Karamara tv sara jooga ayaa ku khursaan America waxaa ilowsan tihiin caalamka oo dhan in ey ka taliso jabuti ayuu jogaa mareykanku dowlad aqonsaneyso ma jirto dunida barito waxaa sheegi dootaan puntland ayaa la aqonsanayaa.kkkkkk
@engosmanabdilahiali50568 сағат бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa aqoonsiga dawladda USA waa la soo dhaweynayaa. 2.0. Hase yeeshee marnaba dawladda ethiopia ma soo deggi karto badda cas weliba lughaya iyo saylac oo dawladda ethiopia u dhimaneyso. 3.0. Waxay dawladda somaliland waxay ka dhisaneysaa dekedda ganacsiga oo kelliyaatta. 4.0. Waxan dhahayaa marnaba ma dhacayso inay dawladda ethiopia soo degto oo qaadato berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 5.0. Waxan dhahayaa abwaan gabayaa cabdillaahi sultan timacadde wuxuu dhahay sidan: a). Waxa jira manfac aan la cunin oo mawtka ku sida e b). Mareykan iyo waa kay baxshaan dawladaha Nato. c). Magaabada hashaada ka roon may dhannaan kallae d). Waa in laga digtoonaado dawladda ciidanka badsa ee dawladda ethiopia .
@warsamewaberi379221 минут бұрын
Waxaan war maha ee dadka been ha u sheegina wax yaallo ay jaraa'idka Ethiopia waxay qoraan war sugan maha Maraykanku wuxuu aqoon saday Taiwan balse qaramada midoobay ma aqoonsana.
@abdirahmanhassen41307 сағат бұрын
Kkkkkkk beenwayna huunodu
@baaqshacab14408 сағат бұрын
Isaaq miiya laa aqoonsan hadaan samaroon nahay doonimayno somalia oo lakaala gooyo dhulbahaante warsangali mar hore goysteen iyaagu
@mohamedhassanhoussein86277 сағат бұрын
Maxay gadabuursi ka helayaan soomaliyada aad sheegayso imigada la joogo hal wasiir ayaad siiseene barlamanka 9 xubnood ayey ku leeyihiin madaxweynaniman daarood iyo hawiye masoo dhaafaye e raysalwasaaranimo labada kii hadha ayaa qaate e miskiin waxaad isleedihiin waa jaahiliin waar nombrkaag xejiso
@HindaAbdulle-fl2jj3 сағат бұрын
Samaroon ma daarood baad mooday was innan dir ah wayna rasgsadern aqoonsiga dalkoida Somaliland
@cawilfariidfaarax66379 сағат бұрын
SNM rush rashiy isaqu waa dad xagjir ah waxayna gacan sar laleyihin dad kalo xagjir ah oo ku nol ethopiya somaliya hargeysa burco barbara😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@awsalebanxaajiibrahim3969 сағат бұрын
AHAHAHAHAHAHAHAHA WALI NAMAAD BARAN ADEER SE WAANU ISKIIN BARI DOONAA INCHAALAHU JSLD WAA LA AQOONSANAYAA ESH QIYAASAK OGOW IMIKAY NOO BILAABANTAY AWOODAYADA INAY SOO SHAAC BAXDO WAA NOO BILAW INTA IDIIN TUSSI DOONO AYAA KA DARAN ALAAHU AKBAR GUUL JSLD
@AbdiAli-xw3my9 сағат бұрын
Inad somaliland ka hadasho waxa kaga dhow inad dorasho qof iyo cod aad qabato somaliland adunka aya u marag aa ee dhulka aad so qorteyna dowlad aya ka talisa somaliland la idhado maha sida kismayo iyo cadado iyo baydhabo jalalaqsi iyo waliba qarkale o badan o ay asmis ilaliso wa kuu nasib daro adiga in ad maqasho aqonsiga somaliland wayo daal bila aqonsiya aya kaso jeda o la idhado Somali italiya ila hada bila aqonsi aya tihin warqada calamka talana somaliland iney ledahay aya la ogaday guul somaliland guul somaliland guul somaliland