We split from Hirshabelle. We are Hiraan State period!
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Hirshabeele waxa la dagay qof aan aqoonin maamulka ali guudlawe wa nin isbaaro joogi jiray wa qof liido oo xitaa reerkiisa aaan maamuli karin iska daaa maamaul dhameestiran, Hirshabeele waxay u baaahan tahay qof aqoon iyo karti maamul leh xalin karo dhibaatada heysato reee Hirshabeele Mahadsanid dr abdinuur waxa tahay qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanmohamud4040 Жыл бұрын
Magaca “Farmaajo” hadii aan ciwaan ka lagu darinin, hade boowe yaa daawaanaya? Shir ka Wuxuu ku saabsaanaa. “How and where can I release my stress and depression. All that participants were stressed and depressed. Marka xaaraan ta laga dhargana dee waa forever depressed.
@JugeQaaraamiMusic Жыл бұрын
Aad iyo aad
@rambo6383 Жыл бұрын
Farmajo waxu fahmay in mesha waxba kasosoconin oo igu sawir kaliya ay tahay
Waxaan mudo tageero u ahaa Farmaajo Mana qabin shir noocasa oo madhalaysa in uu ka Soo qayb Galo wuu ku mahadsan yahy
@kalatuuraaye.7106 Жыл бұрын
Haye gedo wax ha u qabto oo ceelal iyo mashaariic ha u sameeyo waligey ma arkin farmaajo oo dadkiisa wax u qabanayo xitaa siyaad bare iyo xiirane iyo saacid intaas oo dhan maxey idin qabteyn bal ii sheeg inleen gobolkiina gedo abaar baa ka jirta ceelal malahan wadooyin malahan beero maqabtiin war maxaa ku taageerteen farmajo ii sheeg reer mareexaanow waana gaajeysan tihiin balo idinku dhacday😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jallexassanali748 Жыл бұрын
Farmaajo nin laysku sawiri karo ma aha shir bilaa micno ahna waqtigiisa iyo maqaamkisa kuma lumin
@kalatuuraaye.7106 Жыл бұрын
Adeerkaa farmaajo dhulkiina gedo muxuu u qabtayne ii sheeg ma ceelal miyuu idin qoday ma mashaariic ayuu idin sameeyay bal ii sheeg muxuu idin taray. Waxan waayay nin mareexan ah oo gobolka gedo ama caabudwaaq wax u qabtay waligey ma arkin hadane farmaajo dadkiisa wey iska taageerayan qabyaalada bey ku taageerayaan waxna uma qabanin yaab badanaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jallexassanali748 Жыл бұрын
@@kalatuuraaye.7106 wax qabad hadi layirahdo somali aan ula simanahey Lkn hada waxa laga hadlayay wax qabad ma aheyn nimankaan masaakinta ee aan siyaasad aan aqoon ee leysku sawiray farmajo 100 tallabo ka horeya
@abdirizakali2338 Жыл бұрын
Dr Abdinor walle waa siyaasi siyaasadiisu fadhisu oo wax taxliiliya oo aan laga hoos bixin karin, Runtii waa siyaasi ku dayasho mudan. Guulayso mudane.
Gedo geyso oo ceelal biyo ah haku qodo mashaariic haku sameeyo waxad ka dhigataa gudoomiyaha gobolka gedo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 adeerkaa cidiina waxba uma qabanin maxaad ku taageertay bakhtiyahow ii sheeg 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@m.dhaqanehusein Жыл бұрын
Somalida madama ay qabyad tahay lkn fikir ka aan qabo haday qaadato taa oo ah somaliya waxaa ku nool qabaailo farabadan sida HAWIYE DAAROOD DIR RAXAWEYN BEELAHA SHANAAD madama intaa ay jirto hal qof oo intaa qabiil ah boqor ha noqdo ilaa inta uu ka dhimanaayo markuu dhinto qabiilka haaye maahinee kan kale ha noqdo tusaale HAWIYE haduu haaye Markuu dhinto shaqsiga hawiye mid DAROOD halagu wareejiye haduu dhinto mid RAXAWEYN halagu wareejiyo haduu dhinto mid BEELAHA SHANAAD halagu wareejiyo haduu dhinto DIR halagu wareejiyo Waa hubaa in xasilooni lagu helaayo
@xasanadan573 Жыл бұрын
Cabdulahi shaqadan iska jooji,aqon ku kordheysa ma jirto,wareysi ceeb tv gana wad ebeysay,shaqadan malaha wa ti qawarijta,,Alow lagu arko,
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
Waxaan waa tuug isku tagtay kuligoodna waxay ka cararayaan doorasho qof iyo cod ah saa waxay ogyihiin inaan la dooranaynin
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Farmajo u xanusanyah
@elmiabdullahi1960 Жыл бұрын
Soomaaliya. Wadanka Soomaaiya, tan iyo dowladii uu Madaxwaynaha ka ahaa, waxaa jiray Golaha Baarlamaan ka federaalka oo la soo, magacaabo,ka dibna aqalka aqalja sare, Kuna yimaada 4.5. Waxaan shaki ku jirin in aysan u shaqayn sidii Baarlamaan waxa uu yahay, waayo wax sharci ah ma jiro oo ay u fuliyaan sida uu u qoran yahay. Waxa kaliya oo ay qabtaan, waa mooshin iyo kal fadhi aan wax dan u ah Soomaalida uusan uusan ka soo bixin. Dunida waa jira shir ay yeeshaan madax goboleedka, ( governors ) ma galaan kaalinta ii Baarlamaan ka. Golaha dowlad goboleedka waa in,aysan noqon kuwo shaqo ku leh masiirka dadka Soomaaliyeed, waayo howshooda ma aha. Meesha cilado ka jirto, waa Baarlamaan ka oo kan hada ugo liito waayo, waayo mid la soo xulay oo madaxda goboleedyada ay kaligood keen sadeen. Soomaaliya nabad ALLAHA ka dhigo. Waxa u dhisan, ha ku shaqeeyaan.