Allahu akbar war waa wariye maxamed somali wllhi aad ban ugu xiisnay nin qaali nagu ah ayu aha waliba deegaanka caan ayu ka aha manshallah wll horay u soco
Khaalid fodhaadhi Hormar wacan baan ku rajaynayna idinka alle maxamed somalina xog badan ayaan ka faayidnay isna alle ha xafide
@abdullahiabdidahir33415 ай бұрын
Warersiga soo fasiix uyah iyo sida xiisaleh oo uwarbixiyay Baa cajiib ah masha Allah
@josephlatino71796 ай бұрын
Muxammad somali nin aad u aqli badan ixtiraam badan salan sare from # Canada
@abrahamojegalitarianism68504 ай бұрын
❤❤❤❤ mahadsanid huuno
@ahmedabdulahi98685 ай бұрын
Meshuu alle ku qoro cidna kaama celin karto halkada alle hakugu nabad yeelo
@haldorzaid22836 ай бұрын
mohamed thanks bro for how amizing you shared with us your adventurous experience towards your immigration from ethopia to america. waxan kamid ahaa arday ku tartamaysay tartan aqoonedki kadis eed daadihiyaha ka ahayd magalada warder 2015 oo ahayd isla sanadka aad socdaalka galayso, guulayso labada daarod ba wll
@Kaartomo5 ай бұрын
Masha Allah he is honest
@khadarcabdi53603 ай бұрын
Wariye wax badan garanaya oo si fiican uga hadlay wixii uu wadankaasi ku fiicanayahy iyo wixii uu ku xunyahayba maxamed xashi maxamed (somali) 🫡
Maxamed somali sxbkay dire TV ayan isla shaqaynay in balance sxb guulayste markasta tahay
@KhadroMaxamed-i9u5 ай бұрын
Adigu ma tahriibtay sida maxamed somal
@shacniinamuuse14076 ай бұрын
Sida degen ee turxan bixinta leh oo noogu waramaa baan ka helay❤
@-libanAbdi6 ай бұрын
Wll hadalka wad igu matashey dagananta ka muuqata mazha allah
@ayanabdirahman96545 ай бұрын
waa rer magaal
@-libanAbdi5 ай бұрын
@@ayanabdirahman9654 wll boqoLal rer magalo qaylo badn ba jira 😂😂
@Mazim1075 ай бұрын
Haa reer magal weye absulutely @@ayanabdirahman9654
@aboumedhoussein34465 ай бұрын
Thanks mr khalid
@UbahCadet-co8mq6 ай бұрын
Mashallaah nin adag maxamed somali
@Ehel_Caashaq16 ай бұрын
The legendary journalist. Maxamed Soomaali ❤
@12Hydrocarbon6 ай бұрын
Excellent interview. Mohamed depicted his adventurous experiences very well. The sequence of events felt like watching a movie. He should write a book about it. It crazy how good storytelling can captivate audience.
@Ehel_Caashaq16 ай бұрын
Yeah he is a legendary journalist who understands the flow of his life and also how to tell the story well. 🙄
@dalaisacgibril58995 ай бұрын
❤very interesting interview
@alphaalpha35076 ай бұрын
MAXAMED. DHAMAADKA SHEEKADA IYO DHEX DA SHEEKADA IYO BILAWGABA WAA TALO IYO TUSAALE
@daherhawa39336 ай бұрын
Machallah after long sacrifice Allah U gargaro machallah
@FaysalmohamedOmar5 ай бұрын
Waaw
@AbdulahiEid-o1f5 ай бұрын
WA WEYNKA IS HELAY🫡
@alibarale10775 ай бұрын
Two legends
@mohamedadde31474 ай бұрын
13 countries mohamed somali travel Ethiopia Thailand Velabien Turkish Brazil ECUADOR Colombia Cost Riga Panama Nicaragua Honduras Kuwan tamale Mexico America Intaas hadaa marto Mareenka jogtaa kkkk
@mohamudapdlahie4 ай бұрын
maxamed somali wariye sare bu aha
@mustafeali6175 ай бұрын
Wow khalid is in usa salan Sare
@Salwe6 ай бұрын
Weriye Mohamed waxaan aad u jeclaan lahaa in uu ka qoro buug sheekadan.
@zamil20246 ай бұрын
Maxamed somali nin codkar ah fodhadhi wariye calami ah
@abudarda005 ай бұрын
Wareysi fiican maashaAllah. Hore usoco. Waxan okale ba loo baahanyahay social media qashin ba la buuxa
Tahriib waa cadaab yar mrkaa waa ind maskax ahaan iskaga diyar grow
@Faraxsan1436 ай бұрын
Waligay ma dawan waraysi soconaya 55 daqiiqo waliba fbga khalid ayan kaso racay waraysiga lafa hore mahamad somali in badan ban estv ka dawaday jigjiga hore gor khyr qabta tahriibtay jeel ogaden ku uri lahayd xabsiga maraykan ka u dhamay
@AAdam-rc3nu6 ай бұрын
Waaya arag,nin wax la waydiin karo alle haku karaameeyo meel kaste oo aad joogto.
@FaysalmohamedOmar5 ай бұрын
2015 dugsi aan dhign jiray anoo aad yar
@KhadroMaxamed-i9u4 ай бұрын
😂😂
@AbuSamiya-cm1ww6 ай бұрын
Wariye qaali ah ayuu ahaa marka uu warka so tabinayana aad ayaan u xiisayn jiray Inbadan ayaan iswaydiyay wariye maxamed xasan xaashi xagee ku danbeyay Sxb labadinaba aad ayaan idin salamayaa
@xaajishiineaxmednuur6 ай бұрын
Khadlidow horta wad salamantay barnamijkani horta wuu naso jiitay waxayabahu naguso jitayna waxa kamida sida uu maxamed shekoyinka uga waramayo isago sokoobaya hadana waxba ka tagayan Maxamrd inkasto an ahaa dadki warkisa dawanjiray hargaysa
@yasircade82835 ай бұрын
😮
@Ahmedsahane5 ай бұрын
Maxamed Soomaali wariye aan jeclaa yaraantaydi 😅
@MohamedSaid-tn1px6 ай бұрын
Kan wax waraysanaya weligi wax ma waraysan
@maganwarfa4 ай бұрын
Mooryanti cabdi iley
@AbdikadirSmart5 ай бұрын
Yaa ila tahriibaaya
@shacniinamuuse14076 ай бұрын
Abdisalaam hareeri hadii uu wareeysan lahaa wlhi warka kama dhex galeen su'aal aad u badane waa weydiin lahaa saaxiibkii aad isla soo tahriibteen aaway buu dhihi lahaa lkn qofkaan wax fudeed ah baa ku juro
Khaalid foodhaadhi waa nin yar oo cabdisalaan herari khibrad ayuu leeyahay waayo wuu ka wayn yahay khaalid na inta ka dhiman wuu gaadhi doonaa insha allah
@mudiali7195 ай бұрын
Hadeey America Celiso maxuu sameen wuu isa sheegey
@mrshaji88585 ай бұрын
Waba ka shekeyay inuu helay si fican u dhagayso
@ayaandhool25475 ай бұрын
2015 ane badiyo ayan ku aha ari jir hadan raba inana nolosha wax uun kabadado libiyan raba inan ado 😢
@ahmedabdulahi98685 ай бұрын
Waad gari karta wax walba haben kama tagin 🎉
@shakuul4 ай бұрын
Ayaan bayo liibiya qof Waalan ba aada iska ilali hadaba lacag heli karto tan mar
@AbdihamidAhmed-q7i6 ай бұрын
Raga socodku waa u door haduu mawdku daayo ninka ragii waa laga marmaan inuu tariikh soo maro
@Hamid-xh7re6 ай бұрын
Waa muhiim inad history ledahy 👍
@Abuubakar__zadiiq6 ай бұрын
Wax fududi majiro waxwalba hard work aya lo mara marka wan soo socda insh alah ana
@LibaaxaAfrica54845 ай бұрын
Codka gaaban.
@wadaniyare88226 ай бұрын
NINKII XASAN CIGGE AHAA XAGEE KU DAMBEYAY
@GUULSO2506 ай бұрын
Ileen 2015 darbiga laga boodi jirey😂
@Eng_moh125 ай бұрын
2007 xtaa waa laga boodi jiray
@KaderAhmed-r5w5 ай бұрын
Add comment
@-libanAbdi6 ай бұрын
CajiiB mahamed somali dagananta iyo kartida ka muuqata mazha allah wakhtiga waxn ka mid aha dhalinti abahood ka shaqeynayay DDS lkn ano somaliland wax ka baranayay aabona igi dhahay ma iman kartid dadka ayar ba layska xidhaya Ninkan MAHAMED iyo BUURGABO halmar unban wayay show nina wu xidhnaa nina wa tahriibey guuleysta labada darood ba wll
@KhadroMaxamed-i9u5 ай бұрын
😂😂
@-libanAbdi4 ай бұрын
@@KhadroMaxamed-i9u wll maxa ka qosliyey meesha wax lagu qosLi maba yalanee
@yaasir19366 ай бұрын
Ninkaas waynu been buu lasoo shir tagaye , waxaas ha maqlina wadadu waa mar mar anigaa soo marnay midhaasi maanu arage somalidu cudur xaasidimo la yidhah ku dhacay