Wareysi: Aqoonyahan sharxaya go’aankii Maxkamadda ICJ

  Рет қаралды 83,804

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@mohamedsiyad551
@mohamedsiyad551 3 жыл бұрын
waa guul runtii blse 12 miles waa arin wax ku jiraan sababta loo siiyay waxaa ka codsnaa VOA somali in eey baaritaan ku sameeyaan 12 miles wax yaabaha eey keyna ka faaideso oo somalia ku weyneso 12 miles
@rbl-quran333
@rbl-quran333 3 жыл бұрын
Soomaaliya cadaalad ma helin waana laga eexday kenyana waxaa u hirgashay ku qabso ku qadimeysidee oo maanta waxay ka heshay biyihii soomaaliya ceelal shidaal waana inoo dagaal kenya.guul iyo gobanimo soomaaliya 🇸🇴🌹
@jubalandmedia6804
@jubalandmedia6804 3 жыл бұрын
Sifican ayu noo deeqsiiyey walahi arinta igu dhaganayd ayu ii fafahiyey celashii shidalka dhinaca ay mareen ayn waayey saxafad i fahan siisa voa hore usocda axmad cali mxmd so thanks
@mohamedbarrow4940
@mohamedbarrow4940 3 жыл бұрын
Dhulka Somalia ayaa iska leh, waxaana qabaa in lagu noqdo go'aanka ICJ, waayo dhulka Somalia ayaa iskaleh.
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 3 жыл бұрын
Waa na dhaceen nacaladan gaalada iyo gumeystayashii awalba dhalkeena hore uqeybiyey , albaabey kabaxaana waa naga siiyen lacagtii ganaaxa aahaa iyo qaraahkii noomey xukumin, waxba waxbey dhaamabe allxamdulilaah
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 3 жыл бұрын
Somalia waa looma ooyaan Gaaladu way isku hiilisay insha allah mar uun waa soo cesha doonaa badeena iyo dhulkeena ay Kenya naga heysato 100 sano kadiba ha noqotee
@jamacyasiin1023
@jamacyasiin1023 3 жыл бұрын
Jaw jaw madaxda dalka nimanka sheeganaya bad xalkeed kama rabnee musuqa iyo dhiiga daadanaya xal haw keento baday kenya haysato gabdhaha somaliyeed baa kufilan hadii hawiye soomali dhiibta kadaayo isaaqna cunsuriyada iyo tarxiilka kadaayo
@garboraaxo6401
@garboraaxo6401 3 жыл бұрын
Badda 25% baa la siiyay Kenya. Guul maahine waa gardarro.
@raxmoxaaji7341
@raxmoxaaji7341 3 жыл бұрын
Masahallh
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Guul lama oran karo ee waa dhac ay Gaaladu raali isaga yihiin.... Kenyana maba ku qanacsana inta la siiyey oo kulli bey rabtaa iney qaadato. Yaab
@alinaste895
@alinaste895 3 жыл бұрын
Dhulka loo xukumay Kenya 🇰🇪 12% Somalia 🇸🇴 aya leh marka dhul ayaba nooga maqan meesha
@supershakra1043
@supershakra1043 3 жыл бұрын
Anigu waxaan qabaa haddi Kenya inta lasiiyay Qeyraad laga helo, sida GAS iyo OIL in ay Somalia soo kala fireeso oo aysan yeelin Xukunkii ICJ, haddiise laga waayo Kenya waa Dal darise intaas yar Mallaygooda ha iskaga dabtaan!
@asmasulub4423
@asmasulub4423 3 жыл бұрын
Man shall Allah
@ahmedfaahiye
@ahmedfaahiye 3 жыл бұрын
Guul soomaliya.
@rbl-quran333
@rbl-quran333 3 жыл бұрын
Waa 1924tii
@loyar1435
@loyar1435 3 жыл бұрын
Maashaa Allah
@abdullahixiireey434
@abdullahixiireey434 3 жыл бұрын
M.a guuul
@xabiibaxasan5793
@xabiibaxasan5793 3 жыл бұрын
Haddii ay soo xoroowdo inif dhii ama dhulkay keenyo naga haysato noosoo xoroobo badda qaybta nalaka reebtay manoosoo go'aysaa
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 3 жыл бұрын
Hadii NFD la xoreeyo Kenya waxay noqoneysa semi locked country
@abdirahmanjulaibib3770
@abdirahmanjulaibib3770 3 жыл бұрын
m.a guul
@RRAREEWING1
@RRAREEWING1 3 жыл бұрын
Somalia Laamo
@loyar1435
@loyar1435 3 жыл бұрын
Guuuul guuuul guuuul guuuul Guuuul guuuul guuuul guuuul Guuuul guuuul guuuul guuuul Guuuul guuuul guuuul guuuul
@shiekhrusheye5254
@shiekhrusheye5254 3 жыл бұрын
ILAA HDA SOMALIYEY ANAGA NAGA MAQANTAHEY 12MEEL KENYA IYADA MARKII HORE WAXEY KU SO GASHY KU QABSO KU QADIMEYSIDEE OOHDA KENYA IYADA WAX NGALA TAGTEY OO ANAGA INTEEDA BADAN BADEENA WAN DIFAACANEY LKN INTEY KENYA RABTEY OO QEYRAADKA KA BUUXEY🥺🥺🥺💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shiekhrusheye5254
@shiekhrusheye5254 3 жыл бұрын
WEY HESHEY ILAA HDA WXA NAGA MAQAN DOODA HALGU NOQDO
@rodaismail4164
@rodaismail4164 3 жыл бұрын
@@shiekhrusheye5254mansha allah guul
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Reer galbeedkaa raali uga ah Kenya boobkaas iska cad
@libanahmed5297
@libanahmed5297 3 жыл бұрын
Inteey naka reebteen. Waan ka Soo ceshaneynaa. Iyo. Dhulkeena kafuur culus waa.
@libanahmed5297
@libanahmed5297 3 жыл бұрын
Question no
@hassansheik2693
@hassansheik2693 3 жыл бұрын
Scw kenya waa loo hiiliyey waxaa meeshaa ka cad gaal oo dhan in ay isu hiiliyaan hadii ay somaalimo jirto aan nfd kasoo ceshano
@KakashiHatake-nu2et
@KakashiHatake-nu2et 3 жыл бұрын
Waar dhulkay inaga hystaana waynu ka qaadni insha allah
@cabdiraxmaanmaxamed1882
@cabdiraxmaanmaxamed1882 3 жыл бұрын
12 miles dheel dheel miyaa
@shabeel7467
@shabeel7467 3 жыл бұрын
Imisa qaraar ayaa UNtu soo saartay in Falastiin xaq u leedahay dhulkooda Yuhuudu ka qaadatay ilaa iminka weli waxba kama fulin liano xoog ayey Yuhuudu sheegatay cid ka celinaysaana ma jirto markaa maanta maxkamadan waxay qaaday hadii Kenya si nabad ah u ogolaato waa fiican hadii ay diido oo durba diiday,Somalia xoog ma haysaa ay ku soo dhacsato waa maya liano Kenya iyaada Somalia ilaalisa markaa sida Falastiin oo kale ayuunbay noqon wax media wareega laakiin aan bad iyo dhul keenin
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 жыл бұрын
SOMALIA Badda 25% AYAA HADDA LA qaatey OO shidaalka KA buuxa Maryooley OO HADDA iswada tarxiilaya Badda xagee joogtaa
@husseinhandule
@husseinhandule 3 жыл бұрын
kenya aya ku guuleysatey kiiskii badda ,,somalia guuldaro ayay ku dabaaldegtey 25% aya la siiyey kenya ceelashii gasta,,,xududii badda e tansaania iyo somalia waa la saarey meesha,,14 mile ayaa kenya la siiyey,,,wa laga saarey meesha xudud baddedkii ka dhexeysay somalia iyo tansaania,,
@huseinabdiwiish3300
@huseinabdiwiish3300 3 жыл бұрын
Somaliyey weli waxa inaga maqan dhul ah 12km 12ka oo maqan muxuu yahay dabaldegad wadan
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 3 жыл бұрын
wax ma layska waydiiyey dhulka soomaaliyeed ee kiiniya haysato
@shakaalvip5373
@shakaalvip5373 3 жыл бұрын
Wax walba wey dhamadeen guul marwalba
@3rdworld368
@3rdworld368 3 жыл бұрын
Thx sxb nin wax fahansan tahay ee waxwalbo nasogaray anaga isyelnay
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 3 жыл бұрын
12 mile oo keenya lasiiyay waxba naga ma dhibeyso maxa yelay somali barwaaqo inta kale aan heysano ayaa naga badan alxamdulilah
@alkhaliijihuseinabdioffici7587
@alkhaliijihuseinabdioffici7587 3 жыл бұрын
Ogow hee waa intii ugu muhiimsan eed shidaalka kujirday marka sidee u aqbaleyna waan guul dareensanahay wllhi canku ciil badana
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 жыл бұрын
SOMALIA for sale Kenya 12mayil AYAA LAGA qaatey Maxaad heshey
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 3 жыл бұрын
Maxakamadu way na dudsiday ma ahayn kenya in wax la siiyo ma ahayn
@aminahodancali1048
@aminahodancali1048 3 жыл бұрын
iswaalkan kiiniya iswaalaysay intan bay xalaashanaysay oy islahayd hamoodaan soomaalidu inay wax hesho
@mohamedisseahmed3827
@mohamedisseahmed3827 3 жыл бұрын
Waxaan aqoon yhn bax dheh. Natiijada kamaba hadlin historical background of the case ayuu sharaxayaa
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 3 жыл бұрын
Soomaalaay adigu waxaan kala garan waayey miyaan guulaysanay mise waynu guul daraysanay maxay tahay baddan madhka kenya la siiyey
@zuhuurise6510
@zuhuurise6510 3 жыл бұрын
Guldara inagu dhacday
@kadroukia7510
@kadroukia7510 3 жыл бұрын
wano.wal.somalida cidjecel majirto markaas maxaa hoyaalah in ay iyagu isku tashadaan oo ay isjeclaadaan cududooda ku talagalaan oo la adkeeyo cid kuu maqan ma jirto ee waa in ay toosto awoodu armega in laquweeyo.aawey libaaxyadi aawey laga cabsanaayey.
@MubaarigCali-h5g
@MubaarigCali-h5g 14 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@mohammedaar8743
@mohammedaar8743 3 жыл бұрын
Haddii wax ladiidaayo anga soomaali ah ayaa dood ka qabna 12% ayaa naga maqan kanya dad & dhul ayaa nooga maqan Bad arinta weey ka weyn tahay.
@idirisbashiir1801
@idirisbashiir1801 3 жыл бұрын
Œ
@abdikarinkahie2613
@abdikarinkahie2613 3 жыл бұрын
0
@cabdomohd7282
@cabdomohd7282 3 жыл бұрын
Qof aan afsoomaaligaba aad ugaranayn ayaad waraysanaysaaa
Wareysiga Mukhtaar Roobow oo dhameystiran.
32:22
VOA Somali
Рет қаралды 899 М.
الحكومة الصومالية تصدر مسودة دستور جديدة
2:39
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 853 М.
小路飞和小丑也太帅了#家庭#搞笑 #funny #小丑 #cosplay
00:13
家庭搞笑日记
Рет қаралды 6 МЛН
I was just passing by
00:10
Artem Ivashin
Рет қаралды 18 МЛН
I am from Somalia: Kafia Ahmed at TEDxMogadishu
7:02
TEDx Talks
Рет қаралды 935 М.
Kenya rejects ICJ’s verdict on Somalia maritime border row
2:40
Al Jazeera English
Рет қаралды 77 М.
Moos lagu iibiyey 6.2 milyan
6:29
VOA Somali
Рет қаралды 44 М.
KANEECADA DJIBOUTI
3:33
VOA Somali
Рет қаралды 28 М.
VOA Somali: Kulankii Madaxweynaha iyo Dhalinyarada London (Q2)
34:27
VOA Somali
Рет қаралды 1,7 МЛН
Trump Muxuu ka damacsan yahay Group 5 iyo qaxootiga
23:14
Xogmaal Media
Рет қаралды 56 М.
Wareysi: Mahdi Guuleed oo sharxay xukunka Maxkamadda ICJ
12:56
VOA Somali
Рет қаралды 134 М.