Sacdiya Ali somaliland gobolka sool ka biximayso balse kuwan oo qaxaya ayaan ku tusi doonaa
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Sadiya Ali sun iyo boog waataad liqdaan inta somaliland qalalasaha la doonaysaa in aanay guulaysanayn ee ululugta iyo alalagta jooji adoo ooyaya baan arki doonaa mar dhoow
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Dhulbahante iyo faqa shinni H Gidir cayr Wada. Socda. Somaliland. Xal deg deg Ah ayey ku qasbi karaan Kaliya haloo midoobo Ina cambaashe iyo cid kasta oo ina kaahin ka soo horeysa kaare. Hala jiirsiiyo. Ama hala Kariyo
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Mohamed Axmed fiqi shini iyo dhulbahante somaliland waxba ma yeeli karaan ha lugo,in waraaboow Libaax kuuma laylyana,e
@cabdimuxsin Жыл бұрын
Masha allah guuuuuuuuuul ree ssc
@AmiraAhmed26221 Жыл бұрын
Nabad ilaahay ha kukala badbaasho qof walbana hatuso xaqiisa un
@ghazalihussein7990 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi calamiin
@MaxamudMataan-tc8hi Жыл бұрын
Maansha allah ilaahay ha inimideeyo Walaalayaashayda
@sahromohamed4375 Жыл бұрын
Gobonimo MashaAllaah Gul iyo Gobonimo 👏 ♥️ 🇸🇴👏👏👏💪💪💪🇸🇴🇸🇴
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Sahro mohamed walaahi baan ku dhaartay in aan taako ka mid ah dhulka somaliland somalia lagu darayn ee iska nasta soomaaliyeey,
@cumarmuze Жыл бұрын
Jsl hanoolaato Somalia hadhacdo
@saciida360 Жыл бұрын
Guuuullll 👍👍👍👍👍👍
@kawsarkafeeya9314 Жыл бұрын
Guul guul guul dhulbahnte
@TimaWeynne Жыл бұрын
Xagee ku arkeen dhulbahante gooni utaagan oo somali kamuuqday barigii horena Saydika ku shaqeysan jiray marna laynjiray cali gari iyo khaalid isagaa inta kasooreebay marki denbana waxay Jaajuus u ahaayeen Siyaad barre hadeerna Majerteen iyo isaaq bey lakala safanyihiin been hayskugu sheegiina calooshiina ushaqeysta
@cayuun Жыл бұрын
nin waxbadan og odayashaan waa afgobaadsan hayaan
@fatmasamatar3776 Жыл бұрын
Gobonimo maashaa alaah waa saan rabnay alaah akbar ilaahaw ducadii Naga aqbashay
@@ijoxasan9132 walaal maxaad dambiga iiga gashay ma adaa I og inaan xaaran cuno reerkan wax lama wadaago aan somali ahayn maxaad igu ogaatay inaan xaaraan cuno aakhiro baa into balan ah anigu waxba ku oran maayo
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@fatmasamatar3776 1977 ilaa 1992 dadku xaaraan bay cuneen %80 inyar oo ilaahay ka nabad geliyay mooyaane balse hadii aad xaaraan cuntay waad cuntay oo denbi ma lihi hadii ilaahay kaa badbaadiyayna denbigaa adiga ayaa iga cafiyi kara balse waxaan ka xanaaqay dadkan kibray ee nagu kinray 11 sano ayuu dagaal nagu socday dhulbahante nabad bay ku noolaayeen weliba intay dawladii mulateriga soo raacaan ayay odhan jireen awoowgeey ama abshaxankay baa isaaq dilay waa in aan ka aarsadaa maanta, intay dirays soo xidhaan oo qori soo qaataan iyagoo shicib ah ayay dadka ku odhan jireen askari baan ahay oo dacwaan kuu qabaa sidaasay dadka ku laynjireen. intay kexeeyaan, goboladayadii burco iyo hargaysa wixii xoolo yaalay wax ay gubeen iyo wax ay bililiqaystaan bay ka dhigeen ismay odhan dawladani wey dhicidoontaa dadka walaalihiin ah weji u dhigta. SNM awood bay u lahayd in ay shicibkii isaaq ee hubkii dawlada gacanta ku dhigay .ku fasaxaan reer laascaanood maalintii dawladii dhacday balse waxaa la yidhi waar waa dadkeenii ee hataabanina. walaahi nin kasta oo qaan gaadh ah oo isaaq ah qori buu sitay,tigniko iyo madaafiic bay haysteen SNM, haday leeyihii SMN baa nalaysa maa markaa lalaayo inta maanta la laynayo?
@samiraduale3447 Жыл бұрын
Idoor sixirkiinii waa buray ilaahayna haydinkucelsho idinka war aamiindhaha walaalayaal
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Samisa Duale sixir indinkaa ku faanayay oo lahaa waanu soo faashanay oo feleg baanu soo akhrisanay falku nama qabto ee xoog mahaysaa, isaaq Afweye dawladiisii baa waxba ka qaadiweyday 11 sano la dagaalamaysay macadalaa waa dhulbahante
@hodanc6255 Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 horta dhulbante isaq lama sina xata harti lama sina e kablalax bula siman yahay marka dir iyo darod siman yihin marka wax lagu fano ma arko teda kale somali land wa magac ingiris bixiyay marka gal iyo islam way ogyin inad qabil isaq ladhaho o waqoyi ugu badan ad tihin
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@hodanc6255 magaca somaliland ama gaal habixiyo ama islaam ha bixiyo anigaa iska leh dalkayga dhulbahante ama isaaq haka yaraado ama haka bato iyaguna waa somaliland waxkale oo meesha yaalaa ma arko somaliland waa somalilaand
Maad Abdi ka daba tegi mayno ingiriis ee adigaa ka guuraya somaliland hadaad aayar fadhiisan weydo
@surfingline6735 Жыл бұрын
Somali land macneheedu waa dhulka soomaalida. Maahan magac xaafadi leedahay. Gumamaystayaashii reer yurub ee soomaaliya qaybsaday ayaa ula baxay: French somali land iyo British somali land iyo Italian somali land. Somali land macneheedu waa dhulka soomaalida. Kelimaddu waa af ingiriis macneheeduna waa Italian somali land oo ah dhulka soomaalida ee talyaanigu gumaysto. Sidoo kale British somali land macneheedu waa dhulka soomaalida ee Ingiriisku gumaysto ama addoonsado. Sidoo kale French somali land macneheedu waa dhulka soomaalida ee faransiisku gumaysto ama addoonsado.
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
somaali yaa ah? dalka somaliland ku nool oo keliya ayaa soomaali ah somaliland dalkeeda uga baxa ayaan walba waxaan maqlaa somalilaand baa dad masaafurisay waar nooga baxa dal maraboob yahay!! l
@FAISAKaysa7 ай бұрын
Ilahy ha idin xagifo gar ahan maxamud askar
@said1498ify Жыл бұрын
Isaaq dhulka ha nooga baxaan kuwa ganacsiyada ku leh na ha naga baxaan anaga reerkaa waxba iskuguma kaayo jiraan.
@salamaboy6218 Жыл бұрын
Allow guusha gacanta inoosoo gali oo Dhulbahantana midee oo kadhig kuwii ga yigoodiyo geeska Africa xukuma ka yeeel Guuloow Alloow..
@buraale134 Жыл бұрын
Mashallah guul dhulbahante
@shacninuh8670 Жыл бұрын
Guuuul iyo gabanimo insha Allah my dhiiga
@mfayz980 Жыл бұрын
Guul baan idiin rajeynayaa dadkaygii ❤
@sahromohamed4375 Жыл бұрын
AllaahuAkbar Gobonimada wa mid laidinkuyiqin ilahay haidin sharfo dabadirif cadaqate ilahay haidinkaqabto midnima mel lagu gara
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Sahro mohamed dadkani dhulka malaha weyiska dhraqaamayaan waar arki doontaa waxa ku dhaca
@hodanc6255 Жыл бұрын
Ma laynaysa adunka qofna kuma nolanayo mel usan u dhalan ninki ku dula o ku dhinta maxa ka horaya
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@hodanc6255 laascaano dad isaaq ah oo ku dhashay baa jira kuwaa xagaad gayn? dad aan dalka waxaba ka ogayn baa qaylinaya!xaguu ka sooduulay wuu ku dhasaye
@hodanc6255 Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 lascanod adiga iyo aniga iyo cid walba way ogtahay inay magalo dhulbante tahay sida hargaysa magalo isaq u tahay dabacan dadku wu isdhalay dad abti lo yahay wa jogi karan
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@hodanc6255 abtiba maxaa keenay goblka sool dhulbahante waa lala degaa oo degmooyin sool ka tirsan baa isaaq degaa oo u gaar ah isaaq inta ay sool ka degaan dhulbahante hagoostaan balse sool ma wada degaan been bay kuu sheegeen.
@a.hassanjama4571 Жыл бұрын
Cir tarraray rag waa toli karaa Taako labadee Go'aan waa LA gaari Kara laakiin muhimadu waa in LA fuliya Chi buon enizia 'e meta del opera الشروع نصف العمل Macnuhu markaad Go'aan gaartid shaqadii nus baad qabatay Af kasta idin kula hadalnay gabadhii ayadoo xabbaddu ka kordhacayso calnka buluugga kor u haysey riyadeedu yayna cidla ku dhicin Guul Baan idiin rajaynayaa reer sool iyo Ssc.
@maxmedfidhbool6662 Жыл бұрын
dhulbahanteee guuul
@salamaboy6218 Жыл бұрын
Masha Allah
@mashalaayedablaq5819 Жыл бұрын
Masha'Allah Allaha rumeeyo hadalkaa. maxaayeelay inbadan ayaan maqlaayay ereyadaa iyo kuwa lamih ah waxbana aanay kasuurtoobin oo ay tii horgalada uun rumoobeysay!
Dhulbahante waa la xasuuqay ha isdaba qabtaan hana ku adkaystaan in laga baxo si ay u badbaadiyaan dadkooda
@aichaalimed5306 Жыл бұрын
Asc rhaga somalidu wa rhag ad gesiyad uu ah on cabsaan la kiin wax qolo qolo layidhahdo aya lagu saliday. Waxay aniga illaha yahay ina ay rhaga somalidu yihiin kuwi diinta muslinka iyo falastiin xorhayn laha lakiin sheer iyo sharifba qolo aya lagu saliday. Allah darhiqa toosaan ha ina marhiyo qalbiyadenana wa ha Ka masoho. 100 nin oo somali ah aya falastiin xorhayn karta.
@normad229 Жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏
@SSBPOWERR Жыл бұрын
Maya lama baxayo
@nahawi1479 Жыл бұрын
Snm waa uga Dhamaatay laas aanood, weliba Waxaan ku talin lahaa in Horgoladana lagu Daro Masiirka Gobolka Sool. Guul iyo Gobonimo.
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Nah Awi maxaa eeyga naf haysa sool oo somaliland laga gooyo sacabkoo timo yeesha iyo waa dameer san madoow oo sina loo arkimaayo soomaalaay ka fogoow!!!!
@nahawi1479 Жыл бұрын
@ijo Xasan Naayaa Waaryaa, kaalay xaarkeyga Cun.
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@nahawi1479 saqajaan adigaa gaajo ku haysaa cun xaarkaaga qoxoonto kudis
@nahawi1479 Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 walaahi Guriga Aan Deganahay Kiradiisu Waa $1700 Bishiiba, Gaajana Soomaaliya Ayaa Iigu Dambeysay. Midna Aan kuu Sheego, Anigu Waxaan Jecelahay In Soomaaliya oo Dhami Hagaagto Kolka Lagu Daro Bulshada Ku Abtirsada SNM.
IIDOOR ISKA CELIYA PUNTILAND CADAWGIINA MA AHA EE IIDOOR KUWA IGU SHUBO OO LA SOCDA KA BILAABA JIHAADKA INSHAALAAH PUNTILAND WAA GARABKIINA JOOJIYA NACEEBKA FROM HARTI JUBOLAND GARABKINA NAHAY INSHAALAAH GUUULEYSTA IDINKA ALE DHISTA KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA CIDNA HA U HOOS FARIISANINA MAAMULKIINA GUUUUUUUUUL INSHAALAAH
@KingXamaadaOfficial Жыл бұрын
Yaan lagu wasin
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Mushkiladduna waa puntland oo waa kuwii dadka qarsoodiga ku laynaayey
@leilaahmad2298 Жыл бұрын
Somaliland hauga baxdo lascanood hada hakabaxaan
@maadabdi6409 Жыл бұрын
laascaanood waadku waalateen isaaqow dhulkiina kaquruxda badan oowada,banan maa,uarkiweydeen
@hasanjamac7997 Жыл бұрын
Waarun lacag snm.waa xaaraN
@SSBPOWERR Жыл бұрын
Ninyaroo nin weeyn dilay maa ragteen dabagaale oowr dilay maaragteen kkkkkkkk 😅😅 Reerki daarood eheed afki beey uuga dhagtay faan iyo faataabukh kkkkkkkk Dadkan yaa iraahda aayar fadhiya 2023 qax ma kareeysaane 😭😂👀
@calibinturab0984 Жыл бұрын
Somaoiland minus dhulbahabte is Finnish.
@kinglion5852 Жыл бұрын
Dowladu waa in ay dadka iyo gobolka bahiyohooga eegta oo ay ka jawabta cabashada gobolka sida ugu fudud . Rer sool wxn leyahay nabada ka taliyan Oo yaney dhuniqate idin dagin soolna Waa dhul somaliland ledahay ee aynu Nabada iyo qaran nimada waa iga talo
@engosmanabdilahiali5056 Жыл бұрын
Eng. Osmanito huu haa 1.0 kuwan meesha fadhiya waa codbaahiyeyaal aan caqli lahayn. 2.0. Kuwan waa ku shubasho farmajo woxogaa dollars ah ayuu ku soo shubtey. Waa ku shubasho caddaan ah oon marag u baahnayn. Lascanood waa somaliland. Sidaasi ku biyo cabba.
waar dhulbahante ma dawlad buu noqonayaa waar malaha wax siintii baa idinka daray wlhi putland ban idinku soo daynaynaa sidiinii hablaha ha idinka wasane hana idin guumaystaan tarkhda waa la yaqanaa
@hibaaq6184 Жыл бұрын
Somaliland bixi mayso ee maxad haysan? Waad is ceebayseen uun calanki Wali wuu idinka dul babanaya oo askarti heeryahoodi oo duleedka Las oon ayu Wali jooga.
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Dhulkooda xor uma aha miyaa? Noo sheeg cidda ku haysata?
Kkkkkkkkkmmmmmkkkkk,,taas baan been ahayn,,wax baxaysa majiraan,,general ka somaliland ee lascaanood fadhiya yaa saarayaa,,kkkkkk iyo xagalantoosiye ,catoosh, wasiir kooore,,,,, waxaasi ma soconaysaa, fiqishini waa somaliland,,kkkkkk Dhulbahante markaa muxuu yeeli,,,, hal bacaad lagu li say, wax ka talaxun ma arg walaalahay Dhulbahante,, intaa aan soo sheegay waa idinka hor imanayaan, markaasnaa
@@hasanjamac7997 Akhiii fardo la isku hayo maxaa la iskaga faani,, u will see al xaqiiqa,maalmaha soo socda,,,adiguna Waad ogtahay,,,,,,ana waan ogahay,,,,,,, nabad,,
Walaal dhulku somaliland weeye dhulbahantow u guura buntland hadii kale waxa edaan aya idin huran
@1318-n9z Жыл бұрын
Kkkkk aqli idoor
@abdikadirhassanabdi2143 Жыл бұрын
Dhulku goormuu dhul isaaq noqday? Hadii malag dhawaaqayo miidaani dhaga ma leh. Dad la keeyahay dhulkoodii ka guura. War dadkaan ma khiyaaligii ayay dhab ku noqday
Taako ka mid ah dhulka Somaliland laga bixin karo Kabihiina iyo maryihiina Qaata Ama Raaca Nidaamka dalka hadii kle Genocide u diyaargaroobo. Dhulbhnte down Because Whith Target.
@maxamedhaybe4740 Жыл бұрын
Kaagategimayan nagabaxa ee udiyargarooba waxed iskagacelinlahayden dhulbahantow manta ayaa aayotinku idindhowyahay ee shar iyo khayrba udiyargarooba
@abdikariimmohamed1575 Жыл бұрын
Waa udiyaar.
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
soomaaliya maka dhaaranaysaa risiqeeda calool darbaale walee waad iska hadashay