Dowladee war dowladi ma jirtee dantiina garta warkoodana naga daya mooryaantaas
@farahhassan21932 күн бұрын
horta hassan iyo hamse uun baad ku amaantaan iyo xukumadooda dalkii iyo dadkii burburisay..ee qabiilka u diga rogatay..noodhiga magaca ssc oo la baxa magac kale..horgaloyahow
@firdowsmusay-ze9gs3 күн бұрын
idaacadan xasan dalxaraasha kusubta ee magaca ssc bay kuqoratay war xasan soo ka idoor dhaqaalahi usidaayay oo xasuuqa sool qeyb ka aha maaha ee muuse kucadeyay war dhulbahante liidasho laguma aqoon