Waraysi K'naan Warsame by Mohamud Duladayn

  Рет қаралды 484,007

Somali TV Minnesota

Somali TV Minnesota

7 жыл бұрын

Пікірлер: 592
@shalwamohamedshire5513
@shalwamohamedshire5513 5 жыл бұрын
4 billion iyada oo ay live ii daawanayan Ayaaan kor u hayey calankeyga sumcada dalkeyga ayaan ka doortay hanti Woooooe😍😍😍
@mohamedabdirashid8544
@mohamedabdirashid8544 4 жыл бұрын
Waa wadani dhab ah
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺Ayyyyy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤍🤍💙🇸🇴
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
😢🇸🇴
@Gu7ed
@Gu7ed 2 жыл бұрын
Laandhwere
@kimjanno358
@kimjanno358 2 жыл бұрын
Luuqada oo dhibaysa buu isku dayaya inusan English isticmaliin We proud of k'nan♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ilhaanf663
@ilhaanf663 2 жыл бұрын
Clear Somali uu ku hadlayaa MashaAllah he's more fluent in Somali
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 жыл бұрын
Clear somaali weeyaan!! Adiga wuu ku yara dhaama ayaan u malaynaya!
@abdikadirfarey
@abdikadirfarey 3 жыл бұрын
Hadii aan sumcad helayo dadkeyga ayaan karabaa waa oraah laguugu xasuusan doono hadii aad dhimato xitaa walaal keynaan alle haku sharfo dadka aan fahansaneen oraahdaa iyo qiimaha uu leeyahay qarankeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏💪
@Mohamed-Abukar
@Mohamed-Abukar 7 жыл бұрын
GUYS REMEMBER K'NAAN WUU AWOODAY: 1. Inuu somalida wareer kooda iyo qabyaaladooda inkiro ama ka dhexbaxo sido Mo Farah oo kale 2. Inuu Calanka Canada aduun ka la wareego sida Mo Farah oo kale 3. 2010 kii ayadoo Malaayin qof u heestan inuu Canadian yahay , ayuu ka yaabiyay markii uu Calanka Somalia geeyay xafladii furitaanka world Cup kii 2010. 4. I believe K'naan inuu Somali dhab ah yahay oo Dalkiisana wax ween uso qabtay, kana fiican Boqolaal jaahil ah oo aan maalin kasta Qabyaalad iyo qurun ku taageerno. 5. Full respect my Hero K"naan
@abdiyare2831
@abdiyare2831 7 жыл бұрын
i second that....
@abdimajidmohamed5580
@abdimajidmohamed5580 7 жыл бұрын
Ma xumo hadalkaaga balse Mo farah iyo k'naan ha is barbar dhigin, hana ka dhigin inuu kasii liito. mo farah foundation cid walba somali caawisaa ilaa somalida kenya ,jowhar ,xamat ilaa somaalida ethiopia. ma jirto k'naan haayada sida oo kale. tan kale hadduu qabiilkaaga mogadisho daganyhy ha iska dhigin kaligaa inaa soomaali thy
@MohamedHassan-ni6un
@MohamedHassan-ni6un 7 жыл бұрын
If you grew up with K'naan you wouldn't say that. He had few very close friends and I wasn't one of them but one thing is for sure that DFP always had blue blood in his veins. He also loved to read anything Somali since he was a kid. So please don't compare him to other traitors. Attitude
@hirresheikh1155
@hirresheikh1155 7 жыл бұрын
Mohamed Abukar my hero too bro 2010 i cant forget our flag waving
@Quluud1166
@Quluud1166 3 жыл бұрын
Because waa reer Mugadisho so indhaha ha iska tirin
@clfataaxabubakar1545
@clfataaxabubakar1545 7 жыл бұрын
wlhi waa runtaa knaan waa nin adag maalinta uu heesta calanka qaaday hadii uu calanka canada qaadan lahaa maanta wuxuu ahaan lahaa ninka aduunka ugu caansan
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 жыл бұрын
