Waxaan fuuley halka ugudambeesey si aan uduubo muuqaal Sunset !!! lkn SORRY

  Рет қаралды 59,576

ArimaHeena

ArimaHeena

Күн бұрын

#arimaheena #sky #sunset
My Social Media Accounts
/ arimaheena
/ arimaheena1
/ arimaheena
snapchat: arimaheena
Email: arimaheenahagio@gmail.com
Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
377,827 subscribers

Пікірлер: 701
@mohabarqadle3459
@mohabarqadle3459 4 жыл бұрын
Inta muqalkan kaheshay like dhac kusii inta arimaheena tagersan muuji👍
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Moha Hussein walal Subscribe isaar
@dhugashoofficial4514
@dhugashoofficial4514 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/nmiaiIuvhdiesLM DHACDO CAJIIBA OO UDHAXAYSA DAANYEER IYO NIN!!!! ILA DAAWO
@queenfarhiya2823
@queenfarhiya2823 4 жыл бұрын
Arimaheena lawadaan bari inee ushidantahy inta araktay 💗💗💗
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Queen farhiya walal Subscribe isaar
@rahmoahmedsheikh9241
@rahmoahmedsheikh9241 4 жыл бұрын
Thanks wllh anigo ismooday inan dalxiiska qofka ku jiro aniga ahy ayn arky arimaheena o dhahay wadku mahad santihiin muuqalkan qol mugdiya leenba dhex jiifaa 😢😢😢😢😢😢
@haajaramohammed7368
@haajaramohammed7368 4 жыл бұрын
Alle hakuu iftiimiyo
@Haashim126
@Haashim126 4 жыл бұрын
Hadii aad muqalkaan ku faraxsnthy liket cadena One love guys ❤❤❤🙏
@feysalofficial8888
@feysalofficial8888 4 жыл бұрын
Fake chanell 🖕🖕🖕🤫🤫
@osame-ali-700
@osame-ali-700 4 жыл бұрын
HADAAN ku faraxsanayna..........🏴‍☠️
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
FEYSAL OFFICIAL walal Subscribe isaar
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Cabdi xafiid Xaashi walal Subscribe isaar
@suleekhasaleeban3763
@suleekhasaleeban3763 4 жыл бұрын
Yahuu
@farah1ali970
@farah1ali970 4 жыл бұрын
ARIMAHENA SIDAN KU DAWANYAY MALESIA MUQDISHO OO KALE AYAN U BARAN RABAA😁
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Farah Ali walal Subscribe isaar
@fardowsahussein4731
@fardowsahussein4731 4 жыл бұрын
Hhhhh runta waa yee
@abuudi2025
@abuudi2025 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@qanivic3620
@qanivic3620 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@dhugashoofficial4514
@dhugashoofficial4514 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/nmiaiIuvhdiesLM DHACDO CAJIIBA OO UDHAXAYSA DAANYEER IYO NIN!!!! ILA DAAWO
@said_sahane1880
@said_sahane1880 4 жыл бұрын
Vlog kasoo kale hakaa ahaado ama naga daaya wixiinu waa vlog ceebaysee arimaheena best youtuber1
@abshirinhoofficial6065
@abshirinhoofficial6065 4 жыл бұрын
Ar muqaalka hadii aad kawa la an dawanoyso love ii sar waa kugu wajibe 😂😂😂
@pizzarogangpitano6284
@pizzarogangpitano6284 4 жыл бұрын
Keep going broskii intaa arimahena jecel like isaar 🙏🙏
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Pizzaro Gang pitano walal Subscribe isaar
