waxa ay Dhalin yarada soomaaliyeed ubaahan yihiin | Xirfadaha |

  Рет қаралды 130,914

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 752
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 4 жыл бұрын
Nairobi ayaa imaade anigoon wa xirfad leheyn cidna ka aqaan (Marka laga reebo familka) balse wan isqabtoo waxan bartay sharqaan/dawaar Maantana rajadeyda Wey sareysaa
@yuusufahmed7710
@yuusufahmed7710 4 жыл бұрын
Facebookaada isoo dir bro
@Mohan4Vlogz
@Mohan4Vlogz 4 жыл бұрын
Allah Haku barakeyo
@kawsarkhaalid7144
@kawsarkhaalid7144 4 жыл бұрын
M.a guuleyso bowe
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 жыл бұрын
Alhamdulilah Allah haku xafido wllo gulayso halkaasna kasii wad
@omarshabley7713
@omarshabley7713 4 жыл бұрын
Azc waxn ahay arday 16 jir ah aad waxn ugu hami weynahy in aan ku taqasuso computerka wana barta hda waxn amisanahy mar un in aan gacanteyda ku asasi doono shirkad ii qaas ah hda schuulki aan dhiganye wan iskaga tagay si aan hamigeyga u rumeyo iso duceeya walalayaal in alle ii fududeeyo qof walba hamigiisa alla u fududeeyo amiin
@hassan-zb8zn
@hassan-zb8zn 4 жыл бұрын
Sxb gmailkaga ayaan rabaa
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
masha allh hory u soco huno lkn iskolka hadad wadan karto ha ka tagin
@rahmoruun2641
@rahmoruun2641 4 жыл бұрын
Waxkasto oo kheer ku ah allaha ku sahlo insha allaaah
@ahmedhaashihirsi9746
@ahmedhaashihirsi9746 4 жыл бұрын
Allah haku sahlo wall
@omarshabley7713
@omarshabley7713 4 жыл бұрын
@@filsanmahamed7918 insha allh wll tnx
@abdifatahelmi2901
@abdifatahelmi2901 4 жыл бұрын
3 sano Ayaan bartay sida korontada loo xiro iyo Security system, Shaqo ahaana waan uga shaqeeyay
@hamettiofficial1197
@hamettiofficial1197 4 жыл бұрын
Walaahi SheekheYgaH Mustafa Alle Haku Dhowro Io wll Cumar inshar. DhammaNteN Alle Haku Dhowro 😍🙏
@xidigamuqdisho2643
@xidigamuqdisho2643 4 жыл бұрын
THANKS MY TEACHER KEEP GOING ❤🖒
@shukriaabdimohamed4938
@shukriaabdimohamed4938 4 жыл бұрын
Waxaan ahay gabar ku nool somaaliya, xirfadaha gacanta ee aan aqaano waxaa kamida: 1- harqaanka. 2- cilad saarida Korontada xafada 3- cilad sarida Tv ga 4- hagaajinta mobilada yacni furfurid ma aan sheegayo e program ka hagaajintiisa. 5- Hagaajinta sariiraha iyo albaabada. Intaa aan so sheegay cidi ima barin. 6- Durniinka sida Iv iyo im injections ka. Shahaadadayda jamacada waa Biochemistry lkn kuma shaqeeyo. Shaqadayda wa customer service o waxaan u shaqeeya shirkad ka mida shirkadaha dalka iyo dibadiisaba ka shaqeeya. 😀😀😀 xirfadahayga gacanta ee aan so sheegay cidii shaqo iigu haysa hayla so xariirto😊😃 Mahadsanidiin jaalayaal. I have free mind set Alxamdulilaah calaa kuli xaal❤
@amiinhaibe
@amiinhaibe 4 жыл бұрын
Omar inshaar nin wax badan og. 4.bilood ka hor ayaan ogaaday wlhi in aay xirfadu qiime ku fadhido dad badana ayna ogayn.Hada ayaan ka qalin jabinayaa electric system waliba system 2 oo ah laydhka la galiyo fooqyada Aparment☝
@qamarali7638
@qamarali7638 4 жыл бұрын
Asc walaal wax kasto malinba la hada marka waxa aad sameysey wax fican horey u soco
@rayanabdikadir3844
@rayanabdikadir3844 4 жыл бұрын
familkega aniga ayaa liila sugaa waxi electronic ciladeysma sida mobil korontada laptop dhal damay tvga iwm. lkn wali care ma siinin 😀 wyo wxn care siiya cilmiga kan aan u aado jmcada oo aan shahaado ku helaayo🤗
@rayanabdikadir3844
@rayanabdikadir3844 4 жыл бұрын
thnks wll wxn aamiin sanaa gabar ayaa thy wxn shaqadada ma ahan kaliya waa taqaana
@bny7507
@bny7507 4 жыл бұрын
Sister wax badan isku day waa hubaa xirad ayaa laydahay :)
@shucaybabdirashiid4452
@shucaybabdirashiid4452 4 жыл бұрын
Runti waxaad kahashay mawduuc aad loogu baahnaa keep going sxb Waxaad tahay qof wax badan aan kafaa iidnay hadaa nahay dadka kuhadla afka soomaliga 👍✌🇸🇴
@hanadyuusuf9185
@hanadyuusuf9185 4 жыл бұрын
WALAHI WAA KUU QIREY SXB OMAR RUNTAA KA HADASHEY MAANTA 👍✅ Aniga xirfado waa leeyahey, walahi anaa ku fahmayo ee qurba jooga
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Anigu harqanka jeclahay inan barto hoyaday baa iididay wa la igaso hor jeestay wana la iku qosqoslqy lkin weli rajadaydi ma dhigin
@cadaynbuuxda5520
@cadaynbuuxda5520 4 жыл бұрын
Waa Lugu Yasayaa Eelay Miyaatahaa Lugu Dhahayaa Walaahi Soomalida Qabiil iyo Yasniinbaa Facood kareebay
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 жыл бұрын
Wiligay ma maqlin xarqanle la dhahaayo elay miya thy, xarqan dadki odhan aya bartaa abyo adi inte ku nashahay wllshy kkkkk
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
@@yusufabdi3855 waa run hada dadkiyo dhan baa bartay lkin hadana mamadu waa dadkii hore oo waxan xirfadba uma malayso
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
@@yusufabdi3855 Glkio wllky
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 жыл бұрын
@@marisacillahi1537 haaaaa ayaga maamayinka wax hormar laga gaaro ayay raban dadki o dhan kaafiyan xapiipti caday
@nafaabdi3546
@nafaabdi3546 4 жыл бұрын
Waxaan kujiraa college hada Waxaan baranoya mechanical engineering insha allaah sadax Sana aa iga Hartay insha allaah Waxaana rajeenaya in aan Somalia ka furo company sameeyo baabuurta cusub soo saaro sida made in somalia new cars insha Allah.........
@ahmedmawel6526
@ahmedmawel6526 4 жыл бұрын
@Xazim Suldan Somalidu inay Horumar sameeyaan oo ay isku dhiiri galiyaaan tan baa cadaynasa caqabad ayu imika sheegay iankani inagaa halkaa is dhignay hadaynu dhiiri galin u samyno waad qaban kartaa waad gaadhasaa nidhaa maxaa ina heli
@mandeq123
@mandeq123 Жыл бұрын
After 3 yrs maxa ku hagaagay
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
3yr waa lasoo mooday maxaa kuu qabsoomay?😊
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 4 жыл бұрын
Wllky igayar cumar Ibrahim Ayaa kutaqasusay korantada Maalin buu noosameeye eerfoon 4 dhegood leh Si aan ula dhuumano filimkan daawano haweenki illen aabehey nooma ogeleeninee
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 4 жыл бұрын
Wooow
@AbdikarimDhicisow
@AbdikarimDhicisow 4 жыл бұрын
Waa run dadka Somalida xirfado malaha waxaana dareemi karo dhalinyarada qurbaha tagtay wlhi marar badan ayaan isweydiiyey Somalida maxey ku neceen xirfadaha.. midakale aan layabay waa Somalida dalka jookto xirfada waxey uheestaan ceeb.... waligeen hormar magaareeno ilaa xirfado aan barano 👍👍
@engasadkaarto9880
@engasadkaarto9880 4 жыл бұрын
Aniga waxaan ahay Eng tubiiste ah. 5 years professional ah.... Puntland
@sancotechnical9890
@sancotechnical9890 4 жыл бұрын
Maasha Allah muqaal kaydiyaha KZbin waa macalin aan lacag Kuwaydiinayn hadana wax badan O aad ka faaidayso ku baraya Waxan aad ugu mahad celinaya Wllkay sameyay channel kan Waxan ku takhasusay farsamada gacanta gaar ahan electricity Kuna so bartay sadex sano oo Manhajka massar ama Egypt Xirfadaha waa shay aad u qalliya Lakiin ma dareensana dadkena Somalida ah Dhalinyaro badan Ayaa ka cabanayaa shaqo la'aan Aad ayaad ugu mahadsan tahay wll qlli wan ku dhiiri galinayaa inaad Research ku samayso dadkena Iyo dalkenu waxa u baahan yahay Go forward brother inkaston magacaaga saxayn thank you for your help
@cumaraxmed3107
@cumaraxmed3107 4 жыл бұрын
So dhawaw
@soomaalichiefofficial8021
@soomaalichiefofficial8021 4 жыл бұрын
mashallah mahadsanid bro ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👈
@mahamedaamiincllahiibrahim6570
@mahamedaamiincllahiibrahim6570 4 жыл бұрын
Canaanto faridkana way tusisaa Doqonkuna way ka cadhaysiisaa THNKS OMAR
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
*maalinbaa anaga oo ah arday jamaacd dhigato ayaa waxaa saarnen gaari si aa usoo booqano gabar fasalka kamid ah oo xanuunsaneed, gaarigii lug ayaa ka banjartay wiil ardayda kamida aa kabadalay lugta*
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Somalidu waxay dhahaan shaqo la aan baa jirta gaarahaan dhalin yarta iyagoo boqolaal shaqo oo jira iska waynaysiiya inshalah Ilahy hayna tuso inaynu barano "tawaaduca" Waxaynu oganahay maanta dadka kaliyee xirfadaha leh haday tahay kabo la sameeyo ama la tolo dhinaca biraha iyo waxyaalo aanan lasoo koobi karin dadkaa waxaynu ka dhignay kuwa inoogu liita oo aynu takoorno oo cayno hablahana u diidno dhahnona ma gey daan gabdheheena wayo waad naga hoosaysan su'aashu wxay tahay labadaa qolo kuwee hooseeya? Any way ustaad aadban kuu salamayaa mahadsanid inbadan🙏🙏
@mohamedsufigudle
@mohamedsufigudle 4 жыл бұрын
Masha’Allah waa run Soomaalida xirfadaha waxay moodaan kaliya inay xamaali nimo tahay taasna waa caqli xumo aniga Alxamdu lilaah skills farabadan ayaan bartay anigoo arday ah.
@maxamedsoomaali500
@maxamedsoomaali500 4 жыл бұрын
Masha allh
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 4 жыл бұрын
Sayidii Sufi Masha Allah Skilled Man power aad baa loogu baahanyahay
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
Dhiira geliyaheena Omar inshar 👉❤️👈❤️👉👉💞💞 hambalyo sxb 💝💝💝💝💝
@MaxamedNuur-yo2tf
@MaxamedNuur-yo2tf 2 жыл бұрын
Korontada 2qof Tiifiiga 0qof Gaarifa aabe ookalofa Taayieka 2qof Albaabka 3 qof Mahadsanid ogaansho Waanjeclahay familigayga
@Mohamed-nj8if
@Mohamed-nj8if Жыл бұрын
tv ga shaqaale idiin hagaaajiya ma u bahantihiin hhhh
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 4 жыл бұрын
Waaa halka aynu ka kici lenhy hadaN nhy somli Hadad eegto hotels keena ookliya dadkle ayaa ushaqeeya inana shexaad baan ku nolnhy inteena badaN Taaasna wxa keenty unskilled bynu nhy
@xamsecisman439
@xamsecisman439 4 жыл бұрын
Run ahaanti waa wax iga maqnaa 👍 Wado cusub ayad no iftiimisay wllky Alle hku dhawro
@KaatunMedia
@KaatunMedia 4 жыл бұрын
Hadii aad ado daawanaya comment aqrinayso wax garad thye like ha ila dhafin😍😍
@hassanismail1906
@hassanismail1906 4 жыл бұрын
magaceygu waa Hasan ismail 19 jir ah waxan ku noolahay turkey waxana ahay qoxooti lkn secondary school ayaa dhigtaa form 3 ayaan ahay waxana school la igu baraa waxan mustaqbalka kusii taqsusi lahaa aniga waxan doortey kontada iyo waxa loo yaqaan gambalelka guryaha lagu xiro waayo soomli waa xirfad logu baahi bdan yhy waxa laga gudbi lahaa albabka gacanta lagu garaaco marka aniga anigoo xirfadeyda ka hadlaayo waxan awood u leeyhy inaa guri gambalel ku xiro iyo inaaa guri koronto geliyo mar mar waxa dhacda gurigeyga inay halabaan nalka iyo jaajarka aniga gacanteyda ku sameeyo wlhi waxana ku rajo weynahay inaa soomali ku laabto markaa hadafkeyga gaaro kdibna aan ka gudbiyo albaab gacan lagu garaaro iyo korontada isooo duceeya walalheyga ogaansho wax madaxeyga ka guuxi jiray mnta ka hadashey oo ehayd maxa xirfad la.aan inaga dhigey waaana ku mahadsnthy baraarujinta walal ogaansho walal qoraalkan pint ii saar si walalaheyga u arkaan iiguna duceeyaan waa mhdsnthy
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 4 жыл бұрын
Ilahay hakuu hergaliyo hadafkaaga adiga iyo inta hadaf iyo hiigsi leh
@omarshabley7713
@omarshabley7713 4 жыл бұрын
Alla kula garab galo zxp
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
Sxb ani omar inshar ani waxaan rabaa inan noqdo madaxweyne abood leh ilaahey ka sokow waxan rabaa inaan noqdo pilot labadaas mid l.a waan ka dhabeen waxana jiraa 16 sano jir waxana joogaa dalka Canada ❣️💝🙋✌️🇨🇦🇨🇦🇸🇴🇸🇴
@SakaiFaarax
@SakaiFaarax 6 ай бұрын
I'm watching 2024
@Ula中国
@Ula中国 4 жыл бұрын
Baro xirfad siaad unoqatit qof heer gaaray😍😍😍😍😍
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 4 жыл бұрын
Masha Allah runta ka sheegtey walal kheer Allah haku siyo waa barnaamid aad uga bahan dhalinta Somaliyeed xirfadda barashadeda iyo ku shaqeynteda waa ceeb lkn waxa u baahan dad wacyigaliyo ama dawlad ama maamulada ka jira somalia waxa ku rajeyna kanankada in malin idacad ama tv weyn ku noqdo sababto ah xadda television ka jira dalka wax fiican ma soo gudbiyan cml siyaasad qabiil iyo mucaarad waxba Ka jirin ku mashqulan ee walal guuleyso👍
@HAAJI-MOHA
@HAAJI-MOHA 4 жыл бұрын
Waxaan joogaa jarmalka waxaan bartaa xirfad lkn waxaan ogaaday in inta badan Somalida aysan jecleyn barashada xirfadaha
@cabdiraxmaancabdullaahioff5225
@cabdiraxmaancabdullaahioff5225 4 жыл бұрын
Maashaa allh bro telkaada iisoodir nh ama facebookaada ama imahaada
@aweisahmedsabria4862
@aweisahmedsabria4862 4 жыл бұрын
Muhiim mahan walal in eydadkka kuku jeclaadan waxa aad baratay only hdii aad adiga jeceshay waad guuleysan I said one thing love what you do money will follow you
@Mohan4Vlogz
@Mohan4Vlogz 4 жыл бұрын
motivation Life Wuu ku saxan yahay inu xirfad ku barto Germany 🇩🇪 sababtoo ah wadankii miusan ku baran ee haka hor istaagin English ka jajabane hadka ha uga waalin Plz ✌️
@aweisahmedsabria4862
@aweisahmedsabria4862 4 жыл бұрын
Mohan blogs rayigaga wadku mahasantahy lkn iska hubi ani luqad iyo waxaa manan kala hadlin lkn waxaa dhahay uun walal jeclaaw xirfadada oo dadkle yeeysan ku doorin aadna umahadsatahay
@Mohan4Vlogz
@Mohan4Vlogz 4 жыл бұрын
motivation Life No problem 🙏
@saciidhadraawiofficial4724
@saciidhadraawiofficial4724 4 жыл бұрын
Waa wareey manta runta ka hadashsy qofki omar inshar tageero love hasaro
@mohammedogleh5195
@mohammedogleh5195 4 жыл бұрын
Xirfadaydu wa computer programming sido kle 3D designer wna raba inan heer ka gaadho Insha Allah
@khaledmohamedismail4217
@khaledmohamedismail4217 4 жыл бұрын
IncHa ALLAH 💯
@abdirizakdahir739
@abdirizakdahir739 4 жыл бұрын
Wlh been mahan markaa somalia 🇸🇴 joogay shaatigeyga si uu cadaado oo kaliya Ayaa ka fakiri jiray lkin maanta markan halkan imaaday intaa schoolka luuqada ku jiray Ayaa isla suashaan ley weydiiyay oo ley dhahay Maxaa farsamo u leedahay kabacdina afkii Ayaa juqda gabay nothing Ayaa iska soo jaray wlh xaqiiqda Ayaa ah hal qof oo dhalin yaro ah oo officie ka shaqeeyo halkan waa 2% meeshaan haweenka qaar Ayaa alxan barasho aado ragge iska daaye ragga 95% scoolada farsamada ayey dhigtaan farsamada ugu yarne 5 sano Ayaa lagu bartaa Alx ani hada mécaniciens Ayaa bartaa
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 4 жыл бұрын
Waa jiraan xaafada qaar xirfada electric leh oo hagaajiya wixii xaafada ka xumaada laydhka tvga iyo electronic kale ana filayaa insha allah inaan xirfad yeesho si aan aan uga baxo nidaamka wax xirfada ma lihi hadana shahaado jaamacad haysta hadana skill gaar ah lahayn
@sagalmohamed4971
@sagalmohamed4971 4 жыл бұрын
Masha allah walal cumar waad mahadsantahay in badan ilahey haka abaal mariyo
@kingkhalidoffcial1756
@kingkhalidoffcial1756 4 жыл бұрын
Anika waxa rajenaya inan subiyo nalal wayar laan ah wana wada mashruca walalayal masaxba masiqalat hadey saxday like sar
@iamxms5996
@iamxms5996 4 жыл бұрын
Mnsha alah Aadbaan u taaagera chanalkn❤
@bakaruulow6601
@bakaruulow6601 4 жыл бұрын
Sax waaye wlhi aniga xitaaa somalia markaan joogay tallior nimo wan ka xashoon jiray hadaneh danda waxeey igu kaliftay inaa barto harqaanimda
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Dawarle waa shaqo sxb
@mohametamiin1620
@mohametamiin1620 4 жыл бұрын
This Chanel he don't take my time but really he give me more information Masha Allah Alle hakudhiwro Cumar inshaar
@muhandasofficial607
@muhandasofficial607 4 жыл бұрын
Mohamet amin "Waxad dhahday:- channelkan waqtigeyga igama qaato lkn xaqiqatan waxa u isiiyaa Xog aad ufarabadan" Kaaga haboon luqadaada.......
@zakariaabdulle7273
@zakariaabdulle7273 4 жыл бұрын
Human resources'KU ama (dadka shaqada xirfadaha ka shaqeeya ) wadamday ku noolyiin wa wadamda ugu wax soo saarka badan Caalamka Soomalidana Waxaad moda inay dib udhac u arkaan Sida Ninka biroolaha tumaalaha iyo dadka xirfdlyda ah wa dad toodina ka tagay tii kalena Gadhi wayay. .Wbilaahi tawfiq
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 4 жыл бұрын
*_OMAR-wxd ii dhiiri galisaa sidda uu macalinkaygii NURSING CARE-ka ii dhigi jiray ii dhiirigalin jirY mrwlipa wuxuuna I dhihi jiray marwlipa oo uu chance ii hello ،،baro xirfad maalinkaad barato xirfad noocay doonto ha ahaatee wxd tallpo u sii qaadaysaa hurumtinta naftayda,, allah ha idin sharfo dhamantiin waligy idin illaabi mayo adnah allah ha-kaa jazaa'isiiyo siddaad mar walipa dhalinyarrda u grab tagan thy🙏_*
@MohamedHassan-zq8rr
@MohamedHassan-zq8rr 4 жыл бұрын
Gaal dantiisa wa yaqanaaa awal Mareykanka intu Ciraaq burburshay ayu dadkii layaayay shidaal kina dhoofsady wixi aqoon yahan ahaana dalkiisa geesty waliba kuwi yaqaanay nuyuuk leerka si ay dalkiisa wax ugu taraan Hadii dalalkii muslimka ah la burburiyay dadkooda xirfad iyo aqoonta laha lo balan qaday gaari cad iyo hanti waa yaabe dalka yaa u maqan ha dhibkan ka saarayo so jahliga iyo faqri ga iyo dib u dhaca siima siyadaayo Kwrn hadi as ber beertid hal geed kaliya u ku dhalo kadib geedkaasna u qof kaa xoogo maxaad dareemi laheed Wa tiiyo sida so kle markii dadka xirfada laha meshi ay dadkooda anfici lahaayeen ay dibadaha u hayameen
@engkhadaryusuph3537
@engkhadaryusuph3537 4 жыл бұрын
Anigu waxan takahasus 4 sano ah u leeyahay Graphic Design - Nashqadaynta Webdesign - Samaynta websiteyada Digital Marketing - Xayaysiista ama suuq gaynta casriga ah ee Internetka
@muxyodiincazka
@muxyodiincazka Жыл бұрын
Wlo makuladoo xidhiidhi kara
@suhebbarre3268
@suhebbarre3268 4 жыл бұрын
Asc walaal waxaan ku noolahay jarmalka , waxaa run ah in wadan kan laga qiimeeyo xirfada
@shirwacoogle659
@shirwacoogle659 4 жыл бұрын
Anigu timajare iyo cnc operator bn ahay ku shaqeeya mashiinada soo saara birta
@qeysmohamed4215
@qeysmohamed4215 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey Omar inshaar
@engineerabdirahmanmohamed9476
@engineerabdirahmanmohamed9476 4 жыл бұрын
Maya wallahay anaga lama helayo qof laydhka sameeya. laakiin baabuurta waa naga buuxaan iyo nijaarkaba
@sayidalihassan6770
@sayidalihassan6770 4 жыл бұрын
Haa ✋way jirtaa meel lagu barko xir fadaha 🏗waxaa na ladhaahaa xayle bariisee waa xarunta lagu barto xirfadaha👉🏘
@ishmaelAhmed07
@ishmaelAhmed07 4 жыл бұрын
Msha allah brother wlhi you gave me more courage when i am watching your videos but this video wlhi wado ayuu ii furay insha allah i am going to learn skill Many Many Thanks Brother Omar Inshaar🙏💯♥️
@drabdirahmanhalac7923
@drabdirahmanhalac7923 4 жыл бұрын
Mzha Allah wllo Omar Eebe haku xafido Aadban Ugu xumahay inaanan dadka kaa garanayn. Sababto ah wxn ka midho dhalin lahaa hadafkaygii ahaa inaan mar ku xaAL waraysto intay doontaba haygu qaadateee
@LiibaanPro
@LiibaanPro 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal ogaansho runti video gan aad buu ii caawiyay jazakal laah.
@rasheedissa2853
@rasheedissa2853 4 жыл бұрын
Manshaa allh zxp qaaliya waxaad natusisaaa fikradaha naga maqan mahadsanid📖✍
@khaalidnuur1960
@khaalidnuur1960 4 жыл бұрын
Waa run walaahi
@DhalinMedia
@DhalinMedia 4 жыл бұрын
Masha allah Wlh Waxaa tahay qofka Kaliya Ee Marka Aan muuqaaladiisa Daawado Isu Badalo Allaha kaa Ajir siiyo 👌🙏👌
@mustafhassanali8297
@mustafhassanali8297 4 жыл бұрын
Masha allah legend keep going marna hajoogsanin guul iyo gobanimo her iyo habiin waan ku taageeraa🤙🤙🤙🤙🤙
@xasanyare2697
@xasanyare2697 4 жыл бұрын
Cumar inshar walaal dar Alle baan kuu jeclahay noo sii kordhi dhirigelinta
@Hadyad1
@Hadyad1 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا استاذ عمر إ نشار Mahadsanid❤ Thank you❤with your efforts.
@MusseMNur
@MusseMNur 4 жыл бұрын
Wxaaas oo dhan xabbad kama aqaaani, wuxuunbaan bartay aqoonta ku tacalluqda qalinkaniyo qoraalka.
@adambashir2270
@adambashir2270 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@zainabmilaano2011
@zainabmilaano2011 4 жыл бұрын
Alxamdulilaah Xirfado badan ayan haysanaa kaliga in Shahaadooyin u helno ayaa dhiman 💪
@kalkaalisocaafimaad7408
@kalkaalisocaafimaad7408 4 жыл бұрын
mhdsnd wll inbdn ayaan sugaaye mowduucaan runtii ajar allaha kaa siiyo maalin ayaan ka daawaday baraha bulshada wiilal xirfad u leh qaababka loo hagaajiyo digsiyada ama dhariyada (tumaal) waxeey ka cabanayeen dhalinyaradaas in la yaso bulshada dhaxdeeda aaysan waxbo ka ahyn gabdhaha xitaa loo diido aad ayaan uga xumahay nin kuu sameeyay digsigii aad wax ku karsan lahayd in la yaso cajiib !!! bulshadeena inta bdn ma fahamsano xirfada qiimaha aay leedahy.
@SONCARTE
@SONCARTE 4 жыл бұрын
Waa run lakin waa wax loobahan yahay in bulshadu u kacdo Lana ilobo fikirka qadan ee laga aminsnyhy xirfadaha😇
@mrfuga6041
@mrfuga6041 4 жыл бұрын
Bulshadu haday arinkan ku kacan waxan huba wlhi inan wakhti koban kaga baxayno dhibta haysta wadankena oo aan waliba wakhti kooban hormar ku gadhayno kaliya xirfadahas hadi labilabo!
@mohamedsaed2895
@mohamedsaed2895 4 жыл бұрын
Haaa wlhi macal hadad ku shaqaysanan macal malin nad lacag laga qadilaha ayad ku samaysanaysa
@alfanaandhoolayare4457
@alfanaandhoolayare4457 4 жыл бұрын
Waa Run ANIGA AhaN waxaan Aqaan 5 XiRfaDooD .1.BoloMin .2.NijaaR.3.photogrphy.4.wasTàD.5.DiRawal.Xqiiq wallaaHay Waan Qabankaraa 5shataba.waana Jecelay Inaan Sii Wado Xirfadahay Ga .
@bilecali6813
@bilecali6813 4 жыл бұрын
Dhalin yarada tan waa mid Aad ayay is kaga way nay siyaan farsama da gacan ta badanaa kagaranaya na way ba kucayaan waa wda xafis suga yaal ayaa lays odhan kra waa yab ka yaab ki
@momo2k233
@momo2k233 4 жыл бұрын
Asc please walaal waani dhaliinyarada uguna cel celi inay xirfad hadaan ❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙💙💜💜💜💜💜💜💜
@anasmohamed6475
@anasmohamed6475 4 жыл бұрын
Inta xilli saq dhaxe daawaneeso muuqaalkan LIKE saar
@zakidfarah5752
@zakidfarah5752 4 жыл бұрын
Walle wa mawduuc xasaasiya masha Allah
@aflaankuxiisokaliya3034
@aflaankuxiisokaliya3034 3 жыл бұрын
Maya
@haaruunmacruuf7292
@haaruunmacruuf7292 4 жыл бұрын
Masha Allah xirfadu waa muhiim runtii
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 4 жыл бұрын
Al_xamdu lillaah waxaan aqaan xirfada timo jaraha iyo xirfad macalinnimo Intaasna igumana filno waxaan isku dayi doona inaan balaariyo xirfadeeda
@hamzemohamed3314
@hamzemohamed3314 4 жыл бұрын
May, cid hagaajini karta ma jiirta. Lakin waxa lahelaya qof soiibiya!!
@nejibhassan4881
@nejibhassan4881 4 жыл бұрын
Mansha allah
@goleinc1818
@goleinc1818 4 жыл бұрын
Waxaan aqaanaa xirfada computer programming ( web development ) alx waan jeclahay shaqo iyo hal-abuur
@daaci23
@daaci23 4 жыл бұрын
Omarow aniga ahaan waxaan aqaanaa 2xirfadood midwankushqeystaa hada midna wankushaqeysanjirey
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 4 жыл бұрын
Xirfadu Waxay Muhiim u tahay Qofka Siduu u maarayn lahaa Noloshiisa,Easter European ama Yurubta Bari dhalinta ka Timaada Xirfadahoodu way Badan yihiin,tusaale Electrician,plaster & Builders👷‍♂️ Qof kaliya Ayaa Yaqaan!!?
@cabdifataaxxasan7544
@cabdifataaxxasan7544 4 жыл бұрын
Asc cumar isk wrn wll mawduuc muhiimaad ka hadashay mahadsanid.sheekho ku saab san ahmiyada xirfadu leedahay waxaa wiil yar oo aabihii xirfada yaqaano sida albaabada loosameeyo iwm dadkuna may kala heli jirin oo kuyuu ayaa looso gali jiray lkn wiilka yari wuu necbaa farsamada qacanta maalib maalmaha kamida ayuu aabihii geeriyooday wiilki yaraa wuxuu ku qasbanaady in uu reerkii u shaqeeyo lkn xirfad magaranaayo wuxuu ka qoomameeyay fursadii dhaaftay ee ahay inuu aabihii xirfada ka barto wuxuu ku calaacalay (Talo iskuma kaa sheegto)
@salmanmoha2038
@salmanmoha2038 4 жыл бұрын
Germany joga dhalinyarada waxa lagu khasaba! Ausbildung __in la sameyo wa xirfada Ana hada waan sameya🙏
@cabdinuurawaadan9053
@cabdinuurawaadan9053 4 жыл бұрын
Barnaamijkii jumacaha Aawey ma.iskadeyday Inshaaaar🙋‍♀️ Ogaansho
@daahirabdi4182
@daahirabdi4182 4 жыл бұрын
وأي نهكة( راحة) لحياة لا إنتاج فيها إنها والموت سيان. شكرا جزيلا سيد عمر
@munasheikh7214
@munasheikh7214 4 жыл бұрын
Dhalan yaradeena weeyba ka faanan in eey dhisaan xata guryaha ama fuundi waxad moodaa in eey hal qabiil lagu takoorayo 😏😏
@rashiidofficial9447
@rashiidofficial9447 4 жыл бұрын
Waasax wallhi sxbey
@Taliye-7
@Taliye-7 4 жыл бұрын
ugu yaraan 3 xirfadood baan leeyahay hada waxaana jeclahay ugu yaraan 6 xirfadood in aan yeesho aqoonta jamacada maanta waxaa kafiican xirfad yar oo wakhti yar iyo lacag yar kaaga baxdo mahadsanid wllo omar horay u soco
@adnacardib7879
@adnacardib7879 4 жыл бұрын
fiicnaan lahayd hdii ay soomaali noqon lahaayeen adiga oo kale waxaan daawaday mawduucii kasheegeenayey soomaali mamalaa'ikbaa hdaba waxan weydiiyey ardayda schoolka ila dhikata waxaan kuiri soomaali yeey yihiin ama halkee kasoojeedaan waxey badankoodaa ku jawaabeen carab,carab ayaan nahnay waa lamurmay aniga uun baa daalay markaa ilaah baan karajeenayaa wax khayr qaba inshallah
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Waxaan ahay qof dhameeyay bach IT maantana waxaan aqaana XIRFADA Fadhi sameynta waana ku shaqeeya farsamada Fadhiyada guryaha la dhigto xarunteena wa SHIIRKOLE wa inoogu iman kartaa mahadsanidiin
@kaftaniyomadadaalo3931
@kaftaniyomadadaalo3931 4 жыл бұрын
Wa barnamij cajiib ah mudana in laga faideysto
@hajjiali9728
@hajjiali9728 4 жыл бұрын
M.A Mr Omar Inshar waad mahadsan tahay mudane waxan jecelahay muuqaallada noocaan ah ee ku saabsan kawarranka xaqiiiqada qaab nololeedka iyo run isku sheegidda, Mahadsanid Kuwa lamid ahna waan kaa sugaynaaa Marwalba جزاك االه خيرا.
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Dhalinyaro 2024 yaa la idinku gaarin adinko xirfad lahehyn wax uun sameya aniga hada wax bilabay vedio editing🎞️
@saxarlaelmi571
@saxarlaelmi571 4 жыл бұрын
Wiilkeyga aan eedada u ahay waa 12jir wuxuu noo saxaa tv-ga iyo nalka. Baaskiilkiisa wuu sameystaa. Geedka marsha biyeedka laamiga caruurta ku cayaaraan isaga ayaa sameysta. Alxm alle ha daaye waan ku farxaa markaan arko isagoo wax sameynayo. Maxamed eedo soo weynow.❤❤❤
@abdirsaaqmohamudyasiin5107
@abdirsaaqmohamudyasiin5107 4 жыл бұрын
Wll dadka soomalida ah ma yaqaanan luqada English ka wax walbana waxay ku qoran yihiin English mana jiro KZbin channel soomali ah oo si fiican dhanka technology yada wax uga soo gudbiya
@madaromar9660
@madaromar9660 4 жыл бұрын
🤗👊Waxan ahay Qof aad u jecel farsamada Gacanta Balse Fursad aan ku barto uma helin Balse hadda ayaan rajaynaya inan Barto dhawr Farsamo Gacmeed. Insha allah
@kawsarkhaalid7144
@kawsarkhaalid7144 4 жыл бұрын
Jarmalka baa jogaa Xifrad badan baa ka bartaY Dadka cadanka ah wxy bartaan xifrado bdn wxy KU Leyihiin zhaqo walba waa in aad qaban kartaa✍️ Zhaqo La,aan maba noqdan dadka xifrada leh Soomalida badana ma jcla xifradaha Yar Yar🤔waaa doqomo Qofka sidas aaminsan
@hassannabiil2078
@hassannabiil2078 4 жыл бұрын
Soomaalideena kuligeena waxaanu rabnaa inaan xafiisyo wada fariisano.
@abdirhmaanomer8803
@abdirhmaanomer8803 2 жыл бұрын
Omar inshar .. su ala ban rabay.. maad isku wadi karta dhawr xirfadood adoo Midkastaba wakht gaara dhiganeya
@malaak10le
@malaak10le 4 жыл бұрын
Masha allaah Ustaaadi جزاك الله خيرا😘
@abdihakimhassan5761
@abdihakimhassan5761 4 жыл бұрын
Alhamdulilah waxan kunolahay dalka jarmalka 3 sano ayaan barta Habka biraha loosameyo 2 sano waan dhameyay halsanana iihadhay
@maxamedismaacil5321
@maxamedismaacil5321 4 жыл бұрын
Wll kaso hadal sonamigi Indonesia
@waaciyechannel8748
@waaciyechannel8748 4 жыл бұрын
Barashada xirfada video editing halkaas ka baro oo KZbin ku qor GARAADSO
@elmastrocopra2089
@elmastrocopra2089 4 жыл бұрын
Reerkenu waa reer cilmiga aad ujecel kuna fcn mid walba oo naga mida wuxuu gala kaalmaha sare 1ama 2 ama 3 anaa reerka udamiinsan aniguna 10 ka hore kama boxo 5 ama 6 meelahas ayan gala waxan jeclahy xirfadaha gacmaha laga qabto waxay doonto ha ahato qoyskayguna waa dad iska danyar ah lkn hadana kibir badan waxan damcay inan kharkhaan barto waa laygu qoslay ma garanayo waxa ka khaldan wlhi somali waa kibir soconya lkn kama yeelayo haday raban hay baaciyaane😂😂😂😂😂
Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |
24:10
OGAANSHO
Рет қаралды 75 М.
Koorso Xirfadaha Ugu Lacagta Badan.
44:56
Warsame Bade
Рет қаралды 47 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,8 МЛН
Dareemida qiima la aan | waxaad tahay ma taqaanid ? |
11:44
OGAANSHO
Рет қаралды 181 М.
Ku Baro Xirfad 2O-Saacadood  (The First Twenty Hours)
17:55
Macalin
Рет қаралды 138 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 141 М.
Xoogga Saar 2020 | 5 Qodob Oo Muhiim ah | inta aadan cirroobin
12:42
Sida madaxda iyo maal qabeenada | talaabooyinkaan raac |
10:56
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
6:58
Warsame Bade
Рет қаралды 20 М.
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26