Waraysi Gabarta Somalida ee ugu horaysay Tartanka Quruxda Minnesota Halima Adan

  Рет қаралды 248,262

Somali TV Minnesota

7 жыл бұрын

Пікірлер: 240
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 5 жыл бұрын
Af somaliga sifiican ayey utaqaanaa ciyaala badan oo af Somali Aan aqoon baa jiro masha allah waa quruxlay
@fathiacabdi
@fathiacabdi 5 жыл бұрын
Fananinta fosha xun ee qawan 100% ayey uga sareysa Masha'Allah halima adan hore usoco Qurux iyo asturnan bu alle isugu ka daray
@shamsaabdiahmed3370
@shamsaabdiahmed3370 2 жыл бұрын
Exactly
@xiinfaniin7757
@xiinfaniin7757 5 жыл бұрын
Qalanjo iyo quruxba hableheena ayay khaaas u tahay... Viva hableheena somali.... Masha alah
@muscabahmed2826
@muscabahmed2826 5 жыл бұрын
Kalsooni ayay isku qabtaa ma shaa Allah diintena way muujisay
@MohamedAli-km9qn
@MohamedAli-km9qn 7 жыл бұрын
Masha allaah. best smile - We Somalis so proud of you - Go ahead.
@xailimoxilkas5023
@xailimoxilkas5023 7 жыл бұрын
gabadhan wa lashen asturka ku tagera wlh arin fcn aya sameysay alle habarakeye
@engabdirahmanaidid6479
@engabdirahmanaidid6479 5 жыл бұрын
mashallah
@salmah3062
@salmah3062 5 жыл бұрын
Msha Allah illahy hku xifdiyo gbr caqli bdn ayaa thy
@abdussalamhussein9772
@abdussalamhussein9772 6 жыл бұрын
hooyo fiican ayaa dhashay halima horMar wanagsan
@hamisare5073
@hamisare5073 5 жыл бұрын
Mansha Allah 😍 waa qof qalbi wanagsan walidkedna qadarinaysaa iyo ehelkeda asturnanta na ku dadalaysa jecelna inay dadka somalida ee xeryaha ku dhibatesan caawimad I fidiso oo dalkeda jecel Iyo dinteda waanxumahay kiwii hore oo is qaawiyay
@mohamedawcali3202
@mohamedawcali3202 5 жыл бұрын
Masha Allah Adeer hore usoco very proud young Somali girl,she have as well clean heart so proud of you Congratulations,.
@caqiloshido3688
@caqiloshido3688 6 жыл бұрын
Mashaalh qurxly wlashy ..💖😍
@qaaluushmuxydiin1899
@qaaluushmuxydiin1899 4 жыл бұрын
M.a qurux wdtahy qurruxdu waa qalbiga alla hku xfido bayo horumar wcn halima adan all hku xfido❤🥰🇸🇴
@kawzarahmed7077
@kawzarahmed7077 4 жыл бұрын
Walahi wan jecelahy inan ka qayb qaato lkn somalia ayn jooga in shllah wan rajayn nay inan mar un ka qayb qaato❤❤❤❤❤❤
@daadirabdiabdi4821
@daadirabdiabdi4821 7 жыл бұрын
Mshlah asturnantada alle ha ku siyadiyo sister
@ayanhasan8126
@ayanhasan8126 5 жыл бұрын
Masha allh gabadhan wayqurx badantahay ee niyada udhisa inad qufwalba caysan ma ficna mid wanagsan iyo medxunba
@shirmooge
@shirmooge 6 жыл бұрын
hhhh gabdhaha kale dharkooda cadaanka ah ku soo galeen yasalaam midabkeeda afrikan ku faanaysa ala yacisak diida midabka gumaysiga 3:09
@user-xg1uw3oi8g
@user-xg1uw3oi8g 4 жыл бұрын
masha allah ha barakeeyo inanta asturan ee wilaba wadan gaalo ah joogta weliba waalidkeed adeecaysa alle ha karaameeyo walaahay waa ku farxay ka amar qadashada hooyadeed alle ha ka xifdiyo gaalada dhagarteeda
@laughshowGuulside24
@laughshowGuulside24 4 жыл бұрын
inta jacel islaamka like dhac-dhac iigu siiya haguulaysto islaamka
@farxaanmohamed2494
@farxaanmohamed2494 2 жыл бұрын
Maasha alah walaashey diintaada ku dhagnaaw
@bushrasamatar633
@bushrasamatar633 4 жыл бұрын
Maashaa Alllh Haliima Aaden walshy waad qurux badan thy saa kusii wad marnaba ha iska bixin Hijabkaaga 💓💗💖❤
@baraxowboy1456
@baraxowboy1456 5 жыл бұрын
Wlh Aqli Qurux iyo Dawecadba ilahba ugudeqay Guleso waligaba Nice big 😍😍😍😍👍👍👍👍👍
@sakariyehusein3629
@sakariyehusein3629 6 жыл бұрын
ماشاء ألله ألله يحفظك ويكثر أمثالك يابنت بلادى.
@nusaibauddin6896
@nusaibauddin6896 4 жыл бұрын
She is a diamond. May Allah bless her.
@vanismachannel2335
@vanismachannel2335 5 жыл бұрын
Wee qurux bdn thy maasha allah😍
@abdirazackomermahdi9290
@abdirazackomermahdi9290 5 жыл бұрын
Mansha allh inantan qasdigeedu waa in ay xijaabka iyo sharafta diinta kor uqaado ninkan wariyaha ah ha dhibine oo hadalka haka lumin afsomali sifacan u garan maysee✔🇸🇴🇸🇴
@nastehanasta1810
@nastehanasta1810 7 жыл бұрын
qurux wey ledahay wlhi bcz wey xijjabantahay
@NaemaJanoofficial
@NaemaJanoofficial 5 жыл бұрын
habaryar alle haku barakeyo duco ayad mudan tahay
@lailamohamed597
@lailamohamed597 5 жыл бұрын
Naema Ahmed. That’s true
@kingzey480
@kingzey480 6 жыл бұрын
of course she's beautiful dadka gabartan dhahaya ma qurux badana am sorry walal quruxdu wa qalbiga mansha allh gaabartan meel ay ka foolxumtahy mLeh aad bayna u aqli badantahay aqligedana bay hormarka iyo magaca ku yeltay
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 5 жыл бұрын
makeupby zeyy way qurxantahay masha allah cidi tiri maqurxano way khaldantahay 😉
@haadroon
@haadroon 5 жыл бұрын
makeupbeey ma waxaad ka wada gabadhan aqli ga aye ka quruxsantahay
@arjaawi1432
@arjaawi1432 5 жыл бұрын
Inta dawatay 2019 like haila dhafin😙
@youadiga8773
@youadiga8773 5 жыл бұрын
Manshallah ❤️❤️❤️❤️ horay u soco wallaal.. waxaan rajeynayaa in guul ka gaartid mar kasta iyo meel kasta ood joogto ..
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 5 жыл бұрын
She is beautiful and smart Allaha daayo more ayada cml ah Allaha na siiyo
@maryanyarow3327
@maryanyarow3327 7 жыл бұрын
manshallah aad ayaan ugu farxsanahay hadalkeda qimaha badan quruxda waa qalbiga ilaah haku zadiyo caqligaaga
@iidxarabo8713
@iidxarabo8713 6 жыл бұрын
Mncha ALAH
@iidxarabo8713
@iidxarabo8713 6 жыл бұрын
Nasap quruxeey
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Maasha Allah qof caqli iyo qurux bdan waaye maasha allah
@ilhaanmuhamed5708
@ilhaanmuhamed5708 7 жыл бұрын
mansha allah quruxda waa diin qalanjo aad iyo aad baad uqurxan tahay kasii wad halkaas
@lula383
@lula383 7 жыл бұрын
ma shaa allah. aad bay u qurux badan tahay . kuwa leh ma qurux bafna qurux ma taqaanan .
@Basso1099
@Basso1099 5 жыл бұрын
Mansha allaH Gabadh Wanagsan O Qalbi FiCan
@Nuurkhalif78
@Nuurkhalif78 5 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah alahu great wards of muslim women
@aminmuhumed2868
@aminmuhumed2868 7 жыл бұрын
ManshaAllah good job sis we're proud of u
@ikraanmaxamed5671
@ikraanmaxamed5671 5 жыл бұрын
Masha Allah wlshey mcn quruxdu waa sida aad sheegtay balse adiga qurux ayuu ilahey kusiiyay ilahey hakudhowro aamiin. Wankufaraxsanahay guushada washey
@adangudhane336
@adangudhane336 5 ай бұрын
Maansha alaah .alxamdulilaah
@umumumtaz1300
@umumumtaz1300 5 жыл бұрын
mashaa Allah quruxey allaha ku xafido hore u soco
@khadaressa8735
@khadaressa8735 5 жыл бұрын
Allah yaxfidak Ukhtii Quruxdu Waa Diinta Tazna Wa Ledahy
@fadumoali7300
@fadumoali7300 7 жыл бұрын
Mansha Aallaah habaryar khayr badan ayaan ku rajaynaya waxaad tahay tusaale wanaagsan Somaalida oo dhan
@kadardirie7665
@kadardirie7665 2 жыл бұрын
Fadumo, ma habar yar baad u tahay walal?
@aasiyadheemn7480
@aasiyadheemn7480 5 жыл бұрын
masha allaah aad baad u qurux badantahy illaahy haku xiftiyo wllshy quruxdu waa niyada
@kaawagoday
@kaawagoday 4 жыл бұрын
Masha allah waa gabar qaali ah oo qalbi fiican
@xamdixarago716
@xamdixarago716 3 жыл бұрын
Xalamo abayo karamadi diinta iyo sharaftena somalinimo
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 5 жыл бұрын
Mashaallah illaahow ku xafid maamo
@aminahujale1049
@aminahujale1049 5 жыл бұрын
congrats sister u are such a nice role model..God bless you.
@abdijabat1103
@abdijabat1103 4 жыл бұрын
We are proud of u keep going forward and race the somali flag. Show the world what we are
@habiilmireafururmaskabooda6815
@habiilmireafururmaskabooda6815 5 жыл бұрын
Mnshalah nuuuur cala nuuuur nolow qurux nolow isha doqontu kaa dedan àbayo walhi waa qurux
@lailamohamed597
@lailamohamed597 5 жыл бұрын
Masha Allah. Waxaa Tahay gabar bari ah Well done sis. U the best.😍😍
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 5 жыл бұрын
Mzha Allah very cut girl Hopeful good luck and continuing Ur effort
@xalimamohamed8710
@xalimamohamed8710 5 жыл бұрын
Masha alaha alaha cadogaag ha jabo mcnto
@sakariyanur817
@sakariyanur817 5 жыл бұрын
Mancha allh Huno Allah haku barakeyo waxad tahay qof aqli badan oo hadana yar oo hada diinteeda ku dhaq maysa kuna Faanaysaa keep going huno
@saaiidsaaiid5817
@saaiidsaaiid5817 5 жыл бұрын
Masha Allah wagabar diinta iyo xishodki lagu yaqiinay dumarkeni somaliyed
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 5 жыл бұрын
Wll ha dhihin qurux la iguma qaadan oo ma qurxani Oo ha is niyadjabin Run ahaantii cida kaama qurxana waad qurux badan thy masha Allah
@sandragavilano7137
@sandragavilano7137 2 жыл бұрын
Muy linda x fuera y x dentro. Un abrazo desde Perú. Dios te bendiga.
@mohamedmuhumed1392
@mohamedmuhumed1392 4 жыл бұрын
Waa qof caqli Rabi KU galaday
@maskiinboy8778
@maskiinboy8778 4 жыл бұрын
halima marka ay afsomaliga ku hadleyso maskiin lo maleya lkn english marka ay ku hadleyso lipaax u egtahay.
@asmaabdullahi7923
@asmaabdullahi7923 5 жыл бұрын
masha Allah Allah barakeyo
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 6 жыл бұрын
masha allah wax walba waxa tiir u eh iimaanka
@2plus2equals59
@2plus2equals59 5 жыл бұрын
*Wlhi quruxda waa xijaaabka period* .
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
manshaa allaah xabiibti alle haku xafido
@xasnahassan4332
@xasnahassan4332 4 жыл бұрын
Masha allaah waa gabar ku dayaasho mudan
@saidali2893
@saidali2893 7 жыл бұрын
m.allah she is a proud muslim
@Zossen-cr5ty
@Zossen-cr5ty 5 жыл бұрын
Masha allah qurx allah ayaa ku hibeyay horay usoco walle guul insha allah
@xalimomaxamedcali282
@xalimomaxamedcali282 5 жыл бұрын
Masha allh wallh xalimo hore usoco xppti hijbkina siwado guul badn anku rjeyna mcnto
@husseinaden4509
@husseinaden4509 4 жыл бұрын
Mnsha allah ilaahay ha ku dhowro walaasheen
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 жыл бұрын
Mansha Allah tabaarakallah Alle haku dhowro aamiin yaarabi 🙏💋💋💋🌹🔥🏆🏆
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 жыл бұрын
My abaayo ilahy qalbigaaga diintena suuban hakuugu adkeeyo wallhi Waa kutaageeraa alxam hadaa kasoo baxday Waa farxad runtii role model baa u tahy dhalinyarada Somaliyeed ❤️❤️Manshallah Tabarakallah Allahuma Barrik caqliga iyo diinta ❤️❤️
@ibnuaskar5646
@ibnuaskar5646 5 жыл бұрын
maasha allaah waar tanyari waar fani eehalkeen kahelaa
@ibnuaskar5646
@ibnuaskar5646 5 жыл бұрын
maansha allaah inantani wlhi waa wada caqli
@tufaaxbeauty7658
@tufaaxbeauty7658 5 жыл бұрын
Masha'Allah way qurux badanthy
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 4 жыл бұрын
Waaba gabadhii u horeysay oo dayar hadana dhaqankeda tixgkineysoo kuna dhagan dhaqnkeeda masha alah
@ishwaaqindhauroon36
@ishwaaqindhauroon36 5 жыл бұрын
Mnsha allah baraka allah wllo haliima allaya cisak
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 3 жыл бұрын
Waa fariid
@khadraahmed8878
@khadraahmed8878 5 жыл бұрын
Masha Allah halima waa gabar qurux badan
@najmabahar19
@najmabahar19 3 жыл бұрын
Mashallah 🥰💗😘🧕
@firdousabdii3166
@firdousabdii3166 6 жыл бұрын
Gabdhaha comment ku jiro all of them waa maseereen anaa ka qurxoon ku dheheen😅😅😅
@hudaaabdulahi167
@hudaaabdulahi167 6 жыл бұрын
fardouza Abdi hhhhh aniga waxaan aminsanahay iyada wax kaquxbadan malaha sababtoo ah weey is asturtay
@hassanabdikarimmohamed2505
@hassanabdikarimmohamed2505 3 жыл бұрын
@@hudaaabdulahi167 asturaad qurux ma ahan, qurux waa wajiga iyo muqaalka, halima aden aad bay u qurux badan tahay hijab iyo la aan tiis
@hamsexasanhzn9376
@hamsexasanhzn9376 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@ibrahimhassan7823
@ibrahimhassan7823 4 жыл бұрын
MashAllah you look so pretty and talented girl keep it up and never change your dress abaayo qurux waa diini abaayo
@khadaryusuf7301
@khadaryusuf7301 7 жыл бұрын
Masha Allah you're beautiful....
@nimcosiciid6388
@nimcosiciid6388 2 жыл бұрын
Masha Allah habo
@unitedkingdomnazrinunitedk2178
@unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 жыл бұрын
somali Minnesota 😍😍😍
@aliyamushtaq9073
@aliyamushtaq9073 4 жыл бұрын
❤️from Pakistan!
@alisharif9545
@alisharif9545 4 жыл бұрын
Mashallah allah ku Xafido walaasheen
@ataraljanah5193
@ataraljanah5193 6 жыл бұрын
Masha Allah ❤
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 3 жыл бұрын
Best example.
@lailamohamed597
@lailamohamed597 5 жыл бұрын
Qurux du waa hijab ka Masha Allah!
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
Halima Aden Go Forward Sis
@kabiraamran7558
@kabiraamran7558 6 жыл бұрын
masha Allah wllo dadaal
@hafzamohamoud519
@hafzamohamoud519 5 жыл бұрын
Mnsha allh great layd 💖
@Iweeydiiwaxaadrabdid
@Iweeydiiwaxaadrabdid 4 жыл бұрын
Mash. Allah❤️💙❤️
@user-np8my1dv8u
@user-np8my1dv8u 5 жыл бұрын
Masha Allah qurux iyo caqli
@yaasmiinhaybe6138
@yaasmiinhaybe6138 5 жыл бұрын
Manshallah
@miimiiadanmiimiiadan434
@miimiiadanmiimiiadan434 5 жыл бұрын
Mash. Allh..allh.kuxafido.qaliyey
@user-du2ve3ys9s
@user-du2ve3ys9s 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله يحفظك الله جيت الب ❤😘☝️
@abdilahiabdi6512
@abdilahiabdi6512 7 жыл бұрын
Aadbey xalimo u quruxbadantahey ALLE ha u siyaadiye
@mohamedqumane1293
@mohamedqumane1293 7 жыл бұрын
usz
@aliyussuf1993
@aliyussuf1993 7 жыл бұрын
masha allaah abyo
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 3 жыл бұрын
Mochallah walaalhy waa qof iiman qawiya leh
@aishaali7968
@aishaali7968 3 жыл бұрын
Mashaa Allah ilahay haku siyadiyo
@ilhaanf663
@ilhaanf663 3 жыл бұрын
MashaAllah ❤ she's beautiful 😍 and she's strong 💪 and going ❤!
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 57 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН