WARIYE CABDULLAAHI XAAJI VS SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY

  Рет қаралды 34,408

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@charkoshanghai
@charkoshanghai Ай бұрын
Legend weeyan Wariye Abdullahi Xaaji cafimaad iyo cirmri dheer allaha siiyo.
@suadmohamed2098
@suadmohamed2098 Ай бұрын
Maasha ALLAH awoowe Abdullahi xaaji ❤
@hibodiiriye7692
@hibodiiriye7692 Ай бұрын
ALLAAH ha uwada naxaristo dhamantod AMIIN yaa ALLAAH kalana duwan wariyayesha manta dadna wa dadki hore
@nassalman6599
@nassalman6599 Ай бұрын
Abdulahi xaji wariye rugcadaa
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Ай бұрын
A S C Ummada Soomaaliyed🇸🇴❤️
@mahamedabdisalaam5313
@mahamedabdisalaam5313 Ай бұрын
The 1
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Nin lataby codkisi iyo warysigisi adkaa bravo !!
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Ай бұрын
Waa barnaamijkii Todobaadka iyo afrika iyo cabdulahi xaji
@sarahabdi1174
@sarahabdi1174 Ай бұрын
Waa barnaamij qeema leh cabdulaahi xaaji caafimaad iyo cimridheer waa wariye caajiib ah
@mukhtaryusuf2076
@mukhtaryusuf2076 Ай бұрын
Wariye saxda ahaa weeye
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 Ай бұрын
Waxa halkan ka oganay madaxdii soomaaliyeed akhoonyahankkodii iyo Afmaalkoodii Allaha unaxariistee intii dhimatay wax walbaale inay ahaayen Runtiina idhahayaga iyo dhagahayaga waa u marag
@MUUSEEEY
@MUUSEEEY Ай бұрын
Sxb madaxweynaha sawirkiisa maad kq deysid isagoo sigaarka nuugaya mid ka qurux badan ma weyday
@AbdirisakMohamed-g2n
@AbdirisakMohamed-g2n 29 күн бұрын
@@MUUSEEEY waa run wlhi c/xafid wuu ka dhacay sawirka MD A.U.N
@TrikAdan
@TrikAdan Ай бұрын
Wariye ruugcadaaya
@cheyyene
@cheyyene 27 күн бұрын
Legend he met me 2017 in a Station in London, greated me shortly and talked with me.
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Ай бұрын
Anigu waxaan xusuustaa in siyaad bare ku xanaaqay weriye clhi haji oo uu ku yidhi waar horta clhi haji uun baan maqalaaye maxaa kuu raaca clhi haji
@nassalman6599
@nassalman6599 Ай бұрын
Wareysi wari xaalada jirto
@muxuboawil2257
@muxuboawil2257 Ай бұрын
Waraysigaan goormaa la aaday
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
A.HAFID FADLAN MA II SHEEGI KARTAA XILLIGA WAREYSIGAN UU BIXIYEY ABDULLAAHI HAJI
@Hand267
@Hand267 Ай бұрын
Season12😁😁😁
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 29 күн бұрын
Xaraf ma magalada hargaisa dusheda ah
@advancedtv1110
@advancedtv1110 26 күн бұрын
No archives of all the interviews he did for the BBC?
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan Ай бұрын
Ruugcadigi hore wax badan kuso gordhiyay saxaafada iyo xatta afsomaliga ba
@nuuxmiami
@nuuxmiami Ай бұрын
Muqalka 6 sano ka hor shame
@osmangiire1349
@osmangiire1349 28 күн бұрын
Ninkaan inuu Amxaar yahay lama’ogeyn😂 Isga ayaa hada iscadeeyey! Soomaali waalagudhexjiraa! Ilaahada 😊 ismana’oga😊
@abdimalikmohamed3288
@abdimalikmohamed3288 21 күн бұрын
Jaahil ayaa tahy.
@Hand267
@Hand267 Ай бұрын
10$
@abaydhaxan
@abaydhaxan Ай бұрын
Qof Somali ah oo NOOL laga soo bilaabo 1960-kii - present, waxba la weydiin maayo. SABAB: waxaa uu isaga dhamaanayaa QABIILEYSI, EEX, iyo xatooyo xoolo dadweyne! Qof ka habaaran MAAMUL wanaaga iyo MARNA-RASHID; MARNA-risaaq, inta kale MA-ROOTIYAA? Soomaalida iyo Ethiopian-ku 2-duba waa dad MAAMUL xumo dilootay. Dhibaatooyinka Ethiopianka ethnicity ayey kasoo bilowdaan; Soomaalidana QABIILEYSI ayey kasoo bilowdaan!
@yuusufjaamac6495
@yuusufjaamac6495 29 күн бұрын
Kkkkk saxafada maanta waa inay wax ka bartaan intay noolyihiin
@AyanleAhmed-t6x
@AyanleAhmed-t6x 23 күн бұрын
Body language ma taqaan
@xasancariif6510
@xasancariif6510 Ай бұрын
Maxaa loogareebay su,aashii mw siyaad uuweeydiiyay oo aheyd adiga c/llaahi xaaji unbaa lagu yiraahdaaye xaajigaasi kumuu ahaa tasoo micnaheedu yahay inliisyaqaanay c/llaahi na garac uu ahaa ama wacal siyaadna uu ogaa kedib markuu su,alaha kabadiyay uu mw siyaadna taas kuriday c/laahina wuunaxay kaasi waxuu ahaa mw m,siyaad ayuuna kusoo gaba gabeeyay kkkkwar maarunta sheektaan dadyahow
@Yasin-s8i
@Yasin-s8i Ай бұрын
Waxaad tahay dull, xiqdi, xasad, qabyaalad iyo Mareexaan naceyb buux dhaafisay. Cuqdadaada u dhimo.
@gaashaaji7140
@gaashaaji7140 29 күн бұрын
Thumbnail ka aad isticmashay dib ha u isticmaalin , laga yabeey inaad rabtay inaad noo muujiso awooda madaxweynaha lkn ogoow waa astaan somaliyeed madaxweynaha sawiro ka wanagsan adeegso
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 Ай бұрын
Nin xun bad tahay maxad siyad bare sigarka ogu so sawiraysa wa qalad
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 Ай бұрын
sigaar iyo wax ka xunow ahay
@ahmedhersi9169
@ahmedhersi9169 23 күн бұрын
Kkk saw muu càbi jiren dee🤔😁
@HasanAhmed-x4m
@HasanAhmed-x4m 26 күн бұрын
Maxaad usaartay Sawirka xun ee madaxwaynaha waxaad heli lahayd ku ka wanaagsan uuna sigaar dhuuqayn C/xaafif wariye fiican ayaad tahay lkn marar badan yaan khalad aana kaa filayn kugu arkaa
@Dable_News
@Dable_News 24 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/poKkpJaNgNKEqM0si=7t-FtaRIi4C6EIys
@Dable_News
@Dable_News 24 күн бұрын
Waa wareysigii Baalbaal
FALANQAYNTA SIYAASADDA CAALAMKA | WARARKII UGU DANBEEYAY
15:44
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
DR MAXAMUD: XSM DEG DEG HA ISKU ''CASILO INTAAN DALKU GUBANIN'
21:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
MAALINTII TAARIIKHDA GASHAY EE *HANOOLAATO* 11 JAN 1948
35:43
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 9 М.
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 272 М.