War ilmahsn dowlada qoraneyso wa ciyaal xashiish oo oo xalooto iyako ridin oordayo rag wa kii hor😢😢😢😢😢😢
@labatanjirowibrahim83672 күн бұрын
No more soomaaliya Gurguurte baddii wuu gatay
@fardusmohamed93922 күн бұрын
Shacabka somaliya waa inay kacaan oo xilka laga tuura xasan xaraash waayo ma ogalin in manta dalkayaga anagoo nool lasiiyo Ethiopia
@maarmaar61362 күн бұрын
Ciidanka magangaliyo qaxooti ka dalbaday kenya iyago qoryahoodi wata markii lo xoog sheegtsy miyuu marxuum hamze meeshaka saray garguurte iyo marxuumkii insa lo galo wanku faraxsanahay lkn wilala somaliyeed baa laysu isticmalay
@jabartiadan63492 күн бұрын
Mar haduu badii siiye futadane hasiiyo hala dabsaare...naclaa dhale intu dad dagaal galiyay uu asagiine badii gatay....hassan waraaaabe😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@blessed_one49012 күн бұрын
Ceebey tacaal dagaal kaan wa lagu dagdage xasan sheikh wa ino is casila 🤦
@Sarta1002 күн бұрын
Waa in xasan dhiiqo iyo xamza mooge la ridaa oo dalja ka badbaadiyaa masmul goboleed eryaday ciidan qaran weligeed lama maqal xasan ciidanka waxa uh ku wadaa burbur qabyaalad iyo nin jeclaysi ceeb ayuu ciidanka u saarasray dhabarka xabashi oo dalja 4gobol xoog kusoo gashayna bad ayuu ugu daray bilassh ah xasan dhiiqo waa qaain dalja galga qabto hana lagu maxkamadeeyo Baarlamasnka jabka ciudanka iyo bada uu iibsaday iyo sysdoo xabashi keysay 20kun xamar in loo mahad celiyo waa gunimo iyo doqonimo waa in dalja xasan dhiiqo la diyaariyaa mooshin xil kab xayuubin ah dhiiqo dalka wuu bahdilay lacag darteed iimasman maleh oo qab maleh soomaali wuu ba hdilay baarlamaanka waa in uu diidaa gunimada xasan iyo munasfaqnimada bada uu ku iibsaday. Xasan dhiiqo.wzayeelka munaafaqa noqday.
@Sarta1002 күн бұрын
Xasan waa in daljlka laga qabtaa meel xun ayuu dhigay wuuna ceebeeyay ciidankana asaa jebiyay oi dagaalk a abaabulay asoo si nabad ah ku dhamayn kara s ciudankii wuu ceeboibay maamul goboleedaa eryaday oo qaxooti galay waa xmceeb iyo waxaan weligeed la maqal lsna arag waa in xasan dhiiqo dalka laga qabtaa badii bilaash ku bixiyay waa jab kale waa inxasan dhiiqo mooshin lagu ridayo la abaabulaa waa qaainul wadan dalha iibsaday ceebna usoo jiiday kacag darteed awal qabuuraha hadana ciisan qaxooti noqday ,markale vad uu gatay xasan waa masiibo iimaan la oo dakjaan inuu burburiyo imasraat u keenay.oo lacagta kagu doortay u bixiyay ee laskyyshka basrlamaanka.
@hiboali50252 күн бұрын
Wiilasha la laayay magtooda Hamze iyo Hassan ha loo qabsado,
@hiboali50252 күн бұрын
Been badanaa, dawlada ceebtooda ayey ku daboolayaan, Hamze waa nin jiran waa dameerkii Hassan munaafuq😂😂😂😂 waad jabteen ee qirta
@Fays20102 күн бұрын
Doqon (Hamze), Jaajuus (madaxa i furan) iyo Hunguri Maskax (XSHM) xal uma hayaan ciidanka Gorgor, Kumaandooskii Erateriya lagu soo tababbary & Haramcad waana kuwii markii horeba baabi'iyey ka dib xil wareejintii Farmaajo ( Xabiibul Malaayiin). Xabashi & AS waxaa wata kooxda masiibo Qaran.
Xasan gurguurte waa isaga bada iibshey markii horeba maantana waa cadaystay warkiisa waa in talaabo sharciya laga qaadaa wadankana la difaacaa
@FuadMohamed-k7o2 күн бұрын
Itoobiya sidee bad ku helaysaa?.
@MaxamedCade-u3g2 күн бұрын
Naq naq hadayo kle bay dhahda gadaal ban uguranay anago badbadineyno dhiiga dadka Markii la idin laha 15 bari ku baxo maxad ubixi Weyden hada run thy😂😂 Nio dowladu waba maxishooto caadiya 😂😅
Nin arigiisii nin kale doonayo inuu kaqaado, sidee heshiis u dhex mari karaa.
@AadanmaxamedCraxmaanКүн бұрын
❤❤❤❤
@FatoumaAbdiaziz2 күн бұрын
Wayway
@FatoumaAbdiaziz2 күн бұрын
Wankaxubay guldarad nosohoyata wayway
@muxubocartab56302 күн бұрын
Isagaava ka danbeeyay
@FatimaAbdirahmaan2 күн бұрын
Sixi aadidiyay
@Hooyomcn-ls4uv2 күн бұрын
Qooorta halaga wada goooyo gaaalada iney dhiig muslim daadiyan ay u yimaaden
@MuhidinAdan2 күн бұрын
Muqdisho xitaa usaxiix Ethiopia hadad dontaan
@YurubAli-nr1dl2 күн бұрын
👍👍👍👍wa runta futomadobe Dalki wa khariben
@ayanmohamed92752 күн бұрын
War bax hadad mar kale ku dhageesto dnbiile ahmed aaqa
@mustafabdi37632 күн бұрын
Ok
@shamsoahmed51672 күн бұрын
Jubland iyo axmed madoobe kaliya ha modina in ay ciidamada somaliya ay jibiyeen ciidamo huwan ah oo itobiya laga soo daad gureeyey iyo kuwii sonaliya kusugnaa iyo alshabab baa ciidanka dawlada jabiyey tasina masuliyadeda waxa qadaya xasan shiikh siyaasad xumadiisa ayaana u sabab ah inuu wiilashas ku halaago dagaal uu u ogyahay inuu ku guul daraysanayo maxaa yeelay wax gashaan buur ah oo dhanka dawlada ah iyo ciidamo dawlad kale ah oo cawinayey ma jirin halka mubafaqa axmed madoobe uu haystay itoobiya iyo kenya uu cawinaad ka helayey sabtuna iyaga ayaa meesha ku haya akhirkana waa kuwii toos ula wareega goboladaas intoobiyana waxay somaaliya uga bixi la dahay oo u leedahay shabaab ban la dagalamayaa waa benteed shabaab iyo axmed madobaba aydaa meesha ku haysa arinkaan ay leedahay bad baan rabaana bad ay u baahan tahay ma jirtee gobalada kufureed oo dhan iyo guud ahaan sonaliya ayay rabtaa ajedahedana wuxuu ku cadyahay oo shegaysa calamada nasakhan ee ku taala bartamaha calankeda taas oo macnahmhedu wahay calakii buluuga ahaa iyo somaliyaba angaa liqnay oo karoos saarnay somaali dhohanay cadowgiina qabiil ku mashquula iyo daarod iyo hawiye labdan reer oo masiibada ah baa somaaliya ka masuul ah intaas oo dhibaato ah in ay gaarto iyo is cayr cayrsi iyo loolan doqonimo ku dhisan bay wax isku modan ((shame on you.))
@cismaanxasan-h1m2 күн бұрын
odey waa yusuf raage sory
@fardowsoxassan260519 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱
@Caliya72 күн бұрын
Salaamaad, Alloow Somalia ugargaar xaalka ma wanaagsana.
Daarod waa ku Khadar five Somalia dhib kasta oo kadhada boqol saanadood five Somalia marka ilaa in kursta Somalia laa Ina Abdale Hassan .Somali Somali dilated arrinta ugu Khatar badan.
@Nasroast2 күн бұрын
Ceeb xsan
@JAMAHELOWLEJAMA2 күн бұрын
Dagaalkan alshabaab ayaa ka qayb galay oo Axmed Madoobe garab siinayo.
@mariambalqiis7572 күн бұрын
Waa loo Awood sheegtay Ciidankii qaranka Sorry
@jabartiadan63492 күн бұрын
Dulmi ee kuimadeen hadane kenya ee iskadibeen...guurguurte wax kale keen kudeh😂😂😂😂😂