 2 ай бұрын
Waan ku xirnaa bogaada, markii aan maanta arkay cinwaankaan waxaan moodayay inaad wax kale ka hadli doonto. Arinta uu ka hadlay MD-ha waa arin wanaagsan, sababtoo ah hadii ay itoobiya qirato midnimada Soomaaliya waxaa ay ku qasbantahay inay ilaaliso xeerka uu leeyahay qaran madax banaan. Taasi oo ay noqonayso ku xadgudubkiisa danbi caalami ah.
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 2 ай бұрын
Lagama yaabo in uu farmaajo soo hadal qaado ama uu sheego inuu afar dakadood siiyay ethopia oo waliba saxeexay waa qabiili waliba qadhmuun ah isma laha waa lagu fahmayaa
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 ай бұрын
Wuxu kaa buuka sidi somalida farmajo ugu dhitay guriga 🌟isagana aay uu cayayan hadaba miyu IS irahdo kabadi oo sidisi halagu xuso qarannimadi ayuba uu buka gurgurte
@abdulkadirmohamedagey231
@abdulkadirmohamedagey231 2 ай бұрын
WAR NINKAAN DALKA HALA QABTO....
@luulhussein7191
@luulhussein7191 2 ай бұрын
Inaalilaahi Waa inaailahi rajacuun maxay tahay aqoonsiga itoobiya nooga maqan waxaan nahay dowladii dhulka la sintay hada ka hor war qofkaan maskada ka jiran yaa dalka ka qabta 😢
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 2 ай бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 2 ай бұрын
Majiro hal Dal oo aqoonsaday Somalia 1 July , bal tiriya wadamada aqoonsaday Somalia.
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 2 ай бұрын
Sxb.adigu.wariye ku sheeg cuqdadaysan oo taageere u ah dawlad kusheegii hore ee xaarmaajo.oo argagixisada ku milnayd.sxb ciil.qabaw xamar.wataas balad wayne.taas.marka afgooye balcad jawhar.buule.barde waa kuwaa gado.balxaawo waa.kuwaa
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 ай бұрын
Viva farmajo from Djibouti ♥️🇸🇴♥️🇩🇯♥️aboo sonoqo abye axmad daladu uu qabanayey farmajo
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 2 ай бұрын
Xasan shiiq waa bahdil iyo ceebtiyoo qof ah waxuu u xiniinyo wayn yahay shacabka
@baxnanoproduction
@baxnanoproduction 2 ай бұрын
Ka gaadh ka gaadh 😂😂
@indhos1001
@indhos1001 2 ай бұрын
Walaal waxaan ogaa adiga oo aad u taageera dowladii MD Farmaajo, waxaadna mar kastaa dhihi jirtay MD Farmaajo lkn marnaba hada ma qirtid title-ka MD Xasan Sheekh soow lama dhihi karo waxaad qayb ka tahay dadka caqaba qabyaalada dadka ku dhex faafinaya?
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 2 ай бұрын
Buundada caremia iyadana ha burburiyeen nimankaasi shaqo fiican bay wadaane
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@abdirisaaqa1686
@abdirisaaqa1686 2 ай бұрын
Maxaay tahay aqoosig itoobiy
@AthmadeyJogow-vf2gw
@AthmadeyJogow-vf2gw 2 ай бұрын
KAN QABIILKII MEESHA NA DHIGAY BUU MAALIN WALIBA KU OOYAA
@mahamuodjoof7090
@mahamuodjoof7090 2 ай бұрын
Maa maxay aqoonsiga uu xassan shiikh ka doonayo Itoobiya? War qofkan aqoon malaha
@AdnanAbdiMo
@AdnanAbdiMo 2 ай бұрын
Madaxweyne aqoon dhan leheen, aduunka dhan nagu ceebeeyay oo nagu qoslaayo, waa madaxweynaha ugu liito oo somalia soo maray walahi.
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 2 ай бұрын
BAHDIL INTAA. KABADAN NAQAADI KARNEE HALA CAYRIYO QOFKAAN DOQONKAAHE. FILADA. DHE FADHIYA
@MaxamudCali-d4w
@MaxamudCali-d4w 2 ай бұрын
Hooyadaa ayaa lamacbaxday illaahay ayaa watee joogi adigu xaasidnimo meel magaadho bartaad joogtay somaliland kuugu imani adigoo xoola ahaan laguu arki doono
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 2 ай бұрын
Adiga iyo qabiilkada iyo dadka aat kasojedo maxaat ugutalaa somalia maati caanoleh ayaatahaye gumeestaha ayaat sohorkacdaye dadka xanunjiya gumestaha waat taqaanaye kinya makuu damaca qaaday inagaa kasodhignay tana citkale loomahayo duful waxmatare citkuaamineeyso malaha dadkaan nin isirlaheen iyo asal kuma aaminkkarno somalilan nin aygumeeysato muxuu sodhiciyaa isagaaba duful an asal laheen ah oo doon bada lasabeey neeysa lahelay muxuu daddifaaca
@ahmedxajimohamed817
@ahmedxajimohamed817 2 ай бұрын
Waxey u badan tahay in aad u shaqeyso xubno isku xiran o udantayay in ay cbbbbbb
@Nuraddin1951
@Nuraddin1951 2 ай бұрын
Mar kastoo wararka somaalida khuseey aad dib u dhigtaan, waa iska xiraa wararkiina. Boring
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 2 ай бұрын
Waar xasan sheekh waa runtii maxaa loo aflagaadaynayaa, caalamku muu aqoonsan Somalia, ee warqadii lagu aqoonsaday Somaliland 1960kii ayaa ay un Ku fadhiyaan. In a simple way , markaan etheopia xaq looguma laha aqoonsi aysan caalamko dhanba siin Somalia.
@burhanabdulahihasan
@burhanabdulahihasan 2 ай бұрын
Kkkkkk KKK
@hanadgarad
@hanadgarad 2 ай бұрын
Afsomaliga Haku Cayarin Raabo raabo manaan fahmin
@hanadgarad
@hanadgarad 2 ай бұрын
Warkana ha isku labin ee qodobee
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,2 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 38 МЛН
THE MOST POWERFUL RUQYAH REMOVES Djinn IN THE HUMAN BODY AND BLOODSTREAM
1:40:25
Dagaalka: iiraan  Waxay Noqotay Awood aan Lagu Degdegi karin | Maxaa Xiiso Leh
9:17
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26