Warshada caanaha qalajisa ee dhaqankaaba

  Рет қаралды 299,064

dhaqan kaaba

dhaqan kaaba

Күн бұрын

Facebook page dhaqankaaba
Ubax dhaqan

Пікірлер: 475
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
muqaalkaan ayaan kuguulaystay caano boore ari ee soodaawo 👉🏼kzbin.info/www/bejne/iGLUomdqga6hhpY
@Mahad.Maxamed
@Mahad.Maxamed Ай бұрын
Qqqqpqpqq
@Mahad.Maxamed
@Mahad.Maxamed Ай бұрын
😊😊
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Жыл бұрын
You are a historian who is keeping the culture going you should be payed for this great stuff
@HAPPY.10.
@HAPPY.10. Жыл бұрын
Qofakad lahadleesid mahan ajanabi
@mssinvisible6326
@mssinvisible6326 Жыл бұрын
​@@HAPPY.10. sow lagama yaabo in somaligu ku adag yahay Dhanka fiicn waxka eeg
@mssinvisible6326
@mssinvisible6326 Жыл бұрын
I'm afraid after 50 years our culture would be eradicated, she's already telling us that no one uses all these stuffs, so disappointing
@abdimuhumed5546
@abdimuhumed5546 Жыл бұрын
Maanshaa allaah Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay sida aad urabto inaad noofahansiiso dhaqankeena, horay usoco kuwa inay kuxumeeyaan rabana allaha xaqa hatuso allaahuma aamiin
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 Жыл бұрын
Waa farsamo aad xun.....bilaa nadaafad ah... bal dib ha ugu noqonina. Farsamo kale raadiya baan odhan lahaa.
@Mahad.Maxamed
@Mahad.Maxamed Ай бұрын
Ga
@Sara-ed7ol
@Sara-ed7ol Жыл бұрын
Maasha’a ALLAAH waad dadaashey qaladkaagana garoowsatey. Marka dambe tijaabi oo meel qalalan ku shub. Shaqo wanaagsan adyaad qabatey.
@degelkhayr
@degelkhayr Жыл бұрын
Masha Allah maantaa iigu horraysa sheekadaan walhi gabadhaan wax badan baa kabartay jazakallahu khyr qaali
@qodobadakawararka
@qodobadakawararka Жыл бұрын
Mahadsanid walashaan oo kale oo badan ayaan u bahan nahay ❤❤❤ Figrad ayaan kuugu darayaa Xiligaan casriga aad ku sameeyn karo canno borro adiga oo aan warshad haysan Caanaha oo dhaay ah ayaa Dab yar oo aan saaidna aheen sida dhuxosha cml ah kadibna kadibna waala sugaa oo la walaqaa ilaa dhecaanka kasoo yaraado oo ay ka noqdaan Sida labaniyada kadib weel ayaa lagu shubaa kadibna qoraxda ayaa la saaraa Waxaa kusoo baxayo caanu nadiif ah tijaabi arintaas walaasha we love you ❤❤❤ hormarkaaga waa hormarkeena Waanku kugu fanaa inay noo jogaan dad adiga cml ah
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 Жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤
@mohamedwarsame4345
@mohamedwarsame4345 Жыл бұрын
Walaal bac u dhig marka danbe
@deeqowarsame7816
@deeqowarsame7816 Жыл бұрын
Caanaha.xoolaha.nabsi.haka.galin.subxana.laah
@amiraadem2780
@amiraadem2780 Жыл бұрын
Bisinka maanta dhaqankii haleysey maxaa caanaha u qasaarisey
@hassantaawar8554
@hassantaawar8554 Жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay in aad uruuriso ilbaxnimadii iyo xadaaradii guunka ahay ee umadeenu lahayd❤
@Missgalmudug121
@Missgalmudug121 Жыл бұрын
Cuntada xalaashaa haku ciyaarin
@Dr_Aljowli
@Dr_Aljowli Жыл бұрын
Maaashaa Allaaah, Wll Dhaqankaaba waa isku day iyo dadaaal wanaaagsan.. lkn hada ka dib meeel deeeb(dhulka bann ee qoraxdu adkeeyso) leh nadiif ah mise weel fidzan ku qallaji si eeysnaaan ciiid iyo xaaabo ugu darsamin ... Markasta Madaxa noo Saaranthy Guuleeyso Adduun iyo Aaakhiraba ❤🎉
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 Жыл бұрын
Laakiin waxaa kaaga fiicnayd inaad weel balaadhan ku shubto ka dibna cadeeda dhigto ❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
Waa Runtaa!! iminka dee wada ciid bey noqdeen!!! Cidna ma Cabi KARTO !!!!!! Koley anigu weligey maan arag *CAANO CIID LAGU SHUBO!!! teeda kale "waa DEMBI!!!
@abdirasheedduale2706
@abdirasheedduale2706 Жыл бұрын
Waa anigu waxan xasuus taa hooyo canaha ciirta ku qalajin jirtay bac Wwliba kuwa jawaanka sokorta ku hoos jirta
@fromzerotosomethingbeautif7166
@fromzerotosomethingbeautif7166 Жыл бұрын
walale welkaa waxa kafican maqar iyo salax dhagax ah ee mahelin ayan filayaa
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Masha Allaah tabarakallaah wa Tijaabo fiican aduunkan waxa la Isticmalo ama ka socda o dhami wa wax la so wada tijaabiyey marka denbe Bad ku guulaysan doontaa insha Allaah. Canaha xooleheena halawarshadeeyo Somaliyeey o an aamino. Canahaan Booraha ah o an ka dhiganay caanihii Xoolehena o kale wana dhibaato weyn Caano aadan aqoonin waxa laga Sameeyey inay dadkeenii ay ka dhigteen caanihii xoolohoda o kale Ayaga Aaminsan caanaha xoolaheena In cuduro laga qaadaayo.totali caanaha booraha ah esomaliya lo so dhoofiyo wa sun la so qooshay ilmahenana nafaqo daro iyo cuduro Ayey ka qaadeen
@ommazhar2829
@ommazhar2829 Жыл бұрын
Subxanllah aqli adeegso walaaley walba hal caag ku barobey waa maxay israafka
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 Жыл бұрын
Dhaqan kaaba Geedaha ha jarin,Nabaad guur ayaa ka dhasha
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Жыл бұрын
Abaayo baaf ama Dirinta cawda,ama bac adag. Aduunka xataa qudaarta, yaanyada saan ayaa loogu dhigaa qoraxda xataa timirta.❤❤❤❤
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 Жыл бұрын
MashaAllaah habo Allaha kubarakeyo wax badan ayaan kaa fa,iidney dadka xunxun warkooda ha dhageysan inta ku jecel ayaa ka badan habo guuleyso
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Masha Allh cilim ayaan kabaranay jazakillhu kheyran habo somalidii hore maskaxdoodu maxumeeyn 😂
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Masha Allah waa dhaqan inlasii raco ubahan soomaalidu dhaqamadooda masii hir geliyan sidas ayay ku luman dhalinyarada soomaaliyed ayaa laraba inay dhaqankoda soo ururiyan laga raba.
@abdirisaqcawadabdallesamat600
@abdirisaqcawadabdallesamat600 Жыл бұрын
Masha allah wll Ubax Dhaqan-kaaba weligey wax aan maqal ana arkin aya maalin ba maalinta ka danbeysa ka faaiida Halka ka hiigsanayso nololasha iyo dhaqan allah haku rumeeyo
@Sales556
@Sales556 Жыл бұрын
Wad ficaan tahay wll dadka qar mel ayay kaa xanusanayay Haa uu jojiiin wixi ad dhaqanka taqano ama ad dadka kaa maqasho dad ana waligood arkiin ayad baraysa Wad mahadsantahy wll horaay uu soco marwlba 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤ Somali ha isracdo Dhaqaan kena hala dhawro
@sahrasahra1913
@sahrasahra1913 Жыл бұрын
Reer miiga Aqli badana 😂 masha Allah ❤
@raxmoruuxi
@raxmoruuxi Жыл бұрын
😂😂
@wadaniforever5894
@wadaniforever5894 Жыл бұрын
Walaal aad baad u mahadsantahay waxyaalaha aad nala wadaagtaa waa dhaqan jiray oo somalidu soo samayn jirtay haday tahay ciirtan aad dhulka ku shubtay haday tahay calooshii hilibka lagu guray ee aad ku huurisay intuba waxay ka turjumayaan dhaqan soo jiray hadii ta caloosha hilibka lagu huurinayo aan wax ka tilmaamo sidaan maqlay biyo la aan darteed ayaa sidaa loo samayn jiray waxanan rumaysnahay in sidaa aad u huurisay hilibkaasi macaan kiisa aan la soo kobi karin Markaa dadka hadhegaysan hore u soco walaal Tan caanaha kolay dadku somalidu waxyaalo ay ku kala duwanyin baa jira markaa canaha laqalajiyo marka hore waa la dhigaa ayaamo kadib waxay u kala baxaan faar iyo biyo markaasba inta caws lasoo urursho ayaa loo dhigaa dhulka kadib sidii shaandho camal ayaa lagu kala reebaa faarka iyo biyaha faarkaas ayaa laqalajiyaa
@abdimahadosmangaandi3306
@abdimahadosmangaandi3306 Жыл бұрын
Masha allah wallo waad mahadsantahay hana ujoojin kuwa war xuma tashiilka ah ee dhinaca xun wax ka fiirin.
@maxadtidhiyaa2696
@maxadtidhiyaa2696 Жыл бұрын
Geesiyad Somaliyeed ayad tahay aad ayan ku tageraa ilahay haku sharfo bilad dahaba ayad istahishaa runtii lakiin somali ayad ka dhalatay oo taagerta kuwa😂beenta iyo😂kala fogaynta dadka ka shaqeeya aya geesi iyo halyey loogu yedha. Aniga iyo inta cafimadka qabtana adiga iyo in yar oo kale ayan bilad dahab siin lahaa runtii walashay qaali ❤
@blackpink2487
@blackpink2487 Жыл бұрын
SCW ILAAHAY WLIDADEN HAA UNAXARIYSTO AAMIN MAANSHA ALLAA HAA MEEL GEGI AH BAAD KU SHUBI LAHAYD AMA BARAGAHA MEESHA XOLAHA LAGA SHUUBO EE SIBIDHKA AH WAAD KUSUBI LAHAYD AANIGA UBAHAN CIIRTA IYO TIMIR AMA SONKOR LAGU DAARO INKASTAN SONKOR LEEYAHAY CAANO XOOLAD MAANSHA ALLAA HAANI AAN LAKUM
@mssinvisible6326
@mssinvisible6326 Жыл бұрын
Dhaqan kaaba huno markale isku day fikradan caanaha oo iyadoo guulaysatay na tus. Masha Allah
@umuabdallahifrah8501
@umuabdallahifrah8501 Жыл бұрын
Asc hno israafka ka daah caanaha somalia masiinkada siii
@maadiyomadadaalo4032
@maadiyomadadaalo4032 Жыл бұрын
Waa lakariyaa caanaha ciirta ah markaas ayay waxay noqonayaan wax adag kabacdi kiis ayaa laguguraa iyagoo fudad ahbxiliga jiilaal ama diraa da ayaa laburbura oo biyo laqu qasaa waxayna noqonayaan caanood caadi ah
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Жыл бұрын
Caanaaha wallo dhulkaa haakushuupan saanata Amaa haraaga xooolaa aYaaa laaguu shuupaa
@dagandowlo207
@dagandowlo207 Жыл бұрын
Waligay ma arag dhaqankaan reer guriceel buu khaas u yahay mindha 😅 caanaha juwaan ba lagu shuba markay miirtu ka daadato baa inta gufaarka Ah la qalajiya kadib ba La qalajiya Lana burburiya lkn caano ciid lagu miisayo waa waali caadiya 😂
@luulaabdi3796
@luulaabdi3796 Жыл бұрын
Kuma dhihin ciidbaa lagu shubaa!!ee video ga dawo ama iska aamus!
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Жыл бұрын
Wax walbo cilmi baa laga barta ee gewedha dhiri gili walal
@user-jf1po3uz6w
@user-jf1po3uz6w Жыл бұрын
ماشاءالله ala ha ku xafido mel wanagsan bad somli ugu jirta ha niyad jabin wad golyssn donta
@FaraxsanGirl-ny3hy
@FaraxsanGirl-ny3hy Жыл бұрын
Weligey ma arkin somalida wn kudhashy lkn fikrad Qatar ah aya mesha kahelay woooooow
@fatumaahmed8486
@fatumaahmed8486 Жыл бұрын
Wa farsamadi ugu xumayd aaan abid arko Horay usoco abyo wax na ka bedel tan
@user-xi4md7zh4k
@user-xi4md7zh4k Жыл бұрын
Wllo nimcada, rabi wayne kusii, haku kufrinin, markaa alaah uga mahad celileheyd, inaa ku ciyaarto, ee kafiirso, arinkaas wllo,
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 Жыл бұрын
Quruxeey horay usoco runtii waxaad tahay qof qiimo badan Allah ha ku dhawro
@halimofarah1601
@halimofarah1601 Жыл бұрын
Dhaqan. Kaabaya. Ciirta marka subaga laga qaato. Ciita dab ka ayaa la saara markey kala go,aan dabka ka qaad caana miir ku miir biyaha iska daadi faarka soo harna basta miir ku rid si biyuhu uga baxaan kadib ku dar cusbo yar sidaas ayaa lo cuna waxaana la dhahaa jiis burka aad qasaneeysid ayaa lagu qastaa waa ka heli. Doontaa hadaad burka ku qastid
@fatumaclkadir3045
@fatumaclkadir3045 Жыл бұрын
Abyo mash allaah mahadsanid dad badan baaa muqaaladaaad xiiseeya hadan ku suga kheyr allaaah ku siiyo
@mohamedadenjama7247
@mohamedadenjama7247 Жыл бұрын
Waxani dhaqan kii an aqaanay ma aha caana laqalajin dhuka laguma qajiye weel balagu qalajin jiray
@ahmedbukari6289
@ahmedbukari6289 Жыл бұрын
Wlashey wax soo gudbintaada way fiixantahy hor u soco
@edebsanhassan2465
@edebsanhassan2465 Жыл бұрын
Masha Allah waa tijabo fican wllo qof aaan waax qalidina waxba ma saxo marka daanbe waxad ku dul shubta bacada bariska lagu keeno marka qoraxda dhiig ❤❤❤❤
@gurikaadfamily3384
@gurikaadfamily3384 Жыл бұрын
Masha Allah walaal maskaxda Allah kuu barakeeyo
@cashonuro3945
@cashonuro3945 Жыл бұрын
Lkn saah mafiicno masaakiin ubaahan baajirto hal galaas bes inaa tijaabiso bey Aheyd
@rumaandagan1177
@rumaandagan1177 Жыл бұрын
M,a uskuday wangsan baa samaysy wllshy. Waa jeclan laha in wadankeenu wax soo sar yeesho oo waxa hysano hormarino
@adenhassan3805
@adenhassan3805 Жыл бұрын
Mashaa Allaah Gabdhaheena waxyaaba badan ayeey dibnoxasuusisaa. Guleysa Gabdhaheena Soomaaliyeed
@guleed6690
@guleed6690 Жыл бұрын
Asc Adeer waxaad samaysaa maro u dhig oo ciida ka xiji , caanaha ku dar cusubo iyo liin dhanaan si ay u kala go'aan.
@rodaahmed21
@rodaahmed21 Жыл бұрын
Canno dhulka lagu qubayo cajiib sheekhoow
@abdikadiromar5868
@abdikadiromar5868 Жыл бұрын
Manray ugu darnayd
@SuadAli-i7y
@SuadAli-i7y Жыл бұрын
Masha Allah walaashay, kheyr Allah ku siiyo cilmigii dadkeena ayaad nabaraysaa waana wax loo baahan yahay. Waan kula socinayaa hada kadib. Mahadsanid xabiibtii.
@jirfe
@jirfe Жыл бұрын
Maasha alaah dhaqankaaba walaalo hore usoco we ❤ you
@TayasiirCabdi-f8k
@TayasiirCabdi-f8k Жыл бұрын
Mshlh dhaqankaaba waan ku wataa horu soco sister❤❤
@الوردةالصفراء-د8ب
@الوردةالصفراء-د8ب Жыл бұрын
Masha allah walhi wa fikrad ficn waligay ma maqlina❤❤❤thank you abyo
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Жыл бұрын
Mashaallah dhaqan kaaba Isku day wanaagsan waa heersare ina fikrad ama curin wax cusub la timadid madid baraakalahufik . Mahadsanid walashen.
@mohamuodabdi8802
@mohamuodabdi8802 Жыл бұрын
Asc
@mohamuodabdi8802
@mohamuodabdi8802 Жыл бұрын
Waxa lasameeyaa god ayaa la qodaa oo hoos loo qoda 30sm baladh iyo deerar inta aad kartid am aad haysato caan ka na waad ku shubaysaa markaad buuxiso waxaad dhaafaysaa mu do woik ah si ay qoraxdu ugu dhacdo dabadeena qaljiso kadib ayaad jawaan ku guraysaa ogw canaha ma ah dhay waa in ay nqdaan ciir am dhanaan wad mahsantahy walaashayda qaliga ah dhqan kaaba
@Iskudhoon
@Iskudhoon Жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Waxaan kuu sheegayaa waxaad samsysaa go cad dhulka ku wadh oo markaa caanaha ku dulshub waa inuu ahaado laba go is dulsaar si ay bilaa ciid unoqdhaan . Khayran katiiran
@mohamedanshur8441
@mohamedanshur8441 Жыл бұрын
Abaayo weli Northeastern.. sida Garisa , wajir iyo Mandera . Waan ku sugeynaaye noo imaw...
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Жыл бұрын
Caanaha waadkuciyaartay
@Cashraabi
@Cashraabi Жыл бұрын
Maashaa'Allah 👏 Aabaay waakaaga mahad celaa Muuqaalada aad noo soo bamdhigto. Waa runtaa Soomaali hadaana nahaya wax Alaale ee Casri loo arko waligeen ayaan Isticmaali jirnay se waa la darteeleyn hadda, Dhaqanku aad buu bulsho walbaa ugu muhiim yahay, Shiinaha Dhaqaalahiisa oo dhan waxa uu huraa dhaqankiisa Saxan yarne in ay waayaan ma ogola marnaba oo qarniyo hore waxeey Abkood isticmaalijireen ayeey dunnida Madxafyadeeda ka baadi goobaayaaan. Anagane welli dhaqankeena waa nool yahay kaliya aan casriyeeyno oo asaga un sii horu Marino saan aragno Shoineeysku dhaqan dhintay oo qarniyo badan jiray ayeey 50meeyo sano ku soo nooleeyeen. "Is ogaaw halagu bartee".
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Masha allah abayo hormar wacan dhib malaha markale ijaabi ee muuqaal nooga soo duub
@halimofarah1601
@halimofarah1601 Жыл бұрын
Caanahaasi waa wax loo bahan yahay sidaas ayaana laa kariya karis badan maahn keliya kululeey ha kala go,aan kadibna kala. Miir inta adag. Qaado qoraxeey xita kaama halabayaan
@siradm
@siradm Жыл бұрын
In caanaha la qallajin jiray waa sheeko igu cussub! Mahadsanid
@fadumasheikhabdi617
@fadumasheikhabdi617 Жыл бұрын
Qalad bad nidaaa wll. Qaaali
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 Жыл бұрын
M.a wll mcn waxan ka mid ahy dadka aad kugu xiran hore u soco ❤
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Maan shaa alaah barwaaqada caanaha waaladaad shaa
@abdirahmanadawe5941
@abdirahmanadawe5941 Жыл бұрын
Masha Allah lakin caanaha ciirta ah saan la socono waa dhanaan markii laqalajiyo OO Dib loo qaso maxey ku so baxayan dhanan mase dhalan la an ?
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 Жыл бұрын
Ubaxey firadbaan wadaa wll xagga caanaha ku saabsan
@hodanabdi1369
@hodanabdi1369 Жыл бұрын
M.a Allaha ku barakeeyo abyo mcn
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih Жыл бұрын
Gabar wangsn iga cimri dheer ciwaado leh i.a❤❤❤
@user-fr7nf6wm1w
@user-fr7nf6wm1w Жыл бұрын
Darad waxan soo maray gurigaga waxa lanoo sheegay inad jirto cadaado guul guul
@ramlanaasir1246
@ramlanaasir1246 Жыл бұрын
Maansha allah waad dadaashey marka dambe bac dhulka ugu ficidi kadib caanaha kusub
@abdifatahjamaa1285
@abdifatahjamaa1285 Жыл бұрын
ka ilaali meel ciidle meel shamiitaysan ama dibira ku tijaabi abayo sharafeey dadkii hore waxay ku shubi jireen meel dibira oo nadiifa oo an lahayn ciid iyo cayayaan waxaan uga goleeyahay duxda iyo ujeedada da,daalaa wuu gaaraa beertaana wuu goostaa
@MFY2025
@MFY2025 Жыл бұрын
Maashaa allah waa tijaabo hir gashey abaayo dhaqankaabaay kuwo xaafaddeenaa waxey kuu bixiyee masas dila mabadha masaska disha mrs masas dila
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Жыл бұрын
Subxaanalaah maxaatdhulka ugushubaysaa maat wax ugogoshit
@AhmedMohamed-sh3lm
@AhmedMohamed-sh3lm Жыл бұрын
Wllshy waxan kamalyaabo inay kushubanjireen jawaank sonkurta sidiilarabay baynoqdota inshaalh
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Ww waa cilm8 ii dhinna lkn fikradaasi sii hormari i.a si khasaaraha u yaraado
@somaliannhanad5062
@somaliannhanad5062 Жыл бұрын
Walalal.maro ayaaa Caanaha loo dhigaaa ciida sooma raacaayeeso maro u dhig balaaran ❤
@piixez7425
@piixez7425 Жыл бұрын
Masha alaa waa fegrad fiicar saxan ama baaf akushubto
@weriscali9103
@weriscali9103 Жыл бұрын
Waxad samaysaa buug aad ku ururisid dhaqanka somalida ee soojirijirey
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Жыл бұрын
Asc wr wb abaayo sidaas lama yeelo . Waxaad sameysaa kiish baad ku shubeysaa kadib waxaad sureysaa geed kadib.waxaa kabaxaya biyo waxaa kuu haraya caanihii oo adag. Kadib ayaad qalajineysaa .
@abdiazizmohamud-wv5xh
@abdiazizmohamud-wv5xh Жыл бұрын
Heshay Xalkii waxay ahaataba waayo qofaan wax qaldin masaxo. Waxaan kaloo kugu kordhin lahaa cooshadaha dabaysha dhinac walba kasoo galaysaa kawaran hadii maqaar loobadalo oo lasku tolo guri teendho ahoo fiicana laga dhigo ulana lagu kala takhraaro dariishadahana ama naqasbaxa shabaq lagu tolo hadaan lahelayna geedaha diirkooda inta qolofta laga qaado biyo radiyo oo lashanleeyo kadibna iyagoo badan laysdulsaaro ooshabaq ahaan markaas maqaarka loogu tolo bal ra'yigaas kawaran aan kugu kaabay dhaxan iyo mas iyo dibqalooc midna lays arki maa. Nabaday.
@MaxamedNuur-ph5zv
@MaxamedNuur-ph5zv Жыл бұрын
Haan ayaa lagu shubaa Kadibna caanaha ayaa lagu kadiyaamarkay fud iyo faar noqdaan ayaa dabada laga duleeliyaa faarkiibaa baxaya waxaasoohadhi fudkii Kadib baalaqalajiyaaa abaayo Hadaad faah faan ubaahan tahay ilasoo xiriir
@ahmedomar4391
@ahmedomar4391 Жыл бұрын
asc Walaal.waxa kalo tijaabisa canbaha canuniska iwm
@samiiramohamed537
@samiiramohamed537 Жыл бұрын
Walal fikrad fiican ba keentay hore u soco se waxaa kaga nadiifsan inaad jawaanada baradhada lagu keeno aad nadiifiso oo dhulka galiso intaad god yar u qodo kadibna aad canaha ku dhex shubto goorta ay biyuhu kaga dhamadaan aad ka so saarto hadi wax qoyaani wali ku hadheena aad cad ceeda yara dhigto waxaa kaga so baxaya caano nadiifa oo ku kaydsamaya mudo dheer
@QUEENMAGOOL
@QUEENMAGOOL Жыл бұрын
Dhaqan kaabay ku jecliya eedo wax faaaido leh na barta noo so badi abyo❤️💯
@fatimaabdullahi900
@fatimaabdullahi900 Жыл бұрын
Mashallah walla qaali runtii somalidi hore ilahay maskax ayuu siiyey lakin iyo dhaqan wanaagsan
@hassanmohamed-xd3dm
@hassanmohamed-xd3dm Жыл бұрын
Asc, magacaygu waa xasan Ibrahim maxamed marka hore waan ku salaamayaa walaal. Ka waran hadii canaha aad ku shubto weel balaadhan sida sixnigii dharka lagu maydhan jiray ama lagu dhaqan jiray. Siaan ciidiba u iman iyadoo aan la badinay caanah si ay u qalalaan. Aad na waan ku tageeraa wajibad kayga waan ka gutaa cha oo lama seego. OK Asc
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
Waa Fikrad aad iyo aad u wanaagsan!!! Caano CIID LAGU SHUBO!!!! waa wax ay cusub!!
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Жыл бұрын
Wxa kusoslay dameerka iyo rida wxa maanta dhan sugaye beey isku sharxeen😭
@yasminmimi8796
@yasminmimi8796 Жыл бұрын
Aad baad u mad san tahay rayigaaga wanaagsan iyo waxaad noo soo gudbisay waxaan ku leeyahay good job walaal thank you 👋🏽👋🏽👋🏽👋🏽👍👍👍❤️
@xogsideboy
@xogsideboy Жыл бұрын
Mansha allah horay usoco iskudaygaa muhima
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Жыл бұрын
Mash Allah, lakiin ma bac u dhigtid. Mid kale waxa kugu xujaystay sida loo qalajiyo hilibka. Badiyah Somalia qar ka mid ah waxa ay sameeyan in hilibka la yar yareyo oo cusbo lagu daro oo qorax la dhigo malmo badan. Hilibka marka abarta dhacdo ayaa la isticmala. Waxa lala dhiga biyo si loo isticmalo marka abarta jirto. Marka dhaqan kaba midaas ba laga rabaa in aad samaysid.
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Walaasheen horumarar wacan baan kuu rajeynaa.
@honsadenuurfayleey5060
@honsadenuurfayleey5060 Жыл бұрын
😂😂😂 wàad dadaashay abti insha allah guulayso🎉🎉🎉🎉
@أجملالوردة
@أجملالوردة Жыл бұрын
Mansha alaah wll qali waa isku day fiican waxaa kasiifiican marka caanuu dhanaa naan ee ee ay kala baxaan ama gol madaka noqdaan ayaa inta biyaa ah laga shubaa inta kalana maro qafiifa ama shaandhoblagu qalajiyaa
@sulekhaabdirahman2122
@sulekhaabdirahman2122 Жыл бұрын
Mashallah fariid waxad samaysay wax wanaagsan oo imika dadkiiba iskadayeen iyagoi dhaqmo kale iska dondoonaya ama ku dayanaaya fariid halka kasii waad
@fardusa411
@fardusa411 Жыл бұрын
Maasha Allah walhy waxbadan baad ogtahay Dhaqanka in laqoro ayay ahayd bari horeba lkn adigaaba kadaba tagay oo soo uubay tijaabooyin cajiiba oo bari hore lasamaynjiray
@IdmanIdman-qc8mx
@IdmanIdman-qc8mx Жыл бұрын
Diri baa layidhaadaa
@golahanabaddachannel6386
@golahanabaddachannel6386 Жыл бұрын
Walal caanaha bac ugogol.
@saidahmed6256
@saidahmed6256 Жыл бұрын
Naa canaha aad ciida kushubaso so maqashii uma baahna tijabadaada wase
@mmcc4347
@mmcc4347 Жыл бұрын
Deegaankan aad joohtaa waa xagee?
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
DHUUSO MAREEB,
@fromzerotosomethingbeautif7166
@fromzerotosomethingbeautif7166 Жыл бұрын
walale harag AMA maaqar ayaaa kurican ee kutijabi wey hagagayan insha Allah
Cunno xalaala oo dadka baadiyaha kacararaan
10:15
dhaqan kaaba
Рет қаралды 185 М.
Waan Aamini Waayay 4 Bilood kadib Waxa Igu Dhacay
12:48
Abdullaahi Daacad
Рет қаралды 5 М.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
Caano boore ari ayaan ku guulaystay samayntooda😱
8:04
dhaqan kaaba
Рет қаралды 63 М.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 142 М.
BAADARI DADKA HORTOODA KU BURBURIYAY SANAMKII MARYAMA || Afsoomaali
12:21
Jadwalkeena habeenkii baadiya
8:58
dhaqan kaaba
Рет қаралды 40 М.
Qaybtii 3xaad nolasha baadiyaha iyo saxurteena😋
14:02
dhaqan kaaba
Рет қаралды 55 М.
Dhaqankaaba miyaa lagu aroosay mesha ay tagtay
16:31
dhaqan kaaba
Рет қаралды 79 М.
Ruwayaadi Ugu Qosolka Badnayd Saydhiye Iyo Jawaan Iyo Sooraan Ee Wadaada
21:13
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 528 М.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН