Dhulbahante hargeysay nala joogan oo wllhi iyogo meherada ku haysta cid la hadasha ma jirto iyago la garanayo wxas wuu ku qudhabanaya xilabn ku sheegayasi
@mussejama3113 күн бұрын
Kow::Maqaayada kornayl cumar canbaashe
@axmadibrahin4573 күн бұрын
Waaa xildhibaanka kaliya ee somaalilan ugu caqliga saaxiibka u ah
@choukriali17103 күн бұрын
Laxdardarab
@muxammad24133 күн бұрын
ASC, Labba dhibcood, Oo hallis ah baad xildhibbaanka ku qabbatay, Waadna ku saxantahay naqdinta, Waayo waxa muuqata durba in ay cayayaankii waddanni u duul- duullayaan, Sidda cayayaankii kulmiye oo kalle, Xukuummadda cusub ee waddanninna ha iska illaalliso cayayaanka nuucan ah, Lanna midka ah kuwii kulmiye roggay. Wa BILLAAHI tawfiiq.
Kan waa in sida ugu dhaqsaha badan loo xidhaa? waxaan farayaa xeer ilaalinta qaran iyo cidkastoo ka damqaneysaa anshax xumada kala fogeynta dadka wadaa waa inla xidhaa noocan
@rodaahmed1983 күн бұрын
Horta waxaan idiin suaale xisbiga wadani maxa wixii jahiil iyo dibjiir somaliland joogay maxa ciiro ku uruuriyay? taloow Dawlada uu soo dhiisi donaana maxay noqoon cajaaib sheekhow allow Somaliland uu gargaar argaagixiiso iyo waxaan dhamin aya majaraha u qaban doona hada wixii ka danbeeya
@Ss-kl1hz3 күн бұрын
Waa nasiib daro weyn in noocan oo kale loo doorto baarlamaanka Jamuuriyada Somaliland. Xil-kas ma ahaa, siyaasina ma ahaa. Qaranka jamuuriyada Somaliland ayey u talaa sidii ay isaga qaban lahaayeen noocan oo kale.
@abiibabiib41083 күн бұрын
Kanyar ee Ciyaala Tuulaha ah waa in Golaa wakiilada laga saaro isaga iyo kuwa la midka ah.
Kuwa reer Somalia ee maxaabiista si gaar ah ayaa loo eegayaa, laakin kuwa reer Somaliland ee reer Lascanood iyaga si ka gaar ah kuwa reer Somalia ayaa loola dhaqamaya. Kuwa Golaha Wakiilad iyo xukumada kuwa ka tirsan ee tegey Djibouti haddii ay xukumad jawaab ka bixin weydeyo, waaxaa shaki gelinaysaa in wax ka jiraan wixii la sheegayey.
@NourOday-m6r3 күн бұрын
Xaaji basar youtubarka ugu runta badan ugu aftahansan ugu muxallilsan yahay maygu raacsantihiin ka ugu beenta badan idinkaa sheegi doona
@MustafeAhmed-v8h3 күн бұрын
Niyow dhulbahante asxab badno hargaysa wada jogna wlhi inan cidi sida u egin qarba boolisa joogo
@ابومحمد-ن7خ9ن3 күн бұрын
Alla ilmahaa necbiyee aragiisa iyo odhaahdiisaba qofkan waxu cadaw ku yahay qarankii lo dhaariyay
Waa runtii. Dhulbahnte Way ka buxaan hargesia iyo burco. Waayo Isaaq waa dad ladhex noolaan karo. ILaahay ba sidaas uu barakeeye dhulkooda@@awiladen7814
@saxardiidjamac30163 күн бұрын
Ciro wuu joogay dalka waanu la socday siyaasada iyo waxa ka dhacaya gobolka shirkana wuu ogyahay waxa lagaga hadlayo ciro waxa ka muuqda wixi lagu xamanayey ee midnimo Somali in uu aamin sanyahay maanta sida ay wax u bilaabmeen waxa lagu eedayn jiray waa run ciro s/land wuxuu ku wada godmadow ee Hallo diyaar garoobo
Gudoomiyihiisu waa faratiin oo minska u gu dhufts dymubowsyn oo narkay buuqaqn hal mar gig ugu siiyay oo shib kaga Wada dhigay markuu leeyahay islaan habar yoonis sabaan hore gunta ka riday Baan qariyaa mid cuqdadaysnan baa korisay kan ciil buu hadalku ku dhagaa
@XasanNuux-ks3jr3 күн бұрын
Hooyadii ma inanyar oo la isticmaalikaraa adeer ayaaban unoqone
@baabuli87623 күн бұрын
Waar kaasi wax jira maaha haba soo qaadin mid maaha nin kaa xildhibaanka ah dhan aan u qaado waan garan waayay waxan is idhaa halkuu u shaqeeyaa uu xildhibaan ka yahay waa nin markaste carabka cadawga ku tageera oo somaliland hoos u dhiga marwalba
@AhmedIsmail-x7g3 күн бұрын
XILDHIBAANKU ISKAMA TAGIN EE YAA DIRAY ????
@afrahap44063 күн бұрын
Subhanallaah
@HiboNour-oe5xm3 күн бұрын
Indr ha daalin wadani somalia way la socodaan
@salaxmaxamedcismaansalaxma29293 күн бұрын
war mala wamidgan jamac siyad hablohudu guriwalba wayjogane hoyadi halahubiyo