Waraysi Wiil Reer Jabuuti ah oo indhaha Nolol lagaga soo tuuray

  Рет қаралды 42,779

Sacadguray Family

Sacadguray Family

Күн бұрын

Waraysi Gabileynewsonline la yeelatay dhibane Liibaan Mustafe Xasan oo weerar ay dhalinyaro reer Jabuuti ah oo ay ka wada tirsanaayeen Garabka Dhalinyarada ee xisbiga mucaaaridka ee MRD
ay isagoo nool ka soo tuureen indhihiisii kadib marki wiikan dhalinyarada ah uu isaga baxay xisbiga MRD.
Waraysigan oo u khaas ah Gabileynewsonline.com
Waxa qaaday Siciid Cali Dahir (Sacadguray)
Brussels

Пікірлер: 60
@戏剧HotCdramaKdrama
@戏剧HotCdramaKdrama 8 жыл бұрын
Subxanallaah Allah haku siiyo caafimad zareecan wlll incha alllh
@Caaqil-yare
@Caaqil-yare 8 жыл бұрын
walaal ilaahey waxaan kaga baryeynaa inuu cfmaad taam ah ku siiyo nuurkaga kuu soo celiyo insha allaah
@yahyaismail4380
@yahyaismail4380 8 жыл бұрын
ilhay ha caafiyo arigisina ha uso celiyo alle ayaaa awood leh subxanalah
@ahkavich3439
@ahkavich3439 8 жыл бұрын
alle hanoo kaa cafiyo iftinka indhahadana alle haku soo celiyo si niyad leh baa kugu duceyay walal
@naimaosman6732
@naimaosman6732 8 жыл бұрын
Ilahay ha u soo cesho nuurkiisa liibaan
@amranabib8800
@amranabib8800 8 жыл бұрын
ax ax wlhi waa qoraal waxani insha allah waa la soo qabanayaa cadawgaaas adigana illahay ha ku gargaaaro
@EchoLife99
@EchoLife99 8 жыл бұрын
Illhay hausso celiyo nuurkiisa insha allah illhay hacafiyo
@funny-tl2sz
@funny-tl2sz 4 жыл бұрын
wllo alle hakucaafiyo amiin yarbi
@ilhanjecel3540
@ilhanjecel3540 8 жыл бұрын
Wa les dili jiray lkn waligay ma maqlin qof indhaha lagala baxay subxanalaha
@filsanroble776
@filsanroble776 8 жыл бұрын
Ilhay ha cafiyo cafimad sarecana allha ku siyo walhi wan ka xumahay lkn ilhay wa qafura raxim ilhay haku cafiyo cafimad dag daga alha siyo amiiin ya rabi
@fiican4264
@fiican4264 8 жыл бұрын
subxaanalah yaa allh wll ilahay haku caafiyo
@qurxintaugbaad5110
@qurxintaugbaad5110 4 жыл бұрын
Masha aalh wllo
@mukhtatahmet8949
@mukhtatahmet8949 8 жыл бұрын
Alle hakuu soo celiyo aragaaga wl
@khadroh8605
@khadroh8605 8 жыл бұрын
allaha cafiyo maskiinka wlhi waxa laga xumado Waye wlhi allaha gacanta ka jaro kuwa Ku geystay dhawacan
@zargoz5293
@zargoz5293 8 жыл бұрын
alaha uu gargaaro wiilka yar ee dhalin yarada ah insha allah alaha ku soo celiyo indhahaki
@RahmoQaali
@RahmoQaali 4 жыл бұрын
Mashallah abayo horusoco qali my love 💖🥰🌹❤😍🌺🍁🙌🤝👍👍
@khadraherbal8124
@khadraherbal8124 4 жыл бұрын
Horumar wacan waalo
@AyaniitakitchenBeautyTv
@AyaniitakitchenBeautyTv 4 жыл бұрын
Ilaheyow caafimaad si walalkey
@umuanzalchannel2271
@umuanzalchannel2271 4 жыл бұрын
Illhy ha cafiyo 🤲🤲😭😥
@iskufilanshigdaahir1153
@iskufilanshigdaahir1153 8 жыл бұрын
subxaanallaah waligeed lama arag waxaanoo kale axmaqsanaa mexey tahy indhaha leyska saarayo illahow caafi
@tayeeqlow2566
@tayeeqlow2566 7 жыл бұрын
Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun noloshadal
@haboonosmaan3820
@haboonosmaan3820 8 жыл бұрын
Allaha ku cafiyo indhahaga allaha kusoceliyo wax Alle agtissa kuadag majiran wasbanu aakhir wax la arkay ma aha waxan allow qatumada notosi
@abdimasgaaa1657
@abdimasgaaa1657 8 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdimasgaaa1657
@abdimasgaaa1657 8 жыл бұрын
ilaahayoow cadow cafi yaa Rabbi
@yubnacadey5048
@yubnacadey5048 4 жыл бұрын
Masha alaah wankusoboqday
@healthyandfitnessstayhealt7858
@healthyandfitnessstayhealt7858 8 жыл бұрын
ilaahey haku caafiyo aboowe
@sahrayusuf3644
@sahrayusuf3644 8 жыл бұрын
liban ilahey haku cafiyo walalkey arinkan mid naxdin leh waye
@anhaarkashkaash9844
@anhaarkashkaash9844 8 жыл бұрын
yaa rabi caafimaad taam ah sii walalkeen aragiisana usoceli
@jamalomohamud183
@jamalomohamud183 8 жыл бұрын
Allaha ku cafiiyo
@najmaabdi7008
@najmaabdi7008 8 жыл бұрын
ilah nuurkada hakusocesho walal
@simraanmohamed6445
@simraanmohamed6445 8 жыл бұрын
caafimaad ah ilahay haku siiyo wllky somaliyed dagaal wn arki jirnay lkn indho leska bixinaayo wey ii dhineed cafimad taam ah alle haku siiyo kuwi wuxushta ahaa oo falkan Ku geystay rabi ayaa ka jaasayo inshlh
@eid.noradinnoradin7953
@eid.noradinnoradin7953 8 жыл бұрын
ilahay wlkay liban haku cafiyo wanad cafimadi dontaa
@ayaaibrahim3029
@ayaaibrahim3029 8 жыл бұрын
ilahey ha ku cafiiyo subxanuulah
@caabiali3606
@caabiali3606 8 жыл бұрын
waa arikii ii ugu horeysay oo qof cadowgaga ah anu kufarakicikarin
@saynabsomalia9555
@saynabsomalia9555 4 жыл бұрын
Oh sorry maskiin dheh 😭😭😢😥🥺
@binyaminahmed689
@binyaminahmed689 8 жыл бұрын
Subxaanalaah Aaaah
@amandaarcher7919
@amandaarcher7919 8 жыл бұрын
Dhaawaca Somali kale maa u gesatay!!!! Cadowga ugu xun xitaa Sidan ma sameeyo. Ilahow noo gargaar
@maryanali1678
@maryanali1678 8 жыл бұрын
subxaana laah waa aakhurusaman warkii wax arkayay indhaha hadii laga tuuro kii noolaa la dilo kii marhore mootanaa qabuuraha laga soo faqo maxaa inoo haray soomaali meelwalba ayjoogto ilaahow iimaanka ku sooceli walaal waa imtixaan sabur ajarna xisaabso
@safiyaaquxley6436
@safiyaaquxley6436 4 жыл бұрын
Subxaanallaah
@sakimo6675
@sakimo6675 8 жыл бұрын
alaha ku cafiyo
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 8 жыл бұрын
ilaahw ugargaar adaa awoodo waxkastee
@layliitaahmed1458
@layliitaahmed1458 8 жыл бұрын
ilahay caafimad ha ku siiyo indhaha ha kuu soo. ciliyo lkin qofkii farkaas kadanbeeyo ilahey ha soo qabto lkin waxas oo kaleh iska daaa qof somali walalkiis saaas u galey lkin qof gaaleh ma sameenkaro alah xumaah qofkaas
@deeqcaabi5636
@deeqcaabi5636 8 жыл бұрын
illahooow caaaaafi
@healthyandfitnessstayhealt7858
@healthyandfitnessstayhealt7858 8 жыл бұрын
ikaaheey Hano kaa caafiyo aboowe
@fadumoibrahim2667
@fadumoibrahim2667 8 жыл бұрын
ilhoo cafimad kusee
@abdirashidelmi6487
@abdirashidelmi6487 8 жыл бұрын
Don't dislike the story..although is bad news..because KZbin will downgrade the viewing..please like..so more can see this story..
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 4 жыл бұрын
Yaaa alllah Yaaarab wlhi waa argagax
@razziakjaz5557
@razziakjaz5557 8 жыл бұрын
Ce la chute de DAF dieu vois tout alhamdulilah que Liban témoigner en gros merci mon dieu DAF un manipulateur ouffff.
@rashadgoodman2.056
@rashadgoodman2.056 8 жыл бұрын
Le povre il sont méchants ce qui lui en fais est je suis somalie ne 😢😢😢
@shugrirabah9085
@shugrirabah9085 7 жыл бұрын
Moidemoiselle Bilane mmmymumummumumumumuuul
@susanpuntlander2817
@susanpuntlander2817 8 жыл бұрын
subxanalah allh yaaa ilaah illaahow caafi oh sorry wllhi waa wax laga xumado maahi reer jabuuti lkn waa fal foolxun illahay inta hanoga simo illahay nogama dhigo arin sii socota siyaasada Somalia ama dadka somliyed tanoo kalley soo waday wanata ilaahow umadada hishisi
@abdimasgaaa1657
@abdimasgaaa1657 8 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdimasgaaa1657
@abdimasgaaa1657 8 жыл бұрын
🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈
@mahadsayid9223
@mahadsayid9223 5 жыл бұрын
Barbartiyo shaqalahawisbirsaday barbartagsnsawradooda rayigikasoobaxahantiwadaginaanbadbadinaa
@deeqcaabi5636
@deeqcaabi5636 8 жыл бұрын
wlh am srry illahow caaafi ada cafin karee
@einsteintito6240
@einsteintito6240 8 жыл бұрын
Jeune homme garde l'espoir et la connexion du Dieu...La vie n'est pas éternelle mais elle est parfois de haut et de bas.Tu as eu un acte inacceptable par un voyou mais tu respectes encore des idées bravo et bravo ainsi que bon courage.Il y a toujours un espoir de s'en sortir dans cette situation indésirable.
@eid.noradinnoradin7953
@eid.noradinnoradin7953 8 жыл бұрын
ilahay wlkay liban haku cafiyo wanad cafimadi dontaa
@raakhiashekh2486
@raakhiashekh2486 8 жыл бұрын
wlh waaa geesi allow kudhoor oo caafimaad taam ah sii insha allah wlh waa wax aad u xanuunbadan
@戏剧HotCdramaKdrama
@戏剧HotCdramaKdrama 8 жыл бұрын
Subxanallaah Allah haku siiyo caafimad zareecan wlll incha alllh
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
QORSHAHA FARANSIISKU KA WADO GEESKA AFRIKA & SAAMEYNTA SOOMAALIDA?
26:18
Kaftanka Siyaasada 574 oo aad u xiisa badan
54:37
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,3 М.
Line-by-line analysis of Hakan Fidan's speech in China
22:21
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 291 М.