Wax Aadan Awoodin Dusha ha u Ridan | حديث : لا ينبغي للمؤمن أن يذل نفسه

  Рет қаралды 67,245

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 218
@abdiwelialihassan9153
@abdiwelialihassan9153 2 ай бұрын
Ilaa goormee kacararaysid saliga nabiga❤❤
@rugsanofficialchannel9369
@rugsanofficialchannel9369 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw
@IbraahimMacalin-g6s
@IbraahimMacalin-g6s 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@user-eb3cm3uf9c
@user-eb3cm3uf9c 2 ай бұрын
Saliga nabiga kadaa sidaan sax ma ahanee meelkasto hala taagnaan
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@sharmaboyfans9105
@sharmaboyfans9105 2 ай бұрын
Scw
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 2 ай бұрын
Alla cumar inshaaroow waxaaba mooddaa inaad xaaladda aan ku jiro inaad ka sheegeyneyso , walahay tani waa xaaladdayda saxda ah . Muuqaal muhiim ah noo soo badi .
@User7654suy
@User7654suy 2 ай бұрын
﴿لا يُكَلِّفُ اللَّهُ نَفسًا إِلّا وُسعَها لَها ما كَسَبَت وَعَلَيها مَا اكتَسَبَت رَبَّنا لا تُؤاخِذنا إِن نَسينا أَو أَخطَأنا رَبَّنا وَلا تَحمِل عَلَينا إِصرًا كَما حَمَلتَهُ عَلَى الَّذينَ مِن قَبلِنا رَبَّنا وَلا تُحَمِّلنا ما لا طاقَةَ لَنا بِهِ وَاعفُ عَنّا وَاغفِر لَنا وَارحَمنا أَنتَ مَولىٰنا فَانصُرنا عَلَى القَومِ الكٰفِرينَ﴾ [البقرة: 286 - 286]
@mustafemohamoudmohammed9717
@mustafemohamoudmohammed9717 2 ай бұрын
SUBXAAANALLAAAH!!!😮 Omarow ma qalbigaygu iyo xaaladdayda Hadda aaan ku jiro ayaad mooddaa inaad ogayd
@muxyadiincabdiraxmaan2
@muxyadiincabdiraxmaan2 2 ай бұрын
😂😂😂 ha waxy ila tahy inad 24 sacado soshiyal mediyahy ku dhax jirto
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
​@@muxyadiincabdiraxmaan2ma dadbaa jira 24 ka saac baraha bulshada ku dhex jira 😂
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 2 ай бұрын
Haa ana ka mida walhi😢😢​@@mukhtaarciise2585
@yazminabdlemoha9389
@yazminabdlemoha9389 2 ай бұрын
Same😂
@SaidDhagacade
@SaidDhagacade 2 ай бұрын
Waaa markii igu horeysay oo an yutub an coment ka qoro best teacher❤
@User7654suy
@User7654suy 2 ай бұрын
﴿يٰأَيُّهَا الَّذينَ ءامَنوا عَلَيكُم أَنفُسَكُم لا يَضُرُّكُم مَن ضَلَّ إِذَا اهتَدَيتُم إِلَى اللَّهِ مَرجِعُكُم جَميعًا فَيُنَبِّئُكُم بِما كُنتُم تَعمَلونَ﴾ [المائدة: 105 - 105]
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 2 ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@BilanPpe-rw8yr
@BilanPpe-rw8yr 2 ай бұрын
Aamiin yaarabbi ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@amuunjama126
@amuunjama126 2 ай бұрын
Aniga markasta waxaan ka warwaraa ehelkayga kuwa xanuunsan sidoo kale wiil walashay dhashay oon 1sano la nahay markasta warwarkas waa dareemaa ka anamaa inuu qalbigu iholcayo yaa Allah you're the only one who can make this worry to happiness ❤
@saalaxcabdiwaaxid
@saalaxcabdiwaaxid 2 ай бұрын
ilaahey qalniga hakuu dejiyo sister😮
@natureoftheworld8020
@natureoftheworld8020 2 ай бұрын
Wll talo yar Baan kusiinayaa istiqfaarta iyo salliga nabiga sallallahu caleyhi wasallam badi اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيد ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آل مُحَمَّدٍ كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيمَ إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيد.🍃 Maalintii dhowr kun gaarsii insha allah isbeddel Baan kuu rajeynaa iyo in allah dhibka kaa dulqaado.
@Ftm63
@Ftm63 2 ай бұрын
😢😢
@islamcompletefavourfromall5701
@islamcompletefavourfromall5701 2 ай бұрын
Qofkaan ka murgin xaalada umada kamid ma ahan umadda wa shey qaaliya ina ka murugooto umada o aad naa'ib ka noqoto nabiga scw أمتي امتي ...والله إنها لدعائي لأمتي في كل صلاة.. الحديث المشهور
@yonisnouh
@yonisnouh 2 ай бұрын
videos kaagu waa dawo oo kale, runtii kaalin muhiima ayaad noo buuxisay ka dhakinyaro ahaan, shukran wll
@YonisAhmed-j2j
@YonisAhmed-j2j 2 ай бұрын
Best teacher🙏
@nuradiinMaxamed-xv2bp
@nuradiinMaxamed-xv2bp 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ♥️
@Ganey-official
@Ganey-official 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad qaabka quruxda badan aa noogu soo gudbisay ciwaanada wax tarka leh ❤
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 2 ай бұрын
My best teacher ❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 ай бұрын
Intaa Samaha iyo Hormarka iyo istaageeridda jecel salaan Khaas ah oo idinkaga timid qalbiga❤❤❤
@Marik_Hamzik
@Marik_Hamzik 2 ай бұрын
Muuqaalkaan Aniga oo u baahan ayuu isoo gaaray Mahadsanid Omar Inshaar
@Sooyalka
@Sooyalka 2 ай бұрын
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
@okaashilmi3898
@okaashilmi3898 2 ай бұрын
😊l😮Toni Box ist 🚙 😊😮trk
@okaashilmi3898
@okaashilmi3898 2 ай бұрын
😮p
@okaashilmi3898
@okaashilmi3898 2 ай бұрын
IJa 😮z🎉i 🎉uzi😊teil 😅uii❤üs ot😅 10:21 Tage bis 9:18 Tage😮😮 10:16 w
@qudhachure9598
@qudhachure9598 2 ай бұрын
waan ku so qabtay sxb
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 2 ай бұрын
Cumar inshaar waad mahadsan setahy saad noola wadaagtay muuqaalada faaiidada badan
@MahamedAhmedIsmail
@MahamedAhmedIsmail 2 ай бұрын
Hogamiyaha somaliyeed Omar inshaar best teacher ❤
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 2 ай бұрын
Mshllh wlhi waa mawduuc muhiima mhdsnd
@BigMoha-v7p
@BigMoha-v7p Ай бұрын
Jazaaka Allah ❤❤❤❤
@sadammohamedwehliye6262
@sadammohamedwehliye6262 2 ай бұрын
Walal cumar wad'mahatsantahay runti🫡asc
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SamatarxassanCabdi
@SamatarxassanCabdi 2 ай бұрын
Ustaad omaar allaah yaxfadag
@abdisalammahamoud
@abdisalammahamoud 2 ай бұрын
Ogaansho waa macalinka kaliyee anku faiday khibradiisa shp wad mahadsanthy
@ibrahimmuqtaar8773
@ibrahimmuqtaar8773 2 ай бұрын
Masha Allah wlhi beeen mhn taas 💯💯💯✅️✅️
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
Lkn halka mid Aan ka dhaxlay ayaa ah In allaah swt Ugu dambayn qof Biliaadamka iga kaafiya Oo noolol mcn tan Ugu fiican kujiro alxmdulilah taaso ah in allah zowj wanagsan alle isiiyay xafad jogay hadaan doonan An shaqaysto shaqo Aan lacagteda cidna iiga baahnen dadkaan shalay dartooda waqtigayga badi kafekerida Aan ka fekerayayna Maanta weli sidii U baahan yihin Qaarkod saa lacag Ay shaqaysteen Uma baran yeelkood alxm Aniga ugu damyn ducada labadayda waalid inta naxariista leh ducadodii iyo ducaydi alle wuu ii Aqbalay alxmdulilah rabil caalamiin ❤❤❤❤
@IsraYoonis
@IsraYoonis Ай бұрын
Shukran macalin
@zakibuuni
@zakibuuni 2 ай бұрын
masha Allah dad badan ayaad culays badan ka qaaday. anuu waxaan ku jiraa dadka qalbiga wanaagsan leh, mar walba waxaan isku wareerin jiray sideebay walaalahay oo dhan u ladnaan la hayeen. lkn imika waxaan ogaaday inaanan ahayn illahooga ahayn, oo ay le yihiin wuxuu rabi u qoray. jasaakalahu khayr Omar Inshaar
@KingHamada1
@KingHamada1 2 ай бұрын
DUSHA HA URIDIN DHABATADA ADUUNKOO IDIL WAYO MA XAMILI KARTIDE OMAR INSHAR 2018 AYAN KA FAA'ADAY XIKMADA USTADA
@S.USAwg6ux
@S.USAwg6ux 2 ай бұрын
يااخوي في الله بيض الله وجهك يوم تبيض وجوه وتسود وجوه❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 2 ай бұрын
Yaa Allah rer gaza dhibka ka dulqaad murug iyo xanuun ayaan dareema ilaa aan maalin walba fiiriyo warbaahinda si aan u arko ciwaan ah xamas oo guuleysaday xitaa Allah ayaan ka baryaa in uu san u dilin anoo arkin xornimada gaza 🤲🤲🤲😭😭 abowe waad Mahadsantahay ❤
@abdirahmanelmi4786
@abdirahmanelmi4786 2 ай бұрын
Side waa islam ❤
@XuseenCagjar
@XuseenCagjar 2 ай бұрын
بارك الله فيك 😊
@hibocabdinaasircumar2099
@hibocabdinaasircumar2099 2 ай бұрын
Jasaakal lah qeyr walahi maalinti iida xita waxa isdhahaye adna iide ilmaha qasa ee falastina waxba maheystan
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal 2 ай бұрын
Waaxaqiiq shukran Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
@abdifitaxkhaliif3283
@abdifitaxkhaliif3283 2 ай бұрын
OMAR INSHAAR Wll aan jeclahay ayaad Thy Ciwaanka kaliya ayaan aqri yay inta aanan daawan Muqaaladaada Waa mid aan jeclahay kamana daalo Wll Horey usoco Insha Allah
@halimohassan3109
@halimohassan3109 2 ай бұрын
Jazakallah kheyr waa mawduu sammayn nagu leh badankeena
@Shacni724
@Shacni724 2 ай бұрын
Alloow culeeska isaaran iga dul qaad wax aanan awoodin ayaan ayaa dusha saartay Alloow ii gargaar😢
@rahoali2037
@rahoali2037 2 ай бұрын
امين يارب العالمين Dhamaanteen.
@cabdinasirmalin8253
@cabdinasirmalin8253 2 ай бұрын
Wlhi wax anaka nahayo waye cidnagarabtagana eysanjirin❤ alxm❤
@CabdulahiMahmutt
@CabdulahiMahmutt 2 ай бұрын
Ustaat Omar ishaar
@Naseexa-c9r
@Naseexa-c9r 2 ай бұрын
اللهم إنى اعوذ بك من الهم والحزن،والعحز والكسل،واعوذ بك من غلية الدين وقهر الرجال.
@YaasiinMahad-rq7iw
@YaasiinMahad-rq7iw 2 ай бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء ❤
@jamalmullah5290
@jamalmullah5290 2 ай бұрын
Terminology cusub ee ustaadka "Waxaasi waa mixnad"
@MohamedMaango
@MohamedMaango 2 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم❤❤
@nurhassan543
@nurhassan543 2 ай бұрын
Aniga iga hadashay walahi wax aanan awoodin ayaan dusha saarta waxan jecleystaa in masakinta oo dhan ay helaan nolol wanaagsan anoo u arka in hadii umada wax laiigu dhiibi lahaa in aan umada wada taajir kadhigi lahaa in isbatalada dadka qarashaadka kadabari lahaa iyo inta meydadkooda aasan la u aaso walahi aniga ayaa is dareemey iyo wax niyadeyda isiiso
@Amatullaah5559
@Amatullaah5559 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا عمر ❤
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v 2 ай бұрын
شكرا👍
@FARHANCAALIM
@FARHANCAALIM 2 ай бұрын
Kheyr Allaha siiya Ustaad Omar inshar
@saamquen7928
@saamquen7928 9 күн бұрын
Cumar wuxu ka hadla marwalba waxad ka hadasha waxa aanu ku suganahay ilahay ajar haka siiyo
@xuseenfadal
@xuseenfadal 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal cumar inshaar
@Hassanadan_Bustaan.
@Hassanadan_Bustaan. 2 ай бұрын
Masha allah 🎉
@MaxamedCabdilaahi-d5b
@MaxamedCabdilaahi-d5b 2 ай бұрын
Omer inshar best teacher wll❤❤❤❤
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 2 ай бұрын
Ustaadi guuleyso
@mohamedYasin-c2k
@mohamedYasin-c2k 2 ай бұрын
Msha allah Nawarakallah
@mahdicabdulqaadir5622
@mahdicabdulqaadir5622 2 ай бұрын
Aad iyo aad aumahadsantahay cumaroow wll❤
@MaxamedHasan-jk4xl
@MaxamedHasan-jk4xl 2 ай бұрын
Mocalin Qatar 🇶🇦. MAA JOOGTAA
@CadnaanCali-m5p
@CadnaanCali-m5p 2 ай бұрын
Haa Qatar buu joogaa saan filaaayo
@SHANKAROON-kv6qq
@SHANKAROON-kv6qq 2 ай бұрын
Wak mahadsantahay dhiri galintada noso badi shekdan waka helay jisakalha❤❤❤😢😢
@farhaanmohammed1542
@farhaanmohammed1542 2 ай бұрын
masha allah wll qeer alle haku siiyo
@ABDILLLAHI
@ABDILLLAHI 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad❤
@walalkaweyn143
@walalkaweyn143 2 ай бұрын
Much love 🎉🎉🎉❤
@AbdiFatah-dy2zh
@AbdiFatah-dy2zh 2 ай бұрын
عزة النفس شيء مهم جداجدا
@BilimOgrenci-ez4wy
@BilimOgrenci-ez4wy 2 ай бұрын
Jazakallahu kheyr
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 2 ай бұрын
Macalinkena thank you
@AdenAliHafow
@AdenAliHafow 2 ай бұрын
آمین
@cabdirashidcabdirashid89-wo1tp
@cabdirashidcabdirashid89-wo1tp 2 ай бұрын
Ogaansho is always the best❤
@umusuleym9441
@umusuleym9441 2 ай бұрын
Mawduuc aad muhiim u ah podcast ku fcna omar
@naimaabduqadir386
@naimaabduqadir386 2 ай бұрын
Aniga ayaa dabeecadaas leh runtii saakay ayaana is weydiinayay maxaa dabeecadan uleedahay shukran ustaad cumar ❤❤❤
@shahid_hamza
@shahid_hamza 2 ай бұрын
شكرا اخي
@Ziyaad_goni_socod
@Ziyaad_goni_socod 2 ай бұрын
Thanks allah swt ❤❤❤❤❤
@Eng_moy
@Eng_moy 2 ай бұрын
Mansha allah ,waxan ka mid ahaa dadkii u horeyay ee ogansho kusoo biira ilaa 1.02m ,uu marayo 🎉
@hodanhimilo7072
@hodanhimilo7072 2 ай бұрын
Anigu muuqaal kastood soo dhigtid waan ku farxaa, micno weynna wuu ii sameeyaa waan kuu mahad celinayaa walaal Cumar, waxaad u qalantaa in lagu xuso booskaad bulshada ugu jirtid. Guuleyso walaal taageere weyn baan kuu ahay mawduucanna waan u baahnaa. ❤
@Xirsiev
@Xirsiev 2 ай бұрын
Ogaansho waa Psychologist dareenada naga dhax hulaaqaya si wacan u fahamssn cajiiiiiibbbbbb!!!
@KhadramohammedAhmed
@KhadramohammedAhmed 2 ай бұрын
Jasaakalaah kheer akhii Waxaad moodaa in uu ka hadlaayo mawduuc dhib badan igu haya waxaan ka walwalaa Rafaadka iyo nolol xumada wadankeena waxaan ku noolahay sucuudiga waxaan jecelahay inaan u guuro somaliya hadana walwal baa iga haysta xalada nololeed
@MohamedMuqtar-t7b
@MohamedMuqtar-t7b 2 ай бұрын
Wiilkaaga uraaci inshaa allah
@كيفاحمد-د6ب
@كيفاحمد-د6ب 2 ай бұрын
Aaad ayaan u mahadsantahay mawducaan aniga aad ayuu isameyay wlhi hada kabid wxba iskuma kalifaayi in kastoo aad aan u calol jilcanahay waliba aan naftayda qasbo wx aysan awoodin anigo dadkle kafikiraayo hee aan garay in aan wodiwayo wx aan hre u qaban jiry aan qaban waaye markle mahadsanid ustaadka😢😢❤❤
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 2 ай бұрын
Muuqaaladan oo kale soo badi AABO 😢🎉❤❤
@NSalah2006
@NSalah2006 2 ай бұрын
Jassa KaLaahu khayran ❤
@alikhayr4532
@alikhayr4532 2 ай бұрын
cumarow waxna waa kusaxantahy qaladkalena waa gashey
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
Shukran wlo wlhi Aniga in Aad iga hadlayso Ayaa moda xitaa waxaan kaqaaday Tayrod naxariista badan ka fekerka dadka kale Abaalka liga dhiga qisadii igu xanuka badned Waxay ahayd intan qof dalki kaso waday marka dalki Aan jogay kenay ma shaqaysto igu noqotay kadib hadana masulidii qofka qaatay biilkisa yacni kadib ugu dambayn dalki kulaabtay dalki marku tagay hadana ila wadama Kale u si tahribiyay hada wa qofki Aan kuso qasaray marki hore waxaas odhan wan hilmaamsanahay qoftaas in heer gaarto Ayaa igoan kadib tahribkii kusi dhexgursatay marku dhahay wayahay waad gursatee dalka jogto Ka shaqayso Oo waalidkagi walalaha wax utar wlhi waxay iigu Jawabtay Haday shaqo wax tarayso Adigaa ka faaid 😢 Ooyinta Ooyay kadib 3bil kadib wan gursaday hada ogow 30dhor jiray ahaa iyana waa dhowr 20jir alxm in Maanta Aan wax jixinjix Aan lahayn qofwalba waxan leeyahay ka feker naftaada waalidkaga owladada bes hadii aad wax baxsanaysana ilaahay dartiis u sadaqayso welib dad kuduceynayaa Garab istaagaga og allaha no naxariisto ❤❤
@hodandaahir5232
@hodandaahir5232 2 ай бұрын
سبحان الله يارب العالمين
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg 2 ай бұрын
Mashaallah 🤩
@maxamedciise7852
@maxamedciise7852 2 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar Runtii waxa mooda in aad Aniga iga hadlayso waxaan jira 16 sano waxana badana kawalwalaa waaqica iyo waxa u danbayn Dona waalidkay madama aan ahay qofka kor looso eegayo marka aan fiiriyo dhalinyarta da,adayda ah waxaa moodaa in aan kawaynahay
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 2 ай бұрын
M.a caqlikaaka waan kahelay m.a ilhy wado fcn hakuu horsoodo dad wax jira 20 kor u dhaafay hadana nolosha aan fahansaneen mana xisaabtaman cml laan
@qurux1113
@qurux1113 2 ай бұрын
Waaalidka waa,al baabada janads janaduna waaa qaaali marka taaas xasuuso HAKUJIRTO
@munaabdirahmanahmed8730
@munaabdirahmanahmed8730 2 ай бұрын
Simply jawaabtu waa deficiency ama dhinaansho xaga minerals iyo vitaminada, ragga waxaa ku yar zinc, dumarkana waxaa ku yar iron, ama labadoodaba waxaa ku yar magnesium. Sidaas darteed ayayna dadka qaarkood aan ogayn. Waxaan rajaynaya inaad akhrisay Ogaansho
@SUHEYB.
@SUHEYB. 2 ай бұрын
Alle haku barakeeyo brother mahad sanid 🎉🎉💙💙💙💙
@munocabdimayow23-km1cz
@munocabdimayow23-km1cz 2 ай бұрын
Mahanida wllkey
@Sakariye2072
@Sakariye2072 2 ай бұрын
Wll omar waaku taageeraa ilaahey hana kulmiyo❤❤❤
@highkaleelo
@highkaleelo 2 ай бұрын
ustaad omar inshaar vedio waxay i yihiin shidaal
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN 2 ай бұрын
m.allah mr cumar 100/75 wan joojin kabad badidka bal ila qiyas waxan ka xumanjiray qogkaato oo sabol bal wan ka murugi jiray kadib isku mashuulin jiray xakood sida madaxweyne in an ahy oo awooda lkn wixi yar yar ee ad heli karto wla baxsha !
@Sinkaaro
@Sinkaaro 2 ай бұрын
Scw
@HassanGabow
@HassanGabow 2 ай бұрын
اللهم انصر إخواننا في غزة
@New_vedio_Chanel_1
@New_vedio_Chanel_1 2 ай бұрын
ءامين يارب العالمين
@New_vedio_Chanel_1
@New_vedio_Chanel_1 2 ай бұрын
ءامين❤😢
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 2 ай бұрын
Thanks🎉
@MuseIsmail-M18S
@MuseIsmail-M18S 2 ай бұрын
Xaqiiqo jirto
@Nature4kn
@Nature4kn 2 ай бұрын
Thangs wll omar waa xalqad aan wax badan ka faa iday🫡
@AmiirAli-wp4qt
@AmiirAli-wp4qt 2 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyey 🎉like
@abdramanmohamed9566
@abdramanmohamed9566 2 ай бұрын
taas anay ihaysataa balse marka muuqalka aan daawaday waxaad mooda inaan buur wayn oo dhabarkayga saarnayd iska riday thanks wll cumar
@Khulaasofilms
@Khulaasofilms 2 ай бұрын
Walaalkay cumaraw aad ayaan kuu salaamay marka hore, anigu waxaan ahay qof aragtiyahaaga qaar kamid ah kugu khilaafsan, balse waxa aad tahay qof markasta arrin dhibaato ah oo aniga ihaysata kasoo hadla. Umadda soomaaliyeed waxaad ugu jirtaa boos muhiim ah; waxaan ku leeyahay horumarkaaga sii wad walaal.
@Safa-g8j
@Safa-g8j 20 күн бұрын
Culus aan awoodeda laheyn wan isi saaray mana dhigayo ilaa iyo dhimshda
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,3 МЛН
Iska ilow Wixi Tagay ( Sh. Mustafe Xaaji Ismaciil ) @Active-Media13
46:06
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 337 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 88 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sirta Ilaahay ee Xalka Dhibaatooyinka oo Dhan .
15:44
OGAANSHO
Рет қаралды 124 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН