Wariyaasha iyo fanaaninta kee guuleysan doona? Mustafe dollar vs Riyaad || Ogaal 5 ||

  Рет қаралды 66,744

Ardaa Media

Ardaa Media

Жыл бұрын

Пікірлер: 160
@munajama5202
@munajama5202 Жыл бұрын
Masha allaaah reer burco inaad wax noqotaan oo meel walba ka muuqataan jeceliyaa ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@gadhleibrahim5259
@gadhleibrahim5259 Жыл бұрын
Barnaamijku Faadumo Riyaad oo Kale Ayu u Baahanyey bilow ilaa dhamaad wan Qosalayey Mahdsanid wll Fadxi Axmed Abshir
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Жыл бұрын
Fadumo Riyad 😍❤️ Burcanimadu Haybad badanaa 🔥❤️
@caydarocaydaro
@caydarocaydaro Жыл бұрын
Wlhi waa legend ayaa tahay inder hadad qunyarti soo turtay
@user-pq7oi1tb2r
@user-pq7oi1tb2r Ай бұрын
Mustafe dollar big legend
@omarabdo6643
@omarabdo6643 Жыл бұрын
Mostafe edab ayaa kamuuqata masha alah👑
@Hargeisavillagevlogs
@Hargeisavillagevlogs Жыл бұрын
Next BK IYO CABDI HANI😢❤❤❤
@yasinhussein7010
@yasinhussein7010 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ Really it’s amazing weyaan lkn barmaamuj fiican kooban ku socoda ayaa idin leyaha from California
@ahmedahir
@ahmedahir Жыл бұрын
Barnamijkii wuu qurxiyay mnta mustafe dollar legend
@faadumo3718
@faadumo3718 Жыл бұрын
Maasha Allah 🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@AbaadirigaAbaadiriga
@AbaadirigaAbaadiriga Жыл бұрын
Intiinii la socotay uunbaan salaamayaa😁🤗
@hamsebahnaan1064
@hamsebahnaan1064 Жыл бұрын
28:00 faadumo Gobolkay ka timi aadbay u jeceshay waliba way ku wayntahay Gobolkeda 🎉 hambalyo fanaan ❤
@inazultaanofficial3144
@inazultaanofficial3144 Жыл бұрын
BARNAMIJ XIISIHII WATA 💯❤️
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Hdan modayo inu sir fathxi so tabinayo brnamijkan wllhi Mr horan Iman lahaa meshann wayo ninkan tageeran u ahy mrka laga so tago dadka martida ah m.a hore u socda adiga io bahda kula so tabinysa e Ardaa🥰💯
@afomediaproductionandlyric7535
@afomediaproductionandlyric7535 Жыл бұрын
Faadumo qosol wanaag
@indholove6891
@indholove6891 Жыл бұрын
Waa barmaamij aad u xiiso badan, Lkn waxa wacnayd lnaad si waa dixa u shaciso qiimaha lacagta la kala helaayo kaalinta koowaad iyo kaalinta labaad si xamaasad u yeesho barmaamijku
@bashkayare1235
@bashkayare1235 Жыл бұрын
Mash alllh salan sare iyo abwanka iyo wariyah salan sare wa barmajika ad u mcn horay usocoda
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Жыл бұрын
Keep going
@ahmedarab7526
@ahmedarab7526 Жыл бұрын
❤ bro keep going legend thy ntx video wxn rabnaa mujaajiliste guribarwaaqo&c/qani iskufilan so wa codsi
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee Жыл бұрын
Legend tahy wlh fatxiyoow Keep going bro 💪
@LaylaAhmed-iy2sc
@LaylaAhmed-iy2sc Жыл бұрын
Masha alla
@DaganDarajo-xs7zw
@DaganDarajo-xs7zw Жыл бұрын
Ala xaafadaha Burco magacyadooda waa funny😅
@shiinerozay
@shiinerozay Жыл бұрын
Sir Fathi halkeda ayd dhigtey Well done bro Keep going forward
@team.daadax2758
@team.daadax2758 Жыл бұрын
Barnaamijka cabdi kariim kusoo cel celi waa funny ee😂
@fatoumadeymanlareine2331
@fatoumadeymanlareine2331 Жыл бұрын
Mashallah trè bon émission
@Maan3416
@Maan3416 Жыл бұрын
Barnaamij loo bogay mash allh ❤🎉
@ducaqabe3682
@ducaqabe3682 Жыл бұрын
Barnaamijkan waan sugaaba intaa la soo galinayo ku soo dhakhso sxb wa Barnaamij xiise leh
@Abokorrrr
@Abokorrrr Жыл бұрын
reer burconimo🔥❤️
@shucaanproduction
@shucaanproduction Жыл бұрын
Aamin yare iyo Anshax soo qabta plz
@amalaare6840
@amalaare6840 Жыл бұрын
Waa wax laga khajilo in qof wariye ah uu qaaradaha garan waayo
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 Жыл бұрын
Gibir gob ah iga dax fadhumow. Mashaalah.
@ciiltira10
@ciiltira10 Жыл бұрын
Sir fathi🎉
@suxufikoke5379
@suxufikoke5379 Жыл бұрын
15:57 Hawd.🔥
@hafsaabdinasir6414
@hafsaabdinasir6414 Жыл бұрын
Barnamij kani ki musacid fawzan e kubadu u eegyay Idea wa layska shabihi kara lkn qof walba nakahadiisa iyo shakhsiydiisu ku darsadaa Anda masha allh keep going bro
@nacnacsidechannel6817
@nacnacsidechannel6817 Жыл бұрын
Fadxi heersre wnkaa filyay halkaa iyo meel ka srysa🎉🎉🎉
@inacumar4021
@inacumar4021 Жыл бұрын
Inoo badi sxp barnaamijyadan oo kle
@user-of1qb6dn3p
@user-of1qb6dn3p Жыл бұрын
Salaal
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 Жыл бұрын
waan naxsanaa intii hore lkn hal dhibic waxba maaha 😂 dumarnimo❤ inan reer Gabilay ahi mar horay ku diri lahayd mustafow😂
@sharmaakeabshir9008
@sharmaakeabshir9008 Жыл бұрын
Sxb waa iga codsiye diini kusoodar❤❤
@ilwadmahamoudismail
@ilwadmahamoudismail Жыл бұрын
Soo badi wllo barnamijkan 😅
@abdinajibomar9593
@abdinajibomar9593 9 ай бұрын
mahan qormada ee waa "xurmada noloshaad tahoo" waxaa ku luqeyay cawale aden
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Waf Calek Gobti Burco aya is heshey fadumo riyaad iyo mustafa dollar next cabdi kariim iyo Madar no so qabo I love you dalkeyga from Burco❤
@xamsecladif3497
@xamsecladif3497 Жыл бұрын
War neo dad aqoon leh meesha keen barnaamijka xiisaha haka qaadine waa iga talo dad xiise u yeelaya u keen barnaamijka u xifaaltami kara
@abdiwahaabbishaar8840
@abdiwahaabbishaar8840 Жыл бұрын
Indonesia Malaysia
@abdihassan3259
@abdihassan3259 Жыл бұрын
Scw
@AbdikarinCaato-murti5cc
@AbdikarinCaato-murti5cc Жыл бұрын
Wariyaayaashaa wa Fanaaniin an kaban iyo gitaar Microphone u badalay cod bilaa music. Labadaba wa tifatirayaal Tariikh. Riyaad.
@asadcabdi7138
@asadcabdi7138 Жыл бұрын
Gabiley warkasa imara
@user-yr4my2re3w
@user-yr4my2re3w 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@SheikhRaamaale
@SheikhRaamaale Жыл бұрын
77% Ruushku waa Aisa , 23% waa Europe marka Inanka Asia yidhi wuu saxsanyahay wariyahana waa qaldanyay.😮
@SahraAhmed-jn9fg
@SahraAhmed-jn9fg Жыл бұрын
Oo manta ma ree burca ❤
@MalloIsmacil-uo6oc
@MalloIsmacil-uo6oc Жыл бұрын
PRO GURAYBARWAAQO IYO MADAR MAXAMED NOSO QAPO PLS 🙏
@Nawalaragsansalah-uk4yv
@Nawalaragsansalah-uk4yv Жыл бұрын
Riyaaad qof goba mansh allh iyo mustefafe hampylo abti
@clmalikxusen7821
@clmalikxusen7821 Жыл бұрын
Guri parwaaqo noso qabo zxp
@barwaqoapdi564
@barwaqoapdi564 Жыл бұрын
Dhakhtar iyo qays
@Cabdiqanibulshaawi
@Cabdiqanibulshaawi Жыл бұрын
@xasancabdi-fk5ur
@xasancabdi-fk5ur Жыл бұрын
😊🎉😂❤ mashalh
@user-vz7jy9zt4t
@user-vz7jy9zt4t 5 ай бұрын
Qadra sili
@Naeima.Hammi1
@Naeima.Hammi1 Жыл бұрын
Mustafe dollar my target 😢❤
@suxufikoke5379
@suxufikoke5379 Жыл бұрын
Barnaamijka Dad Ay Guuli Ka Go'antahay Keena Guul Ma Rabo Ma Warbaa.😡
@HamseSADRI
@HamseSADRI Жыл бұрын
Mustafa dollar The Legened
@Hargeisavillagevlogs
@Hargeisavillagevlogs Жыл бұрын
Su aal dad waynahaa kusoo kordhi barnaamijka sire fatxiyaw zhp
@samadoonecali
@samadoonecali Жыл бұрын
" soo xushtay!" "ku dhashtay!" faadumooy afka ciyaarta ka daa. Waa "soo xushay" "ku dhashay."
@muna0mar67
@muna0mar67 Жыл бұрын
Faadumo wa qurxiyaha barnamujujka😂😂😂
@abdikafimohamed1736
@abdikafimohamed1736 Жыл бұрын
Iskufilan iyo xaaskiisa atariishdii filimka universal Tv
@YaxyeMawliid-uo1vn
@YaxyeMawliid-uo1vn Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilsanmohamed8141
@ilsanmohamed8141 Жыл бұрын
Barnaamijkani waa fashilaaye dadka noocan oo kale ah , dad aqooni ku jirto keen, dadkani field aan kooda ahayn ma garanayaane
@Abdifatahmihile
@Abdifatahmihile Жыл бұрын
Gabadhaa yara liidata lkn mistafe dollar waa top markuu sheegay shirkadaha mobileda ayaan cumaadada ku tuuray 😂
@MalloIsmacil-uo6oc
@MalloIsmacil-uo6oc Жыл бұрын
DOLLAKA QUNYARDEGA 😂🙆‍♂️
@Boordage
@Boordage Жыл бұрын
Sir Fathi barnaamijka dadka soofahamsii marka hore
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o Жыл бұрын
intaa qays iyo dhakhtar ilaa sugaysaa 🙄🤣
@maxamedkaysemaxamuud2197
@maxamedkaysemaxamuud2197 Жыл бұрын
Wariya aan garanen wadama asia dhibato weeye😢
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 Жыл бұрын
Quran miyaana markaa
@guleedbadel5146
@guleedbadel5146 Жыл бұрын
DOLLAR KAH🎉🙏🏼
@naohmohamed2299
@naohmohamed2299 Жыл бұрын
12:30
@mumtaas3905
@mumtaas3905 Жыл бұрын
Badhan maxaya de saw puntland maaha soolna de ader haku qarwina
@user-rl5vf9xu4u
@user-rl5vf9xu4u 6 ай бұрын
Qunyar dega waa xaafadiihiisii hore wlhii😅
@caydarocaydaro
@caydarocaydaro Жыл бұрын
Mobiladi reer burco Qadan jiren sheegtay kkkkkk
@CaliMustafe
@CaliMustafe Жыл бұрын
Wey isku BadiseY wlhi fadumo
@askimyasin8638
@askimyasin8638 Жыл бұрын
Dollar ka❤
@yahyebrown9509
@yahyebrown9509 Жыл бұрын
russia asia uu gala waa runti
@abdimustafe4394
@abdimustafe4394 Жыл бұрын
Riyad sidaa kama filayn iney barnamujka ogaan ugu xumayso oo ay iska qososho. Keedi si fiican oo serios ah ayaa looga qayb qadanyey. Ta kale moral ayaa loo bahan yahay. Mana fahan sana sida loo ciyaarayo. Hal number qabso ayaa lagu leeyahay markasay sacad ka fikiraysa. Barnamujkan is number one Wlhy. Dad Wax dhagaysanaya ku soo casuumad eng fatxi.
@SheikhRaamaale
@SheikhRaamaale Жыл бұрын
kkk Asia hal dal oo kamid ah ayay garan waayeen umaddani, Social media ka hor intaan lasoo galin school in la galaa ka horaysa somaha.
@subeertiger4628
@subeertiger4628 Жыл бұрын
Barnamijkan ma reer burcaa leh 😅😅
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 Жыл бұрын
Sxbkay aa wll nin iyo gabadhi sxbo ma noqdan, melna kuma soo arorin, walal ama ninka ku qaba labda waxa u dhexaya waa daahir yaa shamis.!!!
@nasteexocali8725
@nasteexocali8725 Жыл бұрын
Wllhi. Burco. Walidodiyo. Maryoxidhan
@askimyasin8638
@askimyasin8638 Жыл бұрын
Riyaad❤❤❤❤❤
@user-kd7rz9dt8i
@user-kd7rz9dt8i Жыл бұрын
Inankan fatxi yare cod kii ku haystaa😊😅
@brickyrobloxlol8183
@brickyrobloxlol8183 Жыл бұрын
Waxab manaqano ma dhahayan kuwani
@mohamuddek505
@mohamuddek505 Жыл бұрын
Russia waa Asia map ahaan wuuxan yahay dollar
@mohamuddek505
@mohamuddek505 Жыл бұрын
Russia waa Asia map ahaan wuuxan yahay dollar turkey macal waa Asia 15:04
@drhd1043
@drhd1043 Жыл бұрын
Wll wxa lagu xisaabiyaaa europe
@Maria_mlpzn-0
@Maria_mlpzn-0 Жыл бұрын
Labadaba way ku jiran Russia 🇷🇺 dhulkii badnaa eey Europe ku lahayd way iibisay ka iibisay America 🇺🇸. Waa dhulka .ay imika dhaqaalaha ugu badani kasoo galo America
@mohamedAhmedHasan-cx6so
@mohamedAhmedHasan-cx6so Жыл бұрын
Waxkale lagamo reer burco ah Iyo barnaamij soconaya
@hibonour9657
@hibonour9657 Жыл бұрын
Dadkani way madhan yihiin
@user-km9vj9ct2c
@user-km9vj9ct2c Жыл бұрын
russia waa asia ivo europe baa marka oo kale was inaad var eegto.
@kamaalstudoe
@kamaalstudoe Жыл бұрын
horta asxabta maan lago so casumayn iso qabo lph😢
@ShaaficiHussien-lu4bg
@ShaaficiHussien-lu4bg Жыл бұрын
Hhhhh waa layska qoslayaa riyaad
@khadarboy5831
@khadarboy5831 Жыл бұрын
mustafe dolar wa dadkii fidyawgi bayc dwn jiiray Ex burco waxan u hahaya😮😮
@user-nn8yl6ff6g
@user-nn8yl6ff6g Жыл бұрын
Dawlade war riyaad ku jirtane riyada kakaca
@apdalesanad2721
@apdalesanad2721 Жыл бұрын
Hoobaladii Burco HᴀʀɢᴇIᴢᴀᴀ ɴᴀɢᴀ Qᴀᴀᴅᴀᴛᴀʏ 😂😂😂
@faraxcali1236
@faraxcali1236 Жыл бұрын
Inta wariyayaasha iyo inta jilayaasha fanaaniinta waa burco allow dhalinta magaaladooda kusooceli oo tus from burco
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 Жыл бұрын
Hh dad isgarnayaa ishelay😂
@Mutazadna0marMalp0adna-hq3qx
@Mutazadna0marMalp0adna-hq3qx Жыл бұрын
Gobtii Bari iyo burcaad tahay
@saadoilmi8723
@saadoilmi8723 Жыл бұрын
Ascwalaal aaway diinigii maxaa ku heley ninyew
@khadaryolac
@khadaryolac Жыл бұрын
Russia isaga ayaa kaa saxan, Indha’adayg baad ninka ku qaadsiisee, waddan Asia iyo Europe ku wada yaal.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 500 М.
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 20 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
RIYAD NIGHT & MUSTAFE DOLLAR  2021
29:04
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 115 М.
Geeddigii waxbarasho ee Saalax Sanaag
9:34
MM Somali TV
Рет қаралды 46 М.
Yaa cod macaan #najmanashaad
1:38
Midnimo News
Рет қаралды 1,5 М.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
AS PODCAST
Рет қаралды 24 М.
Reaction Guri Baraaqo vs Mustafe  Imada Haw Qubin Xasuusta ||2020||
17:46
CHALLENGE  XUJO IYO XARAABO HEESO
22:15
DJ Rockets Official
Рет қаралды 41 М.