WARDIYIHII LAYABKA LAHAA!

  Рет қаралды 45,302

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Күн бұрын

Пікірлер: 378
@markabomarkabo9130
@markabomarkabo9130 2 ай бұрын
Aniga wa kayar Dada dayda 20 lkn sida ujeclahy qisooyinkaga xitaa xafadii sawda qalib baa layga baxshey love you hppti🎉❤
@NacimaclqadirNacimaclqadir
@NacimaclqadirNacimaclqadir 2 ай бұрын
Aniba 19 hdana waa jeclahay gabadhan❤
@gesdhere5596
@gesdhere5596 Ай бұрын
😅😅😅
@gesdhere5596
@gesdhere5596 Ай бұрын
Da"ayar jeceshihina
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Жыл бұрын
Ilaahay wiixii xunba haynaga xiijabo aamiin aamiin
@FatmaOsman-i7v
@FatmaOsman-i7v 9 ай бұрын
Hbo ani KZbin been buu iga sheegay 15 jir baan ahay😢😂❤
@KiinOsman-zv2rp
@KiinOsman-zv2rp 2 ай бұрын
My Ani will yariis an ahy habar yar❤
@AyaanCaliabdi-z2s
@AyaanCaliabdi-z2s Ай бұрын
❤❤🎉
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 2 ай бұрын
Gabadhey Sawda, amiin ! ( اللهم اكفنا من شر الظالمين )
@SafiyaXusen-k6e
@SafiyaXusen-k6e Күн бұрын
Aamin yarabi abayo mcn walhi aniga waaxn ku jeclhy sidee walshey hooyadey mcn idhshy okale alle haku xafido abayo mcn saan ku jeclhy alle haku jeclaado❤❤❤❤❤❤❤❤m.a wax thy abayo gawar qalbi wanag san abayo 🥰🖇🥰🥰
@NasexoCadey-uu8er
@NasexoCadey-uu8er Жыл бұрын
Masha allah ❤❤
@canababdishakuur6578
@canababdishakuur6578 Жыл бұрын
Alaah haku brakeeyo
@niema5404
@niema5404 Жыл бұрын
wankutaageera manshallah drs sawda Allah yabaarik huno aadban ujeclahay qisooyinkaaga❤
@Xaawayuusufnuure
@Xaawayuusufnuure 2 ай бұрын
20 wali ma gaarin ani eedo 2008 dhashay🥰😳
@Nuura-zf7kf
@Nuura-zf7kf 3 ай бұрын
walhi sidaanku jeclahay habo macaan ilaa Aanku daawado maalintu mabab dhamays tirna ❤❤❤❤habo sawda qurux wax kale ma daawadoba ee noo soo badi❤❤❤❤
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm Жыл бұрын
Sowda abyo anigaa ka wayn oo ku taagrera waxan jiraa 43 alle haku xifdiyo quruxeey
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir Жыл бұрын
Qaab daganaantaada qiso jeedinta wa m.a❤ alla diinta markii lagu dhaqmaayo mcnaa.
@Aaminaahmedcateeye
@Aaminaahmedcateeye 10 ай бұрын
Mansh alllh wlo sawdda qalib dar alle ayaan kuu jecladay. Qisoyinkaaga wan dhegayiistaa si joogto ah ❤
@LuulMohamed-rg7dc
@LuulMohamed-rg7dc Жыл бұрын
Maasha allaah aniga waxaan ahay hooyadaa ookale waana kugu haystaa
@AsmaAdan-kb4wf
@AsmaAdan-kb4wf Жыл бұрын
Mashallh sawdaa adban kujeclahy walhi
@shukriali3911
@shukriali3911 Жыл бұрын
MashaAllah Habo Sawda Ogoow Waayelana wa ku Taageran waliba in badan aan anigu ugu horeeyo Xabibti sidaas ula soco waan ku Jecelnahay Allaha Idin Xafido Ehelkago dhan Ameen ❤️❤️❤️❤️
@saacidmohamedosman5325
@saacidmohamedosman5325 Жыл бұрын
Sawda Anagana Xagee nagu illowday Aad ayaan kuula soconnaa Barnaamij-yadaada qiimaha Badan Masha allah Alle ha ku xifdiyo
@sacdiyahabargidir6589
@sacdiyahabargidir6589 Жыл бұрын
Yaa alah sawdo tan cawa kuriyona qiso wa dhafty ilahey shartoda alaha naga badbaadiyo 😢
@dagancali754
@dagancali754 2 ай бұрын
Xalay ma sexan 😂😂😂
@UmuRaxmaInabashiir
@UmuRaxmaInabashiir Жыл бұрын
Xalne ayay ka jirtaa walal
@umuikraan9508
@umuikraan9508 Жыл бұрын
Maasha allah boqoradeena allah noo kaa daayo walaahi waan tebaa qisooyinkaaga shalay jimco ayey aheyd waan ku sugaayay wiilka aad habaryarta utahay ayaa ixasuusiyay oo igu dhahay hooyo maanta waa jimco habaryar masoo geleyso aniga qosol walaahi carruurta wey ku barteen
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Masha Allah idhunko wiilka anhabaryarta uahay masha allah waa caqlilow allah hadaayo
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
Malintada furta KZbin ilaa manta wan kula socadaa allah ku barakeeyo abayo sawda illahy darteed ban ku jeclahay ❤❤❤❤ anigo jamacad jooga ayn ku dwaada siidan uu xiiseeyna qisooynkaga
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Waa runtaa qaali malin anan commitment gaga arkin majirto allah hakubarakeeyo casharadana hakusahalo thank mcn ❤❤❤❤
@asadyusuf164
@asadyusuf164 2 ай бұрын
​@sawdamqaalib your the best 👍
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 2 ай бұрын
@@sawdamqaalib Amiiin mcnto jazak allah
@hudajamac4392
@hudajamac4392 Жыл бұрын
wllhi daday mshegto wayo waan Buuranahay Aragtidayda waxa uegay qof sodanjira waxana jiraaa 19 sano 😍😍
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 Жыл бұрын
Hilibku waa cadaw iska rid huno wakhti isgali
@TerrenceGoodrich-wc2om
@TerrenceGoodrich-wc2om 6 ай бұрын
Abaayo wali waa lugu fahmi kartaa inaa yartahay self confidence isku qab cayilku waa cadow laakiin dadna cayil ayay raadinayaan tartiib isku caatey adigoon ka fakirin inaaad is caateyneysid markaas ayaad sii cayileysaa you are still baby healthy diet gal galab kasta 2 hours soco biyo badan cab bariis baasto rooti sugar intas iska ilaali good luck my sister ❤❤❤
@IQRACALI-pu6jp
@IQRACALI-pu6jp 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AragsanAbdullahi
@AragsanAbdullahi Ай бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
@shugruyawyaw9257
@shugruyawyaw9257 3 ай бұрын
Maha iladha linyarta waku dawata ee dumarka ah waan ku Jaclay gabar yarban ahay hadana waan ku dawada❤❤❤❤
@umurowda6887
@umurowda6887 3 ай бұрын
waad mahadsantay alle ha kuu gar gaaro mar kaste meel kaste iyo good kaste anigu waan kaa waynahay
