Mansha Alaah wareysi xusuus i geliyey oo dad magac ku leh Soomaalida aan codadkooda kaga dhergi waayey waaye. Intii dhimatay Alle hawnaxaristo inta noolna nabad iyo caafimaad baan u rajeynayaa. Waadse ku Mahadsantahay sidaad wixii soo gudbina noogu sameysid. Mahadsanid