Wareysi" Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya C/qaadir Maxamad Nuur Jaamac.

  Рет қаралды 38,786

Universal TV

Universal TV

Ай бұрын

Wareysi" Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya C/qaadir Maxamad Nuur Jaamac.

Пікірлер: 464
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Ай бұрын
Wasiir jaamacoow waan kugu wiil beelnay waana kugu sharaf beelnaye inta alle ka cabsato ka hagaag c q,s ee soomaaliyeed
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
💔😭 ciidankii ha la weydiiyo Mr Tik tok 💔😭
@abukarshiikh8760
@abukarshiikh8760 Ай бұрын
​@@user-om9wu9nc7l❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abukarshiikh8760
@abukarshiikh8760 Ай бұрын
❤😅😅❤
@mohamedabdikarin6843
@mohamedabdikarin6843 Ай бұрын
Ciidankii eber miyaa wasiir
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 Ай бұрын
Wasiir jaamac daarood ma ah ee edeb yeelo
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😭💔masiibo ha idinku dhacdo 👍
@waxanahay1582
@waxanahay1582 Ай бұрын
Saw ceeb looma dhinto kuwasa madax umaded ah bariska cidanka xadaya calamo idinku dhacday
@shukrifarah7386
@shukrifarah7386 Ай бұрын
Ninkaan waa musuqa maasuqa kii ugu waynaa
@berdilacashe283
@berdilacashe283 Ай бұрын
Hh ninka waxba fartaha hakufiiqine odeyga kasareeyo o madaxweynaha aah ba musuqa kabilowda kunadhamaada .kan wasiirka ah iyo kuwa kaleba wa shaqaale musuqa fududeeyo un
@SuperExcuse
@SuperExcuse Ай бұрын
Shukri Eedo madaxweynaha aa musuq ku imid marka hala yaabin in madaxweynaha kuwa ka hoosiiyo waaba tuugo
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Ай бұрын
In yar oo xishood ah kuma jiro miyaa qofkan aduunka yaaban oo warkiisa haya soomaalida iskadaayo.
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Ай бұрын
Ninkan waa ninkii Baaydhabo ku dilay Guddoomiye Cabdalla Deeroow isagoo Shabaab ah. Wallee ma dhismo Ciidan aad Wasiir u tahay, Culusoowna Madaxweyne u yahay!
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Ай бұрын
Culusoow sow ma ahayn ninkii lahaa Ciidankii Eritrea tababarka loogu diray waa la iibsaday?! Fiqi sow ma ahayn ninkii ku sheegayey ciidankii Eritrea, Gorgor iyo Haramcad ee Soomaaliya loo tababaray, waa Maleeshiya uu Farmaayo leeyahay!!! Meeye ciidankii isaga ahaa maanta?!
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 Ай бұрын
Dawladnimo ayaa ka muuqata dawladeena isla xisaabtanka ha socdo👍👍👍
@cousinbro1580
@cousinbro1580 26 күн бұрын
Intaas hadii aan wada garan leheen wax badan baa inoo hagaagi lahaa laakin dadkan waa wada negative because of qabiil laakin waxeey ilaabeen wixi naga halaabaa in uusan qabiil ka halaabin ee uu naga wada halaabay
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o Ай бұрын
Wasiirkii Gaashaandhiga ugu fiicnaa oo Soomaliya soo maro,waxuu ahaa maxamed Cali Samatar, Allah ha unaxriisto....
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Ай бұрын
In tiktok wasiir gaashaandhig uu nooyahay in aan gumaysi kujiro ayay cadayn utahay
@akdream5313
@akdream5313 Ай бұрын
Waa run wll , yaaba raba Nin wax tar kuu leh in uu Ku Hogaamiyo
@DoPeMaN60
@DoPeMaN60 Ай бұрын
Ninkaan waa tik tokker 😩😭😭
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 28 күн бұрын
waxan kala yaabay afmiinsharnimada uu rabo in uu wax walbo is moodsiiyo si afmiinsharnimo leh 😄🤣😅
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 28 күн бұрын
Xilnibano liidata waxay dortan hogaan liita hoganliitana wuxuu doortaa wasiiro liita 😭😢🤲
@sahromahamud
@sahromahamud Ай бұрын
Ilaaheey Hanoo Xafido Wadanka ilaaheey Xaqqa Hasoo Saaro 🇸🇴🙏
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Ай бұрын
Wazirka asaaga aya xariif ku ah tugnimada /allaha ha la baqo rashiinka cidanka ya la xadiin
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😂😂😂😂😂 Waa runta walaal 😂
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 Ай бұрын
Adigaa tuugunimo lagugu soo koriyey ee ha malayn qof walba ha u maleyn adinkoo kale
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 Ай бұрын
Kan wasiir maahan waa tuug weyn waana shabab waa isaga waxa ciidanka dhameyey inta gartey a gaajo KU dilay waa in labada laa kan 😢😢😢
@muscabmohamedmohamud7416
@muscabmohamedmohamud7416 Ай бұрын
Yaaku doortay hhhh indha adayg khajilaad malaha.
@user-st8bw6kz2l
@user-st8bw6kz2l Ай бұрын
Kan ba wasir kashandhig subxanallahah
@Zeinab2dhgx
@Zeinab2dhgx Ай бұрын
Si fiican ayuu hadley Wasiirka ❤
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 Ай бұрын
Dawlad kusheeg ka bakhti cun badan tan ka hor lama arag ummad qalbiga ka gaajonaysa ummadi hogaan u noqatay
@waxanahay1582
@waxanahay1582 Ай бұрын
Wlhi wa ceeb rashin dawlad shisheye ina siisay cuna calama idinka iftay gajo udhinta
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Ай бұрын
Baarista waa in laga bilaabo Xasan, Wasiirka,Taliyaha , Taliyaha Saadka, iyo Agaasimaha maamulka wasaraadda Gaashaandhiga. Wixii intaas Ka Baxsan waa Show must go on
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Tuug bidaarleh yaa ku dhageeysanaa adigaa musuqa ugu horeey dhuunta lugu dhufay walee maalinaat ku dha ceeysaa🎉🎉🎉🎉
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Ай бұрын
Si kale ku qabso ninkaan laakiin haddaa nahnay Reer Awbidaarle maxaa naga rabtaa oo kaa sameynay?
@ainabdirahman7368
@ainabdirahman7368 Ай бұрын
Tuug is urursatay oo gacanta lagu dhigay.
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 Ай бұрын
Ninkan wasiir uma qalmo wuxu u qalma turjubaankii uu ahaa ee af Turkiga intas haku koobnaado
@KABAROFREECOURSES
@KABAROFREECOURSES Ай бұрын
Waraysigaan waa iwaydii waxaan rabo su,aalaha Wasiirka ayaa sooqortay wariyuhu waa maskiin
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Wa fahanty runtii
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 Ай бұрын
Asaga ayaaba ah musuqmasuq1
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Ninkaan iyo Marwada Madaxweynaha ayaa kala tuurta
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😂😂😂🎉
@Moproya
@Moproya 29 күн бұрын
Asc walaal kusali nabiga scw ❤
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk Ай бұрын
Masha alaah intaas oo waziirka sheegay halaga dhabeeyo somalia habarwaaqowdo insha alaah
@baakaaycumarbaakay6147
@baakaaycumarbaakay6147 Ай бұрын
Waaa runtiisa wasiirka sbbto ah dadka mxaa tusiyay waxyaabaha yar yar ee ka.muuqdo cidanka dowlada somalia mxasa diidaya inaan ka eegno dhanka wanagsan inta aan xumaan iyo wxan jirin aan kaso gudbi laheyn cidankeena sharafta bdn..CCB.waa daaleysan wlh
@cousinbro1580
@cousinbro1580 26 күн бұрын
Walal dadkan soo qabiil ma waalin Illaahey ha soo hanuuniyo musaqa wax soomaali ku kooban maaha waa wax wadama Africa oo dhan hareeye dowladan tii ka horeeysay xitaa wuu ka jiray laakin taas afka leys haaye eeyga kan shiban iyo kan ciya kee baa daran
@mohamedibrahim6013
@mohamedibrahim6013 Ай бұрын
Soomaaliyey ilaahey tala saarta nimankaan dowlada sheeganaaya ilaahry mar hana dhaafiyo oo kuwo ka qeyr roon allaha noo keeno
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
😂 alshabaab
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
Ilahay waa n'a dhaafinaya👍😂
@omarjama7347
@omarjama7347 Ай бұрын
Dawladiina rumaysta !!! Mr TikTok adiga iyo xasan Yaa idin rumaysanaya oo idin aaminaya
@waxanahay1582
@waxanahay1582 Ай бұрын
Inta hada cidan bad ladhisayo kuwi Eritrea lagusodhisay meye malakala diray haday jogan ma laqalabeyo uun inay somaliya mashruuc tahay ragane wakil kayihin ogada wa layna daalin uun sanadkasta iyo dalwad kasta cidan qoran oo lawayi rashinka cidanka xada ,xigtay ceeb udhinta
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 Ай бұрын
WAA MAXAY SAADKA CIIDAN? 1. SEDKA ASKERIGA - WAA RAASHINKA & KABAHA. 2. HUBKA & RASAASTA 3. GAADIIDKA & SHIDAALKA. 4. QALABKA KALE
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
HA BAXAAAN AMISOOON WAA CADOW GA SOOMALIYEED HA BAXAAAN CALISHAAB BAY LA SHE QEE YAAAAN WAAA TOOOG NICAB MIDNIMO SOMALIA 🇸🇴 GUUUUL SOMALIA 🇸🇴
@garaarwabari1208
@garaarwabari1208 Ай бұрын
Tuug aan xishoon barriskii aay cunaayeen ciidanka miyaad kamaar weyseen tuug tuug dhalay
@user-ti8qb2hl7l
@user-ti8qb2hl7l Ай бұрын
Minister of defence of somalia is handsome indeed ours are age greetings from Pakistan
@abdiyare2025
@abdiyare2025 Ай бұрын
Aniga hal suaal ayan weydinlaha wasiirka taaso ah wasiir waxaa lagugu hanta arsinaal karan aan dhihilahaa
@Mom-tg8yb
@Mom-tg8yb 27 күн бұрын
👍 wasiir jaamac sidaa ku socoto kusoco runta waligaa haka leexanin
@emeryfinanceinc9752
@emeryfinanceinc9752 29 күн бұрын
Wariyaha Universal, aad buu u qaldan yahay wareysigiisa. Dadweynaha Somaliyeed waxay u hambalyeenayaa wasiirka difaaca waa mahadsan yahay.
@abdihamiidismailaliseed6110
@abdihamiidismailaliseed6110 Ай бұрын
Ummada Ka hor wareeeg salan kama rabnee
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😂😂😂😂👍
@CMG0607
@CMG0607 Ай бұрын
Tuug iyo tuug is buskud bajiiq iib ayuu hayaa aqoon wasiir ma lahid
@user-wt2kd4np6z
@user-wt2kd4np6z Ай бұрын
Adeer raashin baa ka hadlaysaa ciidamadii buu laayay fataalkan
@loolan01
@loolan01 Ай бұрын
Al shabab ba mesha kensatay nin kan ciidamada ku talagal buu ugu loogay shidaal kii xitaa iyo gurmad kii iyo isgarsin tii wu kala haray si ay san ubaxsan wixiii hub dawlada la siyay arsnal ba qaadatay nin kan baana ugacan galiyay ciidan ki elateria ku daaye anaa arkay iyagoo bajaaj layal noqday ina masagawa ba lagu xasuqay
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😭💔Waa Nin u shaqeya cadowka wadankeena 😭💔
@HamseAli-fl9st
@HamseAli-fl9st 26 күн бұрын
Inay sheegaan my aheen
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 Ай бұрын
Ninkaan eelaay hadad shaqada ka eryin madaxweyne dowlada weey burbureysa waa shaab danterkan ciidanka hawiye woow dhameyay
@bellaguul840
@bellaguul840 29 күн бұрын
MashAllah excellent news man. Keep going InshAllah
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Masha allah guul somalia iyo wasiir jaamac
@akdream5313
@akdream5313 Ай бұрын
Imisaa kaasoo gaaray bariiskii Ciidanka ?!
@KABAROFREECOURSES
@KABAROFREECOURSES Ай бұрын
Musuqii oo qof ah
@mustafamuse2904
@mustafamuse2904 Ай бұрын
Sham and you minister of défense somalia.
@mkhalif6834
@mkhalif6834 Ай бұрын
Wasiir shacabka raali galiya- Xukuumadiina ayaa maalin walba aduunka inagu hor ceebeeya. Resign
@hodanahmed9360
@hodanahmed9360 Ай бұрын
Wasiir ilaahay ka cabso xil adag ayaa laguugu aaminay
@mohamud911
@mohamud911 Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirahimyusuf
@abdirahimyusuf Ай бұрын
I’m very disappointed calling myself a Somali man when we have leaders like him & our president
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
I made a conclusion last night. Somali men cannot be a leader. They can never solve a simple problem and they don't have the capacity of leadership.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Qof baaahan waaye kani wa nuuca ugu xun ee xil umadeed haaayo Allow adaaa u maqan ummaddaan
@XusenMuhumad
@XusenMuhumad Ай бұрын
Waa Adiga
@xusencusman7219
@xusencusman7219 Ай бұрын
Marada ayaa kaadhacday
@user-es1jv2iq1s
@user-es1jv2iq1s Ай бұрын
Xafiiska wa xafiis shabab iyo xafiis qiyaano iyo qaran dumis
@diinitutor6379
@diinitutor6379 Ай бұрын
I aamin wasiirkaa soo diyaarsaday waraysiga
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Ninkaan waa tiftif UAE ushaqeeya
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
💔😭waa runta walaal waxa loo adeegsaday in u Layo ciidankii 💔😭
@MahamedAli-oq6uh
@MahamedAli-oq6uh Ай бұрын
Wasiirkii soomaalida oo dhan ay nacebyihiin waa kan waaye
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 Ай бұрын
Wasiir waxaad tirinayso hadaan shacabka somaliyed nahay midna maan dooran.
@akdream5313
@akdream5313 Ай бұрын
Wariyihi Jilicsanaa war Tuuga Su,aalo Danbi baar Waydiii
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 Ай бұрын
NINKAN WAA LAGU QALADAMEY WASIIRANAMADIISA CIIDAN WAXA KA MA OGA EE HA IS CASILO
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
😂😂😂😂😂,👍
@nourmohamed2522
@nourmohamed2522 Ай бұрын
WAA MAHIIM HADII QALAD DHACO IN LA HELO CIDA SAMEYSAY QALADKAAS LAGUNA CIQAABAA SI AY UGU CIBRO QAATAAN KUWA KALE
@HassanHassan-sm1vy
@HassanHassan-sm1vy Ай бұрын
Maaalaa jacni
@Malik3544
@Malik3544 Ай бұрын
Kuwan Umada Alle haka qabto oo wax qeyr qabo ha noogu badalo 😢
@CabdirisaaqMaxamuud-qd5rk
@CabdirisaaqMaxamuud-qd5rk Ай бұрын
Soomaaliya gul
@ahmedyusuf865
@ahmedyusuf865 28 күн бұрын
Qorshaha ladagaalanka musumaasuqu wuxuu inaan ladhihin dawladu waa tuugo,lkn sida dhabta ah dawladu iyadoo dhanbaa wada musuq ah Waxaana cadaynaya in xataa garaamkii ciidanka laxaday waliba dawlad shisheeyaa ciidanka siisay raashinka laxaday subxanllah
@homeh3455
@homeh3455 Ай бұрын
Waa ninkii ciidanka soomaaliyeed dhameeyay ee khidada u dhiga waana shapaalaha imaaradka waana tuuuuuuuug wayn
@abdirashiidfawzi3953
@abdirashiidfawzi3953 Ай бұрын
Wareysigu wuxu u muuqda in lasoo dalbaday lacagta lasiyey.
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 Ай бұрын
Ader shaqadan taadii ma aha, dowlad dhab ah haday jiri lahed xilka laguma dhiben, mr tiktok
@ahmedahmed-te7es
@ahmedahmed-te7es Ай бұрын
GUUL IYO GOBANIMO SOMALIA WAA GUULAYSANAYSAA IN SHAA ALLAAH GUUUUL
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Guul🇸🇴
@waxanahay1582
@waxanahay1582 Ай бұрын
Wlhi weliged halkasay taagnan wa mashruuc dawlad kasta kuwa rashinka xadaya ee caynkana maxay kadhagaysan war inta hada cidan bad lawad wado mee kii Eritrea lagu so tabababary malakala diray ma la qalabeyo dawladi timada maciidan uun qoran hadii dacad dalkan logu shaqaynayo wixisa loo ilaalin laha 10 sano danbe lasugaya cidan bad imanka laydinka qad
@Cici_mimi
@Cici_mimi Ай бұрын
Guushu Xaggeey Taal meesha Raashinkii Ciidanka La iibsadday
@mahmoudnur7259
@mahmoudnur7259 Ай бұрын
Tuugo isbahaysatay kulaha ciidamada aduuunka kadhacaaan tuuug tuuug dhalay
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Farmaajo waa latabey ❤❤
@alcabaasforextrader7410
@alcabaasforextrader7410 Ай бұрын
Tuuuuuuuuuuuuuuug
@atakar26
@atakar26 Ай бұрын
Wasiir niikiyo maba is taahilo wasiirka difaaca sababtoo ah qibrad ciidan maba lahan
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 Ай бұрын
Wariye diyaarsan maansha Alaah
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 Ай бұрын
Raashinka la dhacay waa fadeexo Qaran waxayna aheyd wasiirka gaashandhiga, taliyaha guud ee ciidanka in la eryo waayo iyaga masuul ka ah maaha saraakiisha wax dhacday ama askarta kaliya la eedeeyo
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Wa taliyaal hoose oo heer urur ah
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
Wasiirka Hala xiro shacabka wax umatahid kadaab illaahay idin kashif oo .beenlaw illaahay degdeg allaha idinkkashifo degdeg umada allaha kaqabto beenlaw
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Ай бұрын
Ciidanka Maray diiwangelinta ee sida tooskaa mushaarkoodu ugu soo dhaco Ayaa ka badbaaday kaliya.. dawladii hore ayaa ku amaanan runtii
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Ай бұрын
masha allah dowladnimadu waa islaxisabtan wali waxaa jira wada dheer in sha allah maalinba tilaabo waana gaareynaa meshaan meelka fiican
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q Ай бұрын
Masha allah guul
@akdream5313
@akdream5313 Ай бұрын
Isku xishooda fashilantee
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Kani waa fashil wa qofkii ugu liitay ee soo maro wazaarada gaashaandhiga dhinac walba wuu ku fashilmay wa nin tiktok iyo wax aan qiima laheen waqti badan ku lumiyay waxan dhihi lahaa asiga naftiisa hala xiro
@fadumaali4556
@fadumaali4556 Ай бұрын
Xafido laaha mudane Xassan shiikh xafudu Laaha ilahwo cimri dheer ioy cibdo Allaha hakusiiyo guulesta Guul iyo gobanimo geesi dhalay guulesta guul ioy gomanim guuuud guul Guul Guul 🎉🎉🎉😢mudane jamac🎉🎉🎉
@MaryannuurcusmanXasan
@MaryannuurcusmanXasan Ай бұрын
👀 A B ma tahay
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Ай бұрын
Faqash waligood ha ciyaane, canka awuurka ugija!
@RNN1234
@RNN1234 Ай бұрын
Dowladnimaddu Waa In Qofka Xil Loo Dhiibayo Uu Yahay Qof La Eg Mas'uuliyadda Uu Qaadayo, Inagu Hadaan Soomali Nahay taa Waxaan ku badalnay Yaan Isku Reer Nahay, Isku Koox Nahay, iyo Hebaloow Qof Keenso, Ninkaan Tiktok Ayuu La Caqli Yahay.
@user-om9wu9nc7l
@user-om9wu9nc7l Ай бұрын
Mr Tik tok ilahay ka cacsada oo ciidanka faraha ka Qada rashinkooda 😅tuugo aya tihiin😂
@user-hn7pj5kc5k
@user-hn7pj5kc5k Ай бұрын
Wasiirku si fiican ayuu u sharaxay waxa dhacay askari ayaa cunay ama gatay raashinki ciidanka waa la soo qabtay maxkamad ciidan ayaa la saarayaa warkaasu waa cadyahay waa wax ka dhaca aduunka maanta ayay dhaceeysaa bari ayay dhaceeysaa waxa muhiimka ah waa sharcigu ma shaqeeyay malaga daba tagay musuqii dhacay muhiim ma ahan mareykan ayaa raashinki naga jartay sideedaba ciidankaada waa in aad la wareegtaa oo aad baahidiisa dhabarka saarataa waxii kaa qaldamana waa in aad sharciga ku saxdaa dowladoo la eedeeyo waxba soo kordhinmayso waxaa jiro heyado baarlamaan oo loo xilsaaray la xisaabtanka dowlada iyaga halaga war dhowro somaalidu ha ogaato ninkasto oo wax ku siiyo in taladaada uu wax ku leeyahay marka waa in aan qaadano masuuliyada ciidankeeana si taas loo gaaro .muwaadin bixi canshuurta kugu waajibtay dowladaay adiguna masuuliyadaada gudo oo xafid amaanada umada soomaaliyeed
@akdream5313
@akdream5313 Ай бұрын
Miskiin baa Mislo la Fuulo leh, askari isagiiba xitaa aan mushaar qaadan ayaa Danbigaas dusha kansaraysaan. BURCAD baad tihiin Caadalada wayaa la Horkeeni Doonaa Cidii falkaas ku lug leh
@ahmeddahiromar2661
@ahmeddahiromar2661 Ай бұрын
Guul iyo horumar Soomaaliya. Wasiirku wuxuu sheegay dembiga dhacay iyo in la qabto dadkii ka danbeeyay. Intii aan Soo joogay dad dambi galay oo la qabanayo dowladdaan ayaanba ka arkay
@cousinbro1580
@cousinbro1580 26 күн бұрын
​@@akdream5313 Yaa kuu sheegay in uu mushaar qaadan askariga haduu wax xaday waa la xirayaa maxaa diidaaya
@cousinbro1580
@cousinbro1580 26 күн бұрын
​@@ahmeddahiromar2661 Dadkan waxa aay ilaabeen in dowlada la wada leeyahay qof walba qabiil buu u indha cadeeynayaa war waa wax kasta ka wanaagsan in aaysan dowladu inkirin in dabi dhacay oo musuq la galay in aay cadeeysaa waa horu mar halki marki hore wax walba afka la xiri jiray soow dowladi hore ma ahayn wixi ciidanka dharkooda iyo hubka suuqyada lagu iibinaye oo shabaab laga gadaaye aay inteey ku soo lebistaan shacabka lagu qarxinaye
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Ай бұрын
Waa waalan yahay Musuqmasuq Hasan Sheikh kama Weeynaanayo Ciidamada Somalia Xaalad Aad U Xun Beey Galeen
@abdirahmandahir2593
@abdirahmandahir2593 Ай бұрын
Wasirka hadalkiisa waa cad yahay waana warbixin lagu qanci karo
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Ай бұрын
Ninkii indhaha la,aa oo ceelka kudhacay ayaalayiri maxaa ceelka ugudhacday wuxuuyiri baaritaan ayaan kujiray qabyaalada tuugada iyo ceebtu xasan shiikh waa caadadiis
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Tuugo Dillaalimiin ilaahay iyo ummaddiisa ka furtay oo Diihaal Qabeen ah baad tihiin wejigiin gubey kuwani waa na ceebeeyeen, ka hor wareegs umadda Mooryaan yahay aan xishoon
@Maxadcase1988
@Maxadcase1988 Ай бұрын
Ninkaan uma qalmo inuu noqdo wasiirka gaashaan dhiga somaliya
@Khayre369
@Khayre369 Ай бұрын
Bismalah kulahaa Nacalatulah calayk.naarta alle salka hakuu dhigo
@zaylapublisher
@zaylapublisher Ай бұрын
Wariyaha aniga oo ixtiraamahayo hadana hadana.sida uu wasiirka usalamay sax ma ahayn
@daadirmohamed6580
@daadirmohamed6580 Ай бұрын
Dil togasho in lagu xukum istahila kan .iyo kuwa badan dawlada ku jiro.
@OubeiJaouani-bz9co
@OubeiJaouani-bz9co Ай бұрын
Qoladaan meesha joogta wallaahi thuma wallaahi waxba kuma haayaan waxa fiicnaanlahayd in umada ayka hor wareegaan.
@user-qg3uf9bv1d
@user-qg3uf9bv1d Ай бұрын
Wlhi Somalia balayo aya dagti ilahow nagadulqat ya Rabi athaqathi karey
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Weeraroow Dayow Waniini😂 Raashin Cunoow dabinbaa kuudhigan😊 TikTok business 😊
@C.f.W
@C.f.W Ай бұрын
Ilaheey Sidu Wasirka Shegay Dowladeena Ha UkasO AamiN 🙏
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Ай бұрын
aamiin yaarabi
@abdikadirabdijama6352
@abdikadirabdijama6352 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂​@@safiasheikhahmed5170
@hasanabdi7351
@hasanabdi7351 Ай бұрын
Somaliyeey Bal wuxuu kuhsdlayo Eega
@akdream5313
@akdream5313 Ай бұрын
Waa qof maran
@yousufabdulahi8426
@yousufabdulahi8426 Ай бұрын
Allah hana kaa dhaafiyo
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 Ай бұрын
Universal tv halageeyo 1m
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 Ай бұрын
WASIIRKU. MASHEEGI KARO XAQIIQADA. DHABTAAH HADUU. RUN SHEEGAYO. WAXSY KABILAABATAA XASAN SH MAXAMUUDE MARKII MAXKAMAD LAKEENO. KUWA KALLE. HALAGUDARO
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 Ай бұрын
WAANA BEEEEEEEENALOOOW AH
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 Ай бұрын
Aragaa be duligiiyow waan qajilaa markaan arko isagoo addunka Innagu metelaya Allh ku qabay mr tiktok Xasan dhiiqo rakaab xumaa
@user-zd5yt5fb9r
@user-zd5yt5fb9r Ай бұрын
Wasiir tuug ah waxaa kadambeeyo madaxweynihii hore somaliyeed tuug xasan dhiiqo
@awilmohamed8680
@awilmohamed8680 Ай бұрын
Tuug wayn
@fataha1
@fataha1 Ай бұрын
Adeer xaqa ayaa idin soo Qaban doono dadka Masaakiinta ayaad ku Nabeysaan idinkoo dowladd Musuq badan aad tihiin Xaqa Allow soo Daahiri
@drmucaadmohamed2222
@drmucaadmohamed2222 Ай бұрын
Halkii xaboo aad lawareegteen hadii masuqmaasuq dartii laidinkaga joojiyey yaa wax kale idinku aaminaya
Kaftanka Siyaasada 493 oo aad u xiisabadan
49:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 33 М.
Ну Лилит))) прода в онк: завидные котики
00:51
О, сосисочки! (Или корейская уличная еда?)
00:32
Кушать Хочу
Рет қаралды 8 МЛН
Cat story: from hate to love! 😻 #cat #cute #kitten
00:40
Stocat
Рет қаралды 13 МЛН
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Warka Universal TV  30 05 2024
24:11
Universal TV
Рет қаралды 7 М.
Waraysi, Wakiilka Somaliland ee Taiwan Qeybta 1-aad
35:25
MM Somali TV
Рет қаралды 22 М.
Bom gevonden in de straat van Brent, 1100 mensen moeten hun huis uit
3:16
EX CIA PHILIP OO XOG XASAASI AH SOO BANDHIGAY DAGAALKA GAZA WAR
17:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
Ну Лилит))) прода в онк: завидные котики
00:51