@XawoAli-vu7ud
@XawoAli-vu7ud Жыл бұрын
Anigu waxanjira 56 o wakudawada
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Жыл бұрын
Haa xbbti sowdaay waanu ku jeclanahy alle haku xafido
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman Жыл бұрын
Habo waad uqalan taa Wanaag oodhan alle haku xafido adiga iyo reer kaada ❤
@habibahoussen624
@habibahoussen624 10 ай бұрын
Maasha Allaha sawda adigu wan kaway nahay
@abshiroxassan5224
@abshiroxassan5224 Жыл бұрын
Haa sowdaay waa runtaa malaha waa age ka dumarku ugu war jecelyihiin❤❤
@Aishaa-r1n
@Aishaa-r1n Ай бұрын
Aniga 15 jir ayaaba ahay ka sheekee habo 😂
@SacdiyoBarqadle
@SacdiyoBarqadle Жыл бұрын
Mashaa allah sowda waxaan kaa dawadaa germeny allaha yaxfidiki
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Жыл бұрын
Weyka jiraan xattaa Waddakeena laakiin markii la ogaaday xoogas wey yaraadeen
@KooshassanAllale
@KooshassanAllale 28 күн бұрын
Merci bisous sawda Macan badan 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@ShukriShurk
@ShukriShurk 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@LeylaXasan-s1y
@LeylaXasan-s1y 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤aniga waan ku jecelnay noolow adoo nabad ah
@AbdisalanAli-q9m
@AbdisalanAli-q9m Ай бұрын
Qisooyin kaada mcn waaye wllhi❤❤❤
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Bismilahi wa naxay wllh subxana allh
@FartunIpra
@FartunIpra 25 күн бұрын
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Aamiin aamiin anaga iyo adigaba
@حفصةعمر-م7ي
@حفصةعمر-م7ي Жыл бұрын
shukran mcnto Allah haku barakeyo
@farxiyamalin
@farxiyamalin Жыл бұрын
Sowda ani waakaa waynahay ogow ❤😂
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mashaa Allah walasheyn Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid
@ayaniitaosmaan6202
@ayaniitaosmaan6202 3 ай бұрын
Masha alalh wll anigu 20 jir ahe wana kuwata wakhtiga waa ila shta xota😢❤
@HappyMahamed-l4p
@HappyMahamed-l4p 17 күн бұрын
Habo mcn wn ku jeclahy saaaid walibana❤❤
@ladiiramoxamed
@ladiiramoxamed Ай бұрын
My abar yare ani wili waa yaraxy waxna jira 16 saas thyna waan jecelahay sheekoinkaga wlhi abaayo xabeen io malin dhan waan dhiigaysta❤Aalh haa ku hafido wll qali❤
@AminaAbdi-c8t
@AminaAbdi-c8t Жыл бұрын
Manshallah wlhi wa runta aniga waxan 32jir qisoyinkada wan suga tv kadawa abayo allah haku sharfo dar Ilahey ayan kujeclahay adiga iyo asxabtada waxan niga barya in ad iso duceysan owlaad ayan ubahanahay in u Ilahey isiiyo Thanks mcanto
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Ilahay awlaad bari ah haku siiyo wllo adiga iyo inta aan haysanba 😢🤲
@dagancali754
@dagancali754 2 ай бұрын
Ilahy awlad bari ah haku siyo mcnto ❤😊
@fartuunqaali5211
@fartuunqaali5211 Жыл бұрын
Aggah magacii waa labadalaye sawda qaalib❤
@maryanqueen-hj9kl
@maryanqueen-hj9kl Жыл бұрын
Masha allah habo wad uqalantaintasinkabadan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah sister ❤
@MaryanSaciid-j8k
@MaryanSaciid-j8k Жыл бұрын
Masha allaah allahakuxafido abaayo qaali asxaabta cusub ayaan kamid ahy❤❤❤
@wacanmuse7865
@wacanmuse7865 Жыл бұрын
Way joogaan Sowday Somalia waa meelaha ugu fudud ee ay ka shaqaysan karan wllo.
@shamsoyussuf9872
@shamsoyussuf9872 2 ай бұрын
‏السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سوداء ما شاء الله الله يحفظك الله يطول عمرك جزاك الله خير خير الجزاء وأحسن الله إليك
@caaishadaahir4505
@caaishadaahir4505 Жыл бұрын
Hambalyo abaayo horumar wacan ayaan kuu rajeenayaa hore usoco
@m.buraale3732
@m.buraale3732 Жыл бұрын
Alle hku sharfo oo haku barakoo adna wll
@aminahashi3757
@aminahashi3757 Жыл бұрын
Quruxey ani mudo snd hal bil ka dhimn October ku Barty 27jir ahy 🎉
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Thanks ❤❤❤❤❤
@bahjomuqtar274
@bahjomuqtar274 2 ай бұрын
M.a wllshey shekoyinkeyga ada ban ujeclahay dadeydu wa 30
@zaharahaad1314
@zaharahaad1314 2 ай бұрын
Illhy haku xafido abyo runtii wax badan baan kaa faaiday illhy haku sharfo ❤
@AragsanAbdullahi
@AragsanAbdullahi Ай бұрын
Dadka kugu xidhan allah haku xifdiyo❤❤❤❤❤
@Nawaleyy
@Nawaleyy 2 ай бұрын
Ani ugu yaran lawo bil ayan ku aqaan sidas eythy waan dhameeyste vedioyadadii hore waana kaahele abayo ilhey haku dhoooro❤❤❤❤❤
@Qalibadan
@Qalibadan 9 сағат бұрын
Aniga 21 ayan jira but mardow lee channel barte mashallah keep going sister❤❤
@faadumomohamed4179
@faadumomohamed4179 2 ай бұрын
Maya waxan jira 17 wan ku jeclhy ilahy darti weliba Qaali❤
@najmiita1
@najmiita1 Жыл бұрын
Sawday ku jecliya qli 🥰🥰🥰
@IqlaasCaabi
@IqlaasCaabi 3 ай бұрын
My waxaan jiraa 16 wana kutageraa ilaahey dardiis ayaan kuujeclahay
@AsmaQalbi-ru3tu
@AsmaQalbi-ru3tu 2 ай бұрын
Sawda Ani waxa jiraa 19 wanan ku tagera ❤❤❤😊
@SihaamOmar-qy6yj
@SihaamOmar-qy6yj 8 ай бұрын
Alla wey jogaan somalia qiso ku dhacdy gabar aan qarabo ehen ey ku dhacdy nin ey shukansaneysy oo danta oo ushagansnyy aba ehed inuu kilyaha ka baxsado
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 3 ай бұрын
Maka baxsadey😢
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 2 ай бұрын
10bil kabacdi dawaa m.a tageero❤
@asadyusuf164
@asadyusuf164 2 ай бұрын
M.a
@MohamethMohamuth
@MohamethMohamuth 2 ай бұрын
I was 17 years old Anna xataa waanku jeclahay
@ASMR47
@ASMR47 Жыл бұрын
Mashaallah sowda quruxey ❤
@FartunIpra
@FartunIpra 25 күн бұрын
Allaah haku xifdiyo abaayo sowda❤❤❤❤❤❤
@Katishire114.
@Katishire114. 2 ай бұрын
Masha allaah waad istaahishaa in Lagu taageero❤
@hodangeedi5393
@hodangeedi5393 2 ай бұрын
Kula de Manchin laakiin waa ku daawanaa waxbadan
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Жыл бұрын
Maasha Allah, nin foojigan ayuu ahaa. Xaafada aad ku cusub tahay waa inaad si fiican u barataa dadka degan iyo dhaqdhaqaaqooda. Mahadsanid Sawda, waa sheeko lagu cibraa qaadan karo.
@FaadumoWarsame-j8b
@FaadumoWarsame-j8b Жыл бұрын
Asc abaayo sowda soo or orda xageee usoo urudnaaa❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Жыл бұрын
@@FaadumoWarsame-j8b Sheekada cusub u soo orda ❤️👍.
@Rahma-x1h
@Rahma-x1h 2 ай бұрын
❤asc wr wbr galab wanaagsan akhyaareey ❤
@ruqiyahadi7261
@ruqiyahadi7261 Жыл бұрын
😂😂😂 haday 5 dolar Ahaan lahayd xitaa waan saari lahaa eedo ilaahay haku barakeeyo ❤❤❤
@عبدالناصراحمد-ن1د
@عبدالناصراحمد-ن1د 2 ай бұрын
maasha allaah walalo Alle haku xifdiyo sowda qaalli
@naciimamuse663
@naciimamuse663 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة ❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤. Mansha Allah, waan jeclahay in aan ku daawado. Waana ku dhali karaa da' ahaan, allaha ku xafido ❤❤❤❤❤.
@Toyoraljannah-tx6wb
@Toyoraljannah-tx6wb 25 күн бұрын
Hye anaga mana ilmaamty TEAM 18_25 ONE LIKE❤
@MohamudMuse-dg5vo
@MohamudMuse-dg5vo Жыл бұрын
Masha allaah Alla haku xifdiyo wllshay
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Wcs my dear abaayo sowda cadeey aadbaan udhownahay inbadan
@xaawahasan-bf4br
@xaawahasan-bf4br Жыл бұрын
Sowda cadeey sheekadaada lagama xiiso mashallaah 🎉🎉🎉🎉❤
@SacdiyoMaxamed-d9v
@SacdiyoMaxamed-d9v 2 ай бұрын
Aaminsowdo❤❤❤❤❤❤❤
@naciimamuse663
@naciimamuse663 Жыл бұрын
Dr. Sawday inbadanba waxan tabaya kalmadadi aheed samirkad janada ku galysa ee dib uso celi wll❤🎉 thanks
@hoodoabdilahi9448
@hoodoabdilahi9448 Жыл бұрын
Sawdaay sxp waan ku tageeraa qisooyinkaaguna ima dhaafaan
@nimaidris3371
@nimaidris3371 3 ай бұрын
❤❤ machallah barakallah fiki bi alfi khair
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 2 ай бұрын
Qofku haddii aanuu doonreyn qisadiisa Muxu u soo gudbinsyaa
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 Жыл бұрын
Masha allaah abayo mcn mahadsanid hal dolar iyo kabadan ayad naga istahisha❤❤❤❤❤
@Farxiho
@Farxiho 2 ай бұрын
Wan ku salamay sowdo qali❤
@hoodomohamett1749
@hoodomohamett1749 Жыл бұрын
Taageero lambar one kuu ahay waxaana jiraa 23jir waxaana ahay marwo❤ aamiin😊
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 5 ай бұрын
Masha Allah wll ilaahay ha kuxiiftiyo❤️❤️💓💓💓❤️❤️
@Aaminaahmedcateeye
@Aaminaahmedcateeye 10 ай бұрын
Mansh alllh wlo sawdda qalib dar alle ayaan kuu jecladay. Qisoyinkaaga wan dhegayiistaa si joogto ah ❤ 5:06
@YasmiinCabdi-sk8tr
@YasmiinCabdi-sk8tr 3 ай бұрын
Ha nosodhigin qiso somaali marabno wll sowday
@xaawaadan1226
@xaawaadan1226 2 ай бұрын
Ku jacelnahy abyo🎉😢
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Adigana sidookale my abaayo sowda sharafeey
@shukriabdullahi9279
@shukriabdullahi9279 Жыл бұрын
Mashaa allaah xabiibti
@hodanyusuf5342
@hodanyusuf5342 10 ай бұрын
Masha Allah sowda ❤❤❤❤
@J.M.0101
@J.M.0101 2 ай бұрын
Wcs waraxmatullahi Amiiin Like ta hadi lagu celcelin laha 100000000 jeer ban ku taban laha walalo
@KaltuunMaxamed-q5z
@KaltuunMaxamed-q5z Ай бұрын
Alaha ku xifdiyo adigana
@saadiaaden4514
@saadiaaden4514 2 ай бұрын
S.a.w
QISADA MARYAM WAA QISO QALBIGA TABNYSA XAQIIQDI!Q.1/@sawdamqaalib
22:15
JACAYLKII ISUBADALY MASIIBDA!!@sawdamqaalib
29:03
Sawda Qaalib
Рет қаралды 37 М.
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Askarigii jacaylku kudhacay!@sawdamqaalib
22:13
Sawda Qaalib
Рет қаралды 37 М.
QISADA MUWAFAQ IYO BORSADI NOLOSHISA BADASHAY!@sawdaqaalib
46:24
Sawda Qaalib
Рет қаралды 59 М.
KIISKA ZAYID IYO GABDHII WAREGA BADNAYD!!@SawdaBillan
48:16
Sawda Billan
Рет қаралды 44 М.
QISADA SAALAX IYO WAFAA!@sawdamqaalib
35:03
Sawda Qaalib
Рет қаралды 51 М.
Ninkii ayaa kadhuntay maalintii arooskeda!@sawdamohamud
31:08
Sawda Qaalib
Рет қаралды 46 М.
CALIGII MUCJISADA AHAA!!/Q.1@sawdamqaalib
21:15
Sawda Qaalib
Рет қаралды 31 М.
QISADA THURAYAA WAA QISO XANUNBADAN!Q.1@sawdamqaalib
16:56
Sawda Qaalib
Рет қаралды 27 М.
ALLA AAMIN MA IISHO/WAA QISO CIBRO QAADASHO MUDAN!@SawdaBillan
27:11