@Yuusuf_M_Y
@Yuusuf_M_Y 4 жыл бұрын
Arimaheena baryahan muuqaaldiisa walks so yar caajisya lknse keep go bro ❤
@Yuusuf_M_Y
@Yuusuf_M_Y 4 жыл бұрын
@IFIYE MEDIA CHANNEL isaar wll wanku saaree
@maariaaadan3962
@maariaaadan3962 4 жыл бұрын
Best KZbinr Arimaheen somalia youtuber is the best👍💙💙💙💙
@hassanleyliaqiyar6832
@hassanleyliaqiyar6832 4 жыл бұрын
The best youtube Somalia Volga m.a wall qali keep going wlhi waxa tahayi qof Ku tayasha mudan aniga xagaga🙏👏👏💞✔
@dhamaysdumar7147
@dhamaysdumar7147 4 жыл бұрын
Wadankena muxu saas noqdaa halki building oo la taagaba qolaa kadaba shaqeysa oo dumise😥😥 ilaahayse baan ka rajeynaynaa wng iyo hormar iyo dadkeeena oo mida ♥️😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
@asmaali7759
@asmaali7759 4 жыл бұрын
Arimaheena this is the first day an ka bixiyo coment muqaladada mid kamida wxn donaya inan ku idhahdo One ☝️ day i will see you insha allah keep going bro
@zakihassan4396
@zakihassan4396 4 жыл бұрын
Arimaheena 💥 Waa legend kaliya aan aamin sanahay in Editor ka kaalinta lamber 1 Somalia oo idil 🙌 waxaana rajeynaa caalamka oo idil in lambar 1 ugashid Editor ka. Zxp + Walaal aan ku faano Arimaheena guul iyo hormar wanaagsan baa kuu rajeynaa forever 💥 ✊ #zaki_hassan_99
@c.casiisahmed3173
@c.casiisahmed3173 4 жыл бұрын
Yutuberka somalida ku jira arimaheena legend. Keep going pro🎁
@umubashe3226
@umubashe3226 4 жыл бұрын
Masha alaah arimaheena walaalkey mahadsanit aad ayaa u xiseya muqaladaada qiimaha leh oo dhiragalinta ku jiro mahadsanit
@munaomerabdalla1021
@munaomerabdalla1021 4 жыл бұрын
Wxbadanbaan kaa faaideysnaa mrwalba wllo keep going arrimaheena 💯♥️👍👍
@samiroabdullahi5230
@samiroabdullahi5230 4 жыл бұрын
Arimaheena taalanti aa leedahay ee ii guurso
@buhaaari1028
@buhaaari1028 4 жыл бұрын
aniga aan kugursado noh arimhena iskadaye
@abuudi2025
@abuudi2025 4 жыл бұрын
🤣🤣💪
@nasrohassan5795
@nasrohassan5795 4 жыл бұрын
Humble person ayaad tahey arrimeheena sidaas kuu kheyr badan
@mariammohammed489
@mariammohammed489 4 жыл бұрын
mazhallah arimaheena wlhi waa nin dhiig leh🇸🇴💙👏👑👑
@exnewhargeysa162
@exnewhargeysa162 4 жыл бұрын
Arimaheena best KZbinr waan ku raxeYsta zxp videoYdaaDa
@muminhussein7604
@muminhussein7604 4 жыл бұрын
Masha Allah meel qurxoon iyo muuqaal qurxoon yaa ku caajisaayo waye keep going bro qali
@qadarprem4115
@qadarprem4115 4 жыл бұрын
Ninka kaliya muuqaaladisa aaminsanahy waa ku raaxaysta 🥰💪
@nimcobarni4568
@nimcobarni4568 4 жыл бұрын
Waaban u xiisay safardadii thanks insha Allha wadankeen wuu gaadhi doona hormarksa oo kale 😍😍😍
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 жыл бұрын
Masha allaah muqalkan wanka maseyray waan jeclan lahaa wadankeena inuu sidaan kasii qurux badnaado haben iyo malin wada shidan alloow wadankena nabad warto nasii malin tajir alloow iga dhig wadankan dhisi lahaa
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 4 жыл бұрын
Mashalah wa flog aad u qurxoon arimaheena mid habeen ah soo suubi kan habeen kii ah wax kale inta yarta eh aad u qurux badneyd o habeen noqotay thanks
@shaymaabdi1234
@shaymaabdi1234 4 жыл бұрын
Masha allah waxa tahay best youtuber waxan jeclahay vlogyada aad soo doobtid mahadsanid in badan
@updullgaming5941
@updullgaming5941 4 жыл бұрын
Www m.a wll Arimaheena aad ayad u mahdsantahy runtii waxan ka faaidey dadkas inay yihiin dad dalkooda dhisty anagana leynaga rabo inaan ku dayano ❤❤❤❤❤❤❤ oo sidaad si ka qurxoon u dhisano dalkeena
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 4 жыл бұрын
masha alah cadi maha magalada aad bey ushidanthy bari an imed kaman faideysanin inan ku dalxisao waba ijcleysisay thnks armhne 👏
@hannaabdi2420
@hannaabdi2420 4 жыл бұрын
waa maseyray arimahena qurux wlh mashlh allaa uziyaadiyo anagana waddankeena sidaa iyo si kaqurux badana urajeneenaa inshlh
@hamdisheikh632
@hamdisheikh632 4 жыл бұрын
Alla abwe inta waxan dubaya adleday meshu wa qatare hakadhicin mshallh malesia anago halkan jogna kala baray sida melwalbo nogudubeysay allhakuxfdo wllky
@elexsandarorj4365
@elexsandarorj4365 4 жыл бұрын
hhh Arimaheena Saan Malesia waa Igu Dalxiisee Goormee Suuqa Xoolaha Saan ugu Dalxiiso Doontaa😂😂👊
@mandeqadan9097
@mandeqadan9097 4 жыл бұрын
I like how social you are to evryone and how quick you make frnds...that's the greatest step to success...keep going bro🥰💖
@abdisamedmohamudabdiwahid9485
@abdisamedmohamudabdiwahid9485 4 жыл бұрын
Arimaheena jir oo joog cfidmad tamah
@princessfatuuofficial3999
@princessfatuuofficial3999 4 жыл бұрын
Walalaha ku xiran Arimahena fadlan iso boqda waa walashin garab idinkaga baahan mahadsanidiin
@mulkicumar4227
@mulkicumar4227 4 жыл бұрын
Arimaheena walaahi waa dadaalosaa mashalah sxb inshalaha intay bishaan dhamaan waxaan rajeenaa 400k inaad gaarto
@kowsarhassan4696
@kowsarhassan4696 4 жыл бұрын
I love ur vlogs arimehenna.i love nature nd vaccations so the places u go r beautiful.nd yeah whenever i watch them ooh i feel something else.and the way u edit is just on another level.its just woow.so keep going brada.❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Kowsar Hassan walal Subscribe isaar
@mrfiito3249
@mrfiito3249 4 жыл бұрын
Tegarahaaga Kowaad👌ahay bro 《Arimaheena》 Waqtigaada Kafaideyzo🔥adna
@mrfiito3249
@mrfiito3249 4 жыл бұрын
@IFIYE MEDIA CHANNEL Wankuzaaray bro🔥Hore Uzoco
@binuyaminmohamed3916
@binuyaminmohamed3916 4 жыл бұрын
Mnsha allh brada keep going Faniskeyga waa familkeyga
@salmahappy1996
@salmahappy1996 4 жыл бұрын
Wll arimaheena inetigaram kaaga nosoo xaqiji waan ku wareernaye waa codsi keep going my pro....
@MohamedAli-bp1hu
@MohamedAli-bp1hu 4 жыл бұрын
Inaba caadi maaha ... wilashayda oo injineernimo barta ayaa mustaqbalka sidan somaaliya u dhisin doona in sha allah
@funnychenal1796
@funnychenal1796 4 жыл бұрын
Insha aalah ku dar pro mar aad ilowbosa i.n lagama tago muhiin wa
@plmari3236
@plmari3236 4 жыл бұрын
Legend Arimaheena
@afgooyeproductionafgoibile9065
@afgooyeproductionafgoibile9065 4 жыл бұрын
Walaal isooboqo adiga oomahafsan
@ahmedgurey291
@ahmedgurey291 4 жыл бұрын
Arrimeheena sxp sare keep forward i support you from somalia
@amiirdhakhtarkajacaylka2879
@amiirdhakhtarkajacaylka2879 4 жыл бұрын
mcha allh iiBashaL wllo wllhi MuQaLo aan ku raaxaysno wye melWlbo oo aad jogto indhahanaga aya kuLa socda🙏
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Best vloger🔥♥️
@abdiyarechanel2638
@abdiyarechanel2638 4 жыл бұрын
Uma malaynayo in muuqaaladaada lagu caajiso amazing keep going
@cabdirizaq1089
@cabdirizaq1089 4 жыл бұрын
Arimaheena malmahn Codkaaga waa hoseyaa Vedoowyada ugu dambeeyay sxb wax kabadel mzul sre
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 жыл бұрын
haa aruntaa waa arimaheena walahi wax badan ka faaiday muqaaladaada badankood waliba waxaan kahelay muqaalkii cun ada aad karsaneesid adiga lee adeego waa fikrad fcn inaa somaliya muqdisho gaar ahaan kasameeyo isku dayaa ok
@baahjamoha9969
@baahjamoha9969 4 жыл бұрын
Liketa aad tuugsaneysan iska dhafa somaliyey uff muqalki markas laso dhigo fikir ka dhiibta🙏🙏
@hodanyusufmakaran2534
@hodanyusufmakaran2534 4 жыл бұрын
M.a abyo dadka dhan like be ku washten akh😤
@abuudi2025
@abuudi2025 4 жыл бұрын
Saas wye
@hiboxuseen973
@hiboxuseen973 4 жыл бұрын
Waan dhawnahay marwalba raali waan nahay Masha Allah waan Ku salaam nay 👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹
@axmadhaashi4469
@axmadhaashi4469 4 жыл бұрын
SOO wonderful waaaka helay muuqaalkan si qurux badan ayaad uduubtay @arimaheen
@abdimalikibrahim9933
@abdimalikibrahim9933 4 жыл бұрын
Bbbb length arimaheena ku fana talye 🤟❤❤🙏
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Abdimalik Ibrahim walal Subscribe isaar
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@Abdikafi-Salah
@Abdikafi-Salah 4 жыл бұрын
pro arimaheena keep going 👌👌👌👌
@Samawadechannel
@Samawadechannel 4 жыл бұрын
Salaan sare mr arimaheena nin culus guuleyso bro
@yayakono6572
@yayakono6572 4 жыл бұрын
Arimaheena keep going wllkei🥰🥰🤘
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
2023/10/30 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 4 жыл бұрын
Omg nice editing legend arimaheena keep going to toutube
@shaficisicid5045
@shaficisicid5045 4 жыл бұрын
Azxaapeey arimaheena malaysia ma waxbarasho ayuu uu tagay markii hore mise nolol ayuu uu raadsaday ku wareerayba
@abdirhmanabdilhi1306
@abdirhmanabdilhi1306 4 жыл бұрын
My asad ayaa dhaqrar loo keenay sidaas ayuu ku imaaday
@fartuuncabdullahigurey864
@fartuuncabdullahigurey864 4 жыл бұрын
woow msha allah waa muuqal.aad uqurux bdn one love dear bro arimahena❤❤❤❤❤⚘⚘⚘
@fartuuncabdullahigurey864
@fartuuncabdullahigurey864 4 жыл бұрын
❤❤❤❤💋💋⚘hormr wcn kurajenyaa sida wngsn aad nomadadalisid thnks
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Fartuun cabdullahi gurey walal Subscribe isaar
@fartuuncabdullahigurey864
@fartuuncabdullahigurey864 4 жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 ok wllo kn wye soma ahn
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Fartuun cabdullahi gurey Haa abayo
@fartuuncabdullahigurey864
@fartuuncabdullahigurey864 4 жыл бұрын
@@ruunishbeauty3220 ok wn sarty kula socn doonaaa
@ruweida9590
@ruweida9590 4 жыл бұрын
Arimahena ani waku raxystaa muuqaladad bwe alle haku dhowro
@abdiibrahim1702
@abdiibrahim1702 4 жыл бұрын
My legend keep going. Waxba lagama qaban kara
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 4 жыл бұрын
My boy keep going bro fan 1 Haggio Arimaheena
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 4 жыл бұрын
Arimaheena pest camera man go forward axp sare💯👍❤
@mrsomali3003
@mrsomali3003 4 жыл бұрын
Arimahena pro waa iga codsi mesha tarikhda somalia talo dip ugu lapo 🙏 sidan u ogaano
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@mariakadr2069
@mariakadr2069 4 жыл бұрын
dhamantin wa slmnthiin melkasta aduunka ka jogtan wa arimahena 😍
@Jimcalekikoz
@Jimcalekikoz 4 жыл бұрын
Fadlan Hadi Aad Alle Jeceshahay Iyo Rasuulkisa Subscribe Ii Saar 🙏🙏🙏
@arafomahamoud2934
@arafomahamoud2934 4 жыл бұрын
arimahena ilahow nokada wll horay oo soco bar Allh ku jecelahy
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 4 жыл бұрын
Mashaa allah aad buu u quruxbadan yahay mahadsanid
@updishakourshakra5046
@updishakourshakra5046 4 жыл бұрын
Yaa Iga Horeeya Team Arimahena One Love
@ummufatma5875
@ummufatma5875 4 жыл бұрын
walal waa walasha oo garab naga bahan oo hada KZbin kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo wlaaal😥😂❤
@simrancadey4153
@simrancadey4153 4 жыл бұрын
Maansha alaah ilaah ha ku xifdiyo waan ku farxaa wiilasha somaaliyeed waa ubixii dalka aloow dalka noo hagaaji
@baafiye9431
@baafiye9431 4 жыл бұрын
Arimaheena keep going.......
@ayanlemaxamed3450
@ayanlemaxamed3450 4 жыл бұрын
Asc wllkay arimehena walhi nin an tagero wll vedyo an cadi ahayn ayad so dhigtay hooray usoco pr0 Allah ku xiftiyo 🥰🥰🤩🙏🤟
@abdihakiimabdull98
@abdihakiimabdull98 4 жыл бұрын
Keep going proh arimaheena.......❣🙏
@madaxadayg3232
@madaxadayg3232 4 жыл бұрын
Arimaheena ma dhahni salaan ee wxn nidhahna jaraan jar lkn salaanka wxn dhahna ka kaligii istaga ee ka aqalada laga dhiso ma nidhaahno inaad ifahantaan umaleeya inshallah
@ummufatma5875
@ummufatma5875 4 жыл бұрын
walal waa walasha oo garab naga bahan oo hada KZbin kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo wlaaal 😥😂❤
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH DHANKA MUQAL DUBISTA IYO SAWIRADA DHANKA DHALINYARADA WAXA KU HESTO REER HAGIO MASHA ALLAH
@ummufatma5875
@ummufatma5875 4 жыл бұрын
walal waa walasha oo garab naga bahan oo hada KZbin kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribeka adigane isaar subscribe ena iso boqo wlaaal 😥😂❤
@sabrinamohamed9673
@sabrinamohamed9673 4 жыл бұрын
Masha allah waqtigaaga ka faa’iideyso 🥰
@yusroasadcabdi2583
@yusroasadcabdi2583 4 жыл бұрын
Arimaheena fuded badanida fibrayo madhalatay walalow meshan haka faninin wayo cato tahay hawo imado lee ku xerantahay melahan cml hada adeysid dhar culus qado ok walalkey ayatahay is ilali walal hormar wacn ku rajeyna insha allah ❤️❤️❤️❤️❤️
@ilyaasfowzi218
@ilyaasfowzi218 4 жыл бұрын
1 2 3 waa tiro Arimaheena macalinka volog waaye qiro 😍❤❤😍
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
Ilyaas Fowzi walal Subscribe isaar
@ilyaasfowzi218
@ilyaasfowzi218 4 жыл бұрын
Diyaar waaye waan ku saraa
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 4 жыл бұрын
ilyaas Fowzi thanks walal
@ilyaasfowzi218
@ilyaasfowzi218 4 жыл бұрын
Mya wllshyda waan isku lenahy
@dekadahirmohamed4985
@dekadahirmohamed4985 4 жыл бұрын
M.a arimaheena guuleeso wllky
@hoodohodan1733
@hoodohodan1733 4 жыл бұрын
Salanka wax kale ayaan dhahnaa lkn tal jaran jar baan dhahnaa arimahenow❤💭💚
@shiinuuqadar3392
@shiinuuqadar3392 4 жыл бұрын
Keep going arimeheena
@praaticoofficial672
@praaticoofficial672 4 жыл бұрын
Zxpow arimahena Malaysia aad pad ii jecleysiisay Waa in aan mar uun u soo dalxiis tagaa haduu ALLA idmo
@rahomouhoumed4361
@rahomouhoumed4361 4 жыл бұрын
Masha allah allaha kuxafito wll
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 4 жыл бұрын
Mansha allah wad soo bashashay hunoo🤩🤩🤩🤩
@dheemanhazzan4748
@dheemanhazzan4748 4 жыл бұрын
Arimaheena hargeisa kaa soo salamaya 🤗
@abdimaliknuur4716
@abdimaliknuur4716 4 жыл бұрын
saa usukaye le muuqaalkaan bro waan ku taageera keep going
@kingmcxboss185
@kingmcxboss185 4 жыл бұрын
Uhhaaaa qosol iga dheh Arimahena
@هدىمحمود-ن5ب
@هدىمحمود-ن5ب 4 жыл бұрын
Mashallah arimaheen hormar wacan
@zaynabbile3266
@zaynabbile3266 4 жыл бұрын
Arimaheena noolow intay nololi jirto aboowe🤗🤗🤗
@esyakitchen
@esyakitchen 4 жыл бұрын
Walalayaal waxaan ahay gabar walaashina iso booqda o subscribe isaara plz mahadsanidin
@comedyfull213
@comedyfull213 4 жыл бұрын
Waràa arimahenaa waxan ku weyda 43 dawaq aya dagan tahy kaliyaa
@mohamedsheikhnor486
@mohamedsheikhnor486 4 жыл бұрын
Intro gan waa u xiisay runti🥰
@aishamuhidil2584
@aishamuhidil2584 4 жыл бұрын
Wlhi muqal iga gadhaan arimeheena keep rocking bro
@said-dd1wb
@said-dd1wb 4 жыл бұрын
Wllhi waa kuraaaxaystaa muuqaladaada arimaheena big legend
@XaqiiqsideSomaliTV
@XaqiiqsideSomaliTV 4 жыл бұрын
Ad iyo aad Arimaheena Hore u soco bro💯💯💯💯💯💯💯
@najiibyaska9389
@najiibyaska9389 4 жыл бұрын
Mash's Alh arimahena alle hakudhowro
@xasanlove5019
@xasanlove5019 4 жыл бұрын
Waw Waxkale waaye Muqalkan wankaheley♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@mushuutea204
@mushuutea204 4 жыл бұрын
Keep going bro arimaheena
@TimTok114
@TimTok114 4 жыл бұрын
Waxan muran ku jirin inaa tahay king Vlogs muqalada aad soo bandhigto xaqiiq waxaa ah inesan cidna ku cajisen aad baad u mahadsantahay runtii ARIMAHENA
KiKi “YAROOW QOLKA GABDHAHA HAGALIN” Dhib Badanaa #team27
22:08
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
ASAD HAGIO OO SI LAYAAB LEH LOOGU SOO DHAWEEYAY MUQDISHO??😱😱
4:00
CODKA UBAX - Maxaa Dookhii Ku Dhacay?
54:40
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 929 М.
Prince Of YEMEN Meets Donald TRUMP!
12:23
Dulla Mulla
Рет қаралды 1,2 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН