Sheekh waxaas oo dhan waanu u baahanay, laakiin waxa aad hayso oo la ilaaliyo ayaa ka horeeya in waxa kaa dhiman la raadiyo, waad garanaysaa halkii la soo maray, dib u noqon mayno dawlada yar iyo askarteenana xaqiri mayno
@user-mustafa2903 жыл бұрын
Mashalah sheekha iyo gabadha saxafiyada ah waa labo qof o si degan warka dhamaysanaaya balse BBC SOMALI maxay dadka ay wareysanayaan hadalka ugu celiyaan xita xushmad daro badan Ayan ku arkay BBC SOMALI
Masha allah Shiikh Mohamed Idris & Me we are from same place Qandala City
@cabdiqanimaxamedfaarax93203 жыл бұрын
Jasakala shikh
@maymuunsheybi12123 жыл бұрын
Waa sax umadaan xaqa allaah tuso
@samawadexariir63963 жыл бұрын
Sheekh ciidanka sootan qabyaalad loo adeegsanayo, ciidanka mooryaan loo badalayo, ee badbaado qaran loo bixinayo
@hassanabati91903 жыл бұрын
Jazakallah sheekh mohamed idiris
@alihujaleh86273 жыл бұрын
SHEEKHU SADEXDII SANO EE HORE SHEEKHU FARMAAJO DILKII SHARCIDARADII UU SAMAYNAYAY WUU KU TAAGEERSANAA MAANTANA WUU KA HORJEEDAA IYAMUU WAALAN YAHAY
@caynteabdullah95733 жыл бұрын
Asc culimada somaliyed waxaan layabay marka abaro dhacan ama ay muxadarada jedinayan way isdabagalane maxay hada ukala xukumilayin arinta tagan hada was yaab
@Xasanjofle3 жыл бұрын
sh maxamed idiris walal muslim ah an jeclahay alla dartiis
@-jf3fu9fb8b3 жыл бұрын
Sheikh muxamed Idriisow diinta islaamka karunsheeg , اتّق الله ، اتّق الله ، اتّق الله . Waxxa dastuurka lagu magacaabo eecaalamka kajira dawladuhunu kudhaqmaan wuxuu khilaafsanyahay shareecada islaamka ,
@abdiibrahim50503 жыл бұрын
WAAN RUNTAA SH.MAXAMED IDRIS
@ruumixaaji65793 жыл бұрын
ARINTAAN WAXAY DAAWO U TAHAY QOFKASTA OO SOOMAALI AH ,OO CADAALADIISA SIDUU KU HELI LAHAA WAXAA LA DHAHAA ( XAQA AMA WAA SOO HOYDAA AMA WAA SOO HERGALAA) MARKA ARINTAA WAA XAQII OO SOO HERGALEY ALXAMDULILAAAAAH:
@cusmanduwow87953 жыл бұрын
Waxan weydinilahaay shake maxamad maxadedey Ina hogaamisan dalka oo samatabixisaan
@samawadexariir63963 жыл бұрын
Sidee loo baadhi, maxkamaduna siday u xukumi, hadii laamihii amniga ee kala duwanaa loo diido, qaarna la casilo qaarna la eryo
@eedowlogistics72043 жыл бұрын
Masha’Allah I love Sheikh Mohamed Idiris for the sake of Allah. Allah ya barik fii ka.
@OB-xk8hh3 жыл бұрын
MADAXWEEYNAHA DHEX DHEXAADKA EE MSUTAQBALKA SOMALIYA PLAN B. RIIX HALKAN DAAWO. *kzbin.info/www/bejne/q5faiaFqnNqSqZY*
@mascuudfeysal83273 жыл бұрын
Thanks
@alihayle33743 жыл бұрын
Jazak Allah sheekh ❤️
@munahasan27393 жыл бұрын
صح كلامك يشخ بارك الله فيك
@ubahubah3333 жыл бұрын
Maasha allaah sheekh
@sahragacal43193 жыл бұрын
Runta ayuu sheegey Mashaalah
@mascuudfeysal83273 жыл бұрын
Masha Allh
@davidwillium3713 жыл бұрын
Elephant in the room= Islam in politics .
@ilhamdahir99153 жыл бұрын
Siyaasadu deen bayi u baahantahay
@abdiibrahim50503 жыл бұрын
ThNK SH.iRDIS
@OB-xk8hh3 жыл бұрын
MADAXWEEYNAHA DHEX DHEXAADKA EE MSUTAQBALKA SOMALIYA PLAN B. RIIX HALKAN DAAWO. *kzbin.info/www/bejne/q5faiaFqnNqSqZY*
Sound like a politician Maxkamada islaamka keensada iyo distuurka ولا تلبسوا الحق بالبطل وتكتموا الحق وانتم تعلمون
@Bashiradanbarre20243 жыл бұрын
Somaliyey wa run shekha wa runtiis biyo iyo koranto mahaysano tusalle baydhabo korantada 10 dollar kaballabata 1,500 dollar hadikento walagaqada ma aragteen biyo lamid
@ziradmanshaallahmahamedali69873 жыл бұрын
Masha Allah
@ardojablibaax82793 жыл бұрын
Aggaàaaa sheekha wiil watasta ma lawaayay 😐
@LJama61193 жыл бұрын
sheikhu waa dhexbooday. inuu wax hubsado soo kama horeyso intuusan far cidna ku fiiqin.
@safiyamohamed7353 жыл бұрын
Yaan la siyaasadeyn,sax ,
@ubahubah3333 жыл бұрын
Si wanaagsan weeye in la baadho oon la siyaasadeen
@abdifatahali4283 жыл бұрын
Rooblow ninkii dilay wasiir Siraaji meel ku sheeg
@ziradmanshaallahmahamedali69873 жыл бұрын
👍👍
@shaakiraali19843 жыл бұрын
Wadaadku xaalada somaliya lama socdo miyaa wadann dhulka lala simay hadana shacabka aysan ka fekerayn dantooda oo qabiil ka dul qaylinayo yaa masuulka noqon kara
MADAXWEEYNAHA DHEX DHEXAADKA EE MSUTAQBALKA SOMALIYA RIIX HALKAN DAAWO. *kzbin.info/www/bejne/q5faiaFqnNqSqZY*
@banadirhalalmarket19943 жыл бұрын
Umad aan dowladnimo Rabin kaladanbeyn Rabin cadaalad Rabin system of government ka soo horjeedo oo qabyaalad diin iyo xukun ka dhigtay sidee qofkale loogu eedaynayaa, waa in shacabka ey ka go'da marka hore dowladnimada ileen waa ayaga cida duleysan
@aliadam1803 жыл бұрын
Which system of governance you talking about كتاب الله وسنة
@banadirhalalmarket19943 жыл бұрын
@@aliadam180 kitaabka alle iyo sunidiisa umada somaliyeed waxay ka jecelyiin systemka qabyaalada 4.5
Maasha allah wiil diintiisu qiiro u leh ayaad tahay, Nabiga scs dumarka uu waraysan jirayn waanay waraysan jireen, waxa muhim ah shuruudaha kale, xijaab, khalwo,hadal hufan etc
@aminaawil80373 жыл бұрын
Shaqaw. Boqolaal kun oo soomaliya ayaa dhintay maxay kaga duwan tahay intaan. Ka tali wa naaga. iyo maslaxada. Adiguba ha shiisaya. Waad arkaysaa gardarada shakh dhaxa dhaxaad kama tihid arintaa ilaahay soomaliya ha ka qabto dadka ku soo duulay dawlada soomaaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@orobleh773 жыл бұрын
Sheik Idris iyo sheik Usuli, waa labba Sheik ee culumadda Somaliyeed ee runta iyo xaqa marwalbo ka haddlo.
@hodanabdi39813 жыл бұрын
Shekh marka aad hadleyso waxaad u hadleysaa si qof aan wadanka la socon ,RW muxuu u diiday Fahad inuu yiri gudiga hortiisa ku sheegayaa ,
@mohammedabdirahman66153 жыл бұрын
Naa naga aamus edab ma lihid ee Gudiga xaguu jogaa ma kuwii dilay ee fahad iyo farmaajo ayaa arinka baaraya
@daaniyahali62953 жыл бұрын
@@mohammedabdirahman6615 war yaa soo baro sida dadka loola hadlo
@MM-qm7iw3 жыл бұрын
@@daaniyahali6295 adigana soo baro sida dadka loogu nasteexeeyo walal
@daaniyahali62953 жыл бұрын
@@MM-qm7iw war yaa adigana soo baro sida loo xishoodo
@mustafawarsame5053 жыл бұрын
Maxamed idiris kala bax faraha arrimaha somalida sababtoo ah adigu somali matihid ka xishood reer abtiga
@saynabise10853 жыл бұрын
Marka hore sidee ku gaadhay jagadan waayo dadka siyaasada aminiga loo dhiba waa in noqodaan dad ku soo koray
@OB-xk8hh3 жыл бұрын
MADAXWEEYNAHA DHEX DHEXAADKA EE MSUTAQBALKA SOMALIYA PLAN B. RIIX HALKAN DAAWO. *kzbin.info/www/bejne/q5faiaFqnNqSqZY*
@abdiibrahim50503 жыл бұрын
i KNOW WHIS KILL irakan ilahatan
@msalad65323 жыл бұрын
Horta ninkaan sheeganayo Shiikh ma somalibaa Misa waa dadkii lugu Beeray somalia bartaankadib waa nin Tegra Erteriya ah somali lugu beeray Afsomali dad badan baa Ku Hadla ee ka fiirsada
@AhmedMohamed-vm7oj3 жыл бұрын
Ninkaan cimaamada buu ku khiyaametnayaa dadka wuxuuna u isticimaalayaa siyaasad iyo mucaaradnimo uu dawlada soomaaliyeed mudaba kula dagaalamayey oo markhaati ma doonta ah
@nimcamohamed68583 жыл бұрын
Farmajoooooow kursigan iska ga dag 700qof ikaraan ku daran injineeryariiso bajajleey qarxii zobe akhero su ashada ma fodide lkkk
@@fatimakheyre3849 sax abayo kan ilaah nadhafiyo finadiisa
@nimcamohamed68583 жыл бұрын
@@peaceandlovepeople4222 anka mago tan hada lajogan ka hadleyna kulay qofka kasta wa laweydina maxa xisaab aya talao
@nimcamohamed68583 жыл бұрын
@@peaceandlovepeople4222 abayo maxa xaqdaro ah eesheeg somaliya hadalka lago hadlo xita su al ayey ka qabta war aniga shekh ayuu dhahay qarax iyo inti dulmiya oo ka dhacda waxa laweydinya dowldan hada jirto de tii xasan lagama hadleyn ti shriifna lagam hadleyn hurta aqliga ha xisaabtamo dowlda had jirta ayu markasan dhahay farmajow su all adan aya ku talao de waa runteyda hadii topic xasan iyo kii ka hureyey ahan laheyn wadhalka saas leey dhihi laha wayo qarax ma qarax ka dami la xasan ba wu dhacaye qaran asna dambigoosa aya loheesta lkn xasan maba laga hadleyninbo .marka somaliyey idinka dhan waad xanuunsantihiin waayo hadlke qof ku hadlaba dhica xun ayad ula uradan
@OB-xk8hh3 жыл бұрын
MADAXWEEYNAHA DHEX DHEXAADKA EE MSUTAQBALKA SOMALIYA PLAN B. RIIX HALKAN DAAWO. *kzbin.info/www/bejne/q5faiaFqnNqSqZY*
@orobleh773 жыл бұрын
Islaantaan Journalism iyo Media wax kamma taqaan. Waxaad ka garanyesaa Su'aalaha ay dadka weydiineyso. Su'aalo cad amma "Obvious" ay tahay jawaabtu, iyo su'aalo mala awaal ah(Speculation).
@abdifatahali4283 жыл бұрын
Rooblow dhiigii wasiir Siraaji meel ku sheeg
@lajacleyyui41723 жыл бұрын
Masha Allah
@mustafawarsame5053 жыл бұрын
Maxamed idiris kala bax faraha arrimaha somalida sababtoo ah adigu somali matihid ka xishood reer abtiga