clfataax Abubakar Haa wlh zhp lkn somalida wax loo dhinto ma istahilan alle hana soo toosiyo wilkan mustaqbalkisa ayuu magaca somalinimo udhumiyay
@mohamudahmedmohamud2607
@mohamudahmedmohamud2607 3 жыл бұрын
Sxb C/fitax sxb wllkena k'nan haddaba waa wiilka ugu caansan aduunka midas waxa cadaynaysa world cup aduunka 2010 this is legend
@farahrahma7572
@farahrahma7572 7 жыл бұрын
I know knaan I met him 7 years ago wat great guy loving and fun so proud of him i have never seen someone as genuine as he is proud to be his cousins
@abdirahmanyuusuf5632
@abdirahmanyuusuf5632 4 жыл бұрын
Big legend
@MohamedYuss
@MohamedYuss 3 жыл бұрын
Thanks for the great comment you changed my perspective
@abdifitaax6678
@abdifitaax6678 2 жыл бұрын
Zhzhdj
@baharos
@baharos 2 жыл бұрын
P CD
@aishanuur9823
@aishanuur9823 7 жыл бұрын
kaynan waa wiil lagu fano mashllh im form hargeysa wana jecly magaca. somali kaynan wxan ku xasusta calnka simaliyed ee u ka dhex mujiyay garonki ciyaraha inta ba wx lo dhiga jirin we loves somliya ilhy sidedi ha ku so celiyo❤qabilna waa duli plz ha la iska saro qudhunka
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Aisha Nuur 😂😂😂😂😂
@user-fn6mz3ly4u
@user-fn6mz3ly4u 3 жыл бұрын
@@somalivlogs6780 maxad ugu qosleysaa
@apdizalan8132
@apdizalan8132 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂🙂😄😄😄😄
@farxiyomaxamed5050
@farxiyomaxamed5050 2 жыл бұрын
Aisha wll figradada saiimka ah ilhy hakuu daayo illahow halmar itus soomali oo mid ah adiga wax walbo suurta galiyee rabiyow itus😪🇸🇴❤️
@afrahmator9477
@afrahmator9477 11 ай бұрын
❤❤❤
@mascuudducowaalidmaraagto2135
@mascuudducowaalidmaraagto2135 5 жыл бұрын
K,naan would never let Somalian people in generally down, he is legend
@malekseifert9909
@malekseifert9909 10 ай бұрын
K , naan , we love you from Ethiopia
@Jiimka
@Jiimka 7 жыл бұрын
Aad & aad, Keynaan waa Geesi Soomaaliyeed intaa qofka Keynaan aan u ogoleyn waa yeelkadiis ee badda biya ha ka cabo....full respect bro!!!
@hazaar322
@hazaar322 7 жыл бұрын
k naan is amazing human being. we like him and support him. K'NAAN when ever you need us we gonna be here for you
@cadnaangelle9037
@cadnaangelle9037 7 жыл бұрын
Walahi qofkii k'naan naceb ama qabiil Ku riixaya Waa cawaan somaliyeey hadaad ogtihiin inta uu k'naan Ku wayaay qadiska calanka Somalia maanta kuma aadan muda haradeen
@dooxajoogaxmedfuraaat8271
@dooxajoogaxmedfuraaat8271 6 жыл бұрын
Cadnan Gele
@kidinkvevo3258
@kidinkvevo3258 5 жыл бұрын
zxb sax waaye knaan waa legendary somali oo wadani ah
@amrannuur9596
@amrannuur9596 3 жыл бұрын
Kaynan qabil mxa loga nacaa mideda kle dad la riixo kama dhalan hg sacad sacid by ka dhashay
@meemuunmaxamed3212
@meemuunmaxamed3212 2 жыл бұрын
@@amrannuur9596 sax
@mariaali677
@mariaali677 2 жыл бұрын
Geeridada kadib xitaa kuma iloobi dooono✊❤🇸🇴
@KhalidMohamedwrestlingbraywyat
@KhalidMohamedwrestlingbraywyat 3 ай бұрын
He is still alive
@AliA-ij2lj
@AliA-ij2lj 7 жыл бұрын
Ma sha Allah K"naan ! He is wise man very intelligent who never let down his own people may Allah bless u brotha much love all the way from #Djibouti
@abdallahassan6342
@abdallahassan6342 7 жыл бұрын
sumcad dadkeyga aan karabaa uu dhahay wn ilmeyay dadna somalinimada eey kafanayaan
@maxamudmursal3979
@maxamudmursal3979 5 жыл бұрын
Wuxu yiri marabtid in cadow gagu fahman tatikadada wllhi wa qof nadiif ah
@SihaamMohaa
@SihaamMohaa 6 жыл бұрын
K'nan Abdi warsame wa shaqsiga somalida uku jeclahay Wana qofki ad u jecel somalinimada wlh isku qawil ma nihin hadana aad aya u jeclahay o anan u tageera nolow k'naan🇸🇴🇸🇴❤🌍🙏
@cookingwithhafza8081
@cookingwithhafza8081 7 жыл бұрын
MASHAALLH. K'NAAN SIFIICAN OO DAGAN AYAAD U QANCISEY WALAALIHII SHAKIGA YAR KU JIREY , ANIGA WAXAAN KAMID AHY DADKA OG SOMALI NIMADA SIDA EEY KUUGU WEEN TAHAY, WAXAANA KA MID AHYA TAGEERAYAASHADA ,BARAKALLAH
@haifocashaquhanaaxoahmed8216
@haifocashaquhanaaxoahmed8216 6 жыл бұрын
Cooking With Hafza hafzo halkana ma jiko / madbaq cusub baad ka furatey ahahah kaftan.com
@hayaattv8989
@hayaattv8989 6 жыл бұрын
+HA IFO CASHAQU HA NAAXO Ahmed waryaa afkaa suubi
@abdulmohamed1185
@abdulmohamed1185 5 жыл бұрын
Sumcad Tan Dadkeyga Ayaa Igu Filan Ayuu Dhahay wlhi Proud Of You My Brh 2018
@shiinesomali
@shiinesomali 7 жыл бұрын
K'NAAN BRO ANAGA AYAA KA RALIGALINAYNO WAXII AY SAMEYEEN CARUUR WAX MAGARATO AH WE LOVE U CADAWGAGA U NOLOW
@SalmaAhmed-nn8hk
@SalmaAhmed-nn8hk 7 жыл бұрын
ONE IN A MILLION SOMEONE LIKE KEYNAAN. WE DON'T HAVE MANY PEOPLE LIKE HIM. MASHALLAH KEYNAN BROTHER
@cabdicasiisiskalaajimahamu8871
@cabdicasiisiskalaajimahamu8871 7 жыл бұрын
Wlahi magaca somali ninka aduunka barag waa k'nan soomaaliyey cisigeni buu dip usoo celiyay
@maroodibig503
@maroodibig503 7 жыл бұрын
K'NAAN waa fanan aad u wanagsan inuu somali yahane ku faana marka somalida waxan odhan lahaa dhaleecaynta ka daaya
@safiyaluul9802
@safiyaluul9802 7 жыл бұрын
Maasha allah waa run kaynaan sumcada dadkaaga aad ka dhalatay ayaa kaaga sharaf badan intaad dal kale calankiis qaadan laheed sababto ah maanta sharaf Wayn bay somali kuu heesa
@ibraahimboodboode6080
@ibraahimboodboode6080 7 жыл бұрын
Ma ninkii calanka Somaaliyeed 2010 ciyaarihii adduunka sare uqaaday qabiil ku sheegteen Qabiilow magacaa ba
@fadumomahamud7595
@fadumomahamud7595 7 жыл бұрын
Somali inkaar ayii khabaan
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 7 жыл бұрын
soomali dhaayo laay k'nan asoo soomali canadian ah ayuu calankiisa ku qaatay waving flag dadne wey ka faanayaan maanta calanka
@wizzcadaanicade6976
@wizzcadaanicade6976 7 жыл бұрын
ibraahim boodboode illahayow somali soo hanuuni
@xamariboy8689
@xamariboy8689 6 жыл бұрын
ibraahim boodboode beenta jooji 2010 waxoo u qaaday south africa not somalia aabahiis wasaha
@abdalaabdi3731
@abdalaabdi3731 6 жыл бұрын
+Xamari Boy waan ka soo muu qanay
@BakarBullet
@BakarBullet 3 ай бұрын
asc walalkey k.naan cabdi warsame runti qof ku dayasho mudan ayaa tahay garanaya halka laga jiro ku adag dintisa iyo dalkisa iyo dadnimadisa masha allah allaha ku xafido cadowga alle ku casiyana shartooda allaha ka xijaabo laxowma walaa quwahta illah bilaah cid wax ka badali karto malahan inta alle haysato wadna ku mahad santahay ilahey malinka qiyamo haka abaal mariyo runti somali wado dulunimo ah ayaa lagu wadaa jinsiga o la dooriyo diintoo laga saaro damiirko laga dilo dalkoodiyo laga so qaxiyo iyago ah dadka dunida uga qanisan ee alle diinta islamka kumanestay khayrad ka dunida o dhan yala siiyay cimilo wangsan siyay geesinimo iyo dadnimo siiyay ayaa cadowgi alle dagal ku qaday oo qaarna baadiyeyay qaarna rabaa inu hada badiyeeyo dhaqamo xun xun oo horay loo ga baran kuwa dalka joogo iyo kuwa dibada jogaba la baraya qaar xabsiyo lagu guray qaar iyago nool xubnihi jirkoda ugu qalisana laga saatay inta la iskaga dhigay dhakhatir iyago cafimad qaba operation lagu sameyay kadinba opration ki ku dhintay lo diwan galshay sidasna xubnibi logala baxay wadnihi kaliyihi asagana sidas lo asay warq qorala gu qoray naftisi kuwayay ragi iyo dumarki oo la is ka horkenay dumadki singel mother wada noqkden awood gooniya la siiyay iyo dhaqale abihina usan dhinaca wanagsan u fakireen o dagal lagalayo xaski ilmaha u dhashy intey isku maqnayena ilmihii la badiyeeyay qaar qanisnimo labaray qaarna lagaleesiyay ragina dumar jinsi kala guurkooda kufanayan ma gabar aan soomali aheen baa halyey somaliyeed dhali karta fikrad ahaan teeyda ma amin sani halyey kasta o somaliya somaray ama somaridoono gabar somaaliyeed baa dhashay ilahana nimcadas ku maneestay marka waxan in ka codsana dhamaan umada somaliyeed meel walba ku nool qoralkeyga hadi aad aragtaan fadlan fikradeyda inta ka dhiman ha kundaraan aan midowno diinta alle ku midowno dadnimada somamiyed ku midowno cadowga alle ka cishano nimcada alle nasiiyay ugu horeeso islam nimada khayradka dalka awlaada tarabiyadooda wadanka sidii aynuugu laban laheen somaliya somali baaleh 1 diin iyo 1 dal nagawada dhaxeeyo alle ayaa mahad u sugnatay sigarana waxan ugu mahad celina walalkey keynan cabdi warsame allaha ku xifdiyo walal dardaranku wa cabsida alle kuwi janada ku kulma allaha naga dhigo inta dhimatana allaha u naxaristo inta nolna allaha xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedadam2947
@mohamedadam2947 7 жыл бұрын
K'naan is a Somali hero. He waved our flag in an international event and many of us shed tears of mixed emotions with the sheer hope he represented for Somalis and Somalia that World Cup night of 2002. He is proud Somali and will never let down the pride and and dignity of Somalis, but rather is our son that we must trust to champion what others could see as Somali vain.
@salmamoha7498
@salmamoha7498 7 жыл бұрын
it was 2009!
@MohamedAli-mb2qd
@MohamedAli-mb2qd 7 жыл бұрын
Salma Moha it was 2010
@froveli60
@froveli60 7 жыл бұрын
Mohamed Adam 2002 lmao
@abdikanisahal
@abdikanisahal 6 жыл бұрын
2002 lol 😂
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 5 жыл бұрын
It was 2030 😂😂
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Waa nin aad u caqli badan oo aragti fog isagoo kale Allah hanoo badiyo nolow k'naan❤️
@akhatanzugali8229
@akhatanzugali8229 7 жыл бұрын
mnsha allh k'nan waa fanan somalina wxaa lga raby in ay ku faanan maahy in ay qabiil ku caayaaan alle haku sharfo kaynana
@saciidtaariiqst1825
@saciidtaariiqst1825 6 жыл бұрын
Masha llah alaha ku barakeeyo allahu akbar 🇸🇴💯❤️🌹
@abdimutaalmiyir58
@abdimutaalmiyir58 2 жыл бұрын
K'naaan really made us proud that time. I write this comment in 2021, a time our gov't discloses the kidnapping of Ikran Tahlil in the worst ever expected way. We pray for peace. We pray for Unity. Somalia shall stand.
@omirmalik5301
@omirmalik5301 6 жыл бұрын
akhas akhas ma knaan ayay kumudaharaadeen? somaali waa noocaas waa waxa dalkoodii usoo gubeen qashinkaad tihiin wasaknaan wuxuu uqalmaa in cagihiisa biyo lagu maydho oo kor looqaadowaa ninkii millions of people calanka Somalia kor uqaadayadku dadkooda way wayneeyaan lkn somalidu wa qashinALLAH HAKU DHOWRO KNAAN WADANI INA WADANI ILOVE YOU YOU MAKE ME PROUD
@aishaabdulkareem7186
@aishaabdulkareem7186 2 жыл бұрын
You are a legend. Much love 😍 from Nigeria 🇳🇬
@iidsucuudixaamud9487
@iidsucuudixaamud9487 2 жыл бұрын
Mansha allaah kanan cabdi warsame halayay.soomaliyaad uulayso Waxaan.kacosanyaa inaan helo Meelnaa. Kala hadloinsha allaah
@bashirtheyoutuber2973
@bashirtheyoutuber2973 2 жыл бұрын
My man Dulyadeyn. I met him 3 years ago when he came to New Zealand. He is the man and he is also a good example to all the Somalis living in Minnesota.
@museybagolden4319
@museybagolden4319 6 жыл бұрын
I never thought I he speaks Somali that much well proud of you
@mohamednoorkhalif5443
@mohamednoorkhalif5443 6 жыл бұрын
MUSEYBA Golden museyba aan garanay miya mise
@heartlessG640
@heartlessG640 3 жыл бұрын
Living legend KyNaaN much love brother🐐🇸🇴👑
@nadamohamed4643
@nadamohamed4643 6 жыл бұрын
"sumcada yaad ka rabtaa dadkaaga hadaad sumcada ka rabto dadkaygaan sumcada ka qaatay" 😻😻😻
@abdiyare2831
@abdiyare2831 7 жыл бұрын
Knaan my boy from Kiplin High! much love bro.... Soomali hero ayaa tahay. Apologies for the inconvenience caused by our Somali brothers in Minnesota.
@ridhwanruun7553
@ridhwanruun7553 4 жыл бұрын
Kaynan we proud to have dear brother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@kdibrahim3325
@kdibrahim3325 7 жыл бұрын
K'naan guuleyso jir oo joog waligaba walalkiis you are the best and we love you ❤
@gorygoryahmed791
@gorygoryahmed791 2 жыл бұрын
Mr Kenan he is a proud young boy he respect his flag of somalia
@iqraomarnoor3576
@iqraomarnoor3576 4 жыл бұрын
Legend wye kay'naaan cadowgaaga allaha kaa qabto walalkeeeena allah ku sharfo aakhiro io aduunba❤❤❤
@msandhool8761
@msandhool8761 7 жыл бұрын
runti knaan waa wadani waana geesi an ku faano hadaan nahay soomaalida muqdisho ku nool
@Alhamdulilah_-4_-everything
@Alhamdulilah_-4_-everything 5 жыл бұрын
Walal keynan When I grow up I will be stronger They call me freedom
@ermygang
@ermygang 3 жыл бұрын
When I get older
@jjmus7742
@jjmus7742 3 жыл бұрын
ᴊᴜsᴛ ʟɪᴋᴇ....
@bilanolad7096
@bilanolad7096 4 жыл бұрын
Inta ku aminsanaa kabadan bro u r always my heart keep going 🙏
@fartuunabdalla6611
@fartuunabdalla6611 5 жыл бұрын
Somaali xishood laaay ayagoon wax fahmin ayey ceyrinayaan😢 War wiilki tageero hala siiya anagoo dagaalo na dahshadeen ayuu calankeena dadka so asuusiyay
@asmarmaalik9335
@asmarmaalik9335 3 жыл бұрын
Beentada ma aha. Ninkan somalia asigo adun magac iyo lacag heli kara ayu magaca somali kor ugu qaday. Filimanta buracad badeda iyo xumanta laga sameyo maka hadlayan kan oo sawir wanagsan ka gudbinayo na way xasdayan
@sahrabashiir9360
@sahrabashiir9360 2 жыл бұрын
Sss
@afrahmator9477
@afrahmator9477 11 ай бұрын
😂
@shamtesfamariam2694
@shamtesfamariam2694 4 жыл бұрын
We love you brothers Eritrea
@hilaacmedia8210
@hilaacmedia8210 7 жыл бұрын
masha Allah tabaraka llah kunaan amaan iyo sharaf waxaa ugu filan calankiisa oo kor uqaday kana muujiyay mesha guul k'naan
@hafsosiman3980
@hafsosiman3980 7 жыл бұрын
msha allh guur aan ku rajeynaa
@qaranimosomalia8919
@qaranimosomalia8919 7 жыл бұрын
Thanks Knaan you are really somali we love you.
@gorygoryahmed791
@gorygoryahmed791 2 жыл бұрын
Kenan the best ever young Somalia who still believe on Islamic suni person and nationalism believer long live to Mr Kenan Insha Allah ameen
@nashwamire9684
@nashwamire9684 3 жыл бұрын
K naan ani waxaa aaminsanahay inuu wadani yahay qofka marba haduu calankisa dadkisa iyo dalkisaba kufanaya wuuna u dhimankaraa keep going brother
@somaligirl2724
@somaligirl2724 6 жыл бұрын
knaan plz come in somalia we love you 😢
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 5 жыл бұрын
Ha u Joojin Kuwa Cuqdada daashatay ee Ciyaal Say Walahi ladhhaaa Waalidiintooda oo kista Yar oo Ceydha isku heysto Habeen iyo Maalin ayeey arkaan iyo Qabiil iyo Qabyaalad ka sheekeeynaa. You are the best actor and Our Role Model Mr. K'nan We Love you 💌👈 Keep Going broh 🇸🇴🇸🇴💪
@mohammadawil4235
@mohammadawil4235 7 жыл бұрын
wuxu u hadlaya si nadiif ah runti qof kasto fahmi karo xita kuwa ka so horjeedo
@qaranimosomalia8919
@qaranimosomalia8919 7 жыл бұрын
Walaalkiis knaan waa ku jecelnahay. waana aqrisanaa saad ugu doodid delkeena iyo delkeena. Soomaali dhabaad tahay.
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
War ninkaan lacala hadaadan taageerayn haka hor istaagina barnaamijkiisa somali dhib badanaa bro full Respect ha niyad jabin keep going waanku garan taaganahay wixii wanaaga xumaan alaan ka magan galnaye kaamana filayno wax xumaana waxaanba ku faanaa inaad tahay legend somaliya
@raahohusein1984
@raahohusein1984 4 жыл бұрын
masha allah walaal knaan waxaa tahay wadani soomaali lakiin soomaalida qar ayaa jecel xumanta hau baxin waxaa tahay fanaan sharaf leh calankena ku faano mujiyay soomaalinimada guul iyo gobanimo
@ahmedhanad96
@ahmedhanad96 2 жыл бұрын
He's calm and humble ma ch Allah 🇸🇴🇨🇦
@wow6708
@wow6708 7 жыл бұрын
knaan waa wiil fiican i was confused when they said people were protesting against him i never thought in a million years knaan would look down at his people or his religion knaan waligaa jir oo joog you are a true patriot.
@ibraahimboodboode6080
@ibraahimboodboode6080 7 жыл бұрын
Somalis in minisota must apologize to mr ke,naan
@maliboy8143
@maliboy8143 7 жыл бұрын
trust me
@hassanjama682
@hassanjama682 5 жыл бұрын
Guul Kenyan
@kidstoysfactory9888
@kidstoysfactory9888 7 жыл бұрын
K'naan Xaal qaado bro ciyaalkan talaajada la sheekeysta ka bax warkooda
@simancabdi7149
@simancabdi7149 7 жыл бұрын
ninkaan waa kii calanka somaliya aduunka tusey
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 7 жыл бұрын
K,naan waa muwaadin soomaali sax ah oo aa ula jeedo maaha munaafaq neceb dadkiisa iyo dalkiisa iyo diintiisa,ilama aha intaan ka arkay nin shilin ka dooranayo dadkiisa iyo dalkiisa.wadani sax ah.
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 7 жыл бұрын
Kanan sxb udulqaado somalidu waa dadkagii dhalinyarada wala khalday somaliyey qofkaaga wala taageeraa elama bahdilo anigu rer muqdisho lakin waa casimadeyda wanaku fanaa guul geeisga
@fredobenji9007
@fredobenji9007 7 жыл бұрын
knaan has to run for president in Somalia 💯
@lesspeedy9414
@lesspeedy9414 3 жыл бұрын
This guy is Somalia Legend✊🏿✊🏿✊🏿
@cirdhul8252
@cirdhul8252 3 жыл бұрын
Wan ku jecel nahay wll wanan ku xisnay 2021 cida dawanysa farta tag
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 3 жыл бұрын
Oh my god this men is amazing wlh I love you so much 🤴🏻💕🙏💉🇸🇴
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
somalidu wanaag way ka guureyn qabiil baa la Fogaaday
@razvaxultra6333
@razvaxultra6333 2 жыл бұрын
Mashaa allaah excellent man still speaking Somali wwwwwwww Mashaa allaah alxamdulilaah
@rooblerageedi4564
@rooblerageedi4564 2 жыл бұрын
Proud of Mr kynaan .... laga billabo 2009 oo dhagtayda ku soo dhacay codkaaga ilaa maanta I am big fun for u bro ... sidaad noogu dhaadato yaanu kuugu dhaadana Hadaa ogtahay ajnabi kasta waanu gaarsina that you ar from big ancestors... Ku noolow wacnaan iyo ladnan walal
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 7 жыл бұрын
K'naan nolooow we alwys always love you walaleee nd we will never forget you walal😍😍
@faadumoibrahim1177
@faadumoibrahim1177 5 жыл бұрын
Wwwww knan walahi waa qof aqlileh o hadana degan masha allah calankeena adbuu Kor ugu qaaday meel dhaxaa o anlaga aqoon ayuu kalulay kuna so canbaxshay
@afrahmator9477
@afrahmator9477 11 ай бұрын
❤❤❤🎉
@user-sm1pt5po3l
@user-sm1pt5po3l 5 жыл бұрын
K'naan ha u joojin somali maryoolay horay usoco abwe ❤❤❤❤❤
@abdishakur9
@abdishakur9 4 жыл бұрын
Knaan Viva MR great influencer, my brother we love you in Ohio and we will always stand by you.....
@omamara9911
@omamara9911 7 жыл бұрын
ma sha Allaah kenan walaal Allaah ku xifadu
@mohamedabdirashid9914
@mohamedabdirashid9914 2 жыл бұрын
Marka aan Dawanayo Ninkan wlh Ina Ilmeyo Ma Celin Karo He’s Legend Wlh Calamka Wuxu Tusay Somali Inay Jirto Waa Qofka Sababta U ah In Manta Somali la yaqano Boqolkiba 60% Knaan guleyso the
@munaaxmedaadan6749
@munaaxmedaadan6749 5 жыл бұрын
k"naan walhy Wuudalaya u sheeg k"naan in lasoo calin doono wabrigii 1960"ilaayo"1991: ileen had wabrigi xilagaas majirane hade xaqiiq wayi imaan doonta wabrigi somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Dijareality
@Dijareality 2 жыл бұрын
K'naan much love bro, from New York we stand with you keep waving our flag proud of your accomplishments bro
@asxaabul-ducaat2852
@asxaabul-ducaat2852 2 жыл бұрын
He is really super hero and an intelligent legend' he keeps stuck in his original identity and empowering his pple ... im proud of him he wont let us down.
@abdiaziz7595
@abdiaziz7595 2 жыл бұрын
Legend Mansha Allah 😁 Allaha Ku xiftiyo
@nasranasir2329
@nasranasir2329 3 ай бұрын
Masha Allah legend ku daaysho mudan somali nimada ku wentahy Allah ku xafido abowe 😍
@deepfurniturework7216
@deepfurniturework7216 3 ай бұрын
Nin raga waa nin raga geesi geesi dhaley knaa wll wax aad noqotey nin agteena qiimo kuleh oo hantey quluubteena 2024
@abdifataaxalidige1265
@abdifataaxalidige1265 7 жыл бұрын
full respect my hero knaan
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 5 жыл бұрын
Knan poqor batahay cadowgaga ma ciil baxo adunka farxd ku jogo akhirana sidi roon wlhi wxthy wiiiil qaran Everday wn ku tagera long life
@motivatorstv4576
@motivatorstv4576 7 жыл бұрын
Mansha Allah Wariyaha iyo Keynaan labadinabo aad baad umadsantihin sida aad uga haqabtirteen dadkii waxaan xun ka amin Sanaa musalka somalidana waxaan kula dardarmayo daganaasho iyo dadnimo in ey mujiyaan marxalad kasto
@monam4602
@monam4602 3 жыл бұрын
Ala wll ninkaa yaa igeeya 😍😘😘 iluv u k'naaan💖
@hunizahaji974
@hunizahaji974 5 жыл бұрын
K'naan we love u forever ur our international Star please kusoo noqo saaxada caalamka make us proud as u did already
@amardiid305
@amardiid305 7 жыл бұрын
wariye sare IyO mr keynaan RaG culus wadaniyaal waad SalaamaNtihiin
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 5 жыл бұрын
Waan taageeraa wlhi ninkan From Hargeisa Republic of somaliland.
@nimosuleiman9493
@nimosuleiman9493 2 жыл бұрын
We are very proud of u k.naan🇸🇴🇸🇴
@fardussalah5015
@fardussalah5015 7 жыл бұрын
he is amazing wlhi....fariiid dheh
@knaanmohamed3583
@knaanmohamed3583 7 жыл бұрын
mahad sanid knaan soomaaliweyn waa ku taagersantahy keep doing moviga thanks brothor
@ibbeergaal2000
@ibbeergaal2000 6 жыл бұрын
we are all with you k'naan . peace love ✌.
@mdsaifulislam2117
@mdsaifulislam2117 5 жыл бұрын
Knan,love u,bcoz u re a really talented...love from #Bangladesh.
@alimoha2925
@alimoha2925 5 жыл бұрын
K'naan taagere waalan ayaan ku ahay . waxaa tahay geesi waxaa tahay wAdani .horay usoco😄😊🌍
@proud_army1559
@proud_army1559 2 жыл бұрын
Masha allah🥰
@kingabdulali1536
@kingabdulali1536 Жыл бұрын
Wahhalla. 😂❤ Minneapolis Minnesota. We LOVE AND MISS U MOMMA AFRICA😂🎉
@somalidhalad3483
@somalidhalad3483 5 жыл бұрын
Keynan wanka xumahay halyey waa tahay balse dad maqabtid alle haku xafido boqortooyo aad baan kujeclhy kuna tageraa waxa tahay qof qaaliya waliba adunko jooga ayaa calanka somali kor uqaaday intaa calanka Canada dhigtay Moh farah waa kan markasta calanka UK kufaana aaway kii uu udhashay ee qiimaha badnaa
@umkhalil2379
@umkhalil2379 6 жыл бұрын
Masha allah ilahey ha ku xifdiyo
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Keynan wa geesi somaaliyeed shanta somaliyeed kufaana filim haday sameesan karaan kuwan mudaaharadaya maxay u sameesan waayeen cidna lo joojin maayo guuuuul keynan somaalida xalaasha ku garab taagan jaajuusiinta qabyaalada dilootay ha mudaharadan waligood bay Xasan sh maxamud iyo ninkasto xamar cade ka dhex arkan ku mudaharadi jiren cuqdad rabaaniya dawo maleh ee wabiyada Minnesota isku tuura dheh 😀❤️🇸🇴❤️🇩🇯❤️🇩🇯❤️🇸🇴
Musical Performance by K'naan
29:11
Conrad N Hilton Foundation
Рет қаралды 38 М.
I Need Your Help..
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 154 МЛН
ПООСТЕРЕГИСЬ🙊🙊🙊
00:39
Chapitosiki
Рет қаралды 29 МЛН
Кәріс өшін алды...| Synyptas 3 | 10 серия
24:51
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
Maxaa Laga Baran Karaa Falanqaynta Dhimashada Raisi
1:01:57
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 27 М.
USTAAD MUXIYADIIN. dhacdhaca soomalida
2:35
PODCAST & ONLINE
Рет қаралды 10 М.
K'NAAN VISIT MOGADISHO
3:17
somalworld
Рет қаралды 83 М.
Warraysi : Qisoosinka Heesaha lafoole iyo waayaha noloshiisa.
32:57
Galaydh Media
Рет қаралды 149 М.
President Clinton & K'NAAN speak about the Horn of Africa crisis (CGI 2011)
4:30
Clinton Global Initiative
Рет қаралды 266 М.
CIGI Campus Celebration, featuring K'naan
6:15
Centre for International Governance Innovation
Рет қаралды 427 М.
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1 МЛН