Wax kasta Cadayn Waanu u soo Helay Qaranimadiina Halis Bay ku jirtaa ee Xogtan ka Bogta

  Рет қаралды 6,427

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

Күн бұрын

Пікірлер: 92
@abdulrahmanali101
@abdulrahmanali101 15 күн бұрын
Wake up Somalilanders
@amranaden3059
@amranaden3059 15 күн бұрын
Waa runtaa Ubaxle Alle ha ku barakeeyo Somaliland Alle ha xafido
@ibrahimdiriewaays8172
@ibrahimdiriewaays8172 15 күн бұрын
Waad ku taagantahay bavo hambalyo
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 15 күн бұрын
Alle dalka iyo dadkaba ha inoo ilaasho
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 15 күн бұрын
Waa dafiraad cad ujeedkuna waa diidmada aqoonsiga somalilan
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 15 күн бұрын
Masha Allah ilaahay ha inoo sahlo.
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 15 күн бұрын
warshabaw yaalasugaya ,ubaxlaw intad awoodo dadkii qurbaha iskuyeedh walakalafurfuray dadki
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 15 күн бұрын
Somalilanders ka dhabta ahaw Liketu lacag idinkuma joogtee Ku dhiiri geliya walaalkeen.
@AminaMohamud-m2k
@AminaMohamud-m2k 15 күн бұрын
Miniyaabls ayuu kalolynayy ee misaga dhago ulaha igoodhan baan ulahy hakudalin ❤❤❤❤😅
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 15 күн бұрын
Hadii adkutidhahdo xisbigawadani soomaaliland waan baabiinaya xilka uguwayn ayay kuumagacabi cirkay kugaadhsiinayan
@AhmedIsmail-x7g
@AhmedIsmail-x7g 15 күн бұрын
Thank you Sir 🙏
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 15 күн бұрын
Ubaxlow geesi qaranba tehe noolo ciro wuu kgaldanyahay inu dafiro omu inudafiro isago muuse Kala tashadey dadka noocayana doorto xata aan aqoonba lahayn ocadawa allow Naga qabo cadawga 👍👍🤍🤍🤍🤍🥰🥰💚💚👍🏻👍🏻💪💪❤❤🌷🌷🤲
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 15 күн бұрын
bisinka bisinka mw Ciro kafiirso dadkaad dooranayso salaamaad 😮😮
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 15 күн бұрын
Absolutely, waxa ka khaainsan Ciro oo soo doorto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@awgeele
@awgeele 15 күн бұрын
You are doing a great job,keep it up s/landers may wake up.
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 15 күн бұрын
Dee abaabula shacabka ha mudahraadaane!
@AshaQaalib
@AshaQaalib 15 күн бұрын
SUBXAANALLAA
@Idiris-t2t
@Idiris-t2t 15 күн бұрын
Yeeli mayno Yeeli mayno
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 15 күн бұрын
KAAN WASIIR KUU SHEEGE WAA KUWA LAA DAGALMYE INANU HEERGLYN WAA KUWA LOO SOO MALGELYE INEYE CUURYMIYAN 😮😮😮😮😮😮
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 10 күн бұрын
Adeer kulmiye wuu tagay.
@suriadan4982
@suriadan4982 15 күн бұрын
🎉❤
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 15 күн бұрын
ninka inukatakhaliso soomaaliland guclo oradugujira ayay xisbiga wadani ugujecelyihiin
@aamohamed5102
@aamohamed5102 15 күн бұрын
Reer Somaliland Abdirahman Ubaxle Media 24. Walaahi waa Wadani dal jecel, ku xidhnaada. Wax kasta inoo sheege shicibkii aragti sheer ah yeesha.
@ZainabSheikh-zx4dz
@ZainabSheikh-zx4dz 15 күн бұрын
Waa banta shaaqad kAweday xisidi badatay
@MusharafKapila
@MusharafKapila 15 күн бұрын
Wadankii doqonba u madaxweyne ah wllhi wnku xumahy
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 15 күн бұрын
wardalkii wuxunoqday cidwalba ujaba,ictirafka cadabalagugalaya,macal shaqadi ilahaybugalay
@awgeele
@awgeele 15 күн бұрын
Geesi qaran
@Idiris-t2t
@Idiris-t2t 15 күн бұрын
guuul somaliland
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 15 күн бұрын
Hakala socin dowlada dhalatay sharcigan walaga siman yahay meeshan waladani waxay ushaqanaysa dumskap somaliland
@fahiimae7336
@fahiimae7336 15 күн бұрын
Kulmiye ha hadlo anagu wareernee 🤔
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 15 күн бұрын
Salam.
@Idiris-t2t
@Idiris-t2t 15 күн бұрын
madax daljacayl leh allaw nasiiii
@amranaden3059
@amranaden3059 15 күн бұрын
Cirro. Hatooso Mee sha Hurd o looma iman Tuug ta kadaa xilka sare aad udhiibayso
@aamohamed5102
@aamohamed5102 15 күн бұрын
Maxamed Fadal
@rodahashinur
@rodahashinur 15 күн бұрын
Manshaala ubaxle kaca cidi uma maqna ceela uma qodna
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 15 күн бұрын
Asc wll ciro wuu lasacdaa waxaas oo dhan danihiisa ayuu isu amusiinayaa wasirkana wuu kula socdaa ee wadanka halabadbaadiyo intaan uunu wadanku meelxun gaadhin halaga qabto ciro xirsi cumer geele iyo xasan sheekh oo shicibkoow kaca markii horeba maxaa loo yeelay ninkaa wasiirka ah ee la ogaa wuxuu sameeyay
@Idiris-t2t
@Idiris-t2t 15 күн бұрын
Wale wadankanka waa inaan ildheer kulasoco naa waxa jira
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 15 күн бұрын
Intaan la doran wadani ayay inoo cadeeyeen muuse iyo mahamed kahin yidhahdeen U codeeyay jiritankiina iyo qaranimadiina ama U cedeeya donimayno markaa shicibkii codeeyay Hala waydiiyo waxay rabeen waataas cadaataye
@husseinabdirahman4226
@husseinabdirahman4226 11 күн бұрын
Seedigaa baad Garan wayday Cabdiraxmaanow Hhhhhhj
@runahmed9988
@runahmed9988 15 күн бұрын
Beentu lug qudhay leedahay hadii laqabto way dhacdaa. Somaliland diidku ictiraf makeeni karo. Halayska Qabto. Cadawgu Waxba inama yeelikarto. Ubaxle oo kale ilaahay hayno Badiyo.❤🎉❤🎉❤🎉
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 15 күн бұрын
Hadii isaga waxsiiyo cumar geele maxa anaga nagagalay
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amranaden3059
@amranaden3059 15 күн бұрын
Waa tuug tii xisbiga wadhane ee qaran dumis ka Waa in dadkii Beenta isbedelka
@abdillahiaden1622
@abdillahiaden1622 15 күн бұрын
Maxaa inala gudboon waddanki ragg baa inagu kor xaraashee? Shacabka reer Som/Landna badankoodu waa ka qayb dumista!!!
@jamalskp7280
@jamalskp7280 15 күн бұрын
WAA ON GUDAHA IYO QURBAHA LAGA BILAABAA ABAABUL LAGAGA HORTAGAYO CADOWGANA INNAGA DHEX TOOSAY
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 15 күн бұрын
Dhuusaweyne !
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 15 күн бұрын
Dee Cirro isagaba xanuunsanaya oo hurda marka wax sameecada Somaliland duminaya inu wasir ka dhigto layabitiin malee
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 15 күн бұрын
Nusmilyan dambe oo udhinta dalka iyo dakan la ibiyay udiyaargaroba reer sheekh isaxaaqow 😂😂
@MohammedJama-c6n
@MohammedJama-c6n 15 күн бұрын
Ninkani wuu is Carab tiriya Ee Reer Somalia land ha ka tashadan maqar saarkan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 15 күн бұрын
MAXAAD KA. WADAA
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 15 күн бұрын
Wadani 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@SaluglaSicid
@SaluglaSicid 15 күн бұрын
Ninka waalan ee wasiirka lagu shegay eedmalaha waayo waxa loodoortayba waa inuu Jabuuti iyo Xasan oo lacagtay ku ololaynayey inuu ugushaqeeyo
@princesshawd6859
@princesshawd6859 15 күн бұрын
Balayo majirto marku muse jogayan may jirin adunyaduna maha jano dadkana yan laqaybin
@inacige
@inacige 15 күн бұрын
Wasiirka arimaha dibada eed malaha waayo Ciro ayaa siyaasada qaba in Somaliland heliin aqoonsi
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 10 күн бұрын
Sheeko xume heego.
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 15 күн бұрын
Shacabkow kacaaa khalaaas war cirooo iska qabtaaa
@Samiya-tk3ud
@Samiya-tk3ud 15 күн бұрын
Ciiro did this because he want to take down Somaliland.
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 15 күн бұрын
Ciro wuu ogyahay ninkan wuxuu yahayba
@JanoAbdirahman-k2v
@JanoAbdirahman-k2v 15 күн бұрын
wixii dhiig lehow kaca somaliland waa la iibiyey
@anabhassan8361
@anabhassan8361 15 күн бұрын
Wasiirku muxuu u qabanayaa dadka waxu inoo sheegay been hadalkiisu waxa uu beeray shacabkii rajoraro ayu u horseeday allow badbaadi jamhuriyada Somaliland
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 15 күн бұрын
Aabahay ninkii xasuuq ku dilay miyuu cirona Indhaha i tiray qabtay Anigaa is og oo waan aarsan karaa ee an dhiiradee ila dagaal gala
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 15 күн бұрын
Walahi wa ayan daro garxajiis oo laha kursiga wa lano didan yahay…. sababtuna waxay tahay in garxajiis anu amiinsanayn qaranka Somaliland
@ismacil9022
@ismacil9022 15 күн бұрын
De wasiirka golaha kafog o huwanta lasocday xukumada sida udiratay
@AbdullahiJama-i8c
@AbdullahiJama-i8c 15 күн бұрын
Khaayanka wayn ee aan maalin inoo qarsan waa A/Rahman Ciro , isaga ayaa yarkan u dirsay hawshan Somaliland in laga dhigo maamul gobaleed.
@abdillahiaden1622
@abdillahiaden1622 15 күн бұрын
Madaxweynuhuna waa la ogyahay in waddanka la dumiyo ,nasiib darro se dadkaa doortay!!!
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 15 күн бұрын
UBAXALOOW INAADEER WAXAN ANIGU HORTIINBAAN OGAA LAAKIIN DADKU WAXAY II HAYSTEEN CAADIFI AH OO SI XUN WAX U DHALIILAYA!!!!!!
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia 15 күн бұрын
Inader aniguba waan ogaa oo waanigii 24 hours wacyigelinta ku jiray doorashada ka hor ee lahaa waar iska hubsada anigii bay daalac ii raaceen oo yidhahdeen gxajis nacayb baa kugu jira. Aniguna waxan Reer Somaliland uga digayey kooxo Qaranka iibiyey oo reer walba lahaa oo aan gxajis keliya ahayn
@djibrilmohameddjama7751
@djibrilmohameddjama7751 15 күн бұрын
​@@ubaxlemediamarkhaati ban kaga aha. Imika ta ugu daran wl waxa weeji hadi Gx anu kacdonkan ku jirin weji kale oo Gx diid ba meesha lo fasiri oo cadowgu u fasiri. Kuwi xuma ee barkhad batun oo walaahi ah iyo saylici iyo indrki cali xaamud iwm... dhamaantod dalka burburkiisey lacag xoogan ku qaaten
@djibrilmohameddjama7751
@djibrilmohameddjama7751 15 күн бұрын
War xita arin kale ayan idin shegaya oo xaqiiq ah oon cidiiba ogeyn. Rag IT ah oo security network ku takhsuustey oo "Hacker" ah ba ka yimid North america aya lowyacado iyago ka talaabaya dorashadi oo laba cisho ka hadhey. Marki natijadi lagu dhawaaqey na dalkan jabuti ka dhoofey oo wlhi ah
@aishamuuse202
@aishamuuse202 15 күн бұрын
Zo Sad dhiiggii loo shubay dhaxalka dhallinta maanta iyo ubadka dhalanaya kuwo doonaya inay dhuuni dhaafsadaan ilaahow dhulka la gooyo waanu habaaraynaa waar wixii dhiig lahow kaca reer somaliland
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 15 күн бұрын
@@ubaxlemediaALAAYA CIZAK ANAA KUU MARKHATI AH UBAXLOOW IF IYO AAKHIRABA MAANTA WATAA WAXAYNU KA DHIIDHIYAYNAY HORTEENA TIMID
@DayrOday
@DayrOday 15 күн бұрын
Waxa ka xun ka wax ka dhigay oo cirro ah hadba su aashu waxa weeyi cirro ma dumin kara somaliland?
@ZainabSheikh-zx4dz
@ZainabSheikh-zx4dz 15 күн бұрын
Tugabad tahay
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 15 күн бұрын
Gelle oo lacag farabadan siyaa wadani ayaa ku amrey iney didaan mou imikana ka kasugayo waad dhohantahay
@keyseyussuf4284
@keyseyussuf4284 15 күн бұрын
Kan add madaxwayne leeday iisagu horta ma aminsanyay somaliland
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 15 күн бұрын
You blocked me why.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 15 күн бұрын
Asc it’s officially wadani waa faqash hadal waxab inoo ma tarayo horta waa in xirisi jaalka la dhiga barigi horany isaga inoo galiya xamar imikany isaga koo ka ahy kan waa khayin wadan waliba tuug ahy dad kii dortay waak ciro ee ka xabxabiy hadu iman waayo gurguurto farmajo Hargeysa waay inaka laga dhigay wasiirka madaxtooyad kanki waay waad arki doontaan shacabo kacay inkan waxa kany inxashi waxan watay inabiib very sad day somaliland
@CamuudAwed
@CamuudAwed 15 күн бұрын
Maxay xildhibaanadu u weydiin waayeen Wasiirka hadaanu shaqada iyo hawlihii Wasaaradda Uu ku magacaaban yahay Ee W/Arimaha dibadda Aanu waxba ka Ogeyn Maxaa loo weydiin waayey maxaad la Wareegtey hadaa Ee Aad maanta ku tahay Wasiirkii Arimaha Dibadda maxaa loo Weydiin waayey taasi Wasiir Adiga miyaanay Nusqaan kugu ahayn Ka Wasiir Arimo Debadeed ahaan ? Su'aasha kale Ee Aanu Qabnaa hadaanu Shacab ka Jamhuuriyadda Somaliland nahay Waxsy tahay : Maxay Baarlamaan ku sheegeenu ku Ansixiyeen Wasiir Aan waxba ka ogayn Haelii Cuslaa Ee ay Wasaaradda Arimaha Dibaddu Dalka u haysey Sida Heshiisyaddii ay Gashay Ee Heerka Caalami ahaa Aduun yada Oo dhami iyo dhamaan Warbaahinta Caalamiga ahiba qaadaa dhigeysey sanad kii tegey Ee 2024 Maxay baarlamaan la moodka aynu ku khasaaray Ee ay majaraha u hayaan Ama ku dhex feedh tamaan Ciyaala suuqa iyo jirida yar yari ku Ansixiyeen Wasiir Aan Geeridii Nebigaba Ogayni Oo u Odhan Waayeen horta keen Oo lakaalay hawalihii Shaqo Ee ay Qaranka u Haysey Wasaaradda Arimaha dibadda Ee Aad la wareegtey Marka Aad la kaalaydo Wasaaradii Aad la Wareegtey Ee Arimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland hawlihii iyo Qorshayaashii Siyaasadeed horubmarineed Ee ay Qaranka u haysey ayaanu ku Ansixin Doonaa hada maya kuma Ansixin karo !
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 15 күн бұрын
Cadow waa uun kan talada kuu haya cid kale ha eersan cadowga dibada ee geelle calool iyo gurguurta miyey kugu soo dhiiran lahaayeen haddaanay cadow ka wakiila gudaheena ku lahayn!? Waa maya
@saleebanali2905
@saleebanali2905 15 күн бұрын
UNAXLE CIRO AYAA KA XUN NINKAN CADOWGA AH EE CIRO HA LA WEERARO OO DUMIYA DAALIN CIRO
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 15 күн бұрын
WUU IINOO BAADHDHYE WADANI WAXA UU KUU SOO QAATYE LACAGATE MIILYAN S KAA AHEEYE EE KURSIGA LAAGU FOOLYE WARKAA KACA FADHEYG REER SOMALILANOW
@ahmedgod6945
@ahmedgod6945 15 күн бұрын
Aqoonsi gaad rabto ubaxloow , waa askar Oromo ah oo xeebaha awdal yimaada.Wasiirku Wuxuu yidhi cadaab galimeyno,waa geesi.gee oromada dhul habar jeclo
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 15 күн бұрын
Ninkan maxaa loo hasta waxuu ka mid ahaa kooxihi uu ciiro dalka kula dagaalamayey kawee u xil saara inaa dibeda ka burburiyaan somaliland ciiro waa aabahod ugu weeyne imikana waxuu meesha ugu dhiibey inuu sii dhamas tiro intii kooxahan qabyada ka ahaad reet somaliland yaana dad kale ku warwareegin dhibtadu waa ciiro ee isaga dalka halaga badbadiyo
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 10 күн бұрын
Basaaas darood dhu kaday? Bee aalebee aale beee aale beenaale
#Toos Munaasibada Xuska Aas-aaska Degaanka Soomaalida
SRTV Somali
Рет қаралды 120
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Xog Culus Oo Fashilisay Hanti Maguurta ah Oo Laga Xaday Somaliland
29:28
Dhamays Media Production
Рет қаралды 15 М.