Waraysi : Gabadha ugu derejada sarraysa Haweenka Booliska Somaliland.

  Рет қаралды 85,968

Galaydh Media

Galaydh Media

Күн бұрын

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 173
@khadiirbaxnaan5491
@khadiirbaxnaan5491 4 ай бұрын
Walaal hore u soco oo dalkaaga iyo dadkaaga ushaqee maansha allaah
@ppscentre3309
@ppscentre3309 4 ай бұрын
😊
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
Thanks Galadh Media waa barnamidj caqqibo leh oo dhirigalinaysa xaquuqda hayeenka iyo kartida in loo simaan yahay si takoorista haweenka lola dagaalamo si rasmi ah !!!!!!!!! viva somalilanders woman iyo xoriyada hadalka ... from saylac
@AasiyaMaxamad-u8o
@AasiyaMaxamad-u8o 4 ай бұрын
¹1111111
@AasiyaMaxamad-u8o
@AasiyaMaxamad-u8o 4 ай бұрын
Waxaa looga dhigay qabyaalad
@khadijac9841
@khadijac9841 4 ай бұрын
Adigaa yidhi laakiin hadayba jirto soomaali oodhan ayaa qabyaalad kunool xataa adiga hada qabyaalad ayaa kaakeentay kalmadan 😂😂😂😂 markaa waxdhiba male
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
@@khadijac9841 ahahahaha waa runtaa waxaan ka sii walashay oo darajadaa gaarta oo ka aarsata wixii la xaqiray kartideeda iyadoo waliba PHD in cybersecurity iyo Clound-Infrastracture-IT-03 haysata saylac dhexdeeda
@ahlamnuh8732
@ahlamnuh8732 4 ай бұрын
​@@khadijac9841woooog🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😅😅😅😅
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 4 ай бұрын
Masha Allah
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 4 ай бұрын
Ax ax ax wllo abo Alle haawu naxariso qabariga rabi haawu nuuro isaga iyo inti ka hoorerayba amin 🤲🤲 yarabi yarman ya raxim
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 4 ай бұрын
Mansha alah sarkaaladaas waan salaamayaa walaashay hore u soco
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 ай бұрын
Guulayso geesiyad qaran guul Somaliland 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 4 ай бұрын
Masha allaah waa fariiid go,aan leh
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 4 ай бұрын
Hibo iisku class ayaanu ahaan jirney, Well done
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 4 ай бұрын
1982
@FarhanMohamed-Dawlad
@FarhanMohamed-Dawlad 4 ай бұрын
Anba
@NejlaMohmeth
@NejlaMohmeth 3 ай бұрын
Mnshllah guuleyso inder mcn ❤
@FaysaMaxamed-v5k
@FaysaMaxamed-v5k 4 ай бұрын
masha allaah habo hambaiyo ❤❤❤❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
Mashalla Allah tabraka habo hore u soco guuleyso !!!! Dumarku halganka iyo shaqada dhismaha iyo shaqo kasta ragga waa ka badiyaan waligood ee somaliland fursad kasta oo lagu badalikaro takoorka dumarka iyo gumaysiga ama adoonsiga iyo xaqiraadda kartida haweenka somaliyeed !!!!!!!!!!!!!!!!!! from saylac city
@RashiidXasan
@RashiidXasan 4 ай бұрын
Maa shaa allaah hibo waad mahad santana waa macalinkaagii quraan cabdirashiid xasan ibraahim alle ha ku sharafo
@HassanHaybe-j1l
@HassanHaybe-j1l 4 ай бұрын
Guuuuuulayso Taliye❤❤🎉
@malirasta143
@malirasta143 4 ай бұрын
booska Dabagale kuu rajeynayaa 🎉❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 4 ай бұрын
Mashalah Mashalah hore u soco ❤❤❤
@KhadarcabdiCiise-o9o
@KhadarcabdiCiise-o9o 4 ай бұрын
Maanshaa allaah guul
@Fariiha454
@Fariiha454 4 ай бұрын
Wlhi inay gabadh wx barashadeeda uso samirtay tahy waxaadku garanaysaa sida dagan ee ay u hadlayso masha allah hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 4 ай бұрын
Mashalla Allah tabraka habo hore u soco guuleyso waxad qabtaa ducu walid good luck ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifatahabdullahi645
@abdifatahabdullahi645 4 ай бұрын
Thank you for serving my lovely country somaliland. ❤❤❤❤❤❤
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 4 ай бұрын
Congratulations TALIYE
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 4 ай бұрын
Maansha Allah geesiyad shaqadeeda garanaysa oo cilmi lah. I am so proud of you my sister ❤❤❤
@awiladen7814
@awiladen7814 4 ай бұрын
Hhhhh musow lo.da fasax ciidan ma.jiree🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xabiibafaarax2605
@xabiibafaarax2605 4 ай бұрын
Maasha Allaah Tabarakallaah Alle hakubarakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@amarchannel4244
@amarchannel4244 4 ай бұрын
Machallah machallah ma sœur hore u soco
@abdidagal8564
@abdidagal8564 4 ай бұрын
I HOPE YOU A GOOD LUCK
@SagalBare-o4k
@SagalBare-o4k 4 ай бұрын
Hadan ba ku lenahy mnsh allh wllo guulyso mar walba ❤
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 4 ай бұрын
Mashaallah Allah xafido waxay u egtahay gabadh degan oo Akhlaaq leh ,ilaahay ha kugu garab galo Adkaysiga inshaallah,Hambalyo Hawshaas Adag ee aad u hayso Ummadda
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 4 ай бұрын
Mashaa Alaah walaalo Alee haaku xaafido geesiyad qaeaan hoore uu socoo ❤❤❤❤somaliland iyo daadkeedu waaa❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 4 ай бұрын
Mshaa allah Ethiopia Sfcn ayey Somaliland ciidamada ugu sootabarta gabadhu qarankeeda ayey wax usoobrty
@ahmedmohmoud969
@ahmedmohmoud969 4 ай бұрын
Maansha Allah Taliye Hibo waa tusaale fiican oo ka turjumaya Hablahayahga aanu ku faano
@abdifatahabdullahi645
@abdifatahabdullahi645 4 ай бұрын
Masha Allah I am soon proud of you,.you make me cry .I wish you the best of your life.
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 4 ай бұрын
you cried? are you sure man
@XasanfoosiMaxamed
@XasanfoosiMaxamed 4 ай бұрын
Maasha Allaa.wllo.hibo.Alle.haku.xiftiyo
@mohamoudmohamed9489
@mohamoudmohamed9489 4 ай бұрын
Manshaa allah ❤❤❤❤ hibo salah ❤❤❤🎉🎉
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 4 ай бұрын
Mnsha alh walshay qali hambalyo hore usoco ina adeer
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 4 ай бұрын
Walahi wan uu qushucay sidad ug samirday wad heeshay hamigagi adigu wad ka masagax fur fuuruned masha wllo guul ban ku rajenaya daliso hibo
@suugaan
@suugaan 4 ай бұрын
ma reer burcaa
@NuuraXussen-d3o
@NuuraXussen-d3o 13 күн бұрын
Lajabad
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 ай бұрын
Masha allah waa geesiyad qaran allah Haku xifdiyo🤍👍🌷🌷🌷💚💚❤❤
@ifrahodawa3599
@ifrahodawa3599 4 ай бұрын
Mashaa Allah. Ha ku barakeeyo 🎉 Havana ayaad bulshadaada u haysaa🎉
@fatxiyacali4074
@fatxiyacali4074 4 ай бұрын
Hibo congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations congratulations
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 4 ай бұрын
Very good maashaa allaah
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 4 ай бұрын
Maansha Allah waa gabadh fiican way u so samirtay inay hadafkeeda xaqiijiso
@HamdaAbdishide
@HamdaAbdishide 4 ай бұрын
Wlhi wana jeceyl inan noqodo askareyd waxa Ana rajeynay inan noqodo saneda kadiba❤
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 4 ай бұрын
Hibo, good luck with your promising career . You are already in the corridor of power . Sky is the limit !!
@farduuscali2646
@farduuscali2646 4 ай бұрын
Masha Allah geesiyad
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 4 ай бұрын
Maasha Allah guul layso wllo❤❤
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 4 ай бұрын
maansha allaah hore usoco qaali sarkalad hibo ❤❤❤❤❤❤❤
@CaashaMuuna
@CaashaMuuna 4 ай бұрын
Masha aah hore u soco wlshy qai duma❤❤❤❤❤❤
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 4 ай бұрын
Masha Allah hibo wllo guuleso alle❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudWarsame-ok3zi
@MaxamuudWarsame-ok3zi 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 4 ай бұрын
Maasha allaah
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 4 ай бұрын
Insha Allah qali ❤❤
@subeer284
@subeer284 4 ай бұрын
Mashaa allaah guul
@adangudhane336
@adangudhane336 4 ай бұрын
Maansha alaah
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 4 ай бұрын
Ethiopia waa nasab waa wadanka keliya ee wax ona taray❤❤❤
@AbdiqaadirIid
@AbdiqaadirIid 4 ай бұрын
Masha allaah ❤❤❤
@AnabAli-sb8xt
@AnabAli-sb8xt 4 ай бұрын
Masha Allah great interview go girl I’m Proud of you 👏🏽 ❤
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 4 ай бұрын
Muxuu badhayaa maanulaha ayaa arkay inay active tahay hal su, aal buu ku celinayaan yaab ❤.. wax muhiima weydii ❤ bulshada faa, ido u ah hablaha ❤ hibo waa Active markiiba darajo yaa siiya. Aqoobdarada haysta
@seeraar12moh84
@seeraar12moh84 4 ай бұрын
Mansha alaah ❤❤
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 4 ай бұрын
Keep going
@ibraahinmaxamedfaarax8444
@ibraahinmaxamedfaarax8444 4 ай бұрын
Hore usoco❤❤❤❤
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 4 ай бұрын
Waa habo hore usoco
@osmangiire1349
@osmangiire1349 4 ай бұрын
Saynabeey waad dadaashey😊 laakiin alaanta kaa danbeysa waa blank file😊 Idoor dimarkooda ayaa kakarti badan! Salaamulaahi caleykum from SSC-Khaatumo 😊
@AhmedWarsame-hc3ik
@AhmedWarsame-hc3ik 4 ай бұрын
M.a nice girl keep going on
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 4 ай бұрын
walaahi xasanaw kuwà inantu sheegtay ee laga walaaciyey ayaan ahaa oo imtixaanka uma fadhiisan xataa mid ethopia kaga yimidna waan xusustaa asxbtaydii aan ka hadhay waa saraakiil sideeda
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 4 ай бұрын
Walaal waxad ku dadaasha inaanad qof eryin oo aad sax wllo qof soo shaqo teegay ha galaafan hadu qaldan yay sax waani waa iga waano anigu qof baa shaqo iga eryay beena iga sheegay waxa habaarayay oo an illaahay ka ash kateeyay mar kasto oo an salad tokado walaahay balay iga dan beesay xaqtaro iska dhow baawar ha is ticmaalin wanaaga sameese adaa ka faa iidaya marka walaal isla weeni ka foogow qofna haka xasidin shaqada wllo waa talo walaalimo wanaag ku daddadaal 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 4 ай бұрын
Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@MustafeaxmedCabdilaahi
@MustafeaxmedCabdilaahi 4 ай бұрын
Mnsha Allah taliye Hibo hare iso saco
@user-os76x9
@user-os76x9 4 ай бұрын
Habluhu waa geesiyaal
@princesshawd6859
@princesshawd6859 4 ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 4 ай бұрын
Bal eeg waxaas bay odhan reer Ethiopia iyo sland imtixaan sax xidig iyo laba sax Somalia sidaa bay ahayd ❤waaaaw dadkaa bari ma xamilaan lakiin galbeedku ❤way qataan tababar ka fariid ❤yar weeye walee
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
Aduunka wax aan lowsoo jabin oo free lagu hella majirto !!!!!!! Hanbalyo ayaan ku leenahay Taliyenimada waxaa kuu dheer Halganka dumarku ugu jiraan xaquuqdooda !!!!!!! from saylac
@CabdiRisaaq-fs4oj
@CabdiRisaaq-fs4oj 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 4 ай бұрын
xoriyada hadalka iyo xaquuqda dumarku wataaa mashallah !!!!!!!!! from saylac city
@mohamedidleh5785
@mohamedidleh5785 4 ай бұрын
Masha Allah iga gaadhsii taliye Hibo sharaf😂
@amaalcabdi6771
@amaalcabdi6771 4 ай бұрын
❤❤❤
@user-os76x9
@user-os76x9 4 ай бұрын
Habluhu and AA geesiyaal
@idiriscabdale2706
@idiriscabdale2706 4 ай бұрын
Mansha allah hibo salax siciid
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 4 ай бұрын
Go for
@عامرنبيلالعامري
@عامرنبيلالعامري 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ Hala
@zakirboss143
@zakirboss143 4 ай бұрын
Waxan rabaa inaan askari noqdo oo aan bedelo ciidankan maanta ciidan ku sheeega uun ah
@yuusufxasan6706
@yuusufxasan6706 4 ай бұрын
Guulayso cadawgaa ha jabo
@adenchark3711
@adenchark3711 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 4 ай бұрын
Maansha alah markaa Miyaan la caawin mise waa deber nafsak ❤ waa Qof aqoon leh degen ❤ Maansha alah ❤love ❤ halka ugu saaraysa gaadh ❤ taliye xigeenka police ❤daba gale waa muwaadin ❤asal ah aqoon leh❤ raba inuu dhiso Dhalinyarada ❤soconaysa ❤
@AasiyaMaxamad-u8o
@AasiyaMaxamad-u8o 4 ай бұрын
WAXAYNU NAHAY DAD ISLAAMA GABAR WAA IN AY XIIAABATAA OO GURA KU EKAATAA YAA RABBI
@khadijac9841
@khadijac9841 4 ай бұрын
Horta soomaali maxay gabadha meel sare gaadha uun xijaab iyo guri uxasuustaan iyagoo taariikhda dumarka soomaaliyeed waligood banaanka joogeen iyagoo waliba diric yar oo qafiifa iyo ganbo yar xidhan hada gabadhan waa asturantay midakale dumarka booliiska ah aad iyo aad ayaa loogubaahanyay suurtagalba maaha inaan gabadh Dr ah iyo mid booliisa lahelin
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 4 ай бұрын
Wllo atunka waxn u jaceylay hooyday macan marakat hooyo so hadal qato wan ilameya alle haayno dayo hooyo wa nolosha dhamesdirked
@MohamedJama-i9i
@MohamedJama-i9i 4 ай бұрын
Gaalo Muslim 2024 dameerkii socodkiisii ka tagay ka nabigana gaari waayey
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 4 ай бұрын
KTM (Taliye hibo, Kuuliyadda Tababarka Macalimiinta) Xus macalin Axmee Cabdi Dacar, macalinkiin Hadraawi iyo Gaariye fadhiisan jireen).
@NicmoMowliid
@NicmoMowliid 4 ай бұрын
M.a❤🎉
@GariirNadar
@GariirNadar 4 ай бұрын
galaydhow sida kale waraysigaagu wuu fiican yahay lakiin wallo inanta lugeheeda maxaad kamarada ugu qabatay waxanaa filayaa sharaabaado jidhkeeda u eg in ay ku asturan tahay lakiin adiga in aad lugu khaasatan xaga hoose kaga qabato kamarada wax kugu kalifayaa majiro markaa wllo camera man ka u sheeg sida in laga fiican yahay waad mahad santahay from erigavo
@muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
@muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 4 ай бұрын
💐
@faadquotes790
@faadquotes790 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 24:02
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 4 ай бұрын
❤❤❤🤲🤲
@mohamedkhadar243
@mohamedkhadar243 4 ай бұрын
Ascaadbaankuugu habalynayaa sidaa udadaal hor uso ilaa maamulguud
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Waa Habar Awal sacad muuse waa kuwa garab lagu geeyo oo lagu naasnuujio kuwa kalane waa kuwa laascaano lagu shubey oo waraabaha ka dhargey
@ShukriHassan-e2m
@ShukriHassan-e2m 4 ай бұрын
Hibo Salah, waa Hindiyad Isaaq ba maaha, hahahah anigaa muda 15 years aqoon u leh inantan ee waxanaad hubin ha sheegin Habar layne
@HAMIDEGAL-sp8is
@HAMIDEGAL-sp8is 4 ай бұрын
She is good 😅go😅rl
@yuusufxasan6706
@yuusufxasan6706 4 ай бұрын
Hibo caafimaad iyo cimri dherer
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 4 ай бұрын
Ciise muse super power ✊🏽💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
@farhiajama5944
@farhiajama5944 4 ай бұрын
😂gabadhaan asalkeeda waa hindiyada habaryonis baa dhashay waa asal berbera😂
@SabaOmer-v9q
@SabaOmer-v9q 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂​@@farhiajama5944
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 4 ай бұрын
@@farhiajama5944 Hindi ayaa kaa xigta Ciise Muuse soo maaha!
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 4 ай бұрын
Laakiin raga yaan xumaa ❓‼️
@SaynabSiciid-z1e
@SaynabSiciid-z1e 3 ай бұрын
Wa xaram gabari inay isku ekaysiso nin
@batulasmail8261
@batulasmail8261 4 ай бұрын
Soomaali Cadowgooda ayey u Kala dhuuntaan Ilaahow dadhilifiinta naga warjaaf noogu Badal kuwa wadaniyiin ah damiir togan leh
Maxaa Keenay Cabsida laga Qabo in Mar labaad Dagaal Laascaanood ka Qarxo
20:38
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 3,9 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 582 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
Markii ay ku fadhiisatay Kursigii Aabbaheed ayay ilmaysay.
33:58
Galaydh Media
Рет қаралды 41 М.
Noloshii miyiga ee maal-qabeenka ku dambaysay. Dadaalaa uu gaadhaa.
40:40
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН