WASIIRADA SOMALIA SOO MARAY, OO MAAMUL GOBOLLEDDO KA YIMID, WAXA KA MID AH, SACIID DANI OO WASIIRKI QORSHEYNTA SOMALIA SACIID DANI OO PUNTLAND KA SOO SHAQA DOONTAY, WAS. QORSHEYNTA GOORTU DHACAY BOOBAY, DIB UGU NOQDAY DEGAANKU KA YIMID.
@adanahmed8229Күн бұрын
Kkkkk😊
@abdallasalxan846Күн бұрын
War yaa weeye wasiirka la toogtay adigu ma waxaad rabto baad topic ka dhiganaysaa war saxaafada ka xishood
@halimoyusuf853723 сағат бұрын
Madaxwaynahu isaga ciro ayuu seyey larvae 3malyan siyey muxuu usiyey waxay ku hasan konfur marabno mamaqlikarno hadana lacagtoda wala siyaa gabolada konfurta lamasiyo mad way disaan sababta waad iska fahmi kartaan Allaha ka qabto umada mugdishoy nabadadii allaha kusoo celiyo tugadaan insha Allah
@abdallahabdi1012Күн бұрын
Kutubaaa kutubaaa waaye shekadaadu😂😂😂
@abdifarah209118 сағат бұрын
MW HSM wuxu u baahanahay cod barlimaan so uu xikun u haysto. Jagoouinka reer waqooye wexey I joogaan waa la laaluushayaa.
@mohamudali195618 сағат бұрын
Tuugada meesha joogta hadeer ayaa soo ee Faysal iyga oo kawaay lacag iymusuq kuqaataan max lalashaqeykaraa dadceebeede
@Mahdiismail-mt5pmКүн бұрын
Waxaad tahay tuug - waxaad tahay nin aan waxba ka aqoon xeerka saxaafada - waayo waxa aad ka hadlayso iyo cinwaanka meesha kuugu qoran isma laha. Soow ma ogid waxa aad samaysay inaad ku waayaysid dad badan oo ku daawan jiray. Waxaad tahay tuug aan aqoon xeerka saxaafada.
Macaash kaliyeh maahine wa dad muqdisho ujooga lugooyaha iyo isku dirka Shacabka somaaliyeed? Isku dirka iyo kalofogeyn ta dadka somaaliyeed yey inbadan reer waqooyi galbeed ka mideh ha sameeyeyn Dhaqàale mushkile ma lahan laakiinse munaafaqada + isku dirka Shacabka somaaliyeed Yaa ka daran waxa dhaliishaa oy leeyihiin oy muqdisho iyagoo Sheekooyin Aan micno badan sameynin iyagoo leh midnimo Yan ujoognaa muqdisho iyagoo Xildhibaanada joogo muqdisho aysan marnaba ka Shaqeynin Marna midnimo Doon ma Maahinba kuligoodb a Doon maahinba kuligoodba waase waa wackale Doon ah.dad ah
@GstarxpressКүн бұрын
😂😂War Qofka Maxaa la siya nin baa la toogtay iyo xilbaa loo magacaabay adigu is qabadsii.. Duli baa tahaye been faafisa..
@KatunAdan18 сағат бұрын
Ma danbi miyey Galeen haday ku noqdee sln way saxanyin
@mahamedabdille4489Күн бұрын
Been tii hawiye iyo cidifada Marmaajo baa laga urinayaa
@SaciidBulshaale-n1vКүн бұрын
Waa xirfadd laacag samayn xasan ba soomaaliyoo dhanbu qabriyda kasoosaray kabixyay waxuuna kasameyay lacag badii lacag buusiistay d dadka umadax waynaha u ahaay buukalasaray kumana jirtoo somalinimo ali gaaf mooye kkkkkkkl