Taas waa qalad adiga dowlada baad hoos imsnesaa wax ladoho xor baan ka ahay dowlada majirto siyasad waa la isku heesta macneheed ma aha in aan dowladaan dibatesan aan ka fogano AMA ma sohorjesano heshiis lobahanyahay
@aliabdi83473 күн бұрын
Ahmed madoobe waxaa dulleeyay oo danseegiyay siciid Dani
Kuwana wuu tariibinaya kuwana wuu soo celinayaa aloow kan soomaali ka qabo
@MohamedHirsi-l5p3 күн бұрын
Beesha caalimka ayaa kulatalisay
@Queen222-q6p3 күн бұрын
Rabiyohw inaga qabo waa waxa aan laheyen damiir dadnimmidna malaha xasandhiiqo somaĺi waye iskahadlayaan sixirka ama sixiroolayaash uu ka keenaye bagistaanka iyo hindida ayaaujooga
@abcbc40082 күн бұрын
@@Queen222-q6p asc adaa dhiiqo ah oo imaan laheen ee imasnka Allah ha idin geliyo Reer dhuso weyne somali waaidiin baratay idikaa ugu fican ayaafd Aminsatihiin war iska Daaya xasidnimada iyo Qabyaalada aad isku tagereysiin waxaad dadka somaliyeed Bareysiin Qabyaalada iyo xasidnimada Cuqdada idinka buxdo iska saara ee dhinac ka Raca Dorashada one man one vote please no more laalush lagu gato kursi xildhibaan Ama kursi madexweyne ama gudoomiye gobol umada somaliyeed waxey Rabtaa Dorasho cod iyo Qof waxaa doraneynaa madexweyne besha shanaad si umada somaliyeed ay jaanis u hesho waxaa dan nogu jirtaa dorasho cod iyo Qof ah please kala shaqeeya Dowlada hada joogto dorasho cod iyo Qof please we need one man one vote thank you .xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin mucaarad Axmed madobe saciid deni iyo inta tageerta sharkooda Allah ha ku celsho Amiin yaa Rabi
@aliabdi83473 күн бұрын
Ahmed madoobe siyaasaddii buu qabyaalad, Dee hawiye iyo iyagana way israaceen mar haddiiba darood israacay
@User2-y6u3 күн бұрын
Dhiiqo Waa dhiiqo uun
@User2-y6u3 күн бұрын
Kuwa uu tahriibinayaa Waa mooryaan kuwa u doonaya inuu soo celiypna Waa somaliya kale
@wadaniofficialpage3 күн бұрын
TOLKAA MIYAA LA HADLAYSAA ILEEN WAAN KU NAQAANEE
@musseabdulle22503 күн бұрын
Inta ciilku noolka ah iyo cuqdada qabiilku uurka buuxisay ayaa xasan ku haya habeen iyo maalin,lkn dadka soomaaliyeedhore ayey uga dhaqaaqeene. Weligiinba caytama laangaabyo inaad tihiin uun baad ummadda u cadeyneysaan.maseyrayey waa warey, maxaa lagula hadlaa cudurkoodu waa macruufe,lkn suura galmaaha in daawo loohelo maanta.
@SarahWarsama-o8u3 күн бұрын
NACALAA KUGU YAAL ADIGA IYO INTA KUSOO DIRSATAY 😡 EE ISKU DAYDAY MAP KA DHULKA PUNTLAND LA GOOS GOOSTO‼️
@charmarkecabdullahi87653 күн бұрын
Majeerten waa lanacay waligeedba ha calaacalan
@abdurahmanali43743 күн бұрын
Warsame adiga goormaad joojineysaa isku dirka Harti. waryaa naga fariiso aabaha kuwasye waa laga xishoonayaa 24/7 Harti baa isku direysaa.
Shoow dadka dhulkaas jooga ma daarood buu u qabaa qabiil buu dawolad u yahay iyo boob
@AbdulahiAli-z3b3 күн бұрын
Waxan seriye miyan mise qabil qurunle
@abdisamadmohamed86623 күн бұрын
Putland lama kala jaraayo SSC dhul baa ka maqan Sool galbeed iyo magaalooyin kale oo laga heesto ee ha soo qabsadaan, markaa gobal iyo bar ayey noqonaayaan SSC wey og yihiin dhulka ka maqan oo xoog looga heesto
@ahmeddirshe31412 күн бұрын
Xasanow Adigaa kaladiray iskudiray dawladiina jeebka kuqadtaye Yaad u oyi soomali bi iskiiyow dumiyihii dadkiyo dawladnimadiiyo
@zahraabdalla73763 күн бұрын
Xasan Sheikh Dantiisa ayuu fiirasanaya. Loo joojin maayo. One man one vote. Xasan xabaalo qote. Dhulkii oo dhan xaraashe.
@CabdiNasircumar-g7d3 күн бұрын
Warba yay laheshiinina ee dhulkiina dhista warka xamar iskadhaafa
Asc hadaa isku kashateen Daaroodnimo sham on you somali waa idiin baratay waxaad tihiin xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin
@user-vg9kt7up4s3 күн бұрын
Idinka shalay Farmaajo soowtaad isku kaashateen idinkoo qabiil ah oo leh Farmaajo vilada ka soo bax iyo waa Mareexaan shame on you anaguna maanta sidii aad shalay yeesheen ayaanu maanta yeeleeynaa soomaali waa idin baratay daalimiin keligood qaran ah xasbunalaahu wa nicmal wakiin kkkkkkk
@abcbc40082 күн бұрын
@user-vg9kt7up4s farmaajo waa dhameystay 4 sano waxow jogay xafiiska 1sano dheraad ah wadankana waxow ka geystay waxyaalo xun in ow weraro cadiraxmaan Cadi shakuu.cabdo Kheydiid in ow hawada ka xero 2madexweyne ee ka horeysay in ow dilo 8 wiil oo dhaqaatiir ah.in aw kismaayo ku sameyey cuna Qabareen .kanama shaqeynin Nabada Dalka Eleborka iyo dekata waxaa cashuur ka qadan iray Alshabaab.laakin hada waxaa la helay Nabad labo sano gudaheeda wadanka waa xur sow badan yahay canshur kama Qataan Alshabaab.laakin xasan sheekh waxow ka bilaabay Nabada iyo horumarka wadanka man u dhamanin waqtigiisa .waxaa idinka buxa Naceeb iyo xasidnimo Qabyaalad ba an waxad ka heshiin waxbo ha iga sinin .farmaajo iyo xasana iskuma dhigmaan mana gaaro xasan sheekh ee please la shaqeeya dowlada unaongolaada in aan helno dorasho cod iyo Qofah saan uga gurno 4.5 iyo kursi la gato.we need one man one vote please work whith goverment.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin Qayaalistayaal xaasidiin yaa Rabi ku celi sharkooda Amiin yaa Rabi.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.Allah is suficient for us he will protact us all evil people who Refuse one man one vote. XasbunAllah wanicmalwakiil laa xowla walaa Quwata ilaa Billah caleyulcadiim
Buntlaan lama kala goo goyn karo war hartiyow buntlan ayaa wax ku tihiin ahaada hadii kale isaaq raaca ama iska suga waydin qabsan
@fartuunkhalif60063 күн бұрын
Haaaa yes
@ABDIJAMALSAHAL3 күн бұрын
Waxaas a mamul madax u ah sidi dibjirka u hadlaya maxdaxda waxy leyin luqad dibalanmasi
@charmarkecabdullahi87653 күн бұрын
Harti cudur ayaa ku dhexjira waa majeerten
@mahmmodsaleh74193 күн бұрын
Ha
@musseabdulle22503 күн бұрын
Putaanoland waa islaan maseyrsan waxey ku hadlayaan ma yaqaanaan, sidaa warkoodu qabasho ma lehe, wax kale ka hadal sxb, heys daaline, xasan madax ka fiican dhulkaan sooma,marine.
@AbdulahiAli-z3b3 күн бұрын
Hoyadada aya lugaha laqabsanayaa munafuq gumeysi u daba dhilfle
@charmarkecabdullahi87653 күн бұрын
Kuwa boosaaso iyo garawa kayimaad ayuu xasan yurub idiin geeyaa
@nurfarahbeder19563 күн бұрын
Charmarkecabdullaahhi 11 jeer ayaad halkaan ku koomenti garatsay Puvtland iyo.Majeerteen iyo Harti. Waa lagaa dareemayaa culayska ku haysta. Wax la yiri gascantaad beceb tahay Waxse aanad ka qaadi Karin waa la dhunkadaa haddii kale dee cudur bey kugu noqonrrysas. Waa lagu qasban yahay in la raali geliyo nimankaas ee ninyohow hays xiijin.
@ibrahimshanfool3 күн бұрын
Dadka daaroodka ah wuu ku gafay wuuna ku xad gubay naftiisa ayuu been u sheegay balse tani guuul weyn waxay u tahay beesha daarood weyne oo mudooyin badan mad madow uu ka dhax jiray taasoo uu og yahay inuu isagu ku noqday madaxweyne balse somalinimo iyo mideyn qorshaha xasan kuma aysan jirin laakiin sida loo ogaaday oo loo bartay ayaa hurumar u ah umaan ugu danbeyntii hada wuxuu arkay meesha xaalku uu marayo waxaana naga mabnuuc ah dhaqanka xasan inuu ka shaqeeya dhulka ay dagaan beelaha daarood bacdamaa dil iyo dacadi qabiileysan uu ku dhaqmayo koley wuxuu noo geystay waa wax meel ku qoran sidoo kale wuxuu kula dhaqmayo beelaha xawaadle iyo muransade cidna dabool ma saari karto cid nasoo weerari kartana ma jirto