WAREYSI: KALSOONI DHISIDDA DHALINYARADDA , BISHIR DHEERE,

  Рет қаралды 21,985

BARAARUJIN

BARAARUJIN

Жыл бұрын

WAREYSI: KALSOONI DHISIIDA DHALINYARDDA , BISHIR DHEERE,

Пікірлер: 45
@bbnetwork024
@bbnetwork024 8 ай бұрын
Follow our Facebook facebook.com/farhan.yusuf.583
@Hogaanka252
@Hogaanka252 Жыл бұрын
Hadii uusan muuqalkan badali wayo uma malaynayo in aad muqalae kale kubadali donana💯
@ShirwacAhmed
@ShirwacAhmed 7 күн бұрын
Bishaar waad ku mhadsn thy alle haku barakeeyo fahankaga iyo maalkaga wlhi blh wax aniga I anfacaayo baad isheegtay inan wax ka bartane waa balan inaan waqtigeyga aaanan ku buxin waxaan waxba iitareen
@haboonmohamed6494
@haboonmohamed6494 Ай бұрын
Allah yaacisk habaryar mansha Allah tabaarka Allah homeless yuu sheegaayo waa sidii magafe markuu nolol cusub doonayey oo uu reerkii ka soo tagey ee wiilkaan hooyo iyo aabe wanaagsan ayaa dhaley oo nolol malmeedkooda haysto
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah. Xafidaka Allah ❤❤❤❤
@Jamac163
@Jamac163 6 ай бұрын
Mahadsanid mudane very important advice ever I we get
@ahmedabdikarimyuusufobsiye5471
@ahmedabdikarimyuusufobsiye5471 Жыл бұрын
Masha Allah Alxamdulilah aad ayaan idinku mahadcaliyaa labadiinaba Alle ha idin sharfo Waxatihiin dad bulshada wax ku caliya oo wax utaraya oo noloshooda u badalaya xagaga wanaga aad ayaad u mahadsantihiin abaalka aad igasheen maha mid la guri karayo. Alle ha inawada dhawro
@ibrahimmohamedosman3622
@ibrahimmohamedosman3622 Жыл бұрын
He is best the of somali youth
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Adbaan uga mahad celinayaa bishaar iyo farxaan waxkhtiga quruxda badan ee nooga faa'desen waxaan hubaa in aanan daawashadiina wax ku khasaarin Thanks alot
@aliikohuzni1517
@aliikohuzni1517 Жыл бұрын
Thanks bro Bashar dhere for your encouragement.
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee Жыл бұрын
We proud 👏 of you
@warsamechannel7958
@warsamechannel7958 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin sida quruxda badan eed wax noogu shegteen wax badana waan kaa faaiday bro bishaar thanks alot
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Waa very important interview , thanks
@asaddacar9079
@asaddacar9079 Жыл бұрын
Aad baan kaa ga mahad celinayaa Farhan sida aad noogu gu soo gudbinaysid wareysiyada Dadka bulshada wax u Tara Bisharna sidoo kale waa u mahad celinayaa
@ahmedabshir4870
@ahmedabshir4870 Жыл бұрын
Masha allah waa idiinkaaga mahad celinayaa labadiina barnaamijkan aa noo so gudbiseen allah ha idinkaga abaal mariyo bashar dheere aadbaa kuu salaamayaa waxa tahay role modelkeyga
@khadarcaydiid4740
@khadarcaydiid4740 Жыл бұрын
Bashiir wuxuu tusaale nool u yahay dhalinyarada soomaaliyeed inagana waxa inala gudboon inaynu wadadiisa marno
@yousufxareed8990
@yousufxareed8990 Жыл бұрын
Thnks wll alle ha ha idin xafido
@cabdisamaddaarood8011
@cabdisamaddaarood8011 4 ай бұрын
Waa arin wanagsan in la dhiso hamiga iyo hadafka dhalinta lkn waxaa lama hilmaaman ah in ay dhalinyaradu ubaahantahay maalgalin wayo waxaa jira dad badan oo hal abuur leh oo aa hadana hay wixii ay waxku bilaabi lahaayeen so taasi waa xaqiiqa😊😮
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
My rol model
@hassanabdihassan821
@hassanabdihassan821 Жыл бұрын
Mashallah
@fahadmuhudiin6790
@fahadmuhudiin6790 Жыл бұрын
Thanks
@abdirihmangacshe
@abdirihmangacshe Жыл бұрын
Bashiiir dheere waa shaqzi aad ii xiiso galiya hadaladiisa dheeregalinta leh wana man very respectfull ah wana shaqzi ku sifoobey in Isbalka qof sameyo noloshiiisa !!!! Wana taagera wana Role modelkeyga waxan rajeyn in hadii alle doono in an la kulmi doona insha alh!!!
@xalsideproduction2391
@xalsideproduction2391 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee Жыл бұрын
Thnks my brothers ❤️
@user-lw3yj8ge4l
@user-lw3yj8ge4l 9 ай бұрын
thank you bro bashaar dheere for encouragement
@bbnetwork024
@bbnetwork024 9 ай бұрын
Follow our Facebook facebook.com/farhan.yusuf.583
@adanibrahim-cd4xd
@adanibrahim-cd4xd Жыл бұрын
May our God bless my brother bishar dhere for giving us essential advice 🙏
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 7 ай бұрын
Umada inta level sare gaadhaa waa dad kooban. Waxad ka garan kartaa channels ka somalida ee bilaa macniga ah bal inta ku xidhan eega iyo inta muuqaalka channel kan daawatay.
@abdullahishafi9798
@abdullahishafi9798 6 ай бұрын
Saaxib English naga yaree waan ku jecelahay sheekoyinkaaga
@hanacakemf
@hanacakemf Жыл бұрын
Bashar waxaan rajaynayaa oon ilahay ka baryayaa in uun mar aynu kulano
@egaraad
@egaraad Жыл бұрын
👣👣👏
@Motivational-Speech919
@Motivational-Speech919 9 ай бұрын
Thank you 😊 ❤
@bbnetwork024
@bbnetwork024 9 ай бұрын
Follow our Facebook facebook.com/farhan.yusuf.583
@weatherandenvironment-mx8qh
@weatherandenvironment-mx8qh 3 ай бұрын
Subscribe
@abdalajama7050
@abdalajama7050 Жыл бұрын
Aad baan idinkaga faaiidey mahadsanidin, aniga anigoo university level Ah ayaan 10 years business ceyrinayay. Waxaad moodaa hada ayaan the best way helay. Thank you so much 🎉
@user-ub4dj8zm3q
@user-ub4dj8zm3q 6 ай бұрын
Sxp adigoo mahadsan ma ii sheegi krtaa lacagta aad ku bilawday ganacsigaaga iyo hada lacagta uu ku fadhiyo oo aad ka faaiiday?
@hayaatmahamud-eb7hu
@hayaatmahamud-eb7hu 9 ай бұрын
Horta qofkastoo is dhaha wax baad noqotay muxuu luuqadda somaliga uga faana oo uu luqado kle ugu dhex dardaraa ma jaahil nimaa in lagu hadlo somali faseex ah
@bbnetwork024
@bbnetwork024 9 ай бұрын
Follow our Facebook facebook.com/farhan.yusuf.583
@abdiqafaarahmed2630
@abdiqafaarahmed2630 Жыл бұрын
Bashar dheere is the legend
@abdirahmanmohamed3285
@abdirahmanmohamed3285 Жыл бұрын
Ninkani miyaanu somali ahayn afkeena wax nagu fahansii
@aminabdishakour
@aminabdishakour Жыл бұрын
Hadafkaaga 1aad luqada English ka ha ahaado
@abdirahmanmohamed3285
@abdirahmanmohamed3285 Жыл бұрын
@@aminabdishakour wlo inaga afkeeni mee markaad af kaaga wax ku fahanto ayaad i
@abdirahmanmohamed3285
@abdirahmanmohamed3285 Жыл бұрын
@@aminabdishakour wlo inaga afkeeni mee markaad af kaaga wax ku fahanto ayaad i
@aminabdishakour
@aminabdishakour Жыл бұрын
@@abdirahmanmohamed3285 wll markasta oo luuqad aan ta afkaaga hooyo aheyn barato, waa markasta oo aad fursado dheerad ah heshay. Maanta adduunka 90% waxa lagu wada xidhiidha luuqada English-ka. Barashada luuqadani waa khasab si aad wax badan u ogaato. Dhanka fahan-ka wax weyn maaha wll hal ama laba eray oo english oo muqaalkan ku dhex jirey kaliya fahanka ayuu soo dhawaynaya.
@dcfootball1
@dcfootball1 Жыл бұрын
​@@aminabdishakourSxb la'isku mahaysto barashada luuqad 2aad ama 3aad waxaa la'isku haysta in dadka uu lahadlayo somali ay yihiin oo uuhadalkiisa uu ku fahansiiyo dadka somali. Ma ahan inaad luuqadaada aad ka faantiid.
Bashir Osman (Entrepreneur) at STARTUP GRIND MOGADISHU
51:13
Startup Grind Local
Рет қаралды 931 М.
Bashaar Dheere Miyi ilaa Milyan | Qisado Dhiiri Galaina | Faca Koraya.
1:38:00
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 39 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 126 МЛН
Bishaar dheere: Geeddiga ganacsigiisa ee Kenya ilaa Koonfurta Sudan
21:11
sidee lacag loo kasbadaa.
10:55
BARAARUJIN
Рет қаралды 30 М.
SIDA LOO YESHTO MASKAX GANACSI - BUSINESS MINDSET
14:09
BARAARUJIN
Рет қаралды 6 М.
MOHAMED OMAR | BASHAR DHERE | ENTREPRENEURIAL JOURNEY
2:07:20
Somali media Channel
Рет қаралды 47 М.
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 39 МЛН