Ogden movement mar walba waxay ku guul dareysatay ineey ka dhigaan kacdoon soomaali oo dhan iyo hogaan iyo xukun sare isku qab qabsasho,,musuq xad dhaaf ah, IWM
@alinoor65153 ай бұрын
Emirates were enermy
@alinoor65153 ай бұрын
Alitahid waa munafaq
@abdurrahmanHarbi-cy8hy8 ай бұрын
Waxan ahay nin ogaden ah jecel xirnimo ku sokoray halgankii onlf lkn waxan kaxunahay in ilaa hada dadkaygu fahmi lahay dhibka magaca ogadenia bal firi maraykanka oo awooda adunka wali kaligii muna galin dagal kaligiin adiguna ogadeniya kucelcekin wa fikir xitaa xayawanka kaqashaafo
@ahmedugas77228 ай бұрын
Asc Somalida ogaden waxay ku hoos jirtaa waa gumaysiga madow ee Ethiopia 🇪🇹 oo loo yaqaan jiray Abbasinia . Eegga gumaysigaasi damaaciigiisa fog (the long strategy) waa in uu si buuxa u qabsado 🇸🇴 somali Ebbeheen weeyne (swt) kor ahaaye ma uusan odhanine, Tankale Somalida ogaden waxaa ay ku soo hoos jirtay muddo aad u dheer waa waa gumaysiga madow hoos Tiisa waxay soo lahaan jirtay jabhado xornimaddoon ah oo waxaa eegga ugu danbeeya waa JWXO/ONLF Sidaas awgeed halgan kan ugu danbeeya ee jwxo/onlf wuxuu u qayb aan yahay ku halganka Qori iyo Qalin oo isa saaran himmiladiisa fogna waa un xoriyad . Waxaana makhraati maddoonta ah in uu halgan kaasi muddadii ugu danbaysay ee 28 sano ee ugu danbaysay waxay duruus lama ilaa waan ah siisay waxaa gumaysiga tplf/eprdf Sidaas waxaa iyana xaqiiq ah in ay isku mid yihiin tplf iyo pp . Waxan u mahad celinayaa ciid anka waddaniga xoraynta ogaden (c/w/x/o) oo eeggana looga baahanyahay in ay boodhka ka jafaan oo maanta uu gumaysigu maalin uu ka liito jirin. Gumaysiga Ethiopia waxaa uu yaqaano waa Qori afkii ee Sidaas Ha loola socdo . Tankale halganka xaqa ah ee jwxo/ onlf waa in ay midaysaa 2deeda qayb ood ee halboowlaha halgan ee xaqa ah ee aan kor ku xusay. Tankale waxaan rabaa in aan soo bandhigo : Magaca gumaystaha madow oo la odhan jiray (Abbasinia) oo eegga loo yaqaano Ethiopia. Iyo magaca isna Ogaden Asalkiisu meesha uu ka soo jeedo ee si fiican u akhri so oo u dhuux:- Gumaytayaashii hore ee reer yurub waxay Adduunkan u kala qaybiyeen gobolo iyo qaarado haddaan Tusaale u soo qaadano dhawr iyo kon tanka waddan ee Africa oo kale 🥬 waa lakala qoqobay waxaana loo bixiyey magacyo kala duwan bal u fiirsada iyana waxay soo sahmiyeen waa khayr aad ceegaaga dunida sida : gaaska caydhin(natural gas) iyo salidda caydhiin waxana khayr aad kaas 🧀 samayn ku leh waa dalalka ku yaala saxaarada desert 🏜 carabta ee tabdhaha ? Waxaa khayr aad kaas Saamiga weeyne ku leh waa Reer galbeed oo uu ugu tun wayn yahay 🇺🇸 USA ee bal iyana ku darso saxiib. Haddaba adduunkan , ama dhulkan (planet) as a globally waxaa ka dhaxeeya waa dano fara badan oo waxa ka mid ah in gumaysiga 🇪🇹 Ethiopia loo aqoon jiray (Abbasinia) sababta loogu bixiyey iyada oo kooban bal si fiican u dhugo’ waa manddaqad kirstiyaan ah oo ay ku hareereeysan yihiin muslimiin Sidaas awgeed xili ay si caalamiyeysan loogu soo birmaday ayaa ay siyaasaddii xiliga ee reer yurub oo uu Talyanigu Italy 🇮🇹 ugu Tunka waynaa ayaa magacan loo bixiyey ee sifiican ugu fiirso:- E: East (Africa) TH: thousand (1000 army’s soldiers) I: Islamic Op: opposit ( lid ku ah) I: Internationally (si caalamiyeysan) A: in Africa (wakiilka Africa) ETHIOPIA 🇪🇹 Tankale waxaa jira in uu xidhiidh ka dhaxeeya siyaasadaha iyo danaha istaraatajiyadda ee dawladaha waa Wayne oo waxaa iyana aan shaki ku jirin in 🇸🇴 somalia iyo Somalida ogaden uu ka buuxo khayr aad dabeeci ah oo uu ka mid yahay gas iyo salidda caydhiin Sidaas awgeed khariidada international map 🗺 waxaa ku qoran waa magaca loo yaqaano OGADEN oo xarfahaasi carabi, ispanish , xabashi midna ma ah ee waa xarfo laatiin ah oo isku tagay oo marka la ‘akhri yo soo bixi ‘ogaden’ Sidoo kale khayr aad ee shiidal ee dunidu eegga inteeda badan isticmaalayso waa kan ku jira dalalka carabta ee tabdhaha? Sidaas awgeed ayaa haddii uu horay u dhammaado waxaa loo baahanyahay ‘kayd’ Sidaas awgeed magacan ogaden Asalkiisu waa sidan ee saaxiib si fiican u dhuux: O:oil (saliid caydhin) G: gas (natural gas) gas dabiiciga ah A: in Africa D: Development (hor’uumarinaya) EN: the end (ugu danbaystii) Sidaas awgeed waa magaca ay dunidu u taqaano oo lagu baadi goobayo xoriyadda shacabka ku hoos jira gumaysiga madow ee Ethiopia 🇪🇹 ee ma ah qabiil iyo qabyaalad oo magaca awoowgii ay ka soo jeedeen kuwan loo aanaynayo alle ha una xariiste waxaa la odhan jiray (Cabdiraxmaan ogge) . Tankale umaddaasi waxay aas aasatay oo ay yagleelatay jabhad xornimaddoon iyo sanaddii barakaysnayd ee 1984 eeggana 37?jir Maansha allahu ma kala gu’in guusheeda way gaadhi waxayna amminsanahay in ay mataanayso Qoriga iyo Qalinka . Kaas ayuu gumaysigu yaqaana. Tan ugu danbaysa waxaan kula talin lahaa Aqoonyahanada faraha badan ee Somalida ah ee isku imanaya ee leh waxaanu ka tashanaynaa danaha umaddanada waxaan odhan lahaa su’aasha umamddaasi waa mid gumaysi waana mid dagaal cad in lagu qaado ay tahay Sidaas awgeed umaddaas waxay leedahay gobanimo doon muddo aad u dheer oo 1/4 qarni ka badan soo halgamayey Sidaas awgeed taageera halgan kaas ee xaqa ah jwxo/onlf . Haddii aydaan taageeraynin ka ammuusa oo Ha fara galinina oo danahooda oo waxaa aniga ila quman jwxo/onlf waxay u baahantahay saaxiib xornimaddoon oo ku halgama Qalin iyo Qori ee uma baahana Aqoonyahan u yaqaana jwxo/onlf qabiil kuwaas oo intay halmaalin ku shiraan 🇺🇸 USA kadibna laga yaabo in ayba daan daan sadaan jwxo oon oggahayba qaar badan oon aqaano oo ka caarrooda markay maqalaan jwxo/onlf (ogaden). F/gaar ah: waxaan in yar rabaa in aan baraarujiyo dhammaan shacab weeynaha ku jira halganka ee Somalida ogaden gaar ah kuwa ku halgamya social media baraha bulshada siyaabo kala duwan ha u isticmaalaan sida ugu saxsan : Tusaale yeysan soo bandhig in wax aan dan ugu jirin umadda sida sawiro aan qiimo lahayn oo kale Sidoo kale taas waxay i xusuusisay waa hore nin saaxiib Kay ahaa yaa aah intuu miyey dareenkiisa ayuu wuxuu igu yidhi “aad ayaad u nasiib badanyahay “? Waxaan ku idhi maxaan ku nasiib bad nahay : wuxuu igu jawaab ay “ markii Obama madaxwaynihii usa 🇺🇸 la dooranayey live ayaad ku daawatay oo kale”” Iyo Sidoo kale 🥬 waxaan iyana xusuustaa habeen dhan saqdii dhexe (midnight) uu ☎️ telefoon ka seexan wayey ka dib markii danbe aan qabtay uu ruuxii igu yidhi ‘Fanaan ‘ hebel ayaa dhintay . Oo bal u fiirsada fanaanka aniga ilama dhalanin mana aqaano ee bal iyana tabdheh? Eebbeheen Wayne (swt) kor ahaaye khaatumada ha noo wanaajiyo. Ammiin 🤲🤲🤲! Waxaan uga digayaa Aqoonyahankan intaad hal mar shirtaan in uusan noqonin mid wax yeelo u keeni kara kuwa halganka xaqa ah ku soo jiray, egga ku jira insha allahu ku jiriddoona. ‘Halyey ma jiro hadduu jiro waa hadduu guusha gaadho’!! ‘Halyey wuu jira waa hadduu jiro waa hadduu u shihiido’!! Guul iyo gobanimo! By Dhagaxmadoobe Axmed-sucaad ugas Muxumed Email Address: ahmedugass01@gmail.com Australia 🇦🇺
@ahmedugas77228 ай бұрын
Mudane , adiga oo ku mahadsan commentigaaga Fadlan qoraalka dheer ee aan ku soo lifaaqay ee faah faahinaya (Ogaden) Fadlan si fiican u akhri , Tankale walaal ahay 🇸🇴 somaliyeed sida ay c/w/x/o xiligii ay gumaysiga Ethiopia u la dhaqmeen waad oggtahay . Adigu ma’ umadda aan ku baraarujin halganka miyaad ka xuntahay ? Oo ammus I leedahay ?!
@abdurrahmanHarbi-cy8hy8 ай бұрын
@@ahmedugas7722 ingiriska wa cadowga islamka iyo qabilkasta oo ladagalay isaga ayana ogaden biyay lkn aniga wxn aamin sanay cadowga Somaligalbed wa kuwa wxii laso maray wax kabaran ee ila ega laso tagan ogadeniya subxanallah
@abdurrahmanHarbi-cy8hy8 ай бұрын
@@ahmedugas7722 wllo wixii dhacay lkn wax qof miyir qaba ku hadla maha ingiriska aya ogadeniya nobixiyay