WARDO | Cabdi Tahliil Warsame

  Рет қаралды 171,901

Rageedii™

Rageedii™

3 жыл бұрын

Special thanks to Eid Omar
Lyrics : Eid Omar

Пікірлер: 69
@jacfarhanadmaxamed4203
@jacfarhanadmaxamed4203 3 жыл бұрын
Ku dhegaystaye heee.......liketa.inta iga dnbaysoy
@cadaawesiciid9815
@cadaawesiciid9815 3 жыл бұрын
Ragedii aaaad iyo aaad ayaaad umahad san tahay sharafbaad iga mudan taahy cabdi tahliil warsame oo kale umalay maayo inay somali kujiro cud macana janada ilahay ku gay rabani haw naxariisto Aaaamin 🙏🙏🙏
@jaafkacali989
@jaafkacali989 3 жыл бұрын
Ceel darraad waa meeshaan ku dhashay allaya Cabdi Tahliil
@harwanaagtv4466
@harwanaagtv4466 2 жыл бұрын
Eebow bacadkii Daraad nin nasiib u helay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Axx Axx AHUN Cabdi Tahlil Wadhsame😭Kabankaan Macaan Ayaan Galabta Shaqada Kaga Nasanayaa🔥🔥Wabigii Naxariista Waday🔥🔥
@hassanluckysky6643
@hassanluckysky6643 3 жыл бұрын
webiyo kalgacal ka buxsamey😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 tahliil wan kuwayney Allow unaxariso dhaman intii dhimatey intii Nolana saas
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 3 жыл бұрын
sxbkey axmed beebbe ban uga mahad celinayyaa maqalkaa heestaa 😘
@officialmurtimawelo8999
@officialmurtimawelo8999 3 жыл бұрын
Ahmed bashiir bebe miyaa mise waa mid kale
@aaishoumar2915
@aaishoumar2915 Жыл бұрын
AUN FAnanka janada allaha kawarabiyo (sidii waragibile cadarriyo guyerka mcne ceel weyne daraad )home🏕❤
@caymoyofficialchannel7354
@caymoyofficialchannel7354 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto abdi tahliiil waa hees aad ii soo jidatay oo qisadeyda qeyb kamid ah in kastoo inta walid ka boodka ah ku jirin
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma cabdi tahliil fanaanweyn ika dheh
@user-fj2tv9sh2p
@user-fj2tv9sh2p 6 ай бұрын
Halbowlaha dhiiga wado&Wadnaha caashaqii kuberman warkiisa idin hayaaye Waxyelo intaan kasoo mary nin baan ahy waayo arage dhagesto sheeko Waxaa ugu wey xasuustii waqtigii aan isbarany gabare iswedartii bariidada waxaan xigy dooq wajiyo furan Allow janey ❤❤c.tahliil&intii dhimatyba
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
Abditahiil warsame Aun🤲🤲🤲😢❤ fanan qaaliya 🎤🎧
@officialmurtimawelo8999
@officialmurtimawelo8999 3 жыл бұрын
Dhiigey caadi u tabaneysah ❤️✅
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 жыл бұрын
Waaa heesii runta ahaa wlle tolaw YAA LAHAA ERYADA WAAD MAHADSANTY ZXB RAGEEEDI
@mustafabdiaziz6937
@mustafabdiaziz6937 2 жыл бұрын
Waxa leh barre fidow
@xasanburcohamsheri9367
@xasanburcohamsheri9367 3 жыл бұрын
Waar somaaliyoow heesta soo shamee. Qoraalkana naga sax. Wiyeerka macaane ceelweyn Ayaanu ka wada waraabnoo
@cumarmaxamud9114
@cumarmaxamud9114 3 жыл бұрын
Cumar maxamud cabdi
@Gentlemen707
@Gentlemen707 2 жыл бұрын
Cabdi tahliil iyo sugantiisa maxay ka garanayan dee hebel boy iyo socdaal bay la filyihiine 💔
@amalniyad8234
@amalniyad8234 Жыл бұрын
Fankaas anoo la fila hadana maba dhagaysto qaraami wxan ahay maba dhagaysto hadaan wx dhegaysanayo oo denbaabayo💔🥺
@xasanburcohamsheri9367
@xasanburcohamsheri9367 3 жыл бұрын
Ereyadu waa barre fiidaw. Luuqda waxa ku ladhay cabdi tahlii AHN, codkana isagaa ku qaadaya Cuudkuna waa isla gacantiisii..... WERDA UBX LAOOD
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 3 жыл бұрын
Allaha unaxariista cabdi tahliil warsame
@kuulman9240
@kuulman9240 3 жыл бұрын
