Wareysi Gaar ah Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

  Рет қаралды 13,372

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 31
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
@nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 2 жыл бұрын
Mudane Madaxweeyne Guuleeyso🖐❤
@qadijomaxamud5043
@qadijomaxamud5043 4 жыл бұрын
Mashaa allaahu madaxwayne xasan shiiq waan kuu xiisnay soonoqo adoo nabada
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Dastuurka dalka in la dhiso lana dhameestiro waa muhiim amniga dalka waa in laga shaqeyo lanasugo si loo gaaro one man one vote 🗳 2025 insha allah
@samaara8850
@samaara8850 2 жыл бұрын
Awoodaa
@abdirahmancismaan9264
@abdirahmancismaan9264 4 жыл бұрын
Odey somaliyeed oo siyaasi u bisil hogaaminta umada somalyed inu yahey ayaan u qirey xasan sh. maxamed waanu ka calool wanaagsan yahey farmajo oo cuqdadi buuxisey calooshisa
@mohamedabdullahi6510
@mohamedabdullahi6510 4 жыл бұрын
Somalia way kala tagtay inta la helayo somali wax wada leh degaankii degaankiina u taliya hawiyoow wax somali doonayaa oo aan idinka ahayan ma jiro
@mustafemoge4335
@mustafemoge4335 3 жыл бұрын
War doorasho waxay ku dhacda dadka wax dooranaya ma ubisilyihiin inay wax doortan intaa ay doorashadu socoto la dagaalama qabiilka wax wal ood ku jeedisaan shacabka ciidan badan wad haysataan oo ilaaliya sanaaduqda waxani hadaad adkaysato uu adkaanayaa hadaad dadaashana uu fududaanayaa waxan jeclahay inay doorasho ka dhacdo somali Anu rer somali ma ihi i am somalilad Hadana hormarkiina waan ku farxaynaa
@tmmohamed1920
@tmmohamed1920 3 жыл бұрын
Madexwaynihii ma abdirahman abdishakuur miyuu noqday calaa mustawal mas uuliya yaalarabaa
@thementor.4697
@thementor.4697 3 жыл бұрын
Dekeda berbera adigaa UAE usaxiixay duluf 😠🖕
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 4 жыл бұрын
Siyaasiyiinta s.land waxay ku doodaan in aad ahayd madaxwaynayaashii soomaaliya kii ugu xumaa ee aan qaddiyadooda ka daacadda ahayn
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 4 жыл бұрын
Cabdiraxmaan cabdi shakuur hala doorto
@naciima6505
@naciima6505 4 жыл бұрын
Adinka hadaa rabdiin doorta ee hargeysa geesta anaga marabnee
@Mohamedmuse-l5x
@Mohamedmuse-l5x 4 жыл бұрын
Wallee kan mid kaliita inaanan arag
@a.ibrahim1689
@a.ibrahim1689 4 жыл бұрын
Alshabaab iska celiya wariyaada doorasho ayaad kuwalateene dal iyo dadba umadaneeyane tuugada ilaahay hanaga qabato aamiin yaarabi🤲🤲
@smohamedabdi1927
@smohamedabdi1927 4 жыл бұрын
Xasan sheekh haka yaabin inaanu mar labaad ku doorano waayo waanu kusoo tijaabinay ama qof cusub baanu dooran ama farmaajo oo adiga ku dhaamay
@adammohamed2602
@adammohamed2602 4 жыл бұрын
Waxaan qabaa In dowladnimada somaliya ku hagaagyso in Afar sanno ay adag tahay in Dad sida soomaaliya kunool loogu helo Nolol Aaad uheer saraysa kana dhisan dhinac kasta Atleast 5 or 6 years looga dhigo mudada madaxwaynaha loona sameeyo sharci ku daba gala Shaqadiiisa Another opinion ayaa ah Mid cusub oo kale wakhti ayay qaadanaysa In halkii hore uuwax kawado Haloo dhiibto Waaya aragii hore sida xasan ama farmaajo
@sukhra3585
@sukhra3585 4 жыл бұрын
Hasoo noqon ilaahay idankii waayo Somaliland midh umaad ogolayn
@mustafemoge4335
@mustafemoge4335 3 жыл бұрын
Sidaan arkayo siyaasiyiin ta kalsoonidiiba ka luntay kalmadaha uu isticmalayo madaxwaynuhu hadii ay doorasho dhacdo what mxaa kuu diiday way dhacaysaa
@aweysali8546
@aweysali8546 4 жыл бұрын
Doqonkaan fiiri wadankaan dastuur malahan kulahaa shabaab lagama xureynin kulahaa maxkamada dastuurka lamadhisin kulahaa siyaasada laga heshiinin kulahaa ok asaga 4ta sano uu haayay muxuu u sameyn waayay crazy guy
@dmm7903
@dmm7903 4 жыл бұрын
Cadaawad baad u haysaan Somaliland oo xaasidiin baad tihiin waxa keliya oo indhiunu qabtan waa Somaliland yay dhaqaaqin . waxan saa u leeyahay maaha inan idin necbahay laakiin waxad indhaha ka lalinaysan inad idinku heshiin la,dihiin oo shantiinii maamulgoboleed iyo dawladiinii is wada haysataan.
@mahamudbashir1881
@mahamudbashir1881 4 жыл бұрын
Xasan madaxweyne wan ku ixtiraamayaa lkn mabaadiida asaasiga ah ee dalka saa uga hadlayso waa si jilicsan mana ahan si dowladnimo lagu heli karo.
@anwarahmed5236
@anwarahmed5236 4 жыл бұрын
Ninka somalind Halkas garsiyey Ninkan Buu aha Oo goni u istaaga cayiliyey, ilaahey naguma soo celiyo.
@jamal008
@jamal008 4 жыл бұрын
Midnimo dimatey ku dhagnaada
@hassanaxmad1221
@hassanaxmad1221 4 жыл бұрын
Distoorka somaliya kii lixdankii oo qudha ayaa sharci ah kuwa kalana ninbaa sameystey siyad bare wuxuu yidh 18 gobal oo jebkisa ah iyo garew 1 iyo garew 2 oo shadh rer garewe sotoshey oo 23 goboll oo sugaya sidii Rer banadir u ansixinlahaa
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 4 жыл бұрын
KAN AAN ARKAA WAA MID KA MID AH TUUGDII DALKA SOO MARTAY. XASAN SH WARKIISU DAAWASHO MALEH WHY? SI FIICAN BAANU U NAQAAN
Wareysi: Hassan Sheekh Mohamoud
15:28
VOA Somali
Рет қаралды 32 М.
Xasan Sh Maxamuud - Walaaca doorasho dambe oo dalka ka dhacda
1:28:12
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Khudbadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee furitaanka Shir sanadeedka Garsoorka dalka.
34:34
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Soomaaliya
Рет қаралды 54
WAREYSI XASAN SHIIKH MAXAMUUD EE LONDON
16:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 41 М.
Wareysi gaar madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud July 2016
36:52
Universal Somali TV
Рет қаралды 19 М.
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН