Waxaan Isu eekeysiiyay qof miskiin ah Social experiment

  Рет қаралды 171,548

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

2 жыл бұрын

Пікірлер: 626
@jibriilaxmed2619
@jibriilaxmed2619 2 жыл бұрын
Dhakhtarow aduu walalahaa ayaad caawineysa zxpadana qaysqeyser iyo cabdisamadna ay dalxiis iyo baashal ku jiraan alle kheyrka haku waa fajiyo wll 🥺dadku is ku mid maaha runtii
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Xalkaas waxmacno leh oo ku dhex jiraa ma jirto iyaga ayaa isgaken yaqaana oo iskeen wada barey wlo dadka yeynaan xukumin wlo inaga oo aan ogeyn
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 2 жыл бұрын
Masha Allah , ciyaalka wanag fara badanba Ka muuqda, mahadsanid bro dakhtar, رمضان كريم ☪️
@hadiyarashid7277
@hadiyarashid7277 2 жыл бұрын
D
@quenhaboonita4433
@quenhaboonita4433 2 жыл бұрын
Inankani wa INAN wanagsan ilahay abalkaga iyo sidad dadka udaremaysiid ilahy abalkaga ha gudo wlll🥰❤💯
@aadanqorane9261
@aadanqorane9261 2 жыл бұрын
Gacantaada midigta ah kusii waxkastood bixinayso sidoo kale xasuusi inay Gacanta midigta ah kuqaataan khayr badan ALLE hakusiiyo aamiin mahadsanid
@zuhayb9
@zuhayb9 2 жыл бұрын
Legend Caruur Badaan ayaad kafarxisay wanaag samee Wanaag Ayaad Helaysaa.
@s4haipubdarhman292
@s4haipubdarhman292 2 жыл бұрын
Alleh hakaa abaal mariyo wax walpa oo wanag ah oo aad samayso zxp qlih 🤲🏻😊
@blacklivesmatter7154
@blacklivesmatter7154 2 жыл бұрын
When God blesses you financially don’t raise your standards of living Raise your standards of giving
@Samuelchannel7943
@Samuelchannel7943 2 жыл бұрын
M.a zxp Khudaarta DabooL saar
@ummnora4665
@ummnora4665 2 жыл бұрын
Maasha allaah tabaraka llaah caruurta edeb badan baa ka muuqata iyo xishood , ilaahey haka dhigo kuwii diinta nabi maxamed sallallaahu caleyhi wasalam sii xambaari lahaa❤️❤️❤️❤️❤️ good job mamo
@farxaancabdixuseen5029
@farxaancabdixuseen5029 Жыл бұрын
Meshaan inte waye
@mohamoudabdinour3199
@mohamoudabdinour3199 2 жыл бұрын
Hawl Adag baad ubareerty 😆 ALLAH hakaa farxiyo sidad caruurta yar yar uga farxaniyso oo kle🥰
@naalleeyee
@naalleeyee 2 жыл бұрын
muuqaal farxadiisa wata huwana waxsiinta iyo quruxda ay leedahay mahadsanid [ dhakhtar ]
@xamdacisman8941
@xamdacisman8941 2 жыл бұрын
Wlllhi wllllo wax aan ku idhaa garan maayo dareen kayga oodhan ayaa isbadalay intan dawanayay Wlllhi anigoo xiisaynaaya ayuu iga dhamaaday😢 Mahamud wax fiican ayad samaysay wllllo Alllah hakaa abaal mariyo Sidad carurtas yaryar uga farxisay adna alllah hakaaga farxiyo Waa bishii barakays nayd ee ramadaan marka wlllo waxan ku odhan laha qaybo kale nosoo daaa Galabti inta afurka iyo salada qasar udhaxaysa samee meelaha dadka danyartii dagan yihiin intad fadhiisato Qaybo kale ayaan kaa sugaynaa wllllo Alllah janadii fardowsa hakugu abaal mariyo
@zuualfatupe1560
@zuualfatupe1560 2 жыл бұрын
*Only KZbinr I like his **#videos** broh u deserve morethan **#1M** subscribers gull wacan **#walal** from Garissa 💙🇸🇴*
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
He deserve more then that mashallah nin kudayasho mudan
@faraxdhacar6252
@faraxdhacar6252 2 жыл бұрын
Wllo Masha Allah ❤️
@ademismail9450
@ademismail9450 2 жыл бұрын
Dhakhtarow wa xagee meeshan amase magaladani jabuti miyaa
@xubifayr2214
@xubifayr2214 2 жыл бұрын
@@ademismail9450 masha allah ❤
@laloofficial4913
@laloofficial4913 2 жыл бұрын
Masha allah 😭🙏 Dhakhtar Nin Bushawiaah Jazaku allah Ramadan Moubarek🌙 #From 🇩🇯
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 Жыл бұрын
Dhaqtar waa wil qalibi fican manshllah wanjeclahy in an kulakulmo mar uun adiga iyo asxbtada like Abdirxman
@barwaaqoaboole6512
@barwaaqoaboole6512 2 жыл бұрын
Waa galab jimco ah waa sacatu ijaabo ilahaay haka abaal mariyo wlloh wanaagaad samaynaysid iyo ka soo socda aad samayn doontid incha allah
@aweysmaxamedamiin6462
@aweysmaxamedamiin6462 2 жыл бұрын
Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 2 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo caruurtu ma ilowdo qofka yaraantooda waxsiiya ama waxtara
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
exactly wllo
@Oneofakind49
@Oneofakind49 2 жыл бұрын
funny and sweet at the same time in time for April fool's day 😂😂😂😂😂😂
@munamaxamed3042
@munamaxamed3042 2 жыл бұрын
caruurtu say u jecelyahin wax bilasha 😃 mansha allh hore usoco wllo
@hodanaxmed9999
@hodanaxmed9999 2 жыл бұрын
Wllhi smile 😃 ayn ku dhmysty video mnshallah my Allah bless you
@Rumaan-cishqi
@Rumaan-cishqi 2 жыл бұрын
Akhiro iyo aduunba ilahay haku naxariisto wllo wax walba oo aad jeceshahay macsi la aan ilahay haku fududeeyo wllo🤲🤲 ❤❤
@somalianopinion
@somalianopinion 2 жыл бұрын
Waxaynu leenahay dad aad u wanagsan haddaynu nahay umada Soomaliyeed. Ilahaybana laga hela aqoon yahano aad u qiimo badan.
@namelos2963
@namelos2963 2 жыл бұрын
Fariidsanaa magacaaga ii sheeg bu yodhi maansha alaah💞💞
@naciimamaxamedmaxamuud1880
@naciimamaxamedmaxamuud1880 Жыл бұрын
Muus waa moos Xabxab waa qare From mogdisho Masha allah video qeemo badan guuleyso abwe dhaqtar
@muna2769
@muna2769 2 жыл бұрын
Mshallh good job wll Caruurteena somaliyed waa inaynu barno how to be polite ee loo yidhaahdo Waad mahadsantahay❤️
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
من لا يشكر الناس لا يشكر الله xaqiiq yar iyo weyn in labaro weeye
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@rahmaabdulahiabdurahman4668
@rahmaabdulahiabdurahman4668 Жыл бұрын
Waw MashaAlaah waxad tahay will wnagsen oo xananeynta ad uyeqan Ilaahay ubawd ad ku faraxdo hakusiyo waa duco wllnimo ah
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 2 жыл бұрын
Mnshllh alle hakaa farxiyo wll qali waxa tahay dadkii dalku u baahnaa❤❤❤💯
@fardosahussien274
@fardosahussien274 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@keyman6017
@keyman6017 2 жыл бұрын
Wlahi wll Mohamudow shaqo wanagsan baad dadka uhaysaa . Allah hakuu barakeeyo
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Ma sha Allah Dhakhtar inan dhalinyaro ah oo qalbi fiican Eebe haku xafido Ramadan Kariim.🙏
@chapinak-molina5705
@chapinak-molina5705 2 жыл бұрын
Mashallah ..Allah protect you and your family
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 жыл бұрын
Doctor, you are so funny, you made me laugh🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@farduuzadem7632
@farduuzadem7632 2 жыл бұрын
You are the only person I like to watch on KZbin. May God reward you good job bro dhaqtar 🙏❤️
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Masha'Allaah Tabarak'Allaah there is nothing more beautiful then a kind person whit a big ❤️ a strong personality and a great sense of humour dhakhtar chanal Allah bless 🙌 Insha'Allah keep going forward wllo ❤️🌺👍
@Winner-247
@Winner-247 2 жыл бұрын
Masha allah dhakhtar hore usoco wll✊
@mubarigdaud4054
@mubarigdaud4054 2 жыл бұрын
Dhakhtar in the street with another amazing video. Ramadan kareem 🌙 all you
@mosuuriya4104
@mosuuriya4104 2 жыл бұрын
Abaalkaga Allah jano hakugu bedelo , saxibadaa waad dhaaftey horu usoco dib noqosho majirto
@cawocumar7711
@cawocumar7711 2 жыл бұрын
M.alllha wllo wad wanagsan taheee lkn markaad wax bixinayso huuno gacanta midigta ku bixi si uu Allha kugu barakeeyo qofia aad siinaysana Ilaahay igu barakeeyo
@eptizammohamed5011
@eptizammohamed5011 Жыл бұрын
Hadan kula kaftamo wxd caan ku noqotay thank you wll🤣🤣🤣
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Dhakhtarr walal an jeclahay rabi Dambigada iyo dambiga walidka ha dhaafo ❤️❤️🤲🤲🤲🤲
@fartuunabdi1094
@fartuunabdi1094 2 жыл бұрын
Mansha Allah Tabaraka Raxmaan 👍🏻💯🙏❤️waa rin aad u wanagsan wlle from Sweden 🇸🇪 baan ka daawadey 🙏🧕🏽👍🏻❤️
@dunboqor1894
@dunboqor1894 2 жыл бұрын
Wali hore uma arag muuqal sidan loo diyaariyey Horumar wacan wll mahamuud
@Thehamse
@Thehamse 2 жыл бұрын
Macha allah, Jazakallah khair
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 7 ай бұрын
Maasha allah allah haku sharfo Mohamoud dhakhtar
@bilan655
@bilan655 2 жыл бұрын
Wow u r so smart walahi, our peuple need you, may Allah bless you in janna fardows big love wll
@nadiiranadka440
@nadiiranadka440 2 жыл бұрын
Mash alah wllky wax aad u fiican ayaad sameysey mash alah ayaan ku Lee yahay
@fardowsodagan6973
@fardowsodagan6973 2 жыл бұрын
Mnsha allh tabarakallah wll mahamud Allh haku xifdiyo🤲🥰🥰🥰🥰🥰
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah legend Hore usoco adi team kada sida kucawinaysan Allah hayga dhigo wana kaqaybta sadaqa marwlaba
@zamiamostaphe
@zamiamostaphe 2 жыл бұрын
Maansha Allah Mohamud ilahay haku xifdiyo my Fav KZbinr 🖤👑
@qumanm9542
@qumanm9542 2 жыл бұрын
Fariid Omg 😭 I had no words to say Alle haka jazais siiyo Ameen 🤲🏽
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Masha allha tabarikllha hor usoco brother Ramadan Mubarak ❤❤❤
@sumayoahmed5960
@sumayoahmed5960 2 жыл бұрын
Mashallah this made me cry 🥺❤️ keep going walal
@ubaxciise5298
@ubaxciise5298 Жыл бұрын
Legend Dhakhtar hore u soco wll wiil qalbi wanagzan Allaha ku dhowro ❤❤❤❤
@kaafimillano
@kaafimillano 2 жыл бұрын
Masha allaah pro alle hakuu caaawiyo sidaad dadka masaakiinta ah u caawisay wlhi hadan awoodo milya iyo bilyanba waan ku gaadhsiin laa lkn ma awoodo lkn xayeysiinta waan dhamaystaa si uu dhiri gelin kuugu noqdo pro from germany salan boqortooyo
@faisaahmed2312
@faisaahmed2312 2 жыл бұрын
First time i saw your page wow is nice walalo .. Maybe same those kids will remember for help them .. I remember my neighbor who buy me candy when I was child around 5 yrs old n i was friend her son n she was friend to my mother n that's only free stuff i get from adult outside my family member again this nice walalo .... I'm new fan now 🇸🇴🇺🇲
@zakiaabdi9343
@zakiaabdi9343 2 жыл бұрын
Masha allah alle haku barakeeyo wll Hhh masha allah inan yaroo fariidaa ku waraystay “magacaaga ii sheeg🥰”
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
Msh Allah hablaha yar yar Akhlaaq Wanagaa ka muuqda eega That's women power Koroo kaalin gala 😍😍 maxamuudow walalo Alle haku Abaal mariyo janatul fardowsna hakuugu Abaal gudo
@KhadarMohamudomer
@KhadarMohamudomer 2 жыл бұрын
Mansha Allah bro jasakalaa kheyr
@kulmi1
@kulmi1 2 жыл бұрын
كل عام وانت و الأمة الاسلامية اجمع بصحة وسلامة رمضان كريم ❤️ Ramadan Kareem
@sihaammaxamuud5781
@sihaammaxamuud5781 2 жыл бұрын
wa barnaamuj aad u qiimabadan jasakalahu khyr wllo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. Wa jizaaka Allah kheyr
@khadanxusenjama9052
@khadanxusenjama9052 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo dhaktar wax kasi horeya rabi hakaga dhigo
@mariaaddey7191
@mariaaddey7191 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH wllhi manta marna waan qoslyay marna waan ku farxay sida aad dadka u cawineysid oo ka duwan sidii hore ILLAHAY adiga iyo walidkaaba iyo intii suura galisay ha idinka abaal mariyo
@saadiqgeedi9235
@saadiqgeedi9235 2 жыл бұрын
Masha Allah barnaamij qurux badan alle haku barakeeyo 😍
@fatimainamahamed2422
@fatimainamahamed2422 2 жыл бұрын
MashaAllah tabrkaAllah ❤️ horeey uu soco wallo
@cabdilaahimaxamuud8420
@cabdilaahimaxamuud8420 2 жыл бұрын
Mashaallaah Kuwo badan oo waxaan wax faa'iido ah ku jirin soo gudbinaya inay wiilkan ku daydaan baa fiicn
@zaami5450
@zaami5450 2 жыл бұрын
Legend maxamuud dhakhtar the best youtuper I like it 🙏👍❤
@user-hm4nz9if9i
@user-hm4nz9if9i 2 жыл бұрын
Maasha allah جزاك الله خير
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 жыл бұрын
Aslaamu alaykum Ramadaan Mubarak masha Allaah fariid 🤩
@DooGeeye
@DooGeeye 2 жыл бұрын
Masha Allah, waa iga farxiseen allah hakaa farxiyo wll.
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 жыл бұрын
May allah reward you for that work
@kaliahmed6097
@kaliahmed6097 2 жыл бұрын
Maashaallaah waa wax Lagu farxo Allaha Kaa Abaalmariyo Aad baan uga helay Runtii👍❤️
@smartchannel2459
@smartchannel2459 2 жыл бұрын
Masha Allah wallka Maxamed dhaqtar gep going 💖💖💖💖
@taahaamac3979
@taahaamac3979 2 жыл бұрын
Masha allah alllaha haku dhowro dhaqter
@xamsebare5333
@xamsebare5333 2 жыл бұрын
Manshallah walaal maxamuud dhakhtar Allah kusharfo howl culus ayaad umada uhaysaan adigiyo team team kaagu
@mumtazilyas8695
@mumtazilyas8695 2 жыл бұрын
Macha allah wll an jecelahy❤
@atika5785
@atika5785 2 жыл бұрын
Dhakhtar role model wlhi barkow hno 😢❤😅
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 2 жыл бұрын
Mnsha allah wllky alle haku barakeeyo. Mnsha allah Magacaaga isheeg aar waxa yari fariidsanaa💜😂
@nastehoomar3014
@nastehoomar3014 2 жыл бұрын
Maasha Allah wllo Maxamuud wanaagi oo qofa❤❤
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Masha allah caruurteenu waa dahab waa caruur wada qalbi wngsan wllhi illahay haynoodayo hana inoo xifido insha allah 🙏❤❤❤
@qadraosman4066
@qadraosman4066 2 жыл бұрын
الحمد االله على نعمه الاسلام😙ماشالله محمود المشتشفى😍💓
@samiraothman3531
@samiraothman3531 2 жыл бұрын
ماشاء الله الله يجزاك خير
@asmacali834
@asmacali834 2 жыл бұрын
mnsha allh wllhi waan qiroda mrka arko sidaa dadka ucawiso wll Abaalkaga jano alle haka dhigo
@abdalasalad6997
@abdalasalad6997 2 жыл бұрын
Manshlh video qruxbadan isojitay bro keep doing that🥰
@mosaed5660
@mosaed5660 2 жыл бұрын
Amazing video dhakhtar 💯💯
@inamouse6658
@inamouse6658 2 жыл бұрын
FirsT my prother dhakhTar HorE uso wllo.....❤💯💯💪😇
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 2 жыл бұрын
Mashalllah Mashallah wilyar qurxan qurux badan
@cabdimajiidbukhaari3910
@cabdimajiidbukhaari3910 2 жыл бұрын
Maxamuud dactor Abaal marinta ilaahaybaa kusiin zhp halkaa Kasii wad zhp
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 жыл бұрын
Mansha allah, si wanaagsan ayaad samaysay ♥️
@xamdaxaashi9732
@xamdaxaashi9732 2 жыл бұрын
Mansha allha wllo dhakhatar ilaahay haku barakeyo wllhi dar ilaahay ayaan ku jecelahay ilaahay haku xafido wllo macan ♥️♥️
@sabaaxabdinasir9433
@sabaaxabdinasir9433 2 жыл бұрын
Mansha Allah horumar wacan wllo
@mahadfaysal9600
@mahadfaysal9600 Жыл бұрын
Alleh haku barakeeyo wll… dareenka bulshada iyo danyarta oo aad mar walbana na xasuusisaa waa mid aanu ka helno dhibirsanaan nafeed… iyo inaan ku dedaalno caawinta dadkeena jilicsan
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
Abti magacaga iisheeg🤣 I really wished that he called that girl with the baby and she luckily she came back. Lkn gabdhahaa labada ee yiri waanu kaa iibsan lahayn mawadano inaad siisay ahayd sxb
@ducowaalid.7230
@ducowaalid.7230 2 жыл бұрын
M Allh farxad ayey dremyaan ciyaalku runtii waa waxlagu farxo hore usoco wll waxaad haysaa shaqo kudayasho mudan
@nasriincabdi7523
@nasriincabdi7523 2 жыл бұрын
Mnsha alh wllo dhakhtar ❤
@fahaddheerad1787
@fahaddheerad1787 2 жыл бұрын
Mansha Allah wax fican bad haysa Alle ha ka ajar siiyo
@drszahrasocial6672
@drszahrasocial6672 2 жыл бұрын
Masha allh alle haku barakeeyo abowe wnku taageeraa rabi janada haku geeyo wll qalbiga kaa jeclhy
@osmanmaxamud3595
@osmanmaxamud3595 2 жыл бұрын
Masha allh wll allha ku xafido adun iyo akhiraba
@honeykeder6588
@honeykeder6588 2 жыл бұрын
Allah ku barakeyo wllo ❤️
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Masha allah wllo caruutii waad ka farxiseen allah haydinka farxiyo
@LeofaiNo1
@LeofaiNo1 2 жыл бұрын
MANSHALLAH ZXP RAMMADAN KAREEM
@amjaadcj3910
@amjaadcj3910 2 жыл бұрын
Mansha allah walal Dakhtar alle ha kaa farxiyo sidaadad awlaada yar uga farxinayso
Muuqalkani waxa uu ku tusinaya farxada waxa ay tahay
11:03
Dhakhtarrr
Рет қаралды 72 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 184 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
CULUMADII IYO DADKII SOMALIDA OO U DUCEEYAY ISMACIIL HANIYAH #alhamdulillah
22:57
[Hargeisa public prank ] Wali sidan oo kale makugu dhacday !!!
12:44
Jacaylka iyo lacagta waa maxay xidhiidhka ka dhaxeeya? #Zaamtalks
10:57
Bilaa Gacmo ku cun | challenge adag
18:19
Dhakhtarrr
Рет қаралды 103 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 719 М.
Gabar yar oo 10 jir ah | maxa Ku kalifay shaqadan adag wax ka ogow
13:29
Yaa ugu caqli badan asxaabtayda PART ONE
17:34
Dhakhtarrr
Рет қаралды 213 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 184 МЛН