WAX BADSO WAX BEEL AYAY LEEDAHAY OO QISO AH

  Рет қаралды 7,032

Qisas Channel

Qisas Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 52
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 2 күн бұрын
Kalmada waliga nin ha aamin walee 2023 ayn meel saray siday wiswis iigu riday Takale qofna noloshada loogoma sheekeyo xita qofka qof kugu dhow aniga tarikh iga soo martay walee Dadkuna wanaga iskuma qudhan Lkn nag hadalkay itidhan walee rumaysan ama qadan ha iskahadasho uun waliged mid ninki ka cararay ayaa ayaduna rabta inay gurigaga dumiso subxanalah
@QisasChannel
@QisasChannel 2 күн бұрын
Xaqiiq waaye taas
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 2 күн бұрын
@QisasChannel 🤩🤩🥰
@Nasracabdiwahab
@Nasracabdiwahab 2 күн бұрын
Anaa uhorreeya maaanta 😭😭💗😍🌷 Indhaweyneey ilhey nagama kaa qaado😂❤❤
@SuweysSuweysibraahim
@SuweysSuweysibraahim 2 күн бұрын
Ayaan cadey anaa usoo horeeye
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 2 күн бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@MaamaLeyla-sp5rb
@MaamaLeyla-sp5rb 21 сағат бұрын
Subxaanalaah ayado muslimad ah mee naag saaxirooley ah aadey mee ninkeeda sixir ku dishey aqliga intuu ka aadey subxaanalaah 😢
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 2 күн бұрын
Wcs ayan qurux badan xbbt duhur wanagsan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
@اممحمدابراهيم-س7ل
@اممحمدابراهيم-س7ل 2 күн бұрын
Alla ayaaney isku mid an nhy Ana 3wiil aa iijoogto alxm gawar wan jaclahy inaan dhalo ani gawar ilma dhalan
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 2 күн бұрын
Yaa bariga ma anage nugu socota allow qeerka na wafaji ayanay adna wan ku mahad celinaya sida af qisoiyinka ku cibro qadashada nogu so gudjisid kaliya ma ahan in an howsha kugu qabsano un bal qiso kasto cashar unba ka qadanaa mahadsanid alfa mara
@IfraaxSiciid-tu9bc
@IfraaxSiciid-tu9bc 2 күн бұрын
Alla hbo wan kuxisay hal bil oo kamila kumadawan
@Saygabakaaro
@Saygabakaaro Күн бұрын
Dumarka shartooda allah ayaa ka yaabey. Subxana allah
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 2 күн бұрын
Ayaaney waanoo duceese rabi hainoo aqbalo tnks xbbti❤
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 2 күн бұрын
Hataa aniga gabar baari ah oo wanagsan oo kheyr badan baan Allah ka baryaa whlu caad ba ku jeclhy Illahay haku Xifdhiyo walasheyn ayaaney mahadsanid
@maruodhabuukar
@maruodhabuukar 2 күн бұрын
Wcs abaayo Ayaan Nuurkaga baxaya manta masha Allah
@ayaanbadan5580
@ayaanbadan5580 2 күн бұрын
Wanku sugaye kasheke😂😂😂 ayaneyy
@AbdiMaalik-nd6sc
@AbdiMaalik-nd6sc 2 күн бұрын
Ani la ima qabo lkn wan iska dawn dawnaa beri marki la iguursado aa soxasusana 😂😂😂😂
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 11 сағат бұрын
Asc ayaaney xageen kaala soo xariiraa
@FarxiyoXasan-lo8yx
@FarxiyoXasan-lo8yx 2 күн бұрын
Wcs abayo masha Allah
@KhatraMaalim-wx8dr
@KhatraMaalim-wx8dr 2 күн бұрын
Thanks abayo ❤❤❤
@XabiiboAadan-t2h
@XabiiboAadan-t2h 21 сағат бұрын
Aminyarabi❤
@amrannuuribrahim4588
@amrannuuribrahim4588 2 күн бұрын
Ayan qurux manta dhafar ka muqdo mise wa dalan tahay xbbti😢
@QisasChannel
@QisasChannel 2 күн бұрын
Madhafro xbbt shaqo auun lee
@Caasha-c3e
@Caasha-c3e 21 сағат бұрын
Good morning
@HaawaHasan
@HaawaHasan 2 күн бұрын
Wsc abayo qali ❤❤❤❤❤❤
@asiyaasiya3628
@asiyaasiya3628 2 күн бұрын
Qurux badan ina xirsi gobdoon 💋👸
@XafsaXasan-e7l
@XafsaXasan-e7l 2 күн бұрын
Wcs mcney duhur wngsn 🎉❤
@fatuushhassan6444
@fatuushhassan6444 2 күн бұрын
Love you ayaan qurux
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤😊
@asmokulmiye7119
@asmokulmiye7119 2 күн бұрын
Ayaney ogow inuu snadkii bilawmay ee dulqadkii naga dhameyrabta ee isbadali wayle indhaweyney 😅😅😂
@JennedZead-us2wi
@JennedZead-us2wi Күн бұрын
ayaaney masiibo kuma dhihikare xalay videogan shitay oo suuqa maraya oo sa ubilowdey suuqa dhexdiisa tuug iga helay mobile kii sagoo shidan iga qaaday wa kada ba cararay isagoo codkaagi kasii baxaayu la si ordaayey siidibuna kuqatay mobilkaygii
@raxmaxaashi6986
@raxmaxaashi6986 2 күн бұрын
Habo ayaan farxiyo tawakal maxa ku dhacy isoo ogow habo Wan ku baryayaaye 4 Malin bn la eeg
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 2 күн бұрын
Wow❤
@QuenAlmas-n6h
@QuenAlmas-n6h 2 күн бұрын
Habo Thanks 🎉❤
@ruweydocraxman6092
@ruweydocraxman6092 2 күн бұрын
Yaaan qurux anaa uhoreeyo yanay in KZbin furtaa rabaa ma iga caawinkartaa
@QisasChannel
@QisasChannel 2 күн бұрын
Markaa furato ila soo hadak
@XamdiXanaan
@XamdiXanaan 2 күн бұрын
❤❤❤
@AshoKalfurmuqtar-b5u
@AshoKalfurmuqtar-b5u 2 күн бұрын
Wcs ayanita
@sucdi42
@sucdi42 2 күн бұрын
Wcs ❤❤❤❤❤❤
@mustafegeele8250
@mustafegeele8250 2 күн бұрын
Wcs❤❤❤❤🎉
@AzmaCabdi-qi8ku
@AzmaCabdi-qi8ku 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂 ala ilhow ani iyo ayaan iyo inta nala midkaba gabdho khayr qaba nasii
@QisasChannel
@QisasChannel 2 күн бұрын
Aamiin yaa allaah
@Ikraam-j5l
@Ikraam-j5l 2 күн бұрын
Wcz xili fiicanaa imade😂😂
@falishassan231
@falishassan231 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaamaLeyla-sp5rb
@MaamaLeyla-sp5rb 21 сағат бұрын
Naagaha qaar waa cadow sirtada looma sheegto gurigaga iyo xaajigaga waa laka qariya naagha see u badanyihiin kuma ogola nimca yar marka haba usheegin ninkaka gurigaga
@MaryanxasancumarMaryanxa-pl4xq
@MaryanxasancumarMaryanxa-pl4xq 2 күн бұрын
Ayan gabay
@MaryaKedo
@MaryaKedo 2 күн бұрын
Ayaanmankojeclahy
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 2 күн бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@QisasChannel
@QisasChannel 2 күн бұрын
Scw
@Nadiirocabdirsaaq
@Nadiirocabdirsaaq Күн бұрын
❤❤❤❤
Wiil eey rerkiisa dayaceen ayeey dheyman kasoosartey   full #qiso
41:54
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
KIISKANI WUKADUWAN YAHAY KUWIHORE LKN SABABTU WAMAXAY?@sawdamqaalib
1:17:14
#Qiso dambi baaris ah qisada matanaha yaa dilay ❓@Hafsabilanqis
1:02:50
Hafsa bilan Qisas
Рет қаралды 6 М.
NINKAYGA SAAXIIBKIIS!!TANI QISO WAA DHAAFTAY
28:38
Qisas Channel
Рет қаралды 8 М.
الجميع طمعان فى هذا الجسد / قضايا تم حلها
44:00
khan elmarmar-خان المرمر
Рет қаралды 4,3 М.
PART 2 NINKAN CURYAN NOQDAY OO XAASKIISA LAGA DUL QAADAY
38:18
baarliin official
Рет қаралды 3,2 М.
QISADII NAWAAL EE ARGAGAX LAHEYD.|| QISO XANUUN BADAN.
44:25
IFTIIN SHOW
Рет қаралды 6 М.
Qidaamadii Quusan Weysay  (Qisadii Fadumo)  @WaqtichannelPART 1
18:36
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН