waxaa xafadayda kudhacay danab roob wanan kanoolahay gurmadki dhakhtarka wayna maanu helin khadra

  Рет қаралды 7,089

Aayatiin Tv

Aayatiin Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 10
@B.abokorAderea
@B.abokorAderea 2 ай бұрын
Waa qof wax AANAY aqon ka shekaynasa,qaabka eray bixinta AYAA ka lunsan so jeedinta hadalka iyo dhacdada waa kala noc
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
mahadsanid wll waa in la damiyaa Telefoonada marku roobku da'yo waa khatar. dadkuse mawada oga. Waan la sameeyaa wacyi gelin badan insha allah.
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Alla jaahi niimdu xuuma haadiiba cirku onkod iyo hiilaca biixiiyo waa laa daabiiya waaxa kaasta o Elgitarrer yaa
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 2 ай бұрын
Guriga waxa lagu xidhaa bir dheer oo guriga Ka dheer birtaasaa qabsata danabka iyaduun buu hoos u raacaa
@CabdiraxmaanCismaan-j2t
@CabdiraxmaanCismaan-j2t Ай бұрын
Moobilada wa in laga fogeeyaa caruurta yaryar maskaxdooda ayuu wax yaalaya taana ogaada
@roodanuur461
@roodanuur461 Ай бұрын
Idiinka is diiley telefonen kaa laa daabmiya meel waalba koorantaada laaga saara daabaka
@sismail120
@sismail120 2 ай бұрын
Soomaalida looma waramo hadii aanay famlygaaga ahayn waayo?waa noocan oo kale wax iska qor qoraaya ee dadka dhibaatada ku dhacday ku wiirsanaya, waar isla yaaba oo dadka nabad geliya dugaagyahow
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 2 ай бұрын
Waala duubaa buste iyaa lagu duubaa iyo waxii maryo kugu dhaw
@Waano-x9
@Waano-x9 2 ай бұрын
Qof soo jeeda. Oo riyoonaaya 😂😂😂😂😂
@ibraahiimali7688
@ibraahiimali7688 2 ай бұрын
Biriqda roobka goormey noqotay wax istaagaayo oo hakanaayo waliba la daabanaayo walle waa sheeko cusub😂
reer burco riwaayad ku karbaashay xisbiga kulmiye
13:04
Aayatiin Tv
Рет қаралды 5 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 7 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
CAN YOU DO THIS ?
00:23
STORROR
Рет қаралды 47 МЛН
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 265 М.
DOCTOR-KII MAYDKA BADHAYEY EE LAKULMAY MUCJISADA!@sawdamqaalib
38:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 301 М.