Waraysi iyo Gabay Cusub oo laga soo qaaday Abwaan CabdiWaaxid Cali Gamadiid !

  Рет қаралды 51,871

Cilmidoon

Cilmidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 257
@AadanMaki-t4g
@AadanMaki-t4g 21 күн бұрын
Ninkaa saan ujeclaa iyo suunoqdy allha hakusoo hanuuniyo waad baadiyowdy
@Drmustafeali
@Drmustafeali 15 күн бұрын
Allaylee habaar baad qabtaa waana lahubaaye rag abwaan ku dhaho hiba laguu yeelo may ahayn inaad la hortagraa waxan haboonayne Xoolo
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e Ай бұрын
Walaahi gaal mujrim ah ha duu jiro Waa allshabaab iyo wixii taageera Diinta Alle beeyna ka been abuureen Qabriga waa alidinku cadaabi in sha Allah.
@Mujaahid11
@Mujaahid11 Ай бұрын
Gaal haduu jiro waa adi
@DhuuhAbdillahi
@DhuuhAbdillahi 2 ай бұрын
Waa nacas nacas dhalay waanu waalan yahay wuxuu kala garanla, yahay qasa iyo xamar wuxuu kalagaran la,yahay yuhuuda iyo soomaalida ilahay nacdashiisu hakugu dhacdo isha allah
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Ай бұрын
Abwan nacas ma noqdo adigaa nacas ah
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
​@@sharmarkeahmed2864Shuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Ай бұрын
​@@sharmarkeahmed2864haddu nacas ahayn maxaa beenqutayaasha argagixisada kubiriyay.dhiigyabiin waaye alshabaab alqushaash
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Ай бұрын
Waa nacas, nacas dhaley Warkaa Rabi la hortag
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Ай бұрын
Abawaanada gabya quraanku ma amaanin haku dagmina gabyadiisa haduu garan waayey xurmada dhiiga
@Shafie211
@Shafie211 Ай бұрын
Gaala la dirir❌ Soomali ladirir✅ Gaalo laxarbin❌ Muslimiin laxarbin✅ Gaalo nacayb❌ Muslimiin nacayb ✅ Gaalo dhiigeed daadin ❌ Muslimiin dhiigeed ladadiyo✅ Mashruuc islaami ah❌ Mashruuc gaalo wadato✅
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
Waa fikradaada xun ee uraysa 😂😂😂
@hassanyuusuf
@hassanyuusuf 20 күн бұрын
Aheey ah Wan kaxumahay Abwaan kiii ugu qiimahabadnaa ayuu ahaa muxuu kadonay
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 ай бұрын
Abwaan cabdiwaaxid gamadiid waa Abwaan Islamic aad baan ogu farxay ana dhagax buur ayaan ka soo socdaa❤
@SacadCabdirashiid-z6u
@SacadCabdirashiid-z6u 2 ай бұрын
Aynu is raacnee huuno isoo mar?
@Ismaciil-wg4hx
@Ismaciil-wg4hx 2 ай бұрын
So dho waada ja layal meshanaa ithobiya loga aar sadaye
@MaxamedMuuse-u3p
@MaxamedMuuse-u3p 2 ай бұрын
​@@SacadCabdirashiid-z6ukkkkkkkkkkkkkkk
@MaxamedMuuse-u3p
@MaxamedMuuse-u3p 2 ай бұрын
​@@SacadCabdirashiid-z6ukkkkkkkkkkkk Dhulka soowada mara
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
​@@SacadCabdirashiid-z6uShuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@Mataanmedia-i2b
@Mataanmedia-i2b 24 күн бұрын
Kan wan taageri jirey Lkn daalim alle ka furtey ayuu noqdey markuu laynta dadka reer koofurka u imaadey jihaadka koofur ka jira ee hargeysa laga waayey waa kee
@MaxamedMuuse-u3p
@MaxamedMuuse-u3p 2 ай бұрын
Cajiib. Cajiiib cajiiiib cajiiib. Bal muu falastiin qabto haduu jihaadayo maanaguu nagu jihaadayaa
@umomar2743
@umomar2743 Ай бұрын
hargeesa maxaad jahaadka uga gali wayday waryaa muslima
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Ай бұрын
Jihadku konfurtu gaar ku yahay
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Ай бұрын
Hargaysa dawlad baa ka jirta
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Ай бұрын
@@umomar2743 wuxuu ogyahay in la xidhayo
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
Hargaysa garab hadaan ka waayay , meeshaan garab ka helaayo ayaan ka jihaadayaa
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 25 күн бұрын
​@@AxmedAlpha2024 Waa sax laakiin waa dowlad gaalo ah iyada insha allaah kuwaan hadaan kasoo dhamaano masii jiri doonta
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 25 күн бұрын
WAR WUXU BEEN WEYNAA KITAAB QURAAN NIN INTUU QAADO TUURAYO AMA NEBI MAXAMED NNKH DHAHAYO WAN XIREYNAA O SOMALI AH MABA JIRO MAANTA E JIHAADKA JILIB YAALA HADHOW HAKA CARARIN ADI EYGI KU DHALAY WAS
@AaminoMohamed-mo4ec
@AaminoMohamed-mo4ec Ай бұрын
Abwaan geesiyoo gacal ah baataheye geeridaadu haraagtoo Illaah guusha kuu dhiibyey Gaalada dhamee oo wll xalane soogaara caruurtey Gadahayaan UGu gargaar ugu gargaar diintu iney Gaadho
@AxmedAdan-y5p
@AxmedAdan-y5p Ай бұрын
Ilaahay hakudoo hadeeyo waad lunsan tahaye dadka mugdiga kusugan ee fikirka qaldan lagu shubay baad tahaye
@smtrsmron
@smtrsmron Ай бұрын
اللهم جنبنا الفتن ما ظهر منها وما بطن ومن الفتن ان ترى الباطل حق والحق باطل
@rodahassan929
@rodahassan929 Ай бұрын
Ninkaa sidaan u jeclaa iyo sidaan uga xumaday markuu ku biiray dilayasha somalida . Orod gumaysiga ladagalama intaad somalida laynaysaan. Imisaad aakhiro u dirteen wiilal iyo hooyoyon aqoonyahan . Walee aakhiro war baa yaala Allah meesha laydinku xisaabayo imajoojiyo qiyaama
@SiciidAadan-k4n
@SiciidAadan-k4n 2 ай бұрын
Waan kula han waynaa allah ha ku soo hanuuniyo
@fahm3d88
@fahm3d88 Ай бұрын
Aad baan uganaxay abwaanka.
@Mujaahid11
@Mujaahid11 Ай бұрын
Guuleyso abwaan Insha allah waa ku xigaa
@TiimiroFiidow
@TiimiroFiidow 9 күн бұрын
😂😂😂
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Ай бұрын
War somaliyey ragii agwanada oo dhan argagixiso beey noqdeen malaha waa loo dhaartay raga cabsi baa meesha geeysey kkk
@MohamedAhmed-zs3vh
@MohamedAhmed-zs3vh Ай бұрын
Jihaadka maxuu Uganda bilaawi waayey Hargeysa. Ninkaan waa in caafimaadkiisa la baaraa
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Ай бұрын
Uganda somalia joogaa bro Runta ma
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
Caqli foorara ayaad ku hadashay ee Dib isugu laabo
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 ай бұрын
Halyeyadan ku dhaato mid baan idin haleelsiin ee huga iyo dharkaygaadtihiin wana la hubaaye Geed hoos qabow baa tihiin oon hadhsanaynaa e habeen iyo dharaar aawadiin ban ku hurudnaaye hubka iyo dirayskiinu waa haybad gooniya e Hanti gaara ah baad nootihiin hanadadaydoow e Hal adaygu waa caadadiin mana habsaantaan al shabab ❤
@Ismaciil-wg4hx
@Ismaciil-wg4hx 2 ай бұрын
Ma had sanid aby
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
Shuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
​@@Ismaciil-wg4hxShuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@Redpacket9009
@Redpacket9009 Ай бұрын
Sharmuuto mar uunbaad gacanta dawlada soo gali Insha Allah. Waa la i khalday yaanan kaa maqal waana ku aqaanaa lafahaaga oo cadcad wh
@KorkoorBoodaan
@KorkoorBoodaan Ай бұрын
Masha allah Walasha Saynab Xikmooyin Baa Kugu Dhaansan Oo Aad islaamka Ku Difaaci Karto
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Ай бұрын
Allow sh iyo siyaasi danley ah ayaan dacwo kaaga nahay rabiyow adigaan kaa talo saaranay nagaqabo
@Cabdi-t3i
@Cabdi-t3i Ай бұрын
Axax abwaan cabdiwaxid nin wacan buu ahaaye maxaa qaaty alo soo hadee
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 25 күн бұрын
Waa nin geesi ah oo jihaadaaya ma kheyrka lagu soo hadeeya niyahow canjeeradaada iska cun ragu waa kuwa jidka allah ku jihaada
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 Ай бұрын
Wax waalan weeye haduu run sheegaayo muu hargaysa abaarsiyo ka cesho
@maryan1642
@maryan1642 2 ай бұрын
Ragg waa adiga sugnaasho iyo zabar rabi hakusiyaado❤
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
Shuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@Optimist-q5j
@Optimist-q5j Ай бұрын
​@@SalloAbdi-n6qculimaa u suu weeye. 4.5 miyaa diin ah iyo federalism , iyo xilka dumarka qeybtooda hala siiyo dastuurka aad sheegi yaa dejiyey ama maalgaliya waa dalal shisheeye iyo haayado gaalo 😢 Ceeb caleyk munaafaqnimo
@isaabdi1478
@isaabdi1478 Ай бұрын
DIINTII NEBI MAXAMED NNKH SHABAAB KUMA DHAQMAAN,MUSLIMIINTA AYAY DHIIGOODA KU DHIIRANYIHIIN.
@daacaddude5240
@daacaddude5240 20 күн бұрын
Jihaadka Hargeysa lagala soo tegey ee koofur lala,imanayo waa baroorta Orgiga kaweyn
@UztadMuxyadiin
@UztadMuxyadiin Ай бұрын
Libaaxi iyo aqoonyahanki abwaan c/waaxid cali gama diid❤❤
@bashiirCabdulaahi-zd7dh
@bashiirCabdulaahi-zd7dh Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ماشاء الله تبارك الله
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
Shuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Ай бұрын
Meesha Jihaadka u baahan taga.
@zeinabhussein7169
@zeinabhussein7169 16 күн бұрын
Gabaygii Ciro ayaa lagaa sugayaa
@shalayMedia
@shalayMedia Ай бұрын
Abwaan waxad ii waydiisan sidee baynu gaalada isaga celinaaa
@subxaanyoalbu7749
@subxaanyoalbu7749 2 ай бұрын
Kkkkkkkkklkkk Ma muslim ayaad kujijaadaysaa!!!!!!!! Mise soomaali ayaa gaalo noqotay
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
Maya GAAL IYO GAALO RAAC
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb Ай бұрын
Masha alah abwanku wamujahid wax walba fahansan
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
Shuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@HuseenBinAli
@HuseenBinAli 2 ай бұрын
Mash'allah allow abwaanka xafid. Cimri dheer cafimaad iyo xibaado suuban ku arsaaq
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
Shuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 25 күн бұрын
​@@SalloAbdi-n6q Niyahow waxaas waa wax lagaa dhac dhacsiiyey dastuurka soomaaliya miyaa quraanka waa faqsan subxaanallaah waxa kuqoran oodhan diinta wey ku soo horjeedaan waana gaalnimo cad marka jooji taageerida dowlad kaafirad ah aakhira loo socda
@mohamedAbdullahi-o9v
@mohamedAbdullahi-o9v 17 күн бұрын
Awrkii dheelyo xun geela waa laga dhufanaa e Ama dhoobada iyo sayladaad gacanta dhiibtaaye Hayeeshe basaas kula dhashaan cidina dhaadayn
@khadromaxmud646
@khadromaxmud646 Ай бұрын
asc maasha alaah inbadan baan maskaxda karaadiyee gama.diid xaguu kabaxay waan kusalaamay gama.diid sharaf iyo karaamo
@MaxamedMuuse-u3p
@MaxamedMuuse-u3p 2 ай бұрын
Jihaadka aan qasa iyo falastiin oolin ee koon furyaala. Talow kaynu naqaanay miyaanu ahayn. Warheedhaha xagay calaamadu ninkan kaga dhacday
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 4 күн бұрын
😳😳😳 waxa soo socdo iyo wabiga yaa weyn Edit:- intaan daawanin ka hor ayaa soo qoray Markan daawaday ka dib:- wxuu iila eg yhy nin cabsanaayo ayuu u eg yhy Kulahaa dadka quraankaa la saaxiibty ayaa lagu soo eedeeyay. Kulahaa
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk Ай бұрын
Koonfur jana miyaa lagu sheegay!
@UztadMuxyadiin
@UztadMuxyadiin Ай бұрын
Libaaxi iyo aqoonyahanki abwaan c/waaxid cali gama diid❤❤ 13:01
@ubahubah3949
@ubahubah3949 2 ай бұрын
Somalidu runta isuma sheegto abwaan ku hadalkiisu iyo dadiiso ismalaha waa nin yar laakin hadalkiisu qiimo weyn ayuu leeyahay allah ha xifdiyo ina gumeed ayaa ka soo eryay gurigiisii
@KayseHaashi
@KayseHaashi 22 күн бұрын
War Eileen anagram wax aragnay war Ninku mujimsanaaa
@AbdiMirre-v5g
@AbdiMirre-v5g Ай бұрын
Waa ragii warta ku taal g.baay noogu yimid wariye somali io abdi waahid gamadiid. Wllhi rag ka sheeko mcn waligey maan arag
@Maan-Shiil
@Maan-Shiil Ай бұрын
Diinta alla kaa saar, intuu le'egyahay uu leeyahay ummaddaa soomaaliyeed baan ku jihaadayaa. Adeer hooyadaa iyo caruurtaa kasoo bilaw.
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
Caqli foorara ayaad ku hadashay . ALLEayaa marqaati noogu filan. Adiga waxba kaa doonimayno
@Hussein-Hassan90
@Hussein-Hassan90 25 күн бұрын
Aad baan uga xumahay in Abwaankan iyo dad badan oo Somali ah fikirkaas qaloocan aaminsanyihiin ee umadda Somaliyeed ku dhibayaan, Hargaysana dhibtaas ay walaaladoodda kale ku hayaan wayka samayn lahaayeen oo waxay ugu kala duwanyihiin ma jirto, Lkn Gobood ay u galaan kagana duulaan ayey tahli waayeen, taas cagsigeedda waxay ka heleen koonfur. Hadalkiisana haddii aad dhagaysatay waad fahmi kartaa. Markaas walaal adigu Mukhrimiintaas mid Waqooyi kasoo jeeda iyo koonfur jooga oo la fikir ah ha u kala abtirin ama ha kala jeclaan. Dhibtaas Xun koonfur ku hayaan sidda damiirkaaga dhibayo, ee inay cadawyihiin kuu tusay in cidna aanay bixinayn oo cadaw Somaliyeed yihiin hakusiiyo.
@AbdirisakYusuf-b5s
@AbdirisakYusuf-b5s 2 ай бұрын
Daadku Kuma bararugsan inan falastiin jihadkenu kahoreyo in laska. Dhiciyo kuwa galada ushaqaya ee qabil. Qabilka noqaybiyay
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
Shuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 Ай бұрын
😂kkk caqliga usheegay in kondur ubahanatay inay xorowdo oo lahaysto diintoda kagu soo duuley ee hargeysa yidhi waa nadiif waxani wlahi waa mashruuc ay istcmalaan isaaqu ama idoorku waxyna natiijo kadhigteen inayan marnaba xasilooni iyo amaan anay helin koofur ilaa ay hadafkoda gooni goataka gaadhaan waxa fahama hawiye waa jahiliin wlahi inan yar baa maskxdooda ku ciyaar aya markii hore waa godane oo Afghanistan inta dhaqaale tabarar daahabshiil kusoosiisay bay koofur tiri aad kuwini waa kuwi jagooyinki godane ama hadafkoodi kamidho dhalinya ahaa intaad i haysto waa ku qarxinayaa 😂ala hiwye walahi loda wax ma dhaamo diinta hargysa gaalada kabxiuzda dastuurka iyuba hysta udiidey maxaya bal is weydiiya caqli dhooohane hawiye caqliga digir buu ku sitaaa😂
@Hussein-Hassan90
@Hussein-Hassan90 25 күн бұрын
Aad baan uga xumahay in Abwaankan iyo dad badan oo Somali ah fikirkaas qaloocan aaminsanyihiin ee umadda Somaliyeed ku dhibayaan, Hargaysana dhibtaas ay walaaladoodda kale ku hayaan wayka samayn lahaayeen oo waxay ugu kala duwanyihiin ma jirto, Lkn Gobood ay u galaan kagana duulaan ayey tahli waayeen, taas cagsigeedda waxay ka heleen koonfur. Hadalkiisana haddii aad dhagaysatay waad fahmi kartaa. Markaas walaal adigu Mukhrimiintaas mid Waqooyi kasoo jeeda iyo koonfur jooga oo la fikir ah ha u kala abtirin ama ha kala jeclaan. Dhibtaas Xun koonfur ku hayaan sidda damiirkaaga dhibayo, ee inay cadawyihiin kuu tusay in cidna aanay bixinayn oo cadaw Somaliyeed yihiin hakusiiyo. Balse adigga oo og in dawlad jilib iyo koonfur ka talisa jirto, aad hargaisa ciddii la fikir ah qawaariijta ina jeelal laggu hayo, ina baxsad halka ku amaangelayaan uga fakato aad dhibtoodda la doontaa waa xannuun iyo xumaato kuu gaar ah ee alle haku caafiyo.
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 4 күн бұрын
Sbbta wxa waaye konfur waxaa ka jiro firaaq bdn oo nidaam dhisan ma lahan wayna u nugushahy , fikir kasto wuu ka soconaayaa maadama uu jirin wax caqab oo u diidaayo. Hdii maanta somaliland waaqiceed uu ahaan ka koonfurtoo kale dhinaca nidaamkooda ka soo horjeedo ayey ku biiri lahaayeen. Haday awoodi lahaayen inay sida shabaab cml power ku le yhn qeybo ka mid ah somaliland sooma aadeen. War iyo dhamaantiis wxay u arkaan shabaab fikirka ay aaminsan yhn meel ay kaga dhaben karaaan.dad cabursan oo wax diiidsan ayey u egyhn lkn wax kaloo dhaamo ayey wyen. Haday is wadi karaan oo ilaa dhamaadka wada socon karaan waan arkeena😢 Wxa fcnan lahyd si kale inuu hab ka ay vision kooda ku fuliyaan inuu jiro
@DubeCiise
@DubeCiise 2 ай бұрын
Soomaliyeey kuwaan waa cadaw eee haleeska dhiciyo adun iyo aaqiraba alllah ku cadaabee jihaadka kuufar yaala yaaalaga dhaadhicinaa
@inaadamturab3195
@inaadamturab3195 Ай бұрын
Cadowga soomaaliya waa Hawiye,isaaq,Majeerteen,iyo Ugaadeen Alshabaabna Iyagaa ka Xun Ka Xasuuqid Badan Ka Musuqmaasuq Badan Kaqabyaalad Badan Ka Dhiigyacabsan Alshabaabna Qabyaalad Baa Dhaahay afartaa jamhadood baa Dhalay Masaajid laysku Haysto iyagaa Jooga oo muslimka kudhiba
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 6 күн бұрын
somali is not free country 100 percent is true. but al shabab is qawaarij wrong .
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 Ай бұрын
Janadii hagelin managuu nagu jihada muu yahuud ku jihaado markuu dhiiga somaliya dadinayo 😊
@rodahassan929
@rodahassan929 Ай бұрын
Waan ka xumahay in aad koox u taagan in ay somalida uun xasuuqaan aad raacdo yay ku jihaadan somali muslimiina masajidada ku laynaaya .
@CilmiXasan-mw8jr
@CilmiXasan-mw8jr Ай бұрын
Weligay ma aray qof i yidhaahda illahay ha caabudin meelkasta oo marayo marka allaah hala cabsado
@rodahassan929
@rodahassan929 Ай бұрын
Warkaaga maba dhegaysan karo dahab baad ahayd maar isu bedelay talaay dadkii teer muqqdisho madaxay ka toogtaan masajidka isagoo kujira .mawaxd iga dhadhicinaysaa waa jihaad walee jahanabad ku socotaad hadanad kasoo hadhin intaanad dhiman.
@Mustafe35711
@Mustafe35711 Ай бұрын
Dee ma ka mudisho iyo konfur. Joogaa lagu jihaadayaa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Ай бұрын
Oo shiiqii ma shabaab buu ku biiray
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
Alshabaab waa dareenkii doonta oo nool
@DhuuhAbdillahi
@DhuuhAbdillahi 2 ай бұрын
Kelmad kasta oo yidhaahdo wuu qoslayaa waxad garanaysaa inuu waalan yahay nacasna yahay wuxuu banaysanayaa dhiig islaam
@FaayMacalin-sg1we
@FaayMacalin-sg1we Ай бұрын
Allah ayaa cebka hufan abwaan c.waaxidna waa geesi caqli ebasiiyay
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
​@@FaayMacalin-sg1weShuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@abdirahmanbihi8035
@abdirahmanbihi8035 Ай бұрын
Diintu marka ay kugu qaloocato waa khatar aad u weyn. Ninkii Cali dilay wuxuu yidhi carrabka ha iga goynina waan ku Sii wardiyayaa, isagoo wardi akhriyaaya ayuu Cali ayuu salaada subax ku socdana seef ku dhuftay, ilaahay amarkii waa caligii janada loogu bushaareeyay isaga oo dunida jooga..
@ainachajama709
@ainachajama709 Ай бұрын
Ninkaasi inuu intaa dhaammo ayaan moodayey, Saw waa wax dhintay...
@mubaarigismacil3250
@mubaarigismacil3250 2 ай бұрын
Cisadii islaamka ma adiga gacanta ku haya
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 Ай бұрын
Kanna ma ku biiray 😮war reer waqooyiga waxay soo wadaan weynaa ?
@mhamadahala
@mhamadahala Ай бұрын
Argagixiso cadaabta allah haydinku fogeeyo
@waasugeone7191
@waasugeone7191 2 ай бұрын
Jahaadka yaala koonfur ee aan aan oolin waqooyi, waad ku wada maranaysaan. Abwaaniina ma tahiine tuug yahay.
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e Ай бұрын
Cibaada miyaa in dad muslimiin ah la xasuuqo Waxeey usha qeeyaan yahuuda qasa xasuuqaya waxba ka ma duwna Orod oo Hargeeysaba qarxi car ogoloow Car israa iil ha ka hadleen allshabaabku Muslimiin unbeey maalin waliba xasuuqaan.
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
Shuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
MUXUU YAHAY : Shardiga sheegaayo in qofka zinaysta 3 ilaa 5 bilood la xidho . (QODOKA 427aad ) Shardiga sheegaaya in qofwaliba xor u yahay diinta uu rabo inuu ku biiro . niyaw waxba lama socotide ......ALLE hanuun waydiiso
@MaxamuudDaahir-lq1ff
@MaxamuudDaahir-lq1ff 25 күн бұрын
​@@HAMSEABDISAMADAHMED Haa saaxib ninkaan meel waliba comenti Noocan ah ayuu ku qoraaya ma oga tastuur wuxuu yahey allah xaqa hanagu dilo
@loneboy3904
@loneboy3904 Ай бұрын
Horta cabdi waaxidow niman dhiigyo cab ah oo argagixiso ah baan gacantooda gashay kana mid noqotay. Islaamnimaduna maaha dad muslima inaad dhiigooda banaysato ee bal waa waxaad ka dheefto.
@Abwaancilmi
@Abwaancilmi Ай бұрын
Lkn xuriyada shacabka inlalaayo banesay maa noo shegtan😢
@Koorsooyin
@Koorsooyin Ай бұрын
Dumarka iyo carruurta in ladooxo ayuu doontay
@mubaarigismacil3250
@mubaarigismacil3250 2 ай бұрын
الحكم بغير ما أنزل الله فيه تفصيل
@SacadCabdirashiid-z6u
@SacadCabdirashiid-z6u 2 ай бұрын
ما هو التفصيل شرح لنا??
@smtrsmron
@smtrsmron Ай бұрын
التفصيل حسب ما اعلم انه يفرق بين من لا يحكم بما انزل الله كرها له وبغضا وبين من لا يحكم بما انزل الله دون ذلك من خوف العدو
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
​@@SacadCabdirashiid-z6uShuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@mohamedsomaali
@mohamedsomaali 2 ай бұрын
Waar abwaankii al shahadadiin buu u galay shuutaa ku sugaya ogow
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Ай бұрын
Waa dadka ay urursadaan dadka cadho darteed ugu biira
@UztadMuxyadiin
@UztadMuxyadiin Ай бұрын
6:22
@halimahassan657
@halimahassan657 Ай бұрын
Asc gamaadiid maansha Allaah waxaad u ahay bulshada muraayad ay eegraan oo wax kasta ku cabira maansho, waxaad tahay aabo soomaliyeed, macalinka bulshada, halkeey kaa martay mahan xaajaduye wall Allaah ayaa rogroga Quliube Allaah yahdiikum.bulshadiina ha moogaan sidii baan kuu sugaysaa.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabdilahimaxamed9372
@cabdilahimaxamed9372 Ай бұрын
ilahay umada somaliyed ha idinka qabto
@faizajama1874
@faizajama1874 Күн бұрын
War ilaahay amarkii badanaa , war iidoor jihaadka iyo janada uu koonfur ka doonayaa maxay tahay. Hargaysa oo kaniisad baa ku taala muu taas ka bilaabo jihaadka. Ilaahay umada haka qabto waalida Iidoor
@SakariyaShigow-o5e
@SakariyaShigow-o5e Ай бұрын
Hargeesa maxaad ugu jihaadi weeysay ee Hawiye ugu jihaadi isaaq Maxaad jihaadka ooga soo fogeeysay
@hibaaqcabdillaahi3134
@hibaaqcabdillaahi3134 Ай бұрын
Wllo hadaa doonayso inaaa jihaad gasho orod oo gaalada la soo dagaalan falastiin aaad😂
@AfrahAli-d9q
@AfrahAli-d9q Ай бұрын
Ninkaan ma cid uu jihaado ma waayey war ka daa dilka masaakiinta
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
Waa fikradaada shaydaanku qabsaday . XasbunaLLAH wa nicmal wakiil
@Liibaanwarsame24
@Liibaanwarsame24 Ай бұрын
Hargaysada uu kaimaaday lagunaxiray waxa kajirana uu sheegay maxuu jihaadka iyo gaalo ladagaalanka ogabilaabiwaayay. Nin ujoodo usooaaday xamar weeye. Asaga kii nageeye ladhahayay waxay shabaab ugu biireen waa inay xamar iyo dadkeeda xasuuqaan. Aqoonsiga ay sheegaan ayay raadinayaan.
@Hussein-Hassan90
@Hussein-Hassan90 25 күн бұрын
Aad baan uga xumahay in Abwaankan iyo dad badan oo Somali ah fikirkaas qaloocan aaminsanyihiin ee umadda Somaliyeed ku dhibayaan, Hargaysana dhibtaas ay walaaladoodda kale ku hayaan wayka samayn lahaayeen oo waxay ugu kala duwanyihiin ma jirto, Lkn Gobood ay u galaan kagana duulaan ayey tahli waayeen, taas cagsigeedda waxay ka heleen koonfur. Hadalkiisana haddii aad dhagaysatay waad fahmi kartaa. Markaas walaal adigu Mukhrimiintaas mid Waqooyi kasoo jeeda iyo koonfur jooga oo la fikir ah ha u kala abtirin ama ha kala jeclaan. Dhibtaas Xun koonfur ku hayaan sidda damiirkaaga dhibayo, ee inay cadawyihiin kuu tusay in cidna aanay bixinayn oo cadaw Somaliyeed yihiin hakusiiyo. Kana hawlgala sidda Hargaisa ay fursad uga waayeen in si lamid ah fursad aanay idinka helin, balse adigo oo og in xukuumad iyo dawlad jilib uga dhisantahay, hargaisana xabsiyadda laggu hayo wixii la fikir ah, aad tidhaahdo halkaas ayaan dabka baxayn ee guba iyana waa xumaankale.
@R3dS3a
@R3dS3a Ай бұрын
Jihadka kufurta aad u imaneyso maxa kudiiday in waqoyi ugu jihadi weyday mida kale dhaman reer Woqooyi oo idil maxa konfur un jihadka ugu so dontan baroorta orgiga kaweyn
@khadijac9841
@khadijac9841 Ай бұрын
Horta jihaad majiree waa jahanama qof muslina dilkiisa Allah naar waliba Allah wuxuiydhi wuukuwaarayaa naarta laakiin waqooyi waaxa adag inay waxkabilaabaan waayo 💯 waanabad laakiin wey qarsoonyiin waxay sugayaan jaanis laakiin koonfur waxa sababta wey kudhuuman karaan
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 Ай бұрын
War waa khiyaali waxaasi koofur waxay usoo dontaan waa yeysan marnba amaan heli xasilooni sbatoo ah waxa laalmaya goonikostka ay ku dhawaaqayaa😂 shaadh dimeed baa loogu Soo gabnayaa😂
@AbadirShafici
@AbadirShafici Ай бұрын
Allaaahu akbar
@XuseenbareCalasoow
@XuseenbareCalasoow Ай бұрын
Masham allaah abwan qaaliga ah cabdi waaxid cali gamadiid allaha ku xifdiyo
@Ismaciil-wg4hx
@Ismaciil-wg4hx 2 ай бұрын
Alh akbr murti iy libx nimo ayu isku dar saday
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q Ай бұрын
Shuruucda iyo dastuurku hadii aanu quraanka iyo xadiiska khilaafayn oo uu waafaqsanyahay dhibaato kuma jirto oo waa waajib in la fuliyo rasuulku waxa uu yidhi المسلمون على شروطهم Qof jaahila ha dhagaysanina ee culumada waaweyn u noqda alle xaqa hayna tusee *Soomaaliyey sida aad dhaqtarada khuburada u raadisaan u raadiya culumada khuburada ah* Oo diintiina ha dayacina iyadaa raasamaalkii ahe❤
@Ismaciil-wg4hx
@Ismaciil-wg4hx 5 күн бұрын
Dastuur ku waxa ku qoran حكم الشعب للشعب mana banana xukun kana allh bis ayaa leh marka faham wa lal ومن لم يحكم بما انزل الله ...marka adi aan ku wey diiye maba nan tahy in xukum ka alle la dul saaro xukum shacab 😊
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 2 ай бұрын
Gamadiid oo noqday sameecadii arsenal adeer calankaa tawxiidka leh ayaa aduun ka xukumi doona eed ka carartay uitopiana anaga waxba nagama qaadi karto
@HassanMuuse-j1x
@HassanMuuse-j1x Ай бұрын
Ax ax Cabdi waaxid waa nin aan aad jecla. Allow Soo hadee
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
Hada ayuu hanuunsanyahay ee ALLE ha u siyaadiyo . Hadalkiisa si fiican u dhagayso hadaad caqli u saaxiib tahay .
@okiomohamed1434
@okiomohamed1434 Ай бұрын
Abwaan maxaad jihaadka meeshii aad joogtay uga soo bilaabiwayday . Haddii jihaadku kaa dhab yahay . Ma koofur kaliya ayaa jihaadka u taqaan?
@Hussein-Hassan90
@Hussein-Hassan90 25 күн бұрын
Aad baan uga xumahay in Abwaankan iyo dad badan oo Somali ah fikirkaas qaloocan aaminsanyihiin ee umadda Somaliyeed ku dhibayaan, Hargaysana dhibtaas ay walaaladoodda kale ku hayaan wayka samayn lahaayeen oo waxay ugu kala duwanyihiin ma jirto, Lkn Gobood ay u galaan kagana duulaan ayey tahli waayeen, taas cagsigeedda waxay ka heleen koonfur. Hadalkiisana haddii aad dhagaysatay waad fahmi kartaa. Markaas walaal adigu Mukhrimiintaas mid Waqooyi kasoo jeeda iyo koonfur jooga oo la fikir ah ha u kala abtirin ama ha kala jeclaan. Dhibtaas Xun koonfur ku hayaan sidda damiirkaaga dhibayo, ee inay cadawyihiin kuu tusay in cidna aanay bixinayn oo cadaw Somaliyeed yihiin hakusiiyo.
@mubaarigismacil3250
@mubaarigismacil3250 2 ай бұрын
Yaa lagu jihaadayaa markaa Jaahilkan bal eega
@mariaali4935
@mariaali4935 Ай бұрын
Allow khaatumada khayr noogu khatim
@mariaali4935
@mariaali4935 Ай бұрын
Idoor wuxuu koonfur ugu wareegaa oo u yimi inuu hor istaago nabada dadka koonfureer alle xaqa dhabta ah hana waafijiyo waa aakhiro sababn 75 firqo oo 74 fii naar ilaa kuwa sunada iyo kitaabka alle goosdanbeedka ku qabsado
@OmarOmar-fw3by
@OmarOmar-fw3by Ай бұрын
Ninkani maskaxiyan buu u xanuusanayaa. Waxaad ka dareemi kartaa qosolka bilaa sababta ah ee uu iska qoslayo.
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli Ай бұрын
Intaa waanu ognahee wax kale ma haysaa dheh kkk 😅😅😅
@Ray_486
@Ray_486 Ай бұрын
Shaydaan, yaad ku jihaadaysaa ma dadka soomaaliyeed, takfiir baa tahay,kuwii dilay cismaan binu cafaan baa tihiin,hadaad jihaad rabto orod tag meeshuu ka socdo waad ogtahaye.
@AxmedDaahir-h2l
@AxmedDaahir-h2l Ай бұрын
Abwaan.aan.jecelahay.ha.isqarxin.ubadkeena.haqarxin.hala.gaadho.xiligeeda
@AsmaAbdixakiin
@AsmaAbdixakiin Ай бұрын
Taraam waa ka jaray lacagtii atmas ninkaan yeelayn iyo ka yeelayaba nimankan ayaa imanaaya kasii yaacaa kuwaan rabinoow
@qoopey3617
@qoopey3617 Ай бұрын
Waad hurudaa ee hurdada Ka kac turam Al shabab buu mushaarka Ka goostay dheh saas waaye sida runta ah al shabab waa calooshod u sheqeestayaal diid ama yeel
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Ай бұрын
Subxaanllaah wax loo sameeyey si umada islaamka loo diciifiyo oo loo kalqeybiyo si umadaan loo boobo loo dhaco .somali meeq faderaalqabiil ayaa loo kalqaybiyey aygoo dhan wax la rabaa in dawoldo yeryer laga dhigo ka dibna sidii andulus laga dhigo..shababn inta laga gaaray arinkaan way jiri doonaan maalintii la gaaro soo ogaada meeshay ku danbayn doonaan...tii rabi lagam quusto alle ayaan ka talo saaranay.
@AbdirahmanMohamoud-k2n
@AbdirahmanMohamoud-k2n Ай бұрын
Jihaadkii ayuu garan waayay meel ka jiro
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 Ай бұрын
WARYAA WARAABE BAHAL AH OO DADKA CUNAA TAHAY MA QARAX BAA CARUURTA IYO HOOYO MCN BAA LA QARXIYAA MA YAHUUD BAA KOONFUR DEGA MAAD KA BILOWDID HARGEYSA KA BILOWDID
@Hussein-Hassan90
@Hussein-Hassan90 25 күн бұрын
Aad baan uga xumahay in Abwaankan iyo dad badan oo Somali ah fikirkaas qaloocan aaminsanyihiin ee umadda Somaliyeed ku dhibayaan, Hargaysana dhibtaas ay walaaladoodda kale ku hayaan wayka samayn lahaayeen oo waxay ugu kala duwanyihiin ma jirto, Lkn Gobood ay u galaan kagana duulaan ayey tahli waayeen, taas cagsigeedda waxay ka heleen koonfur. Hadalkiisana haddii aad dhagaysatay waad fahmi kartaa. Markaas walaal adigu Mukhrimiintaas mid Waqooyi kasoo jeeda iyo koonfur jooga oo la fikir ah ha u kala abtirin ama ha kala jeclaan. Dhibtaas Xun koonfur ku hayaan sidda damiirkaaga dhibayo, ee inay cadawyihiin kuu tusay in cidna aanay bixinayn oo cadaw Somaliyeed yihiin hakusiiyo.
@Optimist-q5j
@Optimist-q5j Ай бұрын
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 Ай бұрын
Filmkan kunfuri kama ilbaxdo
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
UPONE = Abwan = ?????
@AfrahAli-d9q
@AfrahAli-d9q Ай бұрын
Jihaadka jubada ka socda ee buraca aan jirin maxuu yahay
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 26 күн бұрын
Caqli foorara ayaad ku hadashay .
@ibrahimmahmoud8860
@ibrahimmahmoud8860 Ай бұрын
War beenba qudhiinu shagasa ma moodasan sheekada muuse korsibu islahaa wad ku helaysa ee wax runi kuma jiran
@SharmaarkeIsmail-p7q
@SharmaarkeIsmail-p7q Ай бұрын
Hooyo maskiina ooo wado caano ku iibinysa oo tusbax ku warudyaysa intaad qarxiso baad ledahy waa gaalo ilaahy umada idinka qabay khwarij baa tihiin
@Ridwaanabdiducaale
@Ridwaanabdiducaale 7 күн бұрын
@toxobadow9746
@toxobadow9746 Ай бұрын
In dadka laqarxiyo ayow jihad uyaqan sidan jihad ma ahan waa dulinimo
Wareysi Gaar ah - Abwaan Nageeye Cali Khaliif
1:03:44
maktabadda | Af-Soomaaliga
Рет қаралды 96 М.
Soomaalidii hore iyo Sidii ay u xishoon jirtay | Abwaan Cabdiwaaxid Gamaadiid
16:51
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН
GIANT Gummy Worm #shorts
0:42
Mr DegrEE
Рет қаралды 152 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Siirada Islaamka
Рет қаралды 182 М.
Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid
9:57
Cilmidoon
Рет қаралды 25 М.
УНО Реверс в Амонг Ас : игра на выбывание
0:19
Фани Хани
Рет қаралды 1,3 МЛН