Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh

  Рет қаралды 24,580

VOA Somali

VOA Somali

Ай бұрын

Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh, oo nagu soo boqoday xarunta VOA ee Washington, ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay aragtida dowladda Jabuuti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.com/@voasomali/?s...
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali.com/
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Пікірлер: 64
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 Ай бұрын
Jabuuti Jaarnimo iyo ixtraam baa u haynaa lakiin Qadiyada JSL cidna marti uga Noqon meyso Danguur weeyi Siyaasadu waa Maslaxad
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 Ай бұрын
Vive mon pays djibouti ❤❤❤
@Michardaden
@Michardaden Ай бұрын
muxuu kuu sheekaynaya!
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Waa idin dhex dhexaadinayaa jabuuti markay leedahay micnuhu waxa uu yahay, waan idin dilaalayaa.. siyaasada la ismu duceeyo sadaqona la isma siiyo, dhinac walba dantiisa ayuu wataa.
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 Ай бұрын
Aad iyo aad
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d Ай бұрын
Mahadsanid wasirka maliyada iyo dhaqaalaha Dj ilyas muse
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Meeshan wax la isu xag xagtaa maba taalo , Jabuuti danteeda ayay wadataa dan cid kale marnaba may wadin, Somaliland danteeda ayay mar walba wadataa.
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 Ай бұрын
Djibouti wa harunta geeska Afrika
@ahmedabdalla5857
@ahmedabdalla5857 Ай бұрын
Somalidu meel kasta dawarsi uun bay la tagtaa ama jabuuti ha ka tagaan ama meel Kaleba , Aduunka dewersi uun baynu ku soo kordhisay
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 Ай бұрын
Madadka jabuti carurtay la caqliga yihiin waayo Somali wada hadlayaa inay midobayan ayay uhaystan in aanu Ka gono koonfur ayaanu ula shiraynay
@gouledkaapibka9589
@gouledkaapibka9589 Ай бұрын
Besha voa
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 Ай бұрын
Guul dawale
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk Ай бұрын
MADAXWAYNE MUUSE MAR NABA CID MA UUSAN KHIYAAMIN DANTA DADKA IYO DALKA JAMHUURIYADA SOMALILAND AYUU UHIIGAN YAHAY MEESHA AY TAAL AYUU AADAYAA TAASNA CIDNA LOOGAMA DABA FADHIYO MUDANE WASIIR LABA DAL OO JAAR AH AYEYNU NAHAY SIYAASADOODUNA KALA ARAGTI TAY WAA MASEER UMADEED WUXUU MD MUUSE HAYAA MAHADSANID ,
@MA-ux5ki
@MA-ux5ki 8 күн бұрын
IGAd waxa loasasy 1986 siidi SNM lo baabiinlaha
@MA-ux5ki
@MA-ux5ki 8 күн бұрын
Regeeedi Wllhy Regeedi Xataa Quraacti Sunta Lagu Soo Daray Wuu Kasoo Cararay 😂 #MUUSE_BIIXI_CADAWGAA_UNOOLOW❤
@user-fb8hl5xx4d
@user-fb8hl5xx4d 10 күн бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@moussawahibmagnus4680
@moussawahibmagnus4680 Ай бұрын
AMF, DJIBOUTI EST STABLE. Nous attendont desormais la qualité de la reponse Ethiopia and djibouti.
@Sayidka603
@Sayidka603 Ай бұрын
Somaliland wuxuu u u yaqaan wasiirku dal soomaliya ka mida.
@Hawd74.
@Hawd74. Ай бұрын
Kulayl koronto laan kaneeco intaa iska hagajiya horta madakiintuna u naxa
@moustaphadouksieh6498
@moustaphadouksieh6498 Ай бұрын
Ilyas Moussa Dawaleh si toos ah ayuu ula hadlay Muusa iyo teamka jooga waqooyiga Somalia suasha waxay tahay in loso noqdo meshii la joogay ee hore oo ah in la aqbalo wada jirka Somlia .
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 Ай бұрын
Qof wareersan bad tahiin somalia iyo Somaliland Waa Laba dal oo jaar taas aqbala nimankina atmis Xamar ku iaalisa
@soulehollandais
@soulehollandais Ай бұрын
Jabuuti waa madaxa geeska Africa. Maxaad ka badali kartaan.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Somaliland guul itopiya guul ❤❤❤
@nourianeima4636
@nourianeima4636 Ай бұрын
Waziir Beenale , jeebkaaga horuumar gaadhsiisey , laakin , shacabka wey liitaan
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
TOBANEEYO SANO KU LAHAA TAN WAXWEREYSA MORE THAN 30 MIYAA AYUU MADAXA LA GELEYAA
@abdullahihussein5777
@abdullahihussein5777 Ай бұрын
Ku lahaa “Ismaaciil toboneeyo sanno ayuu xukunka hayaa!” Hadda wuxuu xukunka hayaa 25 sano from 1999-now. Ma aqoon daro ayay ka tahay gabadha su’aasha waydiinaysa mise waa habrasho?
@hamzemoudsomali796
@hamzemoudsomali796 Ай бұрын
way saxan atahy toboneeyo way tahay waayo labo toban iyo shan
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 Ай бұрын
Wuu saxan yahay, 10sanno iyo 10neeyo way kala duwan yihiin, 10neeyo waa dhowr tobnaad.
@abdullahihussein5777
@abdullahihussein5777 Ай бұрын
Markaa qofka 80 sanno jiraa ma waxaynu odhanaynaa “toboneeyo sanno ayuu jiraa” mise waxaynu muujinaynaa da’da saxda ah?
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 Ай бұрын
@@abdullahihussein5777 mayee kaasi dhowr toboneeyo wuu dhaafay caadi ayaa loo sheegayaa
@MA-ux5ki
@MA-ux5ki 8 күн бұрын
Kani Waa Canfarta Soomaha akhyaarey?
@Shihaab464
@Shihaab464 Ай бұрын
Quraaco aaa lagu kari waaye so funny Mr Muuse biixi Waaa Qaain weynaade 🤣🤣🤣
@maxamedsiciid8390
@maxamedsiciid8390 Ай бұрын
Bulshadiisa danteedu kashaqeeyaa muse boxing codna mu khayimin ee wixii aanu udoranay ayuu kashaqeeyay guul somaaliland
@Shihaab464
@Shihaab464 Ай бұрын
@@maxamedsiciid8390 ma IsaaQ dantooda aaa ku jirto in Reer Borma Dhulkooda la gato iibsadho 🤣🤣 Ethiopia 🇪🇹 laga iibsado Daanyeer aa tahay Qaain ah
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Jabuuti quraacdeeda ha iska haysto iyadu ha cunto.🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahmanadami8870
@abdirahmanadami8870 Ай бұрын
​@@Shihaab464adeer isaaq iyo samaroon iyo xaafado lagama hadlayo, Muuse Biixi wuxuu hogaamiyaa Dawlada Jamhuuriyada Somaliland taasaanu Heshiiska ku galay.
@mohameddjamahassan9588
@mohameddjamahassan9588 Ай бұрын
QAC buu yeedhsiyay MBC DJI lakiin meelna lago kala tagi maayo arinkuna waa iska dhamanayaa .
@yuusufgaras
@yuusufgaras Ай бұрын
Nin aamain san midnimada Somalia sidee ayu u noqon garaa dhexdhexaadiye?. Dowlada dhexdhexaadin gali gartaa waa in ay ka tahay dhex waxa ay dhexdhexaadinayso.
@user-ye8zm4fr2l
@user-ye8zm4fr2l Ай бұрын
OK, dhexdhexaadiye haban noqdee iisheeg ma qasab iyaad igu Marsiin dowladad aan jirin? War anaga ma waxaad noo haysataa dadka aad xukuntid??? Anagu dowlad qudhaata iyaanu ognhy waana somalia 🇸🇴, integrity iyo sovereignty ccaalamka iyaanu ilaalinaa, hanagu qaldin maamul goboleed.
@somalitech102
@somalitech102 Ай бұрын
Afsomaligu wuka dhintay jiboutian ka eber weye
@ayanabdillahi420
@ayanabdillahi420 Ай бұрын
DJIBOUTI aya nagaha xun Somalida kale
@FarhanWiizi
@FarhanWiizi Ай бұрын
Arrinta ku saabsan dhanka korontada iyo biyaha ayaan aad u jeclaa in aad waydiiso sababto ah hadan reer Djibouti taasi ayaa dhib wayn naku haysa.
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 Ай бұрын
Afsoomaaliga maxaa ku adkeeyay reer jabuutiga
@user-fp2vf7zz9y
@user-fp2vf7zz9y Ай бұрын
May may waa afsomali maa😂😂
@ahmedali-yl3bd
@ahmedali-yl3bd Ай бұрын
Jabuti qabialad ma lee
@user-fb8hl5xx4d
@user-fb8hl5xx4d 10 күн бұрын
Mounafaq Mounafaq dhaley ilyas 😂😂😂
@mohamedhaybe235
@mohamedhaybe235 Ай бұрын
Hunu Hunu Warkaagiyo Hadalkaad Maldahaysiyo Huuhaada Beentiyo Hal-Hayskaagan Niicda ah Hadeer Fahanay Geelloow.................Nin Walba Dantiisa uuknbuu Ka shaqaynaa Meesha is Marxabaysiin ma Taalee Jabutaay Maalin wacan.
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 Ай бұрын
Ethiopia will recognise Republic of Somaliland as independence country which she is so what can you change nothing
@umusabirin6142
@umusabirin6142 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 Ай бұрын
What a fake person. Republic of Somaliland got her independence from UK June 26 1960 remember that ok
@zaki7231
@zaki7231 Ай бұрын
Beenaale kadaab
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
Ismail iyo ninkan siyasiyiin maaha,waayo haday shaxda ciyaarta yaqaanaan kamay horyimaadeen somaliland sida uu leeyahay dariiq ayaan maalgelin u doonay wuu iska hadlay ciise wuu faashaday faalka beenta ah ayaa tusay somaliland dowlad noqota jibouti waa dumaysaa
@Darwiishdaweeye
@Darwiishdaweeye Ай бұрын
Somaliland. Haday rabto inay dawlad noqoto magaca hayska badalaan .
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
@@Darwiishdaweeye ha igu tumin durbaanada iyo daasadaha madhan ma didee hargooloow,kolkaan hadhkaba kaa eryey yaad hawd u carerteene
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 Ай бұрын
​@@user-xj9jx5cg8omeeshaad wax ku qoraysaa wa KZbin ee xishood 😂
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Ай бұрын
@@suldaanhalabuur4662 maan caytamin ee wax jira ayaan sheegay sxb
@alihassenroble4633
@alihassenroble4633 Ай бұрын
Lax yahay ciise wakas newyork calanka geye adu inte joogta Ta kle isaq mu cayin ee maxad ciise ku caayi Viva ssc viva ilma harti Darood iyo ciise waa wallo Idoraw 😂😂
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 Ай бұрын
Dadkaaga biyaha cad baa laga iibiyaa markaas wax ka qabo waxba somaliland ha ku meeraysan
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 Ай бұрын
Somaliland dhulkeeda iyada leh cidna ugama marti aha
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 Ай бұрын
Republic of Somaliland is not Somalia
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 346 М.
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 76 М.
Amniga Qaran ee Soomaaliya iyo Djibouti, Waraysi Sh Abdirahman Bashir
1:02:39
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 24 М.