WARKA: Ciidamada Itoobiya Oo Laga Saaray AUSSOM, MW Cagjar Oo Ka Aamusay Dacawalay, Culayska Jabuuti

  Рет қаралды 34,263

Karamara TV

Karamara TV

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 6 күн бұрын
YES guul weye in Cidanka itoobiya laga saro Anisom guul
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 6 күн бұрын
Masha Allah wa Guul uso hoyatay umada Somaliyed rebitanka cidanka itoobiya laga rebay Amuos e jogaya wa guul
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 6 күн бұрын
Good job Nigeria 🇳🇬 👏👏👏✊✊✊🇸🇴
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 6 күн бұрын
Thanks For your Information about this issue
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 6 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 Guull🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏
@MaamaAmina
@MaamaAmina 5 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 guul
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 6 күн бұрын
Guil.Cidanka ÐDS e Niyu boliska illahay ha guleyo Insha Allah
@AbiibColaad
@AbiibColaad 6 күн бұрын
Alah waa jabiyey dulmigoodii ayaa jabiyey
@mohamedroblehdarar6944
@mohamedroblehdarar6944 6 күн бұрын
Bravo Kenya 🇰🇪
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 6 күн бұрын
Bad siinmeyno itoobiya hadey mar lugaha la gasho waa qaadaneysa
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 6 күн бұрын
Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah
@silverloola726
@silverloola726 6 күн бұрын
Ethiopian Airline weey ka xadaa Soomaalida boorsooyinka iyo alaabta qaaliga ah.
@omerjibril7318
@omerjibril7318 6 күн бұрын
Greatest News for Somalialy peoples Ethiopia 🇪🇹 out of Somalia 🇸🇴 soon insh Allah !
@CabdiYare-d7h
@CabdiYare-d7h 6 күн бұрын
Hambalyo Haan ku faxsanahay in laga saaro ciidanka itoʻbiya soomaaliya
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 6 күн бұрын
Oo ma wadankayaga bay leeyihiin? Xabashi qadhmuun❌❌❌
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 6 күн бұрын
Itoobiya marabno
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 6 күн бұрын
Itoobiya wa Cadawga umada Somaliyed wana in laga hortaga cadawga xun e itoobiya o hada dumaysa
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 6 күн бұрын
Mustafe Wa sax in u ka amuso argagixisada so werertay deganka wana in maleyshiyada kaso dushay hargaysa madaxa laga wada jara
@AbiibColaad
@AbiibColaad 6 күн бұрын
Dayuus new Police ayaa Mesha Lagu karbaashay
@jamahussein6860
@jamahussein6860 6 күн бұрын
😂somaliland maxaa soo galiyey ciidankeeda?😮 saw gardaro weyn maaha !😅
@ilkacaseQays-b2t
@ilkacaseQays-b2t Күн бұрын
@MaxamedsiciidXamari
@MaxamedsiciidXamari 6 күн бұрын
Waa hmblyo
@ab.d2536
@ab.d2536 5 күн бұрын
AaBi AmADARK. ou HADLo. AYo HADLEDONA. ARBouSiugAYA
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 6 күн бұрын
Xaggee ku qoran yahay ciidamda Ethiopian laga saarayo Amison???????
@AbiibColaad
@AbiibColaad 6 күн бұрын
Dawacawalay Maryo calastii new Police ayaa Lagu qaawiyey wlee
@dhulgariir
@dhulgariir 6 күн бұрын
Bad heli mayso ethiopia ilaaheedaa sidaa ka dhigay hana aaminto Qashin cid wax la siiyo maaha Waa umada aduunka uugu wasakhdan ee uugu dadnimada xun Waa abeeso
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 6 күн бұрын
Waxaanad lahayn laguma hamiyo itobiya way riyoonaysaa kulahaa badbaan rabnaa kkk.
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 6 күн бұрын
Abye aqli maleh
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 6 күн бұрын
Maxaa naga galay itoobiya waa cadowga umada somalida horena loo siiyey dadkaygii iyo dhulkaaga ee kililka shanaad ama dhulka somali galbeed.
@JaamacMaxamed-m6o
@JaamacMaxamed-m6o 5 күн бұрын
Jilicsan
@AbiibColaad
@AbiibColaad 6 күн бұрын
Ethiopia xaq bay uleddahy inay hesho meel ay wx kala soodegto siiba badacas Ayey doonaysa Ethiopia undhaw Addis Ababa
@mahamoudwerah8975
@mahamoudwerah8975 6 күн бұрын
You must be Ethiopian
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v 6 күн бұрын
Iyaa ka saaraya itoobiya somaliya ma Hawiye Alshabaab 😂😂😂😂 ?? Markii itoobiya iska diiday in Darood loo adeegsado
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 6 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.9. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxay xaq u leedahay inay adeegsato dekedda assap iyo musawac. 2.0. Waxan dhahayaa Rubad Wiil laguma dhalo dawladda ethiopia kheyraadka badan ay leedahay cidna waxba kama siiso. 3.0. Waxayna ka qaadataa cashuur aad u fara badan oo weliba sarreysa. 4.0. Haddaba sidey ku dhacaysaa inay kheyraadkeeda ka hesho cashuur iyo tacriifad aad u farabadan. 5.0. Sidey ku dhacaysaa inay raadinayso badda ay iyadu leedahay oo aan waxba tacriifadda dekedaha laga qaado aan laga qaadin. 6.0.dawladda ethiopia iyadoo ay tacriifad fara badan ka hesho kheyraadkeeda faraha badan oo aanay dallalka dhammaantood ayna lahayn kheyraadka ku dhow. 7.0. Dawladda ethiopia waxay xaq u leedahay inay adeegsato dekedda assap iyo musawac oo xaile salaase maal gelliyey sanadkii 1954 ilaa 1960. 8.9. Haddaba dawladda ethiopia dekedda ay radineyso oo iyadu yeellaneyso waxay tahay assap iyo musawac oo kelliyaatta. 9.0. Suurtagal ma noqoneyso inay hesho dekedda ay raadineyso oo mulkigeeda noqota. 19.9 waxay hadda adeegsataa dejedda djibouti iyo dekedda berbera iyo weliba dekedda kenya iyo suudaan. 20 0. Dawladda djibiuti waxay ka heshaa waxay dalka oo dhan ku maamulaan dekedda tacriifadda ay ka hesho. 21.9. Dhamnaan waxa la quuto sida qaadka. biyaha khudradda, korontada, iyo biyaha, dawladda dhan ee djouti waxay ka heshaa dalka ethiopia . 22.0. waxayna ku maareysaa tacriifadda dekedda ay ka qaadato 22.9. Dawladda zomaliland waxa kaga baxa qaadka dalka ethiopia 350.0 million oo doollars. Khudradda iyo midhaha beeraha waxaa kaga baxa 350.0 million oo doollars. 23.0. Dawladda ethiopia waxba kama soo gallaan somaliland iyo djibouti l. 24.p. Marka la is garab dhigo ee la qiyaaso waxay iyadu ka hesho dawladda djibouti iyo somaliland iyo tacriifadda dekedda oo weliba aad u yar. 25.0. Dawladda ethiopia uma baahna badda ay sheegeyso ee ay ku waalatey xilliyadan dambe waana muddo laga joogo hal sanno oo kelliyaatta. 26.0 waxayna u baahantahay inay joojiso dagaalada ka dhex socda qawmiyadaha ku nool dalka ethiopia. 27.0. Waxaana ku baxda boqollaal billion oo doollars oo ah hubka iyo rasaasta faraha badan. 28.0 waxayna lacagtaasi sababtaa inay ku naf waayaan kumanaan qof oo Ethiopians ah.
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t 6 күн бұрын
😂😂😂 oromkii injir lowga bagaa laga reebay 😂😂😂 qotigii qalbadaa. Jabtay dhash 😂😂😂 injir lowgii. 😂😂😂
@HassanKhaliifAdan
@HassanKhaliifAdan 6 күн бұрын
Naayaa dhilo mardanbe Makarafoonka haqaadin Dhiloyahay
@MDheer-ty8uw
@MDheer-ty8uw 5 күн бұрын
dhilo dhila dhashay OO Oromo ah kkkkkkk
TEAM FARMAAJO OO WEERARAY NIN CAAN AH OO FARMAAJO AFLAGAADEEYAY
13:17
Zaki honest Official
Рет қаралды 2,1 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Somalia oo ka cabatay Itoobiya, xilli ay Wefti u dirtay Addis Ababa
23:00
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.