Saxiib Heeska Nooso Dhamaayis tir oo Noso Gali Heesko Dhan Thank you bro
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 3 жыл бұрын
Yaac xasuus thanks 🙏 bro memories 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👍
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 Ай бұрын
Bro hesta so dhameystir Wa hafa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
Dhagaysta ka sheeko waydee nice.
@moemahir3384
@moemahir3384 3 жыл бұрын
Gawadh baan jeclahaay inaan maheer xaado baan rawa walidkii dhalaay baa ii didaan ayadane waa dii diyaar maxaan subiyaa 😨😨 xalad cakiraan baan dhaxdaa kagaa jiraa
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Nin Baan Ahay Waaya Aragee Dhegystoow Shookoo Idil
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
سنظل في قلوبنا للأبد .......... ربنا يرحمك ويغفرلك ياعبدي تهليل
@laylatul3qadri856
@laylatul3qadri856 Жыл бұрын
Cabdi tahliil aun heestani wa hees macno weyn igu fadhida
@mohamedalis5864
@mohamedalis5864 2 жыл бұрын
Allah naxariistii jano haka waraabiyo Cabditahliil warsame 21/11/2021
@jacfarhasan1955
@jacfarhasan1955 3 жыл бұрын
Waa ku jira xaaladan marka inta danbe laka reebo oo wali waayeel islama gaadhin
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Qudbo siro miyaa??😂😂😂
@jacfarhasan1955
@jacfarhasan1955 3 жыл бұрын
Hasaawe ma taqaan ?
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
"Habloo idil baan ka weheshaday Anoon waalidkii ogaysiin Iskay waafaan u mehersaday Nin caashaq wadaa ma waabtee" Waxaan haasaawe ka badane wax noo sheeg sxb. 😄
@ahmedcartan1962
@ahmedcartan1962 3 жыл бұрын
rageedi ninkan sheeko kale ow wadaahe dhalayda banaanka haku yaryareysan dheh
@cabdulaahicali5089
@cabdulaahicali5089 Жыл бұрын
Axsan fanaan
@cabdallahillaac9201
@cabdallahillaac9201 3 жыл бұрын
Yaa Sallaam🔥🔥♥️🙏
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 3 жыл бұрын
Qayb Yar Baa Ka Dhimman Heesta
@abshircarab18
@abshircarab18 2 ай бұрын
Erayada abwaan barre maxamed fiidow leento
@ansaricabdilaahi5358
@ansaricabdilaahi5358 Жыл бұрын
Heesa qar wa kuwo tabanaya xaladaha qar😢
@amiirbare5728
@amiirbare5728 2 жыл бұрын
Wlhi waa hees iyo bar Fanka soomaalida oo aysan ku jirin fanaaninta Reer Gabooye tallow muxuu noqon lahaa!?
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 Жыл бұрын
Nothing bro hhh
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Wiyeerka macaane
@somalidocumentary58
@somalidocumentary58 3 жыл бұрын
Horay usoco
@cabdullahixusencali6164
@cabdullahixusencali6164 2 жыл бұрын
Alah unaxariisto
@MukhtarAhmed-my6dy
@MukhtarAhmed-my6dy 2 жыл бұрын
Good job sxb 😍🙏
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 3 жыл бұрын
Dhegeystoow Sheekoo Idil
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 3 жыл бұрын
Iskay Waa Taan U Mehersaday
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 3 жыл бұрын
Qalinle heesti inanyahay ishafida lyrics iso saar fadlan hata hadii haynin mid aan KZbin ka soo qabtay ban ku so dira ee lyrics si godobnimo ah igu so saar
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Haye sxb sare
@buuxocali4820
@buuxocali4820 3 жыл бұрын
Adeero Barre M Fiidow [ Leento ]
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 3 жыл бұрын
adeerkaa lol
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
This is quality
@fahmahassan6335
@fahmahassan6335 2 ай бұрын
❤❤❤
@caliyamohamud1055
@caliyamohamud1055 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 жыл бұрын
Caashaq qodba sir ama meher xad lagu dhameyay o walidki ogaado halkaa ku kala kacay waa dhacdaa 😀 Aabay Aun ayaba walashay sas nin u meher xaday u diiday 2 sano kadiba loo ogolado meher kaloo sax ah loo sameeyay
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Nin mar xaday maxaa haroo loo diidi karaa wuuba boobaye? 😄
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 3 жыл бұрын
@@Rageedii Hhh waxba ma boobin gabadhi adag o markiba gurigoda kuso labata o walidked u sheegta tiise dagdagta hadaa wasalam marka anaga gabadhena ku kalsonayn😀
@saygashiine4965
@saygashiine4965 Жыл бұрын
Waxeey kamidtahay waxyaaladiyee Waa yihii kalgaaceyl iso maraye Jah Waxbadan dukaank southafrica kuyaal waaa kadaaatay waqtigi shaqada Heesa kale ba tabayaa libaax
@cabdulaahicali5089
@cabdulaahicali5089 Жыл бұрын
A u n
@abdishukri5744
@abdishukri5744 3 жыл бұрын
Qasaal tv
@gazudingutale482
@gazudingutale482 3 жыл бұрын
🙏
@muxyodiinnuurbakaal918
@muxyodiinnuurbakaal918 3 жыл бұрын
Music
@cabascaato8489
@cabascaato8489 3 жыл бұрын
Aad iyo aad abdi tshllil0
@mohamedhassanadan7150
@mohamedhassanadan7150 2 жыл бұрын
Qudbo siro🤣❤
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 ай бұрын
Nin caashaq wadaa ma waabtee Waqal baa ii hilaacay waafiya Hortaydey xareedii warantahay Habloo idil baan kawaheshaday Anoo waliidkii ogeysiin Iskey waafaan u mahersaday Nin caashaq wadaa ma wabtee Isku soo wada duboo waa qudbo siro nin dan ciishay baa dorbida😂
@abdirashidnur863
@abdirashidnur863 2 жыл бұрын
🥰😍
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 Жыл бұрын
Heestani sigaar ah bay iitaabanaysaa Becouse qisada aykahadlaysaa anay toos iigudhacday yadoon xabad lagajarayn Gabadh baanu isbaranay sixawli ah buu jcyl dhexdayada uga beermay dabeed inantu waxay xogmooge ka ahayd in nin dibada jira afka laga siiyay oo loo korinayay cidina aysan usheegin madama aan xilligaa larabin inay isguursadaan oo ay yarayd Markii waxkastaaba noo dhamadeen ayaan waydiistay reerkii wayse noo diiden ileen waa gabadhlabixiyaye Nin caashaqwadaa ma waabtee inanta qudheedu waydiiday ninkii maadama aanu isjeclayn si xad dhaaf ah Waxaan usojediyay tallo ah inaanu isla baxsano oo meel fog kuso mehersado wayna iga aqbashay markiiba Subax baanu baxnay oo hawshayadii dhamaysanay waxaase ogaaday reerkii oo yidhi waxba kamajiraan waxan aad samayseen sidii ayaana nalagu kala geeyay aniyo mataantaydii 💔💘
DADKAA ILA HADLAAYA | CABDI TAHLIIL | hees lycics oo mcn
8:14
tiktok heroes
Рет қаралды 155 М.
Cabdi Tahliil Warsame - Walee dookheyga kan lyrics
8:29
Rageedii™
Рет қаралды 166 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 28 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 486 М.
KABAN|Saado Cali Warsame - Waaceensi lyrics
8:24
Rageedii™
Рет қаралды 226 М.
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 72 М.
Saado Cali Warsame  Ahun l  Naftayda ku Jiraban
8:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
Cabdi Tahliil || Nin Caashaq Wadaa Ma waabtee
12:44
Osman Mohamoud
Рет қаралды 40 М.
Khadro Cumar Dhuule Dood with lyrics
7:52
Jekey Jk
Рет қаралды 731 М.
Cabdi Tahliil Warsame | Gaaraa Bidhaan |Hees Qaraami ah
8:19
Moha Lyrics
Рет қаралды 70 М.
cabdi tahliil kaftan  } ~picolo sterio HD
8:30
PICOLO STUDIO BORAMA
Рет қаралды 22 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
HEES | Saaqa | Cabdi Tahliil Warsame | Original + lyrics
13:01
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 28 МЛН