WAXAAN DIB UGU LAABTAY NOLOSHA KALINIMADA IYO TURKIGA BYE BYE MUQDISHO

  Рет қаралды 151,663

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

Күн бұрын

Пікірлер: 223
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
Nabigii ugu dulqadka bdna ugu khayrka bdna ugu naxariista bdna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (ﷺﷺ) igula salliya subanah 🥺❤🤲
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Maryan walal subscribe isaar
@abdirahmam
@abdirahmam Жыл бұрын
The personal over the knowledge able the most shine all created ﷺ ﷺ ﷺ
@DeeqMaalMedia10
@DeeqMaalMedia10 Жыл бұрын
Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ like sara💔🤲
@sabaadchannel9432
@sabaadchannel9432 Жыл бұрын
Qoraalkeyga qofkii arko qabrigeena Allah hainooga dhigo beerbeeraha janada kamida amiin dheh ♥️♥️
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Sabaad walal subscribe isaar
@nafisonalkaofficial9930
@nafisonalkaofficial9930 Жыл бұрын
Aamiin
@xikmadoTube
@xikmadoTube Жыл бұрын
Ha sii eegin dib iyo wixii tegay, ma jiro qof orodka guulaysta isagoo xaga danbe eegaya. ❤️🙏😇
@shukriqasim6992
@shukriqasim6992 Жыл бұрын
Mansha allah gabadh hoyadeed unoshahay ilahow kudaa hooyo mcn ani iyo inte ila mida hoyadood dimatay ale haunaxaristo amiin hooyo mcn I miss you
@nasriitaofficial5857
@nasriitaofficial5857 Жыл бұрын
Ameen abyo
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
@@nasriitaofficial5857 walal subscribe isaar
@Janno66
@Janno66 Жыл бұрын
Nasraaay nasab baa tahoo Waxaa tahay nuuriyaaay Nalkaa ifayaaye ee Aduunkaba nuuriyee❤️🤎 (Safar salaama abyo)❤️🙏
@user-mo7hn6gn9f
@user-mo7hn6gn9f Жыл бұрын
Allah abayo diyaarad iskuguma kalsooni lkn Alxamdu Lillah hadda tagtay ❤🇹🇷🇸🇴🤍🥰🥰🥰🥰 Allah wuu naxriis badan yahay wuu u kaadiyaa adoonkiisa 🤲😥❤
@fardowsasalaadhaidar5346
@fardowsasalaadhaidar5346 Жыл бұрын
Masha allah xpptii nasra ilahay waxbarashad haku fududeyo si nabad ah familkada ugu so laabo insha allah ❤❤❤❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Fardowsa walal subscribe isaar
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 Жыл бұрын
Nasra xaajigina ma jamacaduu ladhigtaa
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Жыл бұрын
Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 Жыл бұрын
Wlhi waxan aad ujeclhy inaad family kaga lajoogto marki dhahday aad ugu farxay hadane cidla cidla daremoya ilahey hakusofududeyo insh allh si qurux badn ilahey hakugusodhameyo qof walbane wuxu jecelyahay ilahey hasiyo
@asmasombeauty9160
@asmasombeauty9160 Жыл бұрын
Mansha allah abayo❤illhay ha ku fududeyo safarkaga
@fatushhassan6190
@fatushhassan6190 Жыл бұрын
Nasro abayo icaawi lacag aan ubaahanay igu cawi illaahay miraadkaga haku sahlee
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Fartush walal subscribe isaar
@aminomacalin5522
@aminomacalin5522 Жыл бұрын
Asc msha allh abayo Aallhkuxifdo waan isdhahaayey kaqebgal tijaabi tayad karintaad qebta gadhah sogaayey xubi wabatagtay dhibmaleh allehaku dhoowro
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Safar salama Allaha ku yeelo walashena Ado nabad ah family gaga Allaha kugu so Cesho insha Allah
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Nasroy masha allah caato ayaad noqotay riyadii ku rumoday mesha allah sas lee ahaw quruxey Intan waa halkii ugu quruxda banned normal ayad thy❤️❤️❤️
@dahrannoor7522
@dahrannoor7522 Жыл бұрын
Masha Allah
@Jabir_moh
@Jabir_moh Жыл бұрын
💚💚💟💟💟💟 Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 💚💚💚💟💟💟💟
@Ladancidin1
@Ladancidin1 Жыл бұрын
Asaxaapay fadlan waa iga codsi si aan Balanqaadkii ayaaniita ugaarno fadlan subscribe isaara 50k igaarsiiya mahadsaniid 🥹😭🙏🏾
@bushracabdulecilmi2364
@bushracabdulecilmi2364 Жыл бұрын
ilaahay ha ku fududeeyo waxbarshadad iyo wahlahaaga kale
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Bushra walal subscribe isaar
@ayanabdulahi7542
@ayanabdulahi7542 Жыл бұрын
Walahi wan ❤iska kajecely blase maogen ina wax iskunhay❤ hadn ogady ina qarbo❤ nahay layab bey ilanoqtay❤❤ mashallh horoy u ♥ ❤ 💖 soco 🤍💚💙
@indhojano1250
@indhojano1250 Жыл бұрын
Abaayo ilhy hakugu anfoco cilmigad bartay walhi anigu aad baan u jecelhy inan jamcad ka dhigto turkiga lakin izma lhi way ku surta gelay ☹ mazha allh adig abayo wakhtiga ku saciday👍
@ifraaxayaanle736
@ifraaxayaanle736 14 күн бұрын
Mashaa allaah alle haku xifdiyo goorwalba queen🎉❤❤❤
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 Жыл бұрын
Masha Allaah tawarikallaah🙌🥰✨👏
@muktardhancade526
@muktardhancade526 Жыл бұрын
Nasra waxatahy qof aanntaagero alle ha ku barakeeyo
@sayiddaud4
@sayiddaud4 Жыл бұрын
Msha Allah salaama my dear sister Rabbi ha ku nabad yeelo I have respect full guuleyso wll qalbi
@mahther2487
@mahther2487 Жыл бұрын
Alle hakugu amaansado meelwalba my role model nasradeena Pinka igu qabo
@hanuuzmaxamuud808
@hanuuzmaxamuud808 Жыл бұрын
Mash allh meel kasto farxad kujoog abayo hormar wacan
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Abaayo Allha ku Nabad geeyo ado cafimad Qaba
@shacnicabdiraxmanyasin967
@shacnicabdiraxmanyasin967 Жыл бұрын
Nasro abtidoon abyo mcn meel walba aad tagto ilahy haku aman sado xbbti
@ZakarieMohamud635
@ZakarieMohamud635 Жыл бұрын
Alla gabdhaha somalida caafimad sii waa dadka kaliya ee kalinimada ku faraxsan gabdhaha caalamkana wey ka duceestan kalinimada ragooda ayee qiimeeyan allow doqonimo hana badin dumarka somalida wey ku dhasheen doqonimada iyo dabaalnimada
@mahamoudkhairehhassan1120
@mahamoudkhairehhassan1120 Жыл бұрын
Masha allah waxbarashadaa ayaa mihima wll nasro keep going
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Mahamoud walal subscribe isaar
@mahamoudkhairehhassan1120
@mahamoudkhairehhassan1120 Жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 marhaba wll
@naciimacabdirashidibraahim4035
@naciimacabdirashidibraahim4035 Жыл бұрын
Wllo Qiimopadn nasra quruxbadn wn kujeclnhy xbbt ilaahy hanokadyo🥰🥰🥰🥰
@umulcimran1821
@umulcimran1821 Жыл бұрын
M.a walshy NASARA safar khayr qaba walhi dar ALLH aynku jecelhy allh haku xiftiyo wll
@fartunriyo8307
@fartunriyo8307 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂allah nasro fulay sanaa filin madaa wanaayi ay taaganthy 😂😂Masha allah saaas baan kaarabaa😊❤
@sandheeredini1531
@sandheeredini1531 Жыл бұрын
Diyaarad safar ku fiican ma raacin turki airlines aaday ugu xun tahay safarka dheer safarka dheer waxan ujaclahay Qadar airlines iyo Ethopia airlines
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥
@riyanxaaji5707
@riyanxaaji5707 Жыл бұрын
Msha allh gabr kartileh
@ibnumaxfuud
@ibnumaxfuud Жыл бұрын
Masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon 🥰 ❤
@Ibrahimmohamed-tk9jm
@Ibrahimmohamed-tk9jm Жыл бұрын
Waa iga qoslisay wallaahi funny aa tahay
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Ibrahim walal subscribe isaar
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v Жыл бұрын
ي قلبي انا بسلامه ان شاء الله
@rashkacsc9089
@rashkacsc9089 Жыл бұрын
Mash Allah wlshy mcn nasro Alle ku xafido
@roodamuse3257
@roodamuse3257 Жыл бұрын
Alx marhadad nabad tagtay wall nasra caday horay usoco
@4ALone4ever
@4ALone4ever Жыл бұрын
Vlog iyo routine badan insha.Allah kaa sugeyna cafimaaad taaam ah saamii
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 Жыл бұрын
Masha alaah
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
@@fttytuthrutty1172 walal subscribe isaar
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Nasro walal subscribe isaar
@faadumaabdalla6384
@faadumaabdalla6384 Жыл бұрын
Ana ugu horeya cawa nasraay
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i Жыл бұрын
Markaana ? Tuugsiga iska daa
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Masha allaa quruxey il xun kuma aragto sharafey 👍🥰🥰💖
@ifraaxcali4797
@ifraaxcali4797 Жыл бұрын
nasra abtidoon walal ilahy haku barakeyo gabadh kula mida somalida way kuyartahyr
@baarliinaofficial7305
@baarliinaofficial7305 Жыл бұрын
Masha Allah sister ilaahey kunawad geeyo soonoqo adoo caafimad qabto insha allah miss you ♥️
@asmitaahmed241
@asmitaahmed241 Жыл бұрын
Keep going l love you so much ❤️🤲
@freshlygaming6258
@freshlygaming6258 Жыл бұрын
Mashalllaaah
@idirisakram7170
@idirisakram7170 Жыл бұрын
Allah ku nabd geyaa wlshei
@axlaanali1041
@axlaanali1041 Жыл бұрын
War mahesna kualaha labo nina turkiya dhexda kagalay so funny wlhi sa uqsolayeyberka ixnunay sheka horey igu dhacda isoxasusisy😂❤❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Axlaan walal subscribe isaar
@aragsanchannel5840
@aragsanchannel5840 Жыл бұрын
MashaAllah,Somaliyey 1k igaarsiya
@shukri4250
@shukri4250 Жыл бұрын
Ma sha Allah
@Abdullahidahir743
@Abdullahidahir743 Жыл бұрын
Beautuful vlog sister thanks
@xasanjeecel115
@xasanjeecel115 Жыл бұрын
Nasra wallo wan ku slamayaaaa si gaar ah iila soo xidhiidh
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic Жыл бұрын
MashaAllaah hadii ilahey ku nabad keenay🥰
@sadiahusein9720
@sadiahusein9720 Жыл бұрын
Mashaa allah abayo alaha ku xiftiyo
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Sadia walal subscribe isaar
@hawayarrow7814
@hawayarrow7814 Жыл бұрын
Walashey Nasra Wlxi I like You
@roodadaauud6931
@roodadaauud6931 Жыл бұрын
Illahay nabad hakugu geeyo wll
@abukarsh.abdirahman582
@abukarsh.abdirahman582 Жыл бұрын
Nasro, waxaa tahay macalimad wax badan aan ka baranay
@faadumoqueen6589
@faadumoqueen6589 Жыл бұрын
masha allah hore usoco abayo guul ayan kurajeyna
@kaltuunabdii7448
@kaltuunabdii7448 Жыл бұрын
Wlhi wa yabnhy jamacada cunada sh la barnayo mxy tahy cajib oo ma KZbinka ka baratid hhh lacagta familyga Laga dhamyn show dartis😂
@balqiis1902
@balqiis1902 Жыл бұрын
Inaa niman la fariisataa faan umaleysay subxaanalah
@Aragzan371
@Aragzan371 Жыл бұрын
Wcs M.llh quen waxbarashada allaaah hku fududeeeyo 💖👑💯❤💖
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Iqro Ibrahim walal subscribe isaar
@faadumonuur3389
@faadumonuur3389 Жыл бұрын
Masha allh
@faraxabdalla4596
@faraxabdalla4596 Жыл бұрын
Masha allh qaali ina adeer💕
@yasirasaleban6152
@yasirasaleban6152 Жыл бұрын
mansha Allah
@dekasango3217
@dekasango3217 Жыл бұрын
Wll nasra waxad tahye quuf an ku fanu ilahye haku xafido
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 Жыл бұрын
xalan transit ku ahaa jam miiran buu ahaa airport ana yaabay waxan is iri dadkan ma lacag la,aan bay ku dhoofayan
@barkaabdullah9413
@barkaabdullah9413 Жыл бұрын
Reer badiyonimada mxa Wye oo calzada gedigedi mxa ugu gashatay turkish weligeed ey dhiban alaabtaas cuntadoodana waa tan ugu fiiran ee yaa lagugu yaabin
@suheylaaxmed820
@suheylaaxmed820 Жыл бұрын
Asc walahey hooyo ayaan ahay waxa idinka codsana inaa iiso duceysaan 5caruura heystaa alx lkn dhibkeyga waa daruufo isoo wajahay ilmeheyga xitaa wax barasho uma awoodo macalinka dugsiga wuxu idhahay ilmaha hadii aadan lacag heysan ha iisoo dirin iskuulna warkiisaba daa marka aabohood ayaa wax walba uqabnjiray lkn miskiinka shaqo maheysto iiguso duceeya ninkeyga shaqo iihelo wlhi waa xanuun ilmo yaryar iyo shaqo la.aan blz walalehey ducadiina allaha ii aqbalo 🙏🙏
@latifamussa4979
@latifamussa4979 Жыл бұрын
حمد علا سلام. Soo now adoo nabada❤
@xalimocumar8766
@xalimocumar8766 Жыл бұрын
Masha alh alh kugu dhoowro meel kastoo aad tagto abayo
@faizamohamed1088
@faizamohamed1088 Жыл бұрын
Maasha Allah Allah ku xafido 🥰❤
@shukri4250
@shukri4250 Жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo abaayo 👑
@suumisiman3675
@suumisiman3675 Жыл бұрын
Meel kasta farxad ku joog xbibti❤🥰
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Suumi walal subscribe isaar
@awdalstar
@awdalstar Жыл бұрын
Marka hore meher shardi miyaa lagu qabay. Kalinimadu waa maxay
@cabdiraxmaanNajax
@cabdiraxmaanNajax Жыл бұрын
Mash Allah wllo ❤ 💖 💓
@caaishabakar8552
@caaishabakar8552 Жыл бұрын
Illahay nabad haku geeyo xapipti ilove you abaayo
@nagmaabdi4523
@nagmaabdi4523 Жыл бұрын
Macaney kaliga ma tihid alllh ayaa kula jiro😍
@caishoabdulahiaxmed2856
@caishoabdulahiaxmed2856 Жыл бұрын
Turki wa jclan lahy ina tago lkn.......
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Caisho subscribe isaar walal
@caishoabdulahiaxmed2856
@caishoabdulahiaxmed2856 Жыл бұрын
Ku saray shrfy
@sahuur3269
@sahuur3269 Жыл бұрын
Abaayo caailo maku nolaankartaa inaa uso guraa rabaa jamacadeeda raqusmiyaa ciyaalkeygaa urabaa sacudigaan jognaa
@rukiaruuru4377
@rukiaruuru4377 Жыл бұрын
@@sahuur3269 abayo meshas jmcd raqiis majirto nolosha iska macqul Lkn waxbarasho raqis maaha
@bidhapesgaming8457
@bidhapesgaming8457 Жыл бұрын
@@rukiaruuru4377 dadka beenta ka daa jaamacada waa raqiis wll waxaa lacag ah only kuwa private ka ah
@deeqomaxamud8366
@deeqomaxamud8366 Жыл бұрын
Hambalyo abaayo ale haku amansado noso labo ado nabad ah
@nimcomaxamedsigad5235
@nimcomaxamedsigad5235 Жыл бұрын
Abaayo ilaahay haku xifdiyo
@asiilosiidow2413
@asiilosiidow2413 Жыл бұрын
Maasha alaah lkn mukuu dhamaanin miyaa jaamacadaada mise dalxiis waaye quruxeee
@rukiamohamed4014
@rukiamohamed4014 Жыл бұрын
Nice vlog ilaahey ha kuu fudideeyo waxbarashada
@umumaryamaamaxamed4126
@umumaryamaamaxamed4126 Жыл бұрын
Masha allaah wll alle ka dhawro
@AhmedHussein-vp2hy
@AhmedHussein-vp2hy Жыл бұрын
Masha alah
@hawayarrow7814
@hawayarrow7814 Жыл бұрын
Jazakalallah
@ismahanhassan7614
@ismahanhassan7614 Жыл бұрын
Wcs xbbti safarka kuu fududeeyo soo dhowoow Istanbul baan kugu sugeynaa naftirkeyga 15 beri Lee joogaa turkiga istanbul
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 Жыл бұрын
Asc imisa saacadood baa usocoteen turkiga?
@najmaalihussein_koos
@najmaalihussein_koos Жыл бұрын
Diyaarada hakugu gadoonto waaye wlhi same nahay😂
@deeqoalishire7744
@deeqoalishire7744 Жыл бұрын
Mashlaah nasro cadey hore usoco
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Жыл бұрын
Deeqo walal subscribe isaar
@Gobaad41
@Gobaad41 Жыл бұрын
M.a gabar kudayasho mudan
@hassansharkmarke4611
@hassansharkmarke4611 Жыл бұрын
Mashaallah
@inakhaliif788
@inakhaliif788 Жыл бұрын
Nasra ilaahay naval hakugugiyo
@ruqiyoshcali5124
@ruqiyoshcali5124 Жыл бұрын
Sigara kugu so duceyay my queen nasra qalbi dahabey🤲🥰😘❤
@fartuunahmedsaafi6016
@fartuunahmedsaafi6016 Жыл бұрын
Safar salaamo abayo mcnto Nasra abtidoon ❤❤💓💓💓💓❤❤❤
@maryanmaxamuud3228
@maryanmaxamuud3228 Жыл бұрын
Safar salama xabiibti
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Жыл бұрын
Jamcada anoo family gayga la jooga ayayba i dhibtay anoo cidlo ahna kaba daran wllhi ilaahaw nabad noogu dhanee waa second degree dadka leh ma cuntay Turki u aadaysa la yaab ma kihifin qof wax bartay waa famaya aqoon la aanba idinka hadlinaysa
@nasteexocali9610
@nasteexocali9610 Жыл бұрын
M.a first comment
@fahimamohamudfiqi7856
@fahimamohamudfiqi7856 Жыл бұрын
Maàsha allaah mcnto
RALI GALIN WADA JIR AH SAFARKII,,,,,,
13:02
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 556 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 15 МЛН
ROUTINE RAMADAN MAXAAN QABTAA🤔
13:17
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 236 М.
Nolosha Soomaalida Austria waa sidee 🇦🇹
32:29
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 27 М.
VLOG_6 ISTANBUL TO SAKARYA WAXAAN AADAY GOBOL KA TIRSAN TURKEY 🇹🇷
15:21
Somalida iyo Barafka Turkey with SolaPortal
21:08
Sola Portal
Рет қаралды 17 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН