Wax badan ka ogaaw Ahmaad zawaaj

  Рет қаралды 22,268

Ahmaad Zawaaj

Ahmaad Zawaaj

Күн бұрын

Пікірлер: 158
@ahmaadzawaaj
@ahmaadzawaaj 6 жыл бұрын
Fadlan Subscribe dhaha KZbin channel kena mahadsanid walalo
@farxiyocali203
@farxiyocali203 6 жыл бұрын
Ahmaad Zawaaj Ilaah haku siiyo xaas wanaagsan oo nolosha kula fahmeysa walalkeey ubad salixana haku siiyo aamiin sida dadka u cawisa akhira ilaah abalkada hakaga dhigo janatul fardowsa
@nasromoalim5465
@nasromoalim5465 6 жыл бұрын
Masha allah wll ale hakula garab galo
@wacaneabdullahi394
@wacaneabdullahi394 6 жыл бұрын
Walalke waxn joga dalka waxan dib ugusolbty qaxotiga marka waxan raby ina dadka wax u qabto madaama an ahay ruux aqoon leh waxan aad u jeclhy in aan waxbrsho lacag la'aan bixiyo lkin waxan wayey qof igu taagero
@khaasidaabdirahman7753
@khaasidaabdirahman7753 6 жыл бұрын
GABAR FIICAAN O TOLKA AH HOLLAN DAGAN AN KU HAAY NR SOOQOR EEDO
@YuuAden8
@YuuAden8 6 жыл бұрын
Farxiyo Cali amiin
@asliali35
@asliali35 6 жыл бұрын
Masha allah wall ajar allah ka siiyo aduun iyo aaqiro il xun allah kama toso iyo intiii uuur kaneceb illahay idinkiis wall qaaali
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 5 жыл бұрын
Mashallah Allah Ku dhoworo my dear brother Mr Ahmed zawaj
@abdilahikaynaan2422
@abdilahikaynaan2422 6 жыл бұрын
Axmed sawaaj qofaan taageero madaxa dalka iinsha allah
@faadumoadan3703
@faadumoadan3703 5 жыл бұрын
Ahmed sawaaj walaal nagu Qaaliya rabiyoow ku xafiid walaal sare ❤💯 keep going Walaal ♥️💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@caishamaxamed3078
@caishamaxamed3078 6 жыл бұрын
llaahay ha Ku siyaadiyo cafimadka Hana kuxafido aduun iyo akhiaba Insha Allah horay u soco akhi
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
Masha Allah Ahmed zawaaj illahay ha ku barakeeyo sii laba jibaar wanaaga aa u haysid bahwaynta somaliyeed
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
bulsho kaab channel waa diyaar adeer boqol subscribe ayaan ku saaraya
@abdikanimacalim9745
@abdikanimacalim9745 6 жыл бұрын
Masha alah sxb howl waxaad haysaaa uusan xitaaa hayn qof dowlada katirsan oo kaa dhaqale badan balse adiga deeqsi ayaaa thy wayo danyar badan ayaad cawisay sxb sare horay usii soco hadafkaaga wad garaysaa
@luulachannel9714
@luulachannel9714 5 жыл бұрын
Masha allah alle haka abalmariyo kherka iyo wanaga ad lajeceshahay DDD horay usoco
@khadijaibrahim6788
@khadijaibrahim6788 6 жыл бұрын
maansha allah walal ahmed zawaai kheir allah hakuusiyo ciimri dheer cafimaad
@aymancadey8612
@aymancadey8612 6 жыл бұрын
Masha allh wllkega mar kasto barnamijka ga arko wan ku farxaa allh ku xifdiyo
@shacnisharaf3481
@shacnisharaf3481 6 жыл бұрын
Msha alaah wlhi wll Ahmed zawaaj jasakalah akhii abaalka xaga Ilaahay baad ka heli Insha alaah halkaa kasii wad da’daalkaagana anaguna garabkaagaan taaga nahay mar walba horay u soco wlhi waa arin aan ku farxay markan dhagaystay ilaahoow noo badi oo nasii kumanaan Ahmed zawaaj oo kale ah Yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲 jasakalah Wll Ahmed✅✅✅✅✅💯💯💯💯💯💯💯
@بيتيمملكتي-ذ3ل
@بيتيمملكتي-ذ3ل 6 жыл бұрын
Alle dartii ayaan kuu jeclahay farxad kunoolo aduun iyo Aakhiraba ilaaheyna shar kuma tuso dambigaaga iyo dambi waalidkaagana Alle hadhaafo
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 6 жыл бұрын
Axmed zawaaj anigoo ka mid ah dadka ku nool xaafada Gubta Muqdisho aad ayaan kuu bogaadinayaa insha allah haka daaalin howsha aad hayso
@sagalsusansgn9327
@sagalsusansgn9327 6 жыл бұрын
masha allaah wllo qaali illahey hakubarakeeyo adun iyo akhiraba wiil fican wankutagersanahey
@abomahir3828
@abomahir3828 6 жыл бұрын
Masha Allah Walaal Ahmed Zawaaj Allah Haku Garab Galo Horeyna U Soco
@amiinaqaali4895
@amiinaqaali4895 6 жыл бұрын
Axmed zawaaj aadbaan kuu jcey lhy rabbi ha i noo kaa daayo
@dvmgeelle5520
@dvmgeelle5520 6 жыл бұрын
Waan jeclaan lahaa inaan Mar kulano I'm in mogadisho Wana rajaynayaa inshallh
@abshiribrahim3588
@abshiribrahim3588 6 жыл бұрын
Keep going sxb qaali allaha ka ajarsiyo wanaga ad dadkada u hayso
@maymuunahmed9148
@maymuunahmed9148 5 жыл бұрын
Masha Allah aad baan oga helay dhiira galintada
@saafiibrahim3452
@saafiibrahim3452 6 жыл бұрын
Masha allah walal alle hanoo badiyo adigoo kale allena haku ilaaliyo wax xun haka haayo.
@abdiwahaabyasiinosman403
@abdiwahaabyasiinosman403 6 жыл бұрын
masha allllah sxb waxa jira dad kabuga qalbiga kuwaso ku dhahaaayo waxwalbo aad sameeso waa xunyihiin lkn sxb aniga waxaan ku leeeyahay horay usoco guuuleeeso sxb mel walbo iyo markasdaba
@iidaxmedofficialchannel1980
@iidaxmedofficialchannel1980 6 жыл бұрын
I support Ahmed zawaaJ
@nacimoshiikhjire3081
@nacimoshiikhjire3081 5 жыл бұрын
Taa wn kugu racsanhy ina didanthy masafada wll ahmed
@playstoregame323
@playstoregame323 6 жыл бұрын
Masha allah Sxb hosha ad hesit hori isii wad
@safiyamaye3625
@safiyamaye3625 6 жыл бұрын
Allaha ku xafido illaahey dartii waxaad u sameysana abaalkeeda rabi baa ku siin insha allaah
@rahmarasmi6748
@rahmarasmi6748 6 жыл бұрын
Masha Allah wllky alaha ka xafido cawaga dhan. Wllhi meel fcn bad ka hana qaaaday
@caishamaxamed3078
@caishamaxamed3078 6 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك اخي في الله
@xawohealthyfood9005
@xawohealthyfood9005 6 жыл бұрын
Masha alaah wll alaha kuxifdiyo adoo kalana alaha noo badiyo
@ismancilcalicumar7527
@ismancilcalicumar7527 6 жыл бұрын
masha allah sxb ahmaad sawaaj allah ha ku gu garab galo zxp wan ku gu dhiiri gilinayaa zxb horay usoco alle haku xafidee
@dagansharaf9644
@dagansharaf9644 5 жыл бұрын
Masha Allah wllky Alle ha kula garab galo horey usoco insha Allah
@fc9782
@fc9782 6 жыл бұрын
Masha Allah walal Allah ajar hakasiyo adun iyo aqiro
@maxamedamiin4358
@maxamedamiin4358 6 жыл бұрын
Wll runtii arin alle farxad galineso ad hesa sida darted jiro jog cafimad iyo farxad lanolow insh.allah
@ridwiishibra5133
@ridwiishibra5133 6 жыл бұрын
Masha Allah waa wiil caqli leh hadey Dadka dhan sas.cml ahalahayen
@fatumamohamed6086
@fatumamohamed6086 6 жыл бұрын
Mash.allah.hore.u.mar.wacan.walal.Ahmed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙋‍♂️🙋‍♂️🌹🌹👀🌹🌹👂👂🌹🌹🌷🌷💯💯%✔🌹🌹🌳🌳🌹🌹
@willeminaabrahams3207
@willeminaabrahams3207 6 жыл бұрын
masha allah wax wngsn baad haysa alle haku kaalmeeyo
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
rabihaku garab galo wll maansha allh maansha allh 💙💙💚💚💚💙🎇🎆🎇❤💘💘💘❤❤✨🎆🎆❤❤💘💘
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 5 жыл бұрын
Thanks my dear brother Allah kugu garab galo
@siciidshiikh4470
@siciidshiikh4470 6 жыл бұрын
zxb walhi aad bn utagera dhirigintda hory usoco sodalkagana galkio waa arkay
@naxariisproduction3683
@naxariisproduction3683 6 жыл бұрын
Masha Allah wllkeey ilaahey haku xafido waxaa u heesaa bulshada danyarta ah shaqo weyn wlhi ilahey ajar iyo xasanaad hakaa siiyo hore u soco we love you
@mohaabdi4036
@mohaabdi4036 6 жыл бұрын
Masha Allah Abowe guul ankurajeynayaa wan kugudhiragalinaya wana rajeynaya inaan kagadaydo wana kugudhiradaa insha Allah
@rasmimedia7578
@rasmimedia7578 6 жыл бұрын
waxaa ku lee yahay walal hor mar wacan guuleyso waqti walbo guul wacan
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 5 жыл бұрын
Xaas wanaagsan Allah Kuu sahalo
@farxiyamaxamud1898
@farxiyamaxamud1898 6 жыл бұрын
Masha Allah horey usoco Allah hanasiyo adigobadan
@ayaangeelsugestyle4294
@ayaangeelsugestyle4294 6 жыл бұрын
Illaahow marwo saalixad ah iyo ubad baari ah kusii
@mohamedabdullahi4771
@mohamedabdullahi4771 6 жыл бұрын
Maasha allaah wll mcn khayrka sii wad
@hindaahmed8866
@hindaahmed8866 6 жыл бұрын
Maasha alaah ilaaheyhaku barakeeyo
@sirmohamud308
@sirmohamud308 6 жыл бұрын
Ahmed zawaaj halkaaa ka sii wad howsha fcn aad haysid.
@nasmoha6760
@nasmoha6760 6 жыл бұрын
Allah hakuugu bishaareeyo jano firdowsa walal jazkallahu kheyr
@anwarmax5895
@anwarmax5895 6 жыл бұрын
Masha Allah wll jiro Waxan jecla laha Inaa telkaga soo qortit sida mucawinada laguugu soo hagajiyo
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 5 жыл бұрын
Mashallah
@abdiyare742
@abdiyare742 6 жыл бұрын
Wlhi waan ku farxay markaan arkay 0 dislikes sida laguu wada jecel yahay lee sxb. Masha Allah ilaahay hakaa abaal mariyo.
@iqroiimaan5584
@iqroiimaan5584 6 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah akhii Allah haku xafida👍👍👍
@abdikafidanjir6739
@abdikafidanjir6739 6 жыл бұрын
Horay u soco walaal qaali.
@shuushu826
@shuushu826 6 жыл бұрын
Maasha allaah ❤️ howl fiican ayaad heeysaa Jazaakallaah
@nuurtoyare1260
@nuurtoyare1260 6 жыл бұрын
masha allah walal allah kubarakeeyo
@mahadyre1600
@mahadyre1600 6 жыл бұрын
Masha wll alle haku xifdiyo
@abdulahiozil1o282
@abdulahiozil1o282 6 жыл бұрын
keep going bro
@dr.timajilac5988
@dr.timajilac5988 6 жыл бұрын
Maasha Allah sxb Ahmed, Howshaad hesyso waa howl runtii bulshadeena ubaahan aad baan ula dhacsanhay waana kuugu dhiiri gelenaayaa inaad sii wado intaad awoodo inshaa Allah...
@suadamohamed5148
@suadamohamed5148 6 жыл бұрын
Mashaallah alaha kuxifdiyo walaal
@samsamabdi6157
@samsamabdi6157 6 жыл бұрын
Mansha allah illahay ha ku dhawr
@fadumo3449
@fadumo3449 6 жыл бұрын
Marshallah ilaahey haku xafido
@abdikadirhilaal8933
@abdikadirhilaal8933 6 жыл бұрын
Masha Allah Wll horay usoco Rabi ajar hakasiiyee
@khadroqueen5669
@khadroqueen5669 6 жыл бұрын
Guuleeyso walal qaaali dadaal insha allah waad gaareeysa hadaf kaaga
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 жыл бұрын
Maashaallah wll halkaas dedaalka ka wad
@luulomar7674
@luulomar7674 6 жыл бұрын
walal hormar wacan HORE USII SOCO ZAWAAJ👑
@alxmdulilahalxmdulilah1803
@alxmdulilahalxmdulilah1803 6 жыл бұрын
mash alah aboowe hory uu socn inshallah
@alfuruzmediagroup4944
@alfuruzmediagroup4944 6 жыл бұрын
Masha allah sxp sare horumar wacan
@ammanshow2197
@ammanshow2197 6 жыл бұрын
Masha allaah allah ha kula garab kalo wllkey
@AhmedHussein-vp2hy
@AhmedHussein-vp2hy 6 жыл бұрын
Masha alah bro Ilah haku barakeyo umadane sacideysid Ilah hakula garab galo
@ifrahshekhdor1321
@ifrahshekhdor1321 6 жыл бұрын
shukran.horayuso.wiilkay
@farhanhassan3829
@farhanhassan3829 6 жыл бұрын
Keep going pruh👏👏👏👏👏👏👍👍👍
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 6 жыл бұрын
Wllhi wll wanku jeclahay ilahay nolosha farxad hakugu waariyo
@nimcomahamed5183
@nimcomahamed5183 6 жыл бұрын
Amine Amine thnks
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 6 жыл бұрын
Mashallah guulayso
@hanamahamed2968
@hanamahamed2968 6 жыл бұрын
اني احبك في الله
@sahraaxmed2
@sahraaxmed2 6 жыл бұрын
Mansha aallaaha nolow wllo qali ah
@calixasanxaaji2338
@calixasanxaaji2338 6 жыл бұрын
Amiirka soo socda insha allh Ahmed zawaaj
@fardowsacrahmaan9795
@fardowsacrahmaan9795 5 жыл бұрын
Axmed waxaa rabaa in aan wax kuu sheego ee makuu sheegi Kara waxaa raab talo iyo tuseelo intaada igu dhaantida fadlan iisoo jwb thanks
@habiboabdi6023
@habiboabdi6023 6 жыл бұрын
Manshallah walalkey Allah ha ku barkeyo adun o barwaaqo ah aqiro jaano ah ayaan raxmaanka kaga baryaya
@hannahahmed9979
@hannahahmed9979 6 жыл бұрын
Masha Allah wllo waxaad tahay qof naxariis badan oo damiir fiican leh illaahay ha ku garab taagnaado somalida waxa ku badan dadka Negative ah xitaa adiga oo hawl fiican dadka u haya ayaa waxaad arkaysaa dad ku dhaliiila dadkaas dhag ha u dhigin hadalkooda
@sabrinaisse6246
@sabrinaisse6246 6 жыл бұрын
masha Allah wllky Allah Ku xafido 😍 hory usoco 💞
@KCC05
@KCC05 6 жыл бұрын
Waxaa tusaale u tahay dhalinta somaliyeed waxaana tahay qof ku dayasho mudan
@sucaadsiman3619
@sucaadsiman3619 6 жыл бұрын
masha allah axmed zawaaj guuleyso wll
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 6 жыл бұрын
waa fcn thy Masha Allah lkn waxaad ogaataa iney masaafadu badan thy oo wax jideysan ay thy
@shukrihaaji
@shukrihaaji 6 жыл бұрын
Maasha Allah wll hore usoco
@iqroabdisalaan1916
@iqroabdisalaan1916 6 жыл бұрын
masha alh walal
@bintunaada365
@bintunaada365 6 жыл бұрын
Masha allh walal
@fartuunlucky8476
@fartuunlucky8476 6 жыл бұрын
Mash Allah wll hore usi soco howsh aawado waan kugu dhirikalinaa
@haajowfiqi6577
@haajowfiqi6577 6 жыл бұрын
Masha allh ilaahy haku xafido 😍😍😍😍👍🏽
@osmanmahamedabdulkadir2420
@osmanmahamedabdulkadir2420 6 жыл бұрын
Masha allah allah ku xafido
@osmandahir4154
@osmandahir4154 6 жыл бұрын
Bro hor.mar wacan ilahey hakaa abaal mariyo hoowsha aa heeso
@sahroali2741
@sahroali2741 6 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤👏👏
@MohamedAli-jb3eh
@MohamedAli-jb3eh 6 жыл бұрын
Horay u soco lpx
@Sonaliuptade
@Sonaliuptade 6 жыл бұрын
Mashalah Alaha kubarakeeyo
@mariyamohamed5513
@mariyamohamed5513 6 жыл бұрын
Wall ajar allha kaa siiyo
@aaminamohamedshukri769
@aaminamohamedshukri769 6 жыл бұрын
Mansha allah allah kula karab kalo
@farhanabdullahimusse1903
@farhanabdullahimusse1903 6 жыл бұрын
ad iyo aad ayd umahdsanthy wllky
@hafsoabdi7308
@hafsoabdi7308 6 жыл бұрын
Maasha Allaa
@halimahussein2000
@halimahussein2000 6 жыл бұрын
maansha alaah horay usoco
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 жыл бұрын
Waan iswiidin jiray erayga Zawaaaj mahad sanid
@ismaciilshiiq6279
@ismaciilshiiq6279 6 жыл бұрын
Masha Allah horo usoco sxp sare
Waxay igu tiri hooyo dhalashadada iisheeg
11:57
Ahmaad Zawaaj
Рет қаралды 67 М.
Adiga uun badal naftaada
4:35
Ahmaad Zawaaj
Рет қаралды 12 М.
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 94 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 73 МЛН
Haunted House 😰😨 LeoNata family #shorts
00:37
LeoNata Family
Рет қаралды 16 МЛН
IIBINTA DHULALKA MAAL GASHIGA IYO WALIBA KUWO DEEGAAN AH @asadhagio2749
6:49
"Arabsiyo waa kulmiye kulmiyena waa Arabsiyo.."Dadwaynaha Degmada Arabsiyo.
6:25
Saxafi Apdirahman Bulshaawi
Рет қаралды 4,7 М.
Dalxiiskii jimcaha afgooye jambaluul vlog 3
4:31
Ahmaad Zawaaj
Рет қаралды 16 М.
Muusoow Sii Masax Kursiga
1:54
AFKU MAAL Media
Рет қаралды 7 М.
Urur siyaasadeedka  Horseed ayaa maanta Wacdaro ka Dhigay Gobolka Gabiley.
5:29
Saxafi Apdirahman Bulshaawi
Рет қаралды 3,9 М.
Wuxu ku noolyahay Gaalkacyo
6:25
Ahmaad Zawaaj
Рет қаралды 37 М.
Disability Pride Month - 5 Misconceptions of Wheelchair Users
20:57
Adventures by Jamie
Рет қаралды 474
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 94 МЛН