𝐀𝐅𝐆𝐎𝐎𝐘𝐄 | wax soo saarka beeraha dalaga ee degmada afgooye

  Рет қаралды 27,481

BAliil

BAliil

Күн бұрын

Afgooye is the third largest city of Southwest State
is one of the oldest towns on the lower Shebelle valley,
30 kilometers north of Mogadishu.

Пікірлер: 42
@DB2024-k3l
@DB2024-k3l 3 күн бұрын
Dhulkeygo Dushaadu waa Barwaaqe Dalkeygoow. Ciyaar uma dhihin Faduma Qasim AUN Masha Allah
@mssdagan-c5r
@mssdagan-c5r 4 күн бұрын
Mansha allah tabaraka allah❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 күн бұрын
Masha Allah Dalka Adiga oo kale Wariye uu ubaahan yahay Mahadsanid beeraheena iyo Horumarka dhulkeena rabnaa❤❤❤
@AadamAbdullahi-e9z
@AadamAbdullahi-e9z 3 күн бұрын
Heesta wll naga dhaaf . Allah aya xaaran kadhigee
@hafsahussien9339
@hafsahussien9339 3 күн бұрын
Mashallah illahow nicmada wadankeena noo siyaadiye Aaad uugu hampalyeena dadka reer afgooye oo dhulkooda tacbaday allaha idiin siyaadiyo maalkiina iyo xoogiinaba😊
@reemreemo21
@reemreemo21 Күн бұрын
ماشاء الله تبارك وتعالى ربي يزيد ويبارك.
@AbdikaniHassan-nd6fu
@AbdikaniHassan-nd6fu 4 күн бұрын
Mash.allh vlog quruxda badan kasameyso wadanka keep going
@Kazwalee
@Kazwalee Күн бұрын
Maasha Allah beera beera beera inshaallah
@XaliimaAhmed-tl5rb
@XaliimaAhmed-tl5rb 3 сағат бұрын
My home 🏡 ❤😊
@abwaanhassanalaahi3836
@abwaanhassanalaahi3836 Күн бұрын
Maan shaa allaah waad naga farxiyay muu qaalkan hadaanaha ree jubaland nahay
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 4 күн бұрын
Wow baradaan ku barbaarey ❤❤❤❤❤❤
@mohamedsalaadibraahim6477
@mohamedsalaadibraahim6477 3 күн бұрын
M a what a vlog keep up mi brother
@osoblemahad
@osoblemahad 4 күн бұрын
Wlaalka video quality wuu liitaa OO filter Aad kabadis lkn videoga sidiisa kale very interesting muuqalada beeraha afgooye keep going
@Suinaldo2003
@Suinaldo2003 18 сағат бұрын
Ookiyaale raadso adoo rali ah
@CabdiAliyuusuf
@CabdiAliyuusuf 5 күн бұрын
Waa magaaladii aan ku dhashay ku koray waxna ku bartay barisamaadkii waxaa iigu dambeeysay 1998 afgooye alla maxaan u xiisay
@basharyare1157
@basharyare1157 2 күн бұрын
Mashallah walal ku dadaal muuqaladan ❤
@Sombots
@Sombots 3 күн бұрын
M.a dhulkayga❤
@MaxamadCabdi-qf8iy
@MaxamadCabdi-qf8iy 3 күн бұрын
Bal ilaahey aan inku daariyee walaala yaal nimcada wadankeena taala fiiriya iyo waxa dadkeenu laga daadiciyey
@YaasirMohamed-k9i
@YaasirMohamed-k9i 2 күн бұрын
Jahliga wax xun waye hadan somali nahay jahli iyo qabyalad isku darsanay ilahyow umadafan somaliyed tusi qayradka wadankoda iyo mcnka diinteena suuban
@YaasirMohamed-k9i
@YaasirMohamed-k9i 2 күн бұрын
Allahu akbar bal somali war badaney eega barwadaqa dalkeena taala Hadii ganacsatafa somaliyed ee soo dhoofsada malayiinka dollar cunatada dhacday bariiska baastada burka sokorta Waxay faaido badan ka heli lahayeen dhulkooda iyago maal gashta Bal kawaran hadii warshado farsameya yaanyada canbaha moodka digirta babayga avocadhada lowska qamadida intee milyan oo dollar ayaa ka soo xaroon lahayd dalkana wad soorsar ayuu yeelan laha oo dhalinta shaqa la,anta wax ku shaqeeya ayey la,yihiine shaqo abuur yey u noqom lahayd Lkn caqkigaad saliimka ah ganacsatada iyo dowlada kumaba jiro musua masuw lee ku sii jeedan iyo xoolo la dhaco waa uun umad u tagan war qabyalad iyo is dhac xoolo umad dhac uum subxana allah allow umadan somaliyed garansii nimcada wadankoda
@Xogdoonmed
@Xogdoonmed 2 күн бұрын
Afgooye iyo janadii ifka
@MaxamadCabdi-qf8iy
@MaxamadCabdi-qf8iy 3 күн бұрын
Masha Allah Masha Allah
@CaashaCllaahi-lm6mz
@CaashaCllaahi-lm6mz 3 күн бұрын
Msha Allah dhulka hooyo mcn ❤❤❤❤❤
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 3 күн бұрын
Kamarada waxa lagu qabtaa meelaha kugu dhow oo dhan si loo dawado inta kugu dhow oo dhan waa inaad barataa sida wax loo duubo marka hore waa inaad wax badan na tustaa. Good
@AhmedMohammed-ed4dj
@AhmedMohammed-ed4dj 5 күн бұрын
Ma waxaan saan uqurxsan Google ka geliya yaakh wadanka quruxdiisa Google ka ayaa lagu baahiyaaye
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 2 күн бұрын
Mashallaah ❤❤❤❤❤❤Somalia hanolato
@CumaraaNi
@CumaraaNi 7 күн бұрын
Horay usoco pro🫡
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Күн бұрын
Waxa Soomaaliya lagu maagayo waa waxaan oo kale oo carab iyo kufaar ayrabaan inay xoog kuqaataan Mooryaatuna maba oga.
@akaaninadiir
@akaaninadiir 3 күн бұрын
guuleysso brother
@maxamedapdiaziizofficail164
@maxamedapdiaziizofficail164 3 күн бұрын
Guulayzo zxp🎉
@fatumomohamed5871
@fatumomohamed5871 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤man shall ah
@MaxamadCabdi-qf8iy
@MaxamadCabdi-qf8iy 3 күн бұрын
Dalkeena nimcada taala Allah kalsooni noo galiya
@hassanmohammed7174
@hassanmohammed7174 3 күн бұрын
Wa muqaalo qurxbdn
@AbbasMaliMahmud
@AbbasMaliMahmud 5 күн бұрын
🎉❤❤❤❤🎉
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Күн бұрын
Soo mooryaan iyo habargidir kama danbayso. Maxay taree.
@yuusufmayow3950
@yuusufmayow3950 2 күн бұрын
Warehouse kulaha kkkk
@UsaamaCali
@UsaamaCali 4 күн бұрын
Muuqal qurx badn
@hassanmohammed7174
@hassanmohammed7174 3 күн бұрын
@mussali3427
@mussali3427 4 күн бұрын
Dhulkaa qoruxda badan xaasidka daarood hallaga ilaaliyo, way gubi doonaan ama dagaal bay ka rideyaan si aanu nabad u noqon oo looga qaxo.
@shantagees9425
@shantagees9425 4 күн бұрын
Somali noocaag ugu caqli xun qabiilkay doonaan ha ahaadaane, umadii Somali baa sii kala fogaynaysaa,, Somalia dhulkeedoo dhan wa dhul Somali, dalkeena aan wada jeclaano, dhulkaan Daarood iyo Hawiye iyo qabiil kale toonna gooni uma laha ee waa hanti Somaliyeed oo Milkiilaha ka sokoow Somali oo dhan ku faanto.. Nacaybka kasoo rumayo.
@shukriabdullahi8440
@shukriabdullahi8440 3 күн бұрын
Dhulka soomaali baa wada leh qabiil qabiil ka xigsan karo ma leh.
@mrben9387
@mrben9387 3 күн бұрын
Fadlan. Wilkan. Sebscripe. Haloo saaro
Hab beerashada casriga ah |  Talaalka dhirta kala duwan ....|
20:59
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 243 М.
Waxaad Mooda Janadii ifka Bal’ad shabeelaha Dhexe
21:03
Coach maryama
Рет қаралды 59 М.
BUURTA SURUD || the highest mountain in Horn of Africa - Buurta ugu dheer
12:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 117 М.
BARO GOBOLKA KHAYRAADKA&QURUXDA/haybad media11 sheer and like
4:19
Haybad media11
Рет қаралды 1 М.
MAGAALO CUNADA SOMALIA LAGU CUNO LAGA SOO SAARO
18:01
Loosey8
Рет қаралды 48 М.
Booli Moog, Gacanka Maroodiga | The Elephant Cape
14:41
Xaaji Dirir
Рет қаралды 116 М.
MAXAAD KA TAQAANAA ISTUNKA AFGOOYE
7:46
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,6 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН