Dayax films 🎥 last four years aan ku xernaa waa wiil somalinimada ku weyn tahay Dayax aboowe boondheere libaax igu salan 27 sano ma arag xamar cadeey aloow barakeey muqdisho cadeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Inantaa wan iska jeclahay waa qof qalbi wanaagsan garashadayda iyo aragtidaydaba masha allah wllo farxad baad haysaa alle hakuu siyaadiyo insha allah
@sacdiyocadey20433 жыл бұрын
Muqdizho waaa hooyada qof kasta oo soomaaaliya🥰🥰🥰
@omararale79623 жыл бұрын
💕 ma Sha Allah Warda
@luulmawliid19353 жыл бұрын
Mashaallh
@FatimaAli-mz7iv3 жыл бұрын
MASHA ALLAH HABBO GALIN FANANKA WAHAAHI GALIN
@sheekhabenmaxamuud96842 жыл бұрын
Masha allah 🥰♥🙏
@mohammedabdi70613 жыл бұрын
Dadka Hargeisa ku dhashaa waa dad gob ah oo qalbi wanaagsan. Wax kasta waa bedeli karaa lakin Hargeisa meel uguma dhici karo. From Maakhir
@saadocabdiraxmaan4053 жыл бұрын
THANKS WLL MCN
@karimhasan89673 жыл бұрын
Siyasadunba lagu kala duwanyahay ee wax xuman kale ma dhex yaalan somalida
@waxgaradmediachannel12983 жыл бұрын
Wa runta qofki yara caan ah somaliland kasoo jeda e taga somalia wxa lagu qasbaya inu aflagadeeyo somaliland
@mohammedabdi70613 жыл бұрын
@@waxgaradmediachannel1298 Haddii dhalinyarada Waqoyiga ama Somaliland ka taga mediaha lagu khasbayo inay ka hadlaan waa arrin milgaha, dhaqanka iyo gobonimada meela ka soo gelin. Markay tahay hablaha waxa fiican oo waajib ah in wax siyaasad loo isticmaalin. Waxay ka dhigantahay midaasi adiga oo qof ku martiyey u sheegay in sacab ku cayaaro. Hase yeeshee gabadhan iyo kuwa kaleba marti cidna ugama aha geyiga Somaliyeed.
@ruuneyabukar703 жыл бұрын
maashaa allah music wax fiican maahin inaa iska daaysid qeerkugu jiro
@falisgacal52893 жыл бұрын
Muqdishu waa meel martida ad Uso dhawayso walaashey mcn wllcme to xamar Cadey 🥰🥰🥰
Masha allah tan yari waa fariid waan la dhacey runtii habka Edaabsan suaalaha uga jawaabeysay iyo dhoola cadeynta qurxoon.....
@asadmaxamed20092 жыл бұрын
Waw gudh
@abdullahiahmed5813 жыл бұрын
Masha alah wlaal warda alle haku sharfo weligay kugulama taliyeen fanka ku biirto codkaaga dahabigaa bilaa music buuba ku fcn yhy
@updifatahmaxamuudhasan85833 жыл бұрын
Mansha allah wllshy alle hku barakeyo ✌💥👌💯
@khalidyare23553 жыл бұрын
M.a abyo warda saxiid waxan leeyahy Soo dhawoow abyo mcan waa anagoo ah inamadii Hargeisa we hada jooga muqdisho oo an kaga Soo horeynay so dhawow 🥰 dayax films lipax dayaxow waan Ku wataa pro 👊🥰 Si Kal iyo laap ah from muqdisho 👍❤️
@maheemdahir53293 жыл бұрын
Maasha alla ha galin fanka Aad buu u fiicana codkaagu
@ayanabdi11323 жыл бұрын
Welcome warda diamond ❤
@farhiafarah69543 жыл бұрын
Mashalah.
@aliofficial244443 жыл бұрын
Masha Allah
@axmedgambool78353 жыл бұрын
Aad bn kuu. Tageeraa Dayax. Waraysiyadaada aad. bn u jeclhy 🥀♥️. Alle. Hku sharfo powe
@somalia27303 жыл бұрын
Mogadisho waa hooyada soomaaliya
@asiyafarah10353 жыл бұрын
Fanka hagalin macanto san kumacantay ❤️🇮🇪🇮🇷
@MkXiddo3 жыл бұрын
*Warda Saed Omer* ❤️
@mreditor100943 жыл бұрын
Keep going somali younger's 🥰🥰
@abdinuurgashiin93393 жыл бұрын
Welcome to moqdisho warda saciid
@army-on8wp3 жыл бұрын
Masha alaah
@amrannoor6043 жыл бұрын
Codkeedu waa dahab 💝
@shiinebeatsofficial15973 жыл бұрын
Maasha Allaah Cod Malab Ah Leedahay Gabadhaan
@axmedisak48883 жыл бұрын
Im already fell in love with this girl 😢❤️
@darishore8143 жыл бұрын
Waraa meesha jaceel doorada kala tag
@axmedisak48883 жыл бұрын
@@darishore814 haha
@sadiasheikh14133 жыл бұрын
@@darishore814 ma nooli walahi 🤣🤣🤣
@nasteho12933 жыл бұрын
Mansha allah ❤️❤️
@najaxxuseen60253 жыл бұрын
Masha allah 💜
@Mohamed-abdalla24.3 жыл бұрын
I really love her natural beauty noise warda keep going sister❤️👍🔥✌️
Maasha allah wllo codkagu waa kayga oo kale . Fanka kugulama talinayo.lkn waxan ka jeclaan lahaa adiga oo quraan ku akhriyaa
@lovely-ls5xp3 жыл бұрын
Wardoo yinkoo dhanpaa Geesi yaal ahe🥰😍💞💞
@madinaali99253 жыл бұрын
Gabadhan ka timid somaliland markey joogto muqdisho waa somali lakin markakale waa somaliland reer somaliland waa jisaryo subxanalah
@Bosspodcast-q6j3 жыл бұрын
cod dahabsan wlshy warda😍💎
@mohamedciltire48143 жыл бұрын
Keep going wll warda
@khadarmahad54853 жыл бұрын
Mncha AllaH warda ziciid
@farxaanfarxaam76023 жыл бұрын
Masha alllh qali allle hakuu barkeeeyo
@MrAhmedyaasiin3 жыл бұрын
Ilaa hadda dayax wax somaliland ku lidi ah muu samayn muqdisho qofkastaa wuu tagi karaa laakiin hal shuruud ayaa jirta waa inaad ahayn siyaasi xil kahaya somaliland ama qof caan ah oo bulshadu eegato dayax waxaan leeyahay hore usoco masuul xagaa iyo Ankara Turkey iyo somalida kunool ayan kaa sugaynaa inaad nooga soo diyaariso clips quruxbadan
@abdulkadir5323 жыл бұрын
Warda saciid Masha allah cod dahabi ah❤
@yusufabdillebarodiintaada84983 жыл бұрын
Soo dhawoow
@jamaaljocker82053 жыл бұрын
Wll heestan yaaqaada dookhaygan doqonkee
@abdallekaynaan75543 жыл бұрын
Asc waa aqliga ay leeyihin waa in ay rag iyo dumar baa ay qaban in mel lagu garo mid kowaada waa fanan mid labada KZbin amaanka illahay nagama qaado Isha Allah
@the_kaarto3 жыл бұрын
Amazing
@haniosman42793 жыл бұрын
Warda🥰
@ahmedkhadar19013 жыл бұрын
Wllhi dayax sidaad u xumaan aad la doonayso slaned waad naga helaysa
@samatar14333 жыл бұрын
🥰🥰🥰😍😍😍😍
@abdulhakimthahir43613 жыл бұрын
Mashallah beautiful girl
@Somali_One1953 жыл бұрын
Waaaw keep going my sister
@handahusseinmohammed78483 жыл бұрын
Wwwwww keep going sister 😘😘😘
@abdiasiiskaliifahmed93993 жыл бұрын
aadbay u cod macantahay hore usoco
@faadumoxaashi42433 жыл бұрын
waaw masha alah kusodhawaw muqdisho dad madiido walalshay mcn warda waaw reer hargaysa is helay masha alah
@nadifoabdiali39963 жыл бұрын
Maasha Allah sister ku soo dhoowa moqudisho
@kaeya_kun33683 жыл бұрын
Muqdisho waa dhulkaagii hooyo ama dadka soomaaliyeed oodhen magaalo madaxadoodii ku soodhawaw muqdisho . Barakee alow xamar from yurub
@mohammedabdi70613 жыл бұрын
Mogadishu adiga ayaa iska leh. Allah ayaa ku siiyey, cid aad marti ugu tahay ma jirto.
@faadumoabdi6603 жыл бұрын
wa runtaa bro m.a
@bashiirxirsicali93662 жыл бұрын
M.a
@ayanna_mx46133 жыл бұрын
Pruh the title made my day 💔😂😂
@sagaldheeman98933 жыл бұрын
Mnsha alh wllshy warda siciid alha ku barakeeyo codkaga
@amalabdurahman9323 жыл бұрын
Ku so dhawoow moqdisho abaayo
@sawdaaxmed973 жыл бұрын
Waaw wRda🥰
@kamalkhaldoun59493 жыл бұрын
SOO DHAWOOW ANAA XAMAR DEENAAN JIREY WAA MAAGALO MACAN OO CIDWALBA DEGANTAHAY.JAW.I FROM DENMARK.
@sahracr10733 жыл бұрын
Quruxeey Muqdisho ku soo dhawoow badwayn baanad soo gashey ee (be careful )
@saladocali59773 жыл бұрын
www masha allaah ❤🥰👌
@faatimayuusuf26833 жыл бұрын
💘🌹
@apdimohamed94913 жыл бұрын
Inantan Waxay Isku Eegyihiiin Jacaylkayga WLLHI Been maaha inan Aan is jecelnahay OO Halkaa Taagan Weeyaan Markaan Warda Arko iyada Aya I soO Hor istaagta