ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA LILLAHI XAMDI MASHAALLAH FARIIDO XUSBULLAH AMA XAQ UDIRIRKA OO DHAAN ALLAH HA UGARGAARO ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD
@aichadjibril4179Ай бұрын
MASHAALLAH JAZAKALLAHU KHAIR. WAA SAX.NIYADU HA JABTO ISRAIL.
@mohamedosman6000Ай бұрын
Guul Iran, xusbullah, xuuti, ciraq, Ilahaw jabi gaalada mareykn, xulufadiisa iyo A'yda madxda carbeed e u shaqeeya, Bi'dnik Ya Allah
@MohaAdem-k2tАй бұрын
Waa kul soco wll. Waad mahadsatiihin
@baadhitaanadawararkaabdira8707Ай бұрын
Kaligii wariye ku soco waan kaa faa idnay
@sakiamino1261Ай бұрын
Masha allah
@yusufahmed6987Ай бұрын
Asc wll waa cuqubada ay ka galeen dunida ee illah ha naga badbaadiyo waxii masiibo ah iyo dhibaato aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
@muxuboahmed1796Ай бұрын
Ascwrwb allaha inagu xafido meelwalba warbaahinteena horfadhi allaha nooxafido iyo aqoonyahanada inooga shaqeeya aamin
ILAAHOOW ISRAEL TIRTIROO TABALA MARI ILAAHOOW TIRTIROO ISRAEL INDHAHA KATUUR GALNTAALA TALABIIB DHULKU HALIQEEE
@HijabsforlifeАй бұрын
Thanks
@aichadjibril4179Ай бұрын
MAXAA KA MACNA'A DUQDII DHIMATAY.
@WertlhansАй бұрын
Zensur = Faafreeb baa la dhahaa
@hassansalatdakanedakane6419Ай бұрын
Wararka dibada wad kuficantahy wlll lkn kuba somalida dhaxdedaa Aya aray bixin qabilesan bad istacmasha itas iska sax
@aichadjibril4179Ай бұрын
SUBXANALLAH.INFRASTRUCTURE.
@yasinshuceyb397Ай бұрын
Guul insha allah Hizbollah and Hamas Iran Xootiyiinta Guul insha allah ❤❤❤❤
@FartunAhmed-m4kАй бұрын
❤❤❤
@CabdiNaasir-443Ай бұрын
Sababta loo qariyo xanuunka boqortooyada waa in ay jiraan dad uyaqaana inaanu qofkani ahayn qof caadi ah ee uu wax dheer yahay dadka waxayna u sameeyaan qaab loo salaamo qaab marka la arko loo istaago iyo waxyaabo badan oo kale
@AhmedXeebjoogАй бұрын
Maxaa carabta u diiday in aay cadaystaan in ay chinac is taagaan carabta in teeda kale mise waa la duyeeyay
@mahdihajiabdurahimАй бұрын
SCW
@MarwaanmahamudАй бұрын
Habiqleyso
@moowliidfarax5592Ай бұрын
Hereken ka muxuu yahay
@Sahroahmed-x8bАй бұрын
Muslinkow Wake Up Reer Galbeed Iyo America Waxay Tageerayan Waa Yuhuuda Idinkana Kac oo Midooba Israil Waqtiigedi Waa Dhamaadey is Over Wax Haray Waa 3 months Ee Musliimintow Kac Waqtigii Quranka Sheegay Baa Yimid
@AhmedKaafi-we3mcАй бұрын
Wax kle majiro lkn af qabiil ayad ku hadashas 😂😂😂
@maydhanemohamed8576Ай бұрын
Virus kastaayi africa unbuu ka bilaamama hhhh aqligayayaga hacaayina hawato reer galbeedku hawshiisa
@SharmarkeMahomedАй бұрын
Iiraan iyo israaiil waa heshiis muslimiinta yaan been loosheegin waxaaso gantaala sidee hal qof ugu dhiman waayaa yuhuda iyo iiraan xidhiidh aya kadhexeeya
@abdilahiaden5401Ай бұрын
saca geeska wayni hadhkuu kasara LO,DA kamahadho ee wuu kadabataga
@gashiredleodombori5499Ай бұрын
Acw sida muuqata gaaladii way ka midaysan yihii sifaacida yuhuda muslimiinta kolay far baa ku godan
@nasirabdi6614Ай бұрын
Waxa la yableh ingirisku yuhud ayu difacaya musliminti maxay udifaci wayen falastin
@ayanjama7955Ай бұрын
Down guumaysataha iyo daba dhilifka shame on you Arabs leader akhas carab faaiido maleh ceep bai aduunka la joogan allow iran io yemen qaza housbilah taageer intakle down down down 👎