REER WADANI KURSIGA MUUSE MOODAY QAARKA DANBE XINIF KARBAASH

  Рет қаралды 28,020

waridaad TV

waridaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 198
@abdulqadiribrahim2440
@abdulqadiribrahim2440 Күн бұрын
War wardadow sxb anigo Nin Habar yonis ah ayan ahay lakiin Runtu waxay Tahay Reer Somaliland Haday Rabaan inay Aduunka wax La qaybsadan Muuse biixi Ha doortaan Hadii kalena Cabdiraxman Hurdaye Dawlad Soo Jeeda oo Hada Aduunyo Dhan Laga bartay aya waxa La Raba in Dawlad Hurdaysa lagu Badalo Viva Muuse biixi abdi
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Күн бұрын
H.yonis matihide hana sheegan inagumeedyahow ciilani
@CabdiraxmanSuleiman
@CabdiraxmanSuleiman Күн бұрын
Sxb inteena waxgaradka ahi weynu arkaynaa danta qarankeena iyo dhaxalkeena reer somaliland
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Күн бұрын
Maash Allah tabarikalaha Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 S N M 🩸🩸 muuse Biixl burco muuse 🦁✍️✍️✍️✍️✍️ guuuuuuuuuuuuuuuule kulmlye 💚💚💚💚💚💛💛💛🪪🪪🪪📮📮📝📝✍️✍️✍️💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯✨✨✨✨ Somaliland 🎉🎉🎉 guuule lyo gobanlmo 👌👌👌👌👌
@EHLUDIININAXAJI-h8k
@EHLUDIININAXAJI-h8k Күн бұрын
Guul kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 Күн бұрын
Ina xinif wa sunta kaga ilmaysisa wllh geesi geesi dhalay
@siciidali4034
@siciidali4034 Күн бұрын
Noocaa ayaa bari xil inoo qabanaya sidan ah ishiiiiiiish 😢😢😢😢😢
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Күн бұрын
Xinif oo miidhan uma jeedid miyaa
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Күн бұрын
Waddani=Ciyaal suuq iyo oday beeleedyo hunguri waalay
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Күн бұрын
Kulmiye= munaafiqiin iyo budhcad aan waxba ka tegin hantidii ummadda
@NaasirCarab
@NaasirCarab Күн бұрын
KULMIYE KULMIYE GuuuuuL Somaliand GuuuuuL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 Күн бұрын
Ninku dhaqan xumaa ,muxuuu yidhi nin ragow xijaab xidho.SubxaanaAllah
@YasinOsman-g5k
@YasinOsman-g5k Күн бұрын
Bidaartayeduu baloodh moodoo baayacayaan❤❤❤hhhhh somaliland guul ku waara ❤❤salaan gobeed
@landahassan3616
@landahassan3616 Күн бұрын
guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kulmiye🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉iyo warridad
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 Күн бұрын
Ohinta day ka dhacaysa huwantii waddani😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nopenope2364
@nopenope2364 Күн бұрын
Hadanu huwan nahay xoolow somaliland may sii jirteen
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z Күн бұрын
Wadani stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂stop 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Togdheersister
@Togdheersister Күн бұрын
😂😂😂😂😂 war xishooda oo wax xeeriya. Waridaad talo wacan baa siisay👌🏽
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Күн бұрын
Cirro ma habarta ruqanaysa ee huruda ee cadkaa ayuu muuse Barbara wadaa muuse waa taf haadh nin rageed sida raha u boodaya
@مسلمهفاطمه-ل4جي
@مسلمهفاطمه-ل4جي Күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717126434 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-،،،🎉🎉🎉
@UppercutUtopia
@UppercutUtopia Күн бұрын
Stop copying and pasting this message, if you have a honest charity or page show us
@Halgame334
@Halgame334 Күн бұрын
MUNIIR DHAQAN CELIS NIJAAZ QOMULUUD
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Күн бұрын
Muniir maaha waa caasha muniira waxay kaheshay xinif 😅😅😅😅waxbay dareemaysaa😅😅
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww Күн бұрын
Waridaad tv waan ku wataa gar iyo gardarba ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 Күн бұрын
Muniir walagiiba qara dumis ayuu ahaa isagoow 🎤 foon yar meelahaas la taagan muniir🗣️🐐🐐🐐😂
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Күн бұрын
Benaale weye tuuug 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Muse alle haku xiftiyo bidmilahi karim mudane muse markale insha alleh ❤❤❤❤❤kulmiye ❤❤❤❤❤🎉
@XaawaCabdi-r6v
@XaawaCabdi-r6v Күн бұрын
😂😂😂😂😂 rer wadani waxwalba waaaakasuuurtooobaan illahaw na astur kulmiye guuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c Күн бұрын
War idaad tv guulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Күн бұрын
Reer jar iska xoor way qafiifeen waana qoom tiktook kuhalaabay yaa ibnu nijaas
@nadiraosman6726
@nadiraosman6726 Күн бұрын
Guuuuuuul Somaliland power ❤❤❤
@alexkeith1260
@alexkeith1260 Күн бұрын
isaga maxa tusay qarka dambe raga ma qoladi dabada sarifi jirtayba waar waaxan wadani waa dad waada madhan xabad caqliya male waaxa kaliye ay barten waa cay waax barnamij siyasaded ah ma hayan waana huwan is urursatay
@NimcoXaashi-d4d
@NimcoXaashi-d4d Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂Alaa beerka waridaad TV salaan sare 😂😂😂
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Күн бұрын
Waridaad Tv geesi qaran jiro joog cadow ciile 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaxamedKhaliif-hh2jl
@MaxamedKhaliif-hh2jl Күн бұрын
Muniir sidii isaga ayaa futada iibiya oo lawasaa xinif waa geesi qaran ee futada ciro ka sheekee Malin dhawna waad ooyi
@dulmar9139
@dulmar9139 Күн бұрын
Dadkeenii waywaashiin😂😂😂😂 Guul somaliland insha Allah ❤🤍💚💪💪💪
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Күн бұрын
waridaad TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul kulmiye 💚🧡💚
@RayanRayanabdirahimmahamoud
@RayanRayanabdirahimmahamoud Күн бұрын
Kkkkkkkkhhhhhhh Qosol.igomahadhiiin ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Күн бұрын
Muniir wuu xaaray nacas hadii sacabada loo tumo waa noocaa akhas
@ifraaxmohamed213
@ifraaxmohamed213 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂guuuul kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤
@Wild123-t6r
@Wild123-t6r Күн бұрын
❤❤❤
@englandfariid7199
@englandfariid7199 Күн бұрын
Waridaad umadeena mahaa 😂😂😂😂😂
@SahraIsmaaciil-v7c
@SahraIsmaaciil-v7c Күн бұрын
Viiiiiiiivaaaaaaa kulmiye💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm Күн бұрын
Mujaahid labaatanlaw muniir maanta xaladu way ku foorartaaye allah qosol wayne 😂😂😂😂😂
@Hooda36
@Hooda36 Күн бұрын
Xusbigii wadanii wuu weywaashen waxaay donaan beey ku hatataqayan Akhas caleeg masidasay madax tinimo kudonayan Subhanallah Allow ciro waxba hanoogu dhiibina ameen vivaa kulmiye guul kulmiye❤ 🎉❤🎉❤🎉❤ 💚 💛 💛 😍 💚 ❤🎉❤
@Zara1168
@Zara1168 Күн бұрын
Guul somaliland in shaa Allah 💚🤍❤️
@saynabmohamedali5579
@saynabmohamedali5579 Күн бұрын
Muniir mudalab nimadii iyo dibjir nimadii ayaa kasoo burqanaya.
@luuljemac7527
@luuljemac7527 Күн бұрын
Munira waxay ubahantahaÿ dhaqncelis wayo dhaqnki qowmuludka ayaa kamuqda ciro maskaxiyan &caqliyan wuismasaxaya becousewafekiya
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid Күн бұрын
Muniir mucaradadii meel xun bay kaagashay malin dhow wadani meelxun buu kudhigi waan malin dhiw xaga danbe ee raga waa lagamo hadlaan waa hadii ayna wax kaa qalaldanayn guul somaliland guul kulmiye
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 Күн бұрын
☘️☘️☘️🌻🌻🌻guuuul 🌼🌼🌼🍀🍀🍀🍀🍀🍀☘️☘️☘️🌻🌻🌻🌻🌻kulmiye 🎉🎉🎉🎉🎉
@Sapirindheman
@Sapirindheman Күн бұрын
Guul kulmiye insha Allah ❤❤❤
@MuhiyadiinBarre
@MuhiyadiinBarre Күн бұрын
Cirro waa raila odhinka micaaridka kenya waa isku mid mansoo baxayo ku biyo cabataa mucaaradow
@munirkh
@munirkh Күн бұрын
Ehhhh, Muniirow reerka waad ka beydheee bal ha lagu arko halkey habaryonis ku geyso.
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 Күн бұрын
Subxanalaa subxanalaa
@saynabmohamedali5579
@saynabmohamedali5579 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Күн бұрын
Subxanalah Allah ☝️☝️☝️ 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂Kkkkkkkk😩😩😩
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Күн бұрын
War xisbi majiree tuugtibaa isku urursatay wlhi yagiibaa iskhiysamsynayaya omobiladii iskaxadaya balkuwaasoo dalkana qabta kawaran allaah noomakeeno amiin yarabbi.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Күн бұрын
Kkkkkkkk Kkkkkkkk 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏
@Wild123-t6r
@Wild123-t6r Күн бұрын
Guul kumiye ❤❤❤❤❤❤❤
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi Күн бұрын
Waridaad tv waa kablaxaxa daarood
@abirashiidaadan3496
@abirashiidaadan3496 Күн бұрын
Kan yari wuu ceeboobey inagadaa ma shiixaha
@Sirad47
@Sirad47 Күн бұрын
Kkkkkkkk Tanna maynoo dambaysay.laa xawla walaa quwatiin Allaw na Asturias.
@EHLUDIININAXAJI-h8k
@EHLUDIININAXAJI-h8k Күн бұрын
Masha Allah guul kulmiye
@Araweelo74
@Araweelo74 Күн бұрын
Walee wuxuu noqon lahaaba.ciro team cawaanoo waxba baranbaa ku hareereeysan meelbaasna ka tuurey odeyga ololeba lama odhankaro wey dhiiqeysteen maalin walba cilmi la'aanta markey ku jabisaa😂😂😂😂
@roodacawad13
@roodacawad13 Күн бұрын
Waa basaasay wadani xataa.habaar bay soo kiraysteen alle ayaa ka weyn.habaarkiina
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f Күн бұрын
guuuuuuuuL kulmiye❤❤❤❤
@amnoali8348
@amnoali8348 Күн бұрын
A boring movie wadani 😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹
@AbdilaahiSidiq
@AbdilaahiSidiq Күн бұрын
Noocaasaa raba inay ina qabsadaan alla sanadkan maanta maxaa qashin isu keen soo aruusday wax alla wax is dhaama ma arko ilaahay baa inoo maqan😅
@NouraAhmed-v9i
@NouraAhmed-v9i Күн бұрын
Muniir tuug xoolihii kaltuun iyo xaaraantii xirsi kugu shaqaysiiyay ayaad ku qafiiftay yaahuu
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@TaaroAli
@TaaroAli Күн бұрын
Waar ciro mocoyday oo 95 jir ah ayaa ka kicid ama sara joogsi wanaagsan ee maxay kaga taalaa!!!??😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@NemaDahir
@NemaDahir Күн бұрын
Akhlaaqda wanaagsan waa diinta badhkeed.
@hayadhassanmohamed9071
@hayadhassanmohamed9071 Күн бұрын
Haaaa kulmiye
@anabali8433
@anabali8433 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 Күн бұрын
Guul Kulmiye ❤❤❤
@hamzadualle3391
@hamzadualle3391 Күн бұрын
Guulwade Guulwade Guulwade
@farah.418
@farah.418 Күн бұрын
Waridaad 🎉🎉🎉
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 Күн бұрын
Kkk walahi rerr wadani markee hadlann 100% hoos u dhahan Ell umaleh siyasataa Eebe tahall😅😅😅
@Khadramohamed225Khadramohamed2
@Khadramohamed225Khadramohamed2 Күн бұрын
Kkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@foziagelton3884
@foziagelton3884 Күн бұрын
Muse Roble is coming back to the building inshaAllah
@Safiyahassan12
@Safiyahassan12 Күн бұрын
Buurnidu ku haysta ❤😂
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@sahraismail4850
@sahraismail4850 Күн бұрын
😂😂😂😂❤❤❤❤🎉🎉
@sadiiqmohamed3365
@sadiiqmohamed3365 Күн бұрын
Muniir khassss... Allow sahal.... Ninkaasi maba xishoonayo.....
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 Күн бұрын
KKKKK MA MIYIŔ QABAAN REER WADANI
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm Күн бұрын
Kkkkkk
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mustafaegal2926
@mustafaegal2926 Күн бұрын
Asc was a boobay baarlamaanka thanks
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@NaasirCarab
@NaasirCarab Күн бұрын
Muudalab wakuli❤🎉🎉
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Күн бұрын
Reer soomaalilaanoow ururka huwanta ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita oo hadhaagii faqasha yaanay ina hoosaasin kafeejignaada
@abdallaomer3810
@abdallaomer3810 Күн бұрын
adeero fariidoow markii lakicin kari waawe laba nin oo lo da kicin jiray yaa lasoo helay oo kiciyay. ciro
@MusaMusa-vs8yg
@MusaMusa-vs8yg Күн бұрын
Waar wuxuu akhlaaq xumaa 😂😂😂😂😂😂
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 Күн бұрын
Waayo muuse balwad malaha waana labaxaasle markaa sida dadka jaadka cuna lixda subaxnimo maseexdo waa madax weeyne qiimaleh cimridheer
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp Күн бұрын
My Brother yesterday you said two members of wadani went to Dubia and they went to meet the Habar jeclo sultan but they are planning to to hurt the sultan or even poison him get rid of him, so brother I want you to warn the sultan about them so that he should be careful and not to meet these two wadani mercenaries.
@Togdheersister
@Togdheersister Күн бұрын
Do not worry brother the Sultan has full protection. No one will be able to hurt him . May Allah protect him from evil minds. Amin
@NimcoMawliid-y1o
@NimcoMawliid-y1o Күн бұрын
Siting blas😅😅😅😅
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Күн бұрын
Kulmiyow hodhodhoo hodhodhoo
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 Күн бұрын
Kan markuu yaraa waxaa la odhan jiray mahamed duufle iminka ayuu muniir labaxay waana kaa qaarka danbe raga wax kasheegaya
@TheIdea2999
@TheIdea2999 Күн бұрын
Waddani guul 2024
@asiamusa6539
@asiamusa6539 Күн бұрын
Guul Somaliland guul guul guul 💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️
@khadra27day12
@khadra27day12 Күн бұрын
Reer kulmiyow cabaadka joojiya
@D100-x7l
@D100-x7l Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Күн бұрын
Gudoimiyaha Wadani ee Gabikey wuxuu ahaa Waashmaan!!. kkkkk hhh Shifaakalaahu sariican!!.
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr Күн бұрын
Ismaciil futo-sheeg iyo Ma facaysto Cabbaas Filkay baanay ahaynoo Fahmaan iiga kordhayn 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KhadraomarDahabo-e5q
@KhadraomarDahabo-e5q Күн бұрын
Waridaad wa qosolmidhan😂😂
@HibaqAli-b4r
@HibaqAli-b4r Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@CabdiraxmanSuleiman
@CabdiraxmanSuleiman Күн бұрын
Waar waiter xirsi warbaahinta keeney ayuu ahaaa waan hayaa taariikhdiisa waa waxa ugu wacan hadalada noocan ah kkkkkkkk
TUUGTII KULMIYE AYAA KU BIIRTAY WADANI MAANTA SIR FASHILANTAY
9:42
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 80 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 85 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Isbadal-doon :4 Arrimood Oo Khatar Ku Ah Jiritaanka Somaliland
15:06
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
منصف مولوتوف
19:00
قناة الضابط العسكري المغربي السابق عبدالإله عيسو
Рет қаралды 8 М.
Oduu Guyyaa sa'aatii 7:00 OBN Onkololeessa 08, 2017
OBN Oromiyaa [Oromia Broadcasting Network]
Рет қаралды 20
عزيز غالي يكشف عن تقرير جد صادم
19:37
حميد المهدوي Hamid Elmahdaouy
Рет қаралды 122 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 80 